IKRAN JAMAC & ABDULQADIR AJ |HAYEE HAYEE | XASUUSTII XARAGO & KINSI SHOWGII LADIES NIGHT LONDON 2023

  Рет қаралды 123,533

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@abdiali4991
@abdiali4991 Жыл бұрын
Reer London waa daad gooba runti Hambalyo from Djibouti 🇩🇯
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Жыл бұрын
Aj nolow ikram salan saree mashaala 🥰
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 7 күн бұрын
WAXAAN WAA SERIA INAY ISLA HEESAAN. DAAROOD KU XUMEYN.
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 7 күн бұрын
DUUBIS AAD AAD U XUN
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Жыл бұрын
Ikraam fanaanad aan jeclahay
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 Жыл бұрын
Nice
@xamsecarab4917
@xamsecarab4917 Жыл бұрын
Iiiiiiiiiiiii>>i>iiiiiiiiiii>>>iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii>iii>iiiii>
@MohamedAdam-oo2fe
@MohamedAdam-oo2fe Жыл бұрын
Waaaaaa✌😎
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 7 күн бұрын
DARROD LIKE KA CEECESHADA HA IS ARKAAN DADAKAAN CUQDADA QABA
@Charmanohck
@Charmanohck Жыл бұрын
First 😂
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah 6 ай бұрын
Jah hestan cadi mah
@fanole55
@fanole55 3 ай бұрын
Pageka hore maxay tiri. “Lama hubo habeen haad lalaayo geed inuu belayo “ maxaa loola jeeda.
@HudaOnline-mj1jz
@HudaOnline-mj1jz Ай бұрын
Lama hubo habeen shimbir ordaaye geed inuu halaayo
@CabdiqaniLipax-zs4jm
@CabdiqaniLipax-zs4jm Жыл бұрын
Xasuustii kinsi xaaji iyo xarago
@AhmedMadhiin
@AhmedMadhiin 2 ай бұрын
Ha iloowin ilaahay haunaxariisto kinsi xaaji aadan iyo intiidhimatay oodhan thanks brother
@essamohamet9558
@essamohamet9558 Жыл бұрын
Heestan waxa iskle sucaad ahmed iiman iyo ciise mohamed 💘
@unknownunknown7198
@unknownunknown7198 Жыл бұрын
You got it wrong..waxaa lahaa originally Kinsi haaji adan
@busadabdi688
@busadabdi688 Жыл бұрын
Heesta. Original. Waxa iska leh. Kinsi. Haji adam. Iyo. Xarago.
@sshigsshigow
@sshigsshigow Жыл бұрын
WAAD IGA QOSLISAY WAR MEESHA ISAGA BAX // FANKA SOO BARO HORTA
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 ай бұрын
Heeskaan caadi ma ahan ,codadka, musical ,dadka quruxda badan ee meesha isugu yimid
@hassanhirdi1200
@hassanhirdi1200 Жыл бұрын
Heesta laxanka iyo Tumista musigaa laga khalday sida kale xaga fanaaniinta waa oki
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Жыл бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite ( eagle-eyed ).
@nimaladan2174
@nimaladan2174 Жыл бұрын
Ikraney ku celi halkaa.Lama Hubo habeen haad la’aan geed inuu heli, (Wrong) waa, (Habeen geed la’aan inuu Hoyenee).
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 11 ай бұрын
''Haad lalaa weeye'', waana ay saxan tahay. Yacnii habeenkii aad duulaa geed ma helayo maaddaama aanay indhaha habeenkii haaddu si fiican wax u arkin. La'aan xaggee ka keentay. Qoftaan waa fannaanad weyn ma aha ciyaal xabeeblayaal.AJ ayaa wax yar khaldaya, tusaale: Page-ka danbe oo ahaa '''' Kuma hago harkii ruux ambaday, goor habeennimo''' meeshii ahayd HARKII ayuu ka dhigay HALKII . Waxa loola jeedaa qof maalinta cad ambada ama lumaa, habeenkii kuma uu hagi karo.
@sshigsshigow
@sshigsshigow 8 ай бұрын
WAA HEES XUSUUS GAAR II LEH
@Xasanibnugeele
@Xasanibnugeele 2 ай бұрын
warkada heesta bidhka ader wa lama Hal softa inay. Cawa so hoyanay cawa cawadan xaged ka kentay sxb hesahan hore fadhiladooda badan iskadaya abayo
@abdiyusufabdirahman6039
@abdiyusufabdirahman6039 7 күн бұрын
DAAROOD KU XUMEY ,MEEL WALBAA LOO GALAY CUQDAD
@sirayahmed8310
@sirayahmed8310 Жыл бұрын
Hestan midheheda plz so qora Wan ka helay lakin Wan fahmi wayay, sida lama huboo habeen haad lala geedi miya🤪
@ismahanosman579
@ismahanosman579 Жыл бұрын
lama hubo haad lalaa geed inuu heliyee
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 11 ай бұрын
Yacnii habeenkii haaddu ( Shimbiruhu ma duulaan habeenkii hadday duulaanna dhirta ma arkaan)
@SafiyoXasan-gi5ns
@SafiyoXasan-gi5ns 8 ай бұрын
😊
@hudasharaf6
@hudasharaf6 Жыл бұрын
Waa qalad Halla ah habeen haad la'aan inuu geed heli hallaasi waa qaldan tahay waxayna sax ku tahay sdan...house Habeen geed la'aan insurance hoyanee
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 11 ай бұрын
''Haad lalaa weeye'', waana ay saxan tahay. Yacnii habeenkii aad duulaa geed ma helayo maaddaama aanay indhaha habeenkii haaddu si fiican wax u arkin. La'aan xaggee ka keentay. Qoftaan waa fannaanad weyn ma aha ciyaal xabeeblayaal. AJ ayaa wax yar khaldaya, tusaale: Page-ka danbe oo ahaa '''' Kuma hago harkii ruux ambaday, goor habeennimo''' meeshii ahayd HARKII ayuu ka dhigay HALKII . Waxa loola jeedaa qof maalinta cad ambada ama lumaa, habeenkii kuma uu hagi karo.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 15 МЛН
Rooda Kayf  - Liibaan maleh aduun - Somali Music
9:07
Astaan Music
Рет қаралды 68 М.
AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS
13:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 446 М.
Ikraan Jaamac | Nasiib
7:17
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 300 М.