Cadawga kula deggan iyo cadawga ajnebiga kee khatar badan? Waxaa khatar badan kan kula deggan. Soomaalidu waxay ku maah maahdaa "tuug kula deggani kaama tab waayo." Wuxuu kaa ogyahay sir badan. Markaa sidaas hala ogaado oo isha ha lagu hayo had iyo jeer.