IKRAAN JAAMAC | GUNIMO | CAWEYSKA SANADKA CUSUB 2020 | © HCTV

  Рет қаралды 460,181

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
HEESTA : GUNIMO CAASHAQA ISKA LEH
CODKII : IKRAAN JAAMAC
ERYADA : DAAHA CABDI GAAS
LAXANKA : SICIID TANKA
MUSIC : BULSHAAWI
CAMERA CREW :
MAXAMED GAABANE
SIDOW CADE
RIDWAN HUSSEIN
EDITING & DIRECTOR
RIDWAN HUSSEIN YUSUF

Пікірлер: 225
@talomaal5278
@talomaal5278 3 жыл бұрын
April 20/2021 wixii ka danbeeya heestan daaawada salaan baan halkan idiin sii dhigay🙋‍♀️
@yayatoure2238
@yayatoure2238 3 жыл бұрын
Wuu yar yahay qof loo galo oo guda abaalkee😓😓😓😓
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx 8 күн бұрын
2024 Aug 31 😂❤
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Walashay ikraan jaamac yaa salam wuu yar yahay qof loo galo oo guda abaalkee gunimo caashaqa iska leh ilaahay caafimaad iyo ciri dheer ha ku siiyo aamiin 👌❤🌹2020
@abdirahmaanofficial825
@abdirahmaanofficial825 4 жыл бұрын
Ma Gasirin wanaagii Garashana ma baylihin Goortay i joogtee Talo ila gudboneyd Waase gadaha Aadmiga Gidi lagu yaqaane Wuu Yaryahay qof loo galoo Oo guda abaalkee Xiligan Gudbayee socdaa Qofbuu garantiin la yahay Kolnaba garashada caqliga Garaad uma sii ridnee Gunimo caashaqa iska leh ❤❤❤❤🌍
@sucaadawed4725
@sucaadawed4725 7 ай бұрын
😢😢😢😢
@zakiindhovalog6373
@zakiindhovalog6373 7 ай бұрын
Heestan kama daaLo dhageysigeeda wllhy hada wxan dhageysanaya 2024/1/18 Hbeen jimce ah anoh qeyLaaya waLiba ☝️😒😒🥰
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 3 жыл бұрын
Ma gaasirin wanaagii 🌺🥀Garashana ma baylihin 🥺😢goortey i joogtee 🙌talo ila gudbooneyd 🙏waase gadaha aadmiga 🥺gidi lagu yaqaane ✍️wuu yaryahay qof loo galo ❤️ooo guda abaalkee 💯🥰👑xiligaan gudbaye socdaa 💥qofbuu garantii layahay 💯🥺marnaba garashada caqliga 🙏garaad uma sii ridnee ✌️😢gunimo caashaqa iska leh💯💥✌️waase gorofka caashaqa 💔🔥dagdag gaawahaan culay ❤️🥺ma godleen jacaylkaba ❤️🙏hadaan filaayo gocoshadee💔🥺🥲gunimo caashaqa iska leh☑️💯✌️😏 Ma daneeyo caashaqa 💯🚫✅
@hodanmaxamed5730
@hodanmaxamed5730 2 жыл бұрын
Queen abgal💖🦁If you leave someone who actually loves you, one day you may realize that you lost the moon 🌚💐💯
@hodanmaxamed5730
@hodanmaxamed5730 2 жыл бұрын
Queen abgal💖🦁If you leave someone who actually loves you, one day you may realize that you lost the moon 🌚💐💯
@xilwah5645
@xilwah5645 3 жыл бұрын
Waase Gorofka Caashaqa Deg deg Gaawahaan Culay Ma Godleen Jaceylkaba Hadaan Filaayo Gocashada💔😰💔🙏
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 8 ай бұрын
Nuxurkaad fahantay 😭😭
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 4 жыл бұрын
Waaaaw😍 inta codka ka heshay like dee 😂🥰
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
Wlh gunimo caashaqa iska leh qofkaad jeceshay hadu ku gumeeyo waad ka qaadanaysa waayo waad jeceshahay ikraan jaamac fanaannad aan jeclahay
@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089
@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089 3 жыл бұрын
Waa run gunimo caashaqaale ilayn mararka qaar wuxuu kuu dirauaa qof aan qiimahaagaba garaneen
@farxiyomohamed1345
@farxiyomohamed1345 4 жыл бұрын
Wuu yar yahay qof loo galo oo guda abaalkee wallee been maaha taasi😭
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 4 жыл бұрын
Jacaylka iyo aadmigu wuu isu daranyee alle qof walba kuu rabo haw sakhiro sakhiraada kama soo hadheee😭😭😭
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
Hamda Abdirahman amiiiin qali
@ilwaadadontialaremember2782
@ilwaadadontialaremember2782 4 жыл бұрын
Amiiin amiiin yarabi
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 jcylaa ku helay
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 4 жыл бұрын
@@sashawwefans6394 😂😂😂 haa huno wuu I haayaa😭😭😭
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 4 жыл бұрын
amiiin yarapi alle Qof walpa Kuu rabo calaf Ugu dar😭❤️
@saidibrahimnour1837
@saidibrahimnour1837 4 жыл бұрын
Waah waah wakaas dadkii aan naqaanay shaambo xayraan ayaa nawaashay Codka 100% Dhanka fankana waa asalkii hore 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@deeqsanqurux-vj3wi
@deeqsanqurux-vj3wi Жыл бұрын
Shaanbo xayraana waa iga qoslisay indr 😂😂😂😂😂😂😂
@mohaadde4639
@mohaadde4639 3 жыл бұрын
Wlhi waa runTeed gunimo cazhaqa iska leh ani buu dadkayagi na nacsiiyey wlhide 💔😢😢😅
@qaysgafo9458
@qaysgafo9458 2 жыл бұрын
Madad yaa sayidii wad la haysataa
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 4 жыл бұрын
Mamo qurux❤imri dher ,cafimad iyo cibado suban kurajenaya💜🔥
@maxamedcabdi3163
@maxamedcabdi3163 4 жыл бұрын
Mamo qurux💋🧡🧡❣💋🥰🥰🥰💗💗💋💋☠
@hanfisamawade8105
@hanfisamawade8105 4 жыл бұрын
Ma godleyn jcylkaba hadan filayo
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
alaa mamooo walahiii waan kuejeclaaahaay😭👑🌹💝
@mohaminali5098
@mohaminali5098 3 жыл бұрын
Heestu jacayl maha waxkle ayuu uga jeeda abwaanku
@caaisha71
@caaisha71 3 жыл бұрын
Adunba fahmaya
@hafsajano7724
@hafsajano7724 4 жыл бұрын
Wuu yar yahay qof loo galow oo guda abalka😭😭😭😭😭😭😭
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 3 жыл бұрын
Wow taasa been eheen walee ish calaa cod keep gewing mommy 🥰🥰🥰🥰
@inahhahmed8813
@inahhahmed8813 4 жыл бұрын
HeesTan wlHi aaaaaaaaaad ban uu jecelaHay Marwalba ta kaliye DHagysTo OmG😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
SANAD🙏 BADHAADHE❤ OO BARWAAQO NOLOSHUNA INOO TOOSTO ALLE HAYNOOGA DHIGO KURBO IYO WAX INA DHANTALANA EEBE HAYNAGA HAYO🤲🤲 IKHWAANI
@abdifatahabdi534
@abdifatahabdi534 4 жыл бұрын
Murti miigan iga,dheh
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
@@abdifatahabdi534 Wan kuslmy sxb ALLE haku magansado noolow salamu lahna
@user-xf9zj9ci9e
@user-xf9zj9ci9e Жыл бұрын
Ikran waxa aan dawan jiray ano yar ruwayadihi garoon ka tiima cade lagu dhigi jiray 1995 xasuus ❤❤
@sakirepere8256
@sakirepere8256 4 жыл бұрын
Waar gunimo gunimo cashaaqa iska leh 💉❤'
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707 Жыл бұрын
Waa runteeda ginimo cashaqa iska leh.💔💔💔💔💔
@ozanmohamedmohamed2708
@ozanmohamedmohamed2708 4 жыл бұрын
woow ikraan jama magaca ha jiro long live
@Araweelomoh
@Araweelomoh Жыл бұрын
Gunimo cashaqa iska leh😭💔
@muhiimbashir6343
@muhiimbashir6343 4 жыл бұрын
This song make me emotional 🥺🥺
@farduusbookh1288
@farduusbookh1288 4 жыл бұрын
Woow mama ikraan magaca hajiro keeping going
@nabiilkanadi9412
@nabiilkanadi9412 4 жыл бұрын
Gunimo Gunimo Cazhaqa Iska leH Xiligan Gudbaaye Socda👍👍👍
@amun5155
@amun5155 2 жыл бұрын
Waaaw Magodleyn Jaceylkaba hadaan diraayo Gocashada Waa Run wlhy GUNIMO CAASHAQAA ISKA LEH
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc ikraan waan ku salaamayaa mar hore mar labaad sanad wanaagsan nice music nice song thanks ikraan Best Yusuf jama UK Birmingham
@ayuupdeeq5476
@ayuupdeeq5476 4 жыл бұрын
waxaan marka koobaad salaamaya tilifeeshanka horn cable tv mar labaadka ikraan jaamac
@zhuuzhuapdi810
@zhuuzhuapdi810 4 жыл бұрын
mzha allah mai mom qurux iyo codba alle haku barekoyo🌍🌍✨✨✨💉💉
@ifiyaifiso3174
@ifiyaifiso3174 3 жыл бұрын
12/6/2021 12:00 hbn Axad ah 😥 wu yaryahay qof lo galo o guda abaalke🙏
@rahmanoura6867
@rahmanoura6867 4 жыл бұрын
Caajib ikran nolow star👏👏🌻🌻🌻🎆🎆🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎉🎉🎉🎉🎻🎼🎶🎶🎶👍👍💕💕
@deeqaaden1228
@deeqaaden1228 4 жыл бұрын
ruun weye guunimo cashaiskale woowwwwww❤💚💕
@omarabdulqadir7958
@omarabdulqadir7958 3 жыл бұрын
Jiin jama Jaceelikii dhabatah
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Heestu xaqiiqda waxaa looga jeeda muuse biixi cabdi Walee sidaa waa yahay abwaan Daha Cabdi Gaas run buu sheegay
@hebakhassan7968
@hebakhassan7968 4 жыл бұрын
gunimo caashaqa iska leh💔🙏🙏
@mohamedirran7390
@mohamedirran7390 4 жыл бұрын
Waw waw waw kabax igraan jamac codba kudhamaaday gunimo caashaqaa iskaleh sax hees iga gadan 2020 ka runtii
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 жыл бұрын
Waa fanaanad ciil ha ku DAAYO 2022
@geeddidhookir6394
@geeddidhookir6394 2 жыл бұрын
Wuu yarayahay qof loo galo Oo guda abaalkee Allaylehe inay dhab tahay Mamo ikraan iyo abwaan Daaha way mahadsanyihiin
@muztaqiinhassan9457
@muztaqiinhassan9457 2 жыл бұрын
Mamo ikraan jamac adun io aakhirpa alle hku dhawro💯🌹❤🌹❤💋💋💯
@AwoAbdirizak
@AwoAbdirizak 4 ай бұрын
Gunimo cashaqa iska leh😢😢
@queenshado9909
@queenshado9909 4 жыл бұрын
Heestan way gadantay igaa walle the one only
@rayaanriyadrayanriad3044
@rayaanriyadrayanriad3044 4 жыл бұрын
Ikraan jamac she's so beautiful 💋💓💓💓❤️
@Rehamdheman958
@Rehamdheman958 8 ай бұрын
Wllhi hee Stan caawa darenkeyga ayay aad uga hadleyza uu yar yahay qof loo galo oo gıda abaalke 💔💔🥲🥲
@Rehamdheman958
@Rehamdheman958 8 ай бұрын
Gunimo cashaqa iska leh 😢
@maxamudcali5168
@maxamudcali5168 4 жыл бұрын
Gunimo cazhaca izka leh really wllhi😓
@hanfisamawade8105
@hanfisamawade8105 4 жыл бұрын
gunimo aaashqaa iska leh waayo wxad jeclaaneysa qof aan qiiimahaga garaneyn alleylehe ereyadan wwaam kaaqaatey sxbkay daaha cabdi gaas
@munijama2840
@munijama2840 3 жыл бұрын
Erayada cadi maha wa wax jira lkn aniga ima quseyan si walba u jeclhy ma qaato bahdilaad I walked away hhhhh that's why am still singal😂😂😂
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 4 жыл бұрын
Daahacabdigaas thank adigaikraanba
@farxaanmaxamed5337
@farxaanmaxamed5337 Жыл бұрын
Fanaanad culus heesaheeda abwaano sugaan cudoonbaa curiya runtii
@user-er5gh1iq6e
@user-er5gh1iq6e 7 ай бұрын
Axaxaxax Alla way haday fAhmayaaaan!!!
@rawiyagahnoug8151
@rawiyagahnoug8151 4 жыл бұрын
Nice wlhi beautiful 💕💕❤❤👍
@yusufnur5814
@yusufnur5814 4 жыл бұрын
Nice song❤️
@maxamedammo5118
@maxamedammo5118 4 жыл бұрын
Ikraan jaamaC cumaamada halagu tuuro 😍
@HamzaAhmed-th9vc
@HamzaAhmed-th9vc 4 жыл бұрын
Intaa jecelka hayza ee hesta Ku socota like saar♥️
@ahmedsaha6482
@ahmedsaha6482 4 жыл бұрын
wlhy waaa runteed qof logalo guda abaalkee ikraan 18/1/2020
@Bashiirmuse
@Bashiirmuse 3 ай бұрын
Ma Gasirin wanaagii Garashana ma baylihin Goortay i joogtee Talo ila gudboneyd Waase gadaha Aadmiga Gidi lagu yaqaane Wuu Yaryahay qof loo galoo Oo guda abaalkee Xiligan Gudbayee socdaa Qofbuu garantiin la yahay Kolnaba garashada caqliga Garaad uma sii ridnee Gunimo caashaqa iska leh 23-5-2024 5:55❤😮
@khadiirjibriilofficial9282
@khadiirjibriilofficial9282 4 жыл бұрын
Waaaaw masha allaah ikraan jamac
@nadiirahussein3312
@nadiirahussein3312 2 жыл бұрын
Tha one and only ikraan jaamac my favorite fanaanad cod dahabi ✊🔥🙏😘😘😘
@nimcoabdi6236
@nimcoabdi6236 4 жыл бұрын
😍😘 ikraan jamac mansha allh horay usoco huno
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Qofka wanaagsan lagama xiisadhaco sida akraan nolow fanaanad qaran
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Wooof wooof caleeek ikraan jamac😘😘😘😘
@abdirisakshabcan1257
@abdirisakshabcan1257 4 жыл бұрын
Abwaanka heesta smayay caqligiisu shaqynya 😍
@aaminamahamed6820
@aaminamahamed6820 4 жыл бұрын
Jhhhhhhhes
@aaminamahamed6820
@aaminamahamed6820 4 жыл бұрын
Jhhhhhhhes
@fardowsahmed2731
@fardowsahmed2731 4 жыл бұрын
Axsan Calek ikraan jamac Wlhi Quen of the world nolow Mamo Aniga iga hadlesa xaqiiq
@jabirahmed3873
@jabirahmed3873 4 жыл бұрын
Ikraan jamac Xaqiiqoooooo😍😍😍👌👌👌👌👌👌👏👏👏🤙🤙🤙👍👍
@hebakhassan7968
@hebakhassan7968 4 жыл бұрын
Nice song 2020👍👌👌👌👏👏👏
@faranjifaamoosofficiall7994
@faranjifaamoosofficiall7994 4 жыл бұрын
HEESTAN WAAN KA HELAY WAXAANAD MOODAA INAY IGABA HADLAYSO ANIGA WLLHI GUNIMO CAASHAQAA ISKALE EREYADA DAAHA GAAS WLLHI HALKEEDUU DHIGAY
@mohammedbrahim7086
@mohammedbrahim7086 3 жыл бұрын
What a song ❣🙏
@umalkheyr8267
@umalkheyr8267 4 жыл бұрын
wuu yaryahay qof logaloo oo guda abaalkee
@mubarekhussein6376
@mubarekhussein6376 4 жыл бұрын
MAAMADA HEESTAN WAY LA HESHAY . DAAHA CABDI GAAS WXN LEEYHY SXB HORE U SOCO,SIDOO KALE HORN CABLE TV
@Ronaldo-xb7mt
@Ronaldo-xb7mt 4 жыл бұрын
Lisbaad ilowday bro
@Degaliah
@Degaliah 4 жыл бұрын
Mama Madaxa qarso sidakale hees iyo melquruxbadan
@xaajijaama2950
@xaajijaama2950 4 жыл бұрын
Siciid 10ka saxiib laxankaa waad heshay
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
Heestan 2020 ayay I taabatay
@hmfarah1712
@hmfarah1712 3 жыл бұрын
her voice another level 😍🙌🏾
@user-su7jz1lk1i
@user-su7jz1lk1i 8 ай бұрын
I'm here replying to your comment in the last days of 2023, yet listening to this incomparable Voice.
@abdifatahmohamed5008
@abdifatahmohamed5008 3 жыл бұрын
WUUU Yarhay qof loo galo oo guda abaaalkeee true
@queenaliisha2309
@queenaliisha2309 4 жыл бұрын
Musasalka jaceyl dartiis baan kaso racay inta ila mida like dhac ku sii 😅
@mohamadabdi4573
@mohamadabdi4573 4 жыл бұрын
Maama ikraan ❤❤❤
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 4 жыл бұрын
Heestan sugayay mashallah mamo
@nimcozagal6309
@nimcozagal6309 3 жыл бұрын
1 zEptemper 2021 ikRaaney🥺
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 4 жыл бұрын
Nice ikraan jamac ismaciil
@OMAARKA
@OMAARKA 4 жыл бұрын
2:57 habenimo heestan waa hees marysa
@ibraahimxxb
@ibraahimxxb 2 жыл бұрын
Masha Allah maamo
@munaabdillahimohamoud5541
@munaabdillahimohamoud5541 4 жыл бұрын
Waa runteed Gunimo caashaqaa iska leh
@arwamohamed169
@arwamohamed169 4 жыл бұрын
Waaaaw waa runteda👏👏👏👏👏
@sabauae7686
@sabauae7686 4 жыл бұрын
Nice song 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Yaa salaam Hooyo Ikran jamaca alla Cod dananaya ayuu siyay cimri dherer iyo cafimad qab ku gadh sanada badan
@mohayasiin8973
@mohayasiin8973 3 жыл бұрын
Wu yar yahay qof lo galo guda abaalke.heestan waxan dhageestay.ano ka talabaya xududka maksiko iyo america xasuus
@yusramohmed4366
@yusramohmed4366 4 жыл бұрын
Mzha Allah mama qli
@user-qx3ru3bk1y
@user-qx3ru3bk1y Жыл бұрын
ax ya fanan fanan mama igran jamac
@yusramohmett6099
@yusramohmett6099 3 жыл бұрын
Hooyaday cod macan
@Kastaro14
@Kastaro14 4 жыл бұрын
Eeshqiyaasak 👌🔥
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Wuu yaryahay qofloo galoo ugudaa abaalkee😓
@ahmedjama6761
@ahmedjama6761 4 жыл бұрын
Waaaaaw eesh calaa hrrs
@Hallas51
@Hallas51 4 жыл бұрын
Ilaahay hasoo xanuuniye
@aminsaed4696
@aminsaed4696 4 жыл бұрын
Waa hees cajiiba wlee
@ubaxismailfarah9517
@ubaxismailfarah9517 2 жыл бұрын
Wu yaryahay Qof Logolo oo Guda Abaalke💯✅💯✅✅
@aminamuuse9993
@aminamuuse9993 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 4 жыл бұрын
Masha allaah
@amaalaraale6273
@amaalaraale6273 4 жыл бұрын
Maansha allaa dalkaugii somaliland qurux da rabow u siyaadi ilahay nabad igu gee isha quruxda day
@SalmaAhmed-lf5fo
@SalmaAhmed-lf5fo 4 жыл бұрын
Wlhi waa hees Gunimo
@munaabdoo4335
@munaabdoo4335 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️
Ikraan Jaamac | Nasiib
7:17
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 249 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 53 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 100 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 403 М.
NIMCO YASIIN MACAANKII DUNIDA NEW YEAR 2019
4:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 301 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Djib-LiveTV
Рет қаралды 196 М.
IKRAAN JAAMAC | MUXUBO | CAWEYSKA ASMA SABAN 2020
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 505 М.
XAYAD MAYDAL | HADRAAWI | HCTV 2018
5:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 518 М.
IKRAAN JAAMAC HEESTA NASIIBKAAGA DHAWR OFFICAL VIDEO 2024
6:25
Digaale Music
Рет қаралды 15 М.
IKRAAN JAAMAC | JACAYL DHAXAL GALI HA WAARO | HARGEISA CIID SHOW 2021
5:53
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 53 МЛН