Ila Daawo Film Jaceyl Ah " MUNA "

  Рет қаралды 349,677

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Kusoo Dhowow Muuqaal Ku saabsan Short Film oo test ah oo uu sameeyay Rahoy Media.
Fadlan Filmkaa ha copy-yeysan haddii kale waa lagu dacweyn doonaa.

Пікірлер: 713
@caaqilbille1205
@caaqilbille1205 5 жыл бұрын
maanta wa malintii ay kasoo waregtay meherka aniga iyo marwadeyda qalida ah somalaay like iigu deeqa oo hambalyo iigaaga dhiga 👍👈🏽 Xaqiiqdii wa biloow aad uwanaagsan wana ka helay sida quruxda badan aad iskugu daba Rideen Filinkan gaban hadana Tayadiisu sareeyso Osmaan iyo Asxaabtiisa Dadaalkiina halkiina kasii wada wadna ku mahadsantihiin sida aan nogu soo gudbiseen
@hodanmaxamed4789
@hodanmaxamed4789 5 жыл бұрын
M.a hmplyo hmplyo hormar wcn idin lenhy sidaan iyo wngsn idiin rajynaa
@hiliyahabon2796
@hiliyahabon2796 5 жыл бұрын
Hambalyo wllkay farxad ku waara masha Allah
@hamseadam1009
@hamseadam1009 5 жыл бұрын
Hmblyo kun jeer hamblyo labadii isku wra ee ubad khyr qba hela illhy ha idnka dhigo
@hamdaabdirahman7000
@hamdaabdirahman7000 5 жыл бұрын
Iskuwaara
@Maria_farah
@Maria_farah 5 жыл бұрын
Manzh llh hamplyo wllo allh isukin barakeyo
@libanabdullahimohamad3173
@libanabdullahimohamad3173 5 жыл бұрын
Mar aan tariku salad ahan jiray filin walba wow igu socon jiray hada wan raka filin kan in oow qurxon yahay lkn 5 daqiiqo madawan kari wan kacajisa tan kale muxadaroyinka iyo quranka dhagey sigiisa kama cajiso marka hadad rabtid in aad kaxoroow did sheey danka iyo asxabtiisa kaliyah kudadaal salada dad badan oodhahay noosoobadiya kuwas ayan qoral kan ugu talagalay
@khadiijocabdiraxmaan9073
@khadiijocabdiraxmaan9073 5 жыл бұрын
Mnsha allh wll ilhy hakugu wado sidan saladane waa nuur qalbiga ayey nur uthy mnsha allh
@aaminahassan1731
@aaminahassan1731 5 жыл бұрын
Mashallah
@shamsaalicilmi8327
@shamsaalicilmi8327 5 жыл бұрын
Mahad sanid wll alle diin tena hana ina jecleysiyo inta tarikhu salaad ah ne alle ha soo haduniyo amiin yarabi wll qali
@hiboabdala4908
@hiboabdala4908 5 жыл бұрын
Filimkan inabo cadi maahan ee nosoodeeyah wa niisugeemaah
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 5 жыл бұрын
Mashallah wa run midaas anigaa isku arkay hada film maxiiseyo alxm
@cafifoabdicafifoabdi5214
@cafifoabdicafifoabdi5214 5 жыл бұрын
ya alah ilahow hoyooyinken janada gali like isaa hadaa hooyo jeceshahy❤
@hamdanor9845
@hamdanor9845 5 жыл бұрын
Cafifoabdi Cafifoabdi 😍😍
@shadiyaabdulaziz820
@shadiyaabdulaziz820 5 жыл бұрын
Ameen 🙏🙏🙏
@ahmed_ali111
@ahmed_ali111 3 жыл бұрын
Ameen 🤲❤️
@keenodiidwaaye23
@keenodiidwaaye23 5 жыл бұрын
Gabarta & wiilka filimka matalaya Waa dad quruxbadan, qaabka flimka ay u sameeyeen waa cajiib, Please flimka noosoo dhameestira...
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
wll ado rali aaah fadlan subscribe iguu cawih plz
@keenodiidwaaye23
@keenodiidwaaye23 5 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 Haye walashay
@Fahma-H
@Fahma-H 5 жыл бұрын
😂 tuugsiga dhaaf 😂
@keenodiidwaaye23
@keenodiidwaaye23 5 жыл бұрын
@@Fahma-H gabarta iska dhaaf yaakhay
@hamdaabdirahman7000
@hamdaabdirahman7000 5 жыл бұрын
Nice
@hosowpro
@hosowpro 5 жыл бұрын
waakan Channelka Mohammed Rahoy kzbin.info/door/K63m-AioeoZl8Aq2rkZ-LAfeatured Fadlan commentigaaga ku aadan iyo sidaad u aragto filmka halkaan ugu reeb ama snapchatkiisa @mrahoy. Mhadsanidiin
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 5 жыл бұрын
Thanks Hosow production wan ku taaageera 👈
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Osman wllkei mcn ❤❤❤🙏
@Wllsamafale
@Wllsamafale 5 жыл бұрын
M rahoy kaape caadi matihid adiga iyo gbdha ba
@jamal008
@jamal008 5 жыл бұрын
Short film wacn sida lodubay ban kahelay shekadu mid ku so jidenesa bay ahayd 👏👍💯
@stplus5018
@stplus5018 5 жыл бұрын
Filimkaan si wngsn ayaa loo sameeyay weliba dhinic walba wuu ka dhameeystiranyahay Horay usoco ayaannleeyahay . Hadaa awoodaan Channelkan ii gaarsiiya saxiibadiina . Mahadsanidiin .
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Wlh filmkaan haduu tijaabo uun yhy dhalintii sameese waan u hambalyenaaya Wuxuuna ahaa mid aan lahyn dhaliilo badan masha allah🙏🙏❤❤❤
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
wllo fadlan subscribe igu cawih
@nimcocrashid6694
@nimcocrashid6694 5 жыл бұрын
Atooraha sinodol u egyahy inta ila arkay ☝☝☝☝
@cumarasmar4193
@cumarasmar4193 5 жыл бұрын
Nimco C/rashid hhh 😂😂😂 wlhi wa iga qoslisay
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh iskuma dhawa
@abbassaddiq1743
@abbassaddiq1743 5 жыл бұрын
Wuu u egyahay Waxaana soo xasuustay filmkii jeet ma qubeystay
@Clipsguy4
@Clipsguy4 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh daacad igaga qoslisiisay 😂😂😂🤣
@11stars26
@11stars26 5 жыл бұрын
Bro wlhi 2 Sano youtobkada ku xiranahay mana aana arag shaqsi kaa film wngsn Horey usoco bro
@BarkhadHassan
@BarkhadHassan 3 жыл бұрын
Film kan aadbaan u jeclahay markasta waan daawadaa uun isla meeshaan hosow 😍
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
masha allh channel kan dar alle iskaga jeclhy ilhey haku xifdiyo❤❤❤💘
@yonishaamaan2146
@yonishaamaan2146 5 жыл бұрын
Quuen Ali meel walbo majoogtaa balo kula sayruuq kula egaaty 😂😂😂😂 Kaftan lee
@yonishaamaan2146
@yonishaamaan2146 5 жыл бұрын
@@Queen-Alii Armaanta maaa arkaysay mase shiirkayga kuu soo uray yaaqee😂😂😂😂😂 socodkaga baty hdan ahy taliyaha laanta socdaalka waa lagula xisaabtamayaa
@yonishaamaan2146
@yonishaamaan2146 5 жыл бұрын
@@Queen-Alii 😂😂😂suuraaf yhy chennalada ka fariiso kii dollonTrump xitaa waa dhex taag need😂😂😂😂😂😂😂😂
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
@@yonishaamaan2146 hhh faniqatul.faruuqa mataqan
@yonishaamaan2146
@yonishaamaan2146 5 жыл бұрын
@@Queen-Alii wraa waa dadkii dhuu dhuumashawga dheeli jiray wraa iga qalee nooh😂😂😂
@ibtisamsudi7428
@ibtisamsudi7428 5 жыл бұрын
I love the way she's been honest with him, it's rare to get Sameone whose been completely honest with you
@nourapeaceshow9085
@nourapeaceshow9085 5 жыл бұрын
Waa dhalinyaro dadaashay natiijo fiicana keentay maansha allah hambalyaan leeyahay Hosow guulayso wll adna
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Inti Mustaqbalka gabdhaha jaceyl Plz like i saara 🙏🏽
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Amazing Director Wlhi• 🔥🔥🔥” Go Forward Guys 👏
@mandeeqcabdixakiin1434
@mandeeqcabdixakiin1434 2 жыл бұрын
1
@NNN915
@NNN915 5 жыл бұрын
Adoo dawan hada comment qoreyso like isaar hoosow allaha ku sharfo dar alle ban love kugu ahay wllkiisa❤❤
@yonishaamaan2146
@yonishaamaan2146 5 жыл бұрын
Laangaabad kibirty halkaana malagaa helaa Zubxaan yayaheey😂😂😂😂😂
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
@@yonishaamaan2146 kk wllkey fadlan subscribe igu cawih
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 5 жыл бұрын
Msha allah Waa filim aad u qurux bdn Wxn Idinka Sugeynaa Muuqaalo badan Oo kuwan ka sii qurux bdn waadna Mahadsan thy
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Wooow best Somali film kama dalo dawashadisa 😍😍😍🙌
@kathumamushtak8444
@kathumamushtak8444 5 жыл бұрын
Woow filmka wuu quruxbadnaa wiliba qisada aad ban ula dhacay inay sii socotan jeclaan lahaa☝👍
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
wllo ado rali aaah subscribe igu cawih
@kathumamushtak8444
@kathumamushtak8444 5 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 kusaaray wll
@queensumaya3016
@queensumaya3016 5 жыл бұрын
Hosow walal wadan kee jogta fadlan ,inshaallh waxn rajeyna inan mar filim kula sameyo!♥
@poqoradareeisse4179
@poqoradareeisse4179 5 жыл бұрын
Wuxuu jooga Belgium
@ilhanmahamuud1130
@ilhanmahamuud1130 4 жыл бұрын
Hadad tiktok kosoaragtay kadib radisay like
@kamila6571
@kamila6571 5 жыл бұрын
Waaa film mohiiim ah Wanaah wax aaad uu soo Bataay Lkn Gabdhooo is ilaliyaa Haa amininaa nin Dhabarkaaa Haa kaa togani naa walidkaa walalkaaa Samcadada Ilahaay kabaaq Jirkagaaa Haa kuu Raligalin Nin aan kuu qabaaan Number one Nin kaa haduu kuu dhaho naa wax ii tuus Waa Nin an Mustaqbal kaa Rabiiin gabdhooo Dhowrsada Naftadaa hadaay kaa adkaatoo Ciil iyo Cadaab iyo Caro Rabii Waa Kuu Badaaah 😭😭😭😭😭😭
@fartuunabdullahi769
@fartuunabdullahi769 4 жыл бұрын
masha Allh wlhi aniga kaama dhargo Fiilimada aa so dhiigto WaaaaaaaaaaaW wll horey u soco waana ku salamaay adiga iyo Dumashadey iyo carurta 😍❤👌👌👌🖒🖒🖒👏👏👏
@apdulahiipra805
@apdulahiipra805 2 жыл бұрын
Runtii filimka wn ka helay qabka shakada u socoto iyo qabka loo duubay runtii dadka filimka ka shaqeyey waa dad xirfad uleh waayo qabka ay uga shaqeyen ayaan aad uga helay kuwo kasii mcn wn idinka sugaynaa keep going team Hosow🙏💪💯
@fastanticgirl1980
@fastanticgirl1980 5 жыл бұрын
Hadaad comment jiif ju aqrineyso ooo inaad comment aqris usoo gashay like ha iga ilobing
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waaba shaqadeyda comments aqris
@hudailyas7935
@hudailyas7935 5 жыл бұрын
Really wlhy ka heeelay fimlkan wx rajaynayah ina dawado hisago dhamaysah ... Ta kle wx ku sheegaysaa qisadani wx ka hadalysah nolsha dhabtaa ee jclka dhex talah iyo kalsonidah laba qof ee is gursanayhay 😊 hore u socoh ....
@monnamacow8623
@monnamacow8623 5 жыл бұрын
I Love the way aad ujisho osman filimaanta wiilkaan waa adiga ooklr waxuu yaqaanan qaabka filin loo jilo wlhi maasha allh 😍😍😍
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 4 жыл бұрын
Omg inaba caadi maahan best filim waaye kan
@rahmaabdirahman2161
@rahmaabdirahman2161 5 жыл бұрын
I love this .itz different,itz fresh and full of suspense.waxan jecleyste sidha dadiyaha ukaladigaayo qaabka fican filmkan loodige.keep up somali film insdustry
@leilaleilo4592
@leilaleilo4592 5 жыл бұрын
Wawwww💞هاذا الفلم اروع فلم يتحدث عن الحقيقة واتمنى ان تفهمو شي من هاذا الفلم .... عليك أن تصون الانثى مثلما تصون اختك........ كن ك الرجل الذي تتمناه ل اختك..... جزاك الله خير اخي 😍
@anuuinamohamed8975
@anuuinamohamed8975 4 жыл бұрын
masha Allah film ka wan ka helay walahi 😍😍😍😍
@faadumaali7858
@faadumaali7858 5 жыл бұрын
Definitely worth it to watching masha allah. Keep it.
@ubahkinindhouron3635
@ubahkinindhouron3635 5 жыл бұрын
wwww wax kle
@d-y-a5208
@d-y-a5208 5 жыл бұрын
Style camerada iyo jilayaasha inaba cadi mahan film dagan wye I like it
@MounaOmarismael
@MounaOmarismael 4 жыл бұрын
My name is MUNA ☺️
@munomahad9994
@munomahad9994 4 жыл бұрын
❤❤❤💋❣🙏
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Hduu filimkan sidan u quruxda badan yhy tijaabo 🤔🤔waa cajiib wllhi
@mohamed-khaalis1067
@mohamed-khaalis1067 5 жыл бұрын
Wow superb ....The gril is acting extra ordinary 🙏🙏🙏 good job guys
@fahiimamuhiadiin3146
@fahiimamuhiadiin3146 5 жыл бұрын
Waa flim aad qurxan xikmadna ku fadhiyo hosoow
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
walashey fadlan subscribe iso dheh
@adnanhaji1422
@adnanhaji1422 5 жыл бұрын
Ad ayaaan uga Qiiroday wlh Ad ayaana ula dhacay😢❤❤
@kacaanfamily1505
@kacaanfamily1505 5 жыл бұрын
M.a best movie somali aan dawadoh wayan keep guys sxb hampalyo guul ayaynoh ku rajayn
@zaynabjamac1733
@zaynabjamac1733 5 жыл бұрын
Mash allh wooiga dhaxbahay filinkan kal iyo lab
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
qali fadlan subscribe iso dheh
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
This is very Sad movie but at the same time it's the reality ga jirta ee ay dhalinta maanta sameeyaan. Thank you for sharing this amazing movie
@sabrinaahmed5156
@sabrinaahmed5156 5 жыл бұрын
waww bravo i loved the movie too much and i can not wait to watch the whole story of the movie ..
@hafsaali9560
@hafsaali9560 5 жыл бұрын
Yh I really enjoyed this so much ❤️❤️❤️❤️plz do more like those kind of videos 👍👍👍👍
@safiyacumar6975
@safiyacumar6975 5 жыл бұрын
Filmku siduu iskaga daba dhacayo siduu u duubay siday uhadlayaan jilayaasha omg it amazing mnzha allah hlkaa kaga sii wada
@brawaaqoindhoroon2579
@brawaaqoindhoroon2579 5 жыл бұрын
This is the best video ever we need more please I got goosebumps so sad wallah
@quruxdaafirca2945
@quruxdaafirca2945 4 жыл бұрын
Woow film wanka hely wa jira kahdley runti 1m yanbad uqalanta malinka mlinkisa waxn rajeynya 100k gadhid Inshllah huno
@anuuinamohamed8975
@anuuinamohamed8975 4 жыл бұрын
Waqti badan ayaa lagaliy san daremayo masha Allah
@liishtech5050
@liishtech5050 5 жыл бұрын
Mr Hosow, waxaanba umalaynayay in Gabadhu ay dhihi doonto, Xariir ayaan leeyhy, PUUUM, Sheekada sida wayba kaduwanthy, Actu7ally, I like that Film, iyo waliba sida quruxda badan oo aad usoo gudbisay. Thanks
@daadirdayah9021
@daadirdayah9021 5 жыл бұрын
Hosow wll waku wata madaxa ii saran tahay legend hore usoco wllkey
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 жыл бұрын
waaw caadimaha wan ka helay tijaabo wu dhaafay filimkan hala so dhamaystiro waliba topiga ka hadleyso gabadhu wa muhim wana lo baahna walaalkey osman hosow thanks🌹
@showme916
@showme916 5 жыл бұрын
Masha allah. Film kan waxo example cad u yahay dhalinyaro badan oo film makers ah in ay lesson ka bartaan. The way oo la jilaayana waa qaab profesional ah. 😍 Haku ekeeyn okaliya inaad dhahdo (Inaba Caadi Maaha.). Mr. MOHAMED RAAXOY.
@shanisharif3406
@shanisharif3406 5 жыл бұрын
MashA Allaha Gabadhan &Wiilkan waiqanciyen Hori usocda😂
@ubaxabdi6687
@ubaxabdi6687 5 жыл бұрын
Mashallh si qurx badn ayay u sameyen wan jeclan lahaa in aan dawado asgo dhamys tiran
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 5 жыл бұрын
Cant wait full film keep going
@elzakaajabdullahi1590
@elzakaajabdullahi1590 5 жыл бұрын
MaashaAllah wlh perfect 👌 waaye anigana waa jecelahay inaa film duubo film kaaana perfect waaye markale
@abdallah1014
@abdallah1014 5 жыл бұрын
Walhi intaan somali dawaday muuqalki ugu jilinka fcna waakana.
@yahyatahlil7611
@yahyatahlil7611 5 жыл бұрын
Wan ka helay sida cajabka leh ee loso diyaariyay xaqiiqdi 👍👍👍, waxan ba kasi helay sida dagan eee gabadhu ugu sharaxeyso qisada❤ iyo asine sida dagan u dhageysanayo 👌
@zadaqnuur7
@zadaqnuur7 5 жыл бұрын
👌🏼horre u socda like mooye unlike ma mudnidiin 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@Thequeen-h2024
@Thequeen-h2024 4 жыл бұрын
Ma aaminsani flimkaan ookle in ey dib somali u sameyn karaan for ever🥺
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 5 жыл бұрын
Masha Allah waa filim aan ladacay wad mahadsantihin wll
@ahmedadan9663
@ahmedadan9663 4 жыл бұрын
Walahi aniga filimada ma jicli wan dhawada lkn kuma badno lakise waxan hilmami wayey filinkan hosow waxan dhawaday 2017 mya mise malinti so bacey lkn manta wan jeclahay mar kasta hudu talefonka iga halabo ama an mid kale so gaato wa inaan filimkan so gashta wan jeclahay ❤️❤️❤️ walahi waxan ku jecladey hadan idin shego walasheyda aya wax so marey shegtey iyo qofki xumeyey xanuun badana 😭😭😭😭😭
@maryanabdi4230
@maryanabdi4230 5 жыл бұрын
Wlhi filimkan wan sugaye wllkey rahoy media wan ku salamay wll qaali keep going wll qaali
@beyourself4996
@beyourself4996 5 жыл бұрын
Thank this was great and talked in real life what’s happened in this world.
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Ma Sha Allah waxaan u bogey wiilka matalaaya sheekada Sujuuda ka muuqata wajigiisa waa wax lagu farxo MA Sha Allah
@falastiinahmed2695
@falastiinahmed2695 5 жыл бұрын
Wow filim wanaagsan 😢😢
@farhanyare1144
@farhanyare1144 5 жыл бұрын
Waan idinsalaamay asxaabta dhamaantiin Excellent video
@sacdiyacali9629
@sacdiyacali9629 5 жыл бұрын
Adiga cajiib Ayaa tahay Hosow masha allah waxan Ku fanayaa Inad Adiga somali ka dhalatay
@abdillahihassan4453
@abdillahihassan4453 5 жыл бұрын
This is very good I like it Caloosha i xanuujiseeen ba just wa kale oo badan sooo saaaraaaa thanks 🙏🙏🙏🙏
@luckyxaaji5958
@luckyxaaji5958 5 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 wow 😲 waxa inooso baxayo director yaal cajiib ah I appreciate that
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Ma Sha Allah waa ciyaarihii iyo heesihii lagu yaqaaney reer Awdal heestii u horeeysey. Ya cakooyaa
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 жыл бұрын
That is very beautiful hand-writing used to do my high school and primary well done.
@abdifatahahmedmohamed3249
@abdifatahahmedmohamed3249 5 жыл бұрын
It was good thnk u somali malahan miyaa
@MascudandHafsaFam
@MascudandHafsaFam 5 жыл бұрын
Gabdhaha haloo naxaristo. Wayo sikastaba ayaka Ayaan udanbenaa ayakana kanimid. 👍💗
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 5 жыл бұрын
Wow masha allah xaqiqdi si wngsn ayey usameeyeen wa filmki labad oo aan ladhaco oo ay soomali sameysay marka laga tago ILMADA KUHORE.
@mariamm4398
@mariamm4398 5 жыл бұрын
Woow mash allah wllhi Aad ayaan uga helay💕💕
@Sheenezo12
@Sheenezo12 5 жыл бұрын
Run ahaantii wlhi wn ladhacy waa filmkii labad ee ica jibgaliye
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
qali fadlan subscribe igu cawih
@Sheenezo12
@Sheenezo12 5 жыл бұрын
Ayanina Beauty & Cooking Ok cdy
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 жыл бұрын
Wll subscribe to like isar
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 5 жыл бұрын
"video waxaaa ka muhiimsan noloshayda" hadalkaas ayaan aniga kala dhex baxay muqaal qurux badan wuxuuna xambaarsanaa fariin aad u qaali ah well done guya keep going.
@mohammedrahoy3064
@mohammedrahoy3064 5 жыл бұрын
DEEQ Media PRODUCTION yeah hadalkaas in aan ku darno waqti badan ayey Nagu qaadatay, finally we got it
@BlackMan-tp4sg
@BlackMan-tp4sg 5 жыл бұрын
Wxn ka helay barnamijka tvga kasocda wa dhaqankii awdal empire iyo saylicigii 😍💕💕filmkuma wu wacan yahay 👍👍👍🙋‍♂️
@sharmaarkeoficial9615
@sharmaarkeoficial9615 3 жыл бұрын
Ar qofta caadi mahan ayariisho iga dheh xbbti horay usoco
@masuudali3171
@masuudali3171 3 жыл бұрын
Wow cadi ma ahan flmkan mar hore ayu ahaa hosow guleysta afiga iyo tiimkada
@umu_Hanad114
@umu_Hanad114 5 жыл бұрын
Xaqiiqdii Waa film Diyaarsan Iska duub Looma duubin sey ila tahay maskax iyo Qoraal iyo Taxadar badan ayaa ka muuqata dhanka hadalka iyo Muuqaalkaba waa Film diyaarsan Xaqiiq So Happy Hore uaocda Guys well done Kuwa Kle oo Ciisa badana wan idinka sugeyna
@Adam_Ally
@Adam_Ally 3 жыл бұрын
Ya daawanaya 2021 Farta taaga👆👏
@mos1954
@mos1954 5 жыл бұрын
Very educational film Manshallah Aad baan ugu farxaa markaa uu afsomaliga hodanyahay.
@asma2631
@asma2631 5 жыл бұрын
Wll waa film macan please so badi maxamed raxoy thanks go forward
@mohammedrahoy3064
@mohammedrahoy3064 4 жыл бұрын
Asma thanks walaal
@anisamohamedali898
@anisamohamedali898 3 жыл бұрын
video boqolal jer xitaa wan firsada ad ugu ehelay keep going pro
@oomaarbarbarofficial1098
@oomaarbarbarofficial1098 5 жыл бұрын
Ooooh...... she make my heart cry 😢😭😥
@mohamedabdi219
@mohamedabdi219 5 жыл бұрын
aad ban ugu helay sxb horay. ugu soco bro
@nihaalaxmed785
@nihaalaxmed785 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq dhacda runti waxan leyahy nosoo badiya si looga digtoonaado tnx hosow
@ayanabdi153
@ayanabdi153 5 жыл бұрын
Walhi wllo this video editing and actors are really professional so interested , we need part 2 plz ,
@abdilucky9486
@abdilucky9486 5 жыл бұрын
Mashalaah waa filim fcn keep going
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 5 жыл бұрын
Mashaa allah waa amazing film oo qiso jaceyl xambaarsan runtii
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 5 жыл бұрын
maasha allaah wlhi waa filim aad u qiiro badan cashar badane laga qaadan karo waase ruuxii caqli usaaxiib ah
@berlulobukuro2086
@berlulobukuro2086 5 жыл бұрын
Bestie flim ever 💯💯💯💯
@mohammedrahoy3064
@mohammedrahoy3064 4 жыл бұрын
Berlulo Bukuro thanks walal
@sosohassan3984
@sosohassan3984 5 жыл бұрын
Mashalh filmka Aad ayu icajibiyay wax dhacay Ayu kashekenaya
@paultwocock5421
@paultwocock5421 5 жыл бұрын
Mashallah Hosow masuul Saas noogu soo badi video-yada Gab ka naga ilaali in kastoo ey dhib badantahay sameynta MuuqaalADA
@ayaanintifaac321
@ayaanintifaac321 5 жыл бұрын
Respect bro🤩
@hamseadam1009
@hamseadam1009 5 жыл бұрын
Woooooow runtii waa film xiiso leh wxna rajenyna in uu hore loo soo saaro filmka. Hore u soco ayn ku lyahy zxp
@bushraali5480
@bushraali5480 5 жыл бұрын
Both of ‘em are very awkward and that makes 10x better🤣🤣🤣
@ibtisamsudi7428
@ibtisamsudi7428 5 жыл бұрын
Honestly is a best policy, without honesty your life is a complete beautiful lie, and happiness won't last forever
@asliqueen3742
@asliqueen3742 5 жыл бұрын
Masha Allh caadi mahan filmkn keep going
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
sharafey fadlan subscribe igu cawih
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Hosow Pro
Рет қаралды 107 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 30 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
ILEYS
Рет қаралды 66 М.
Banaadir mall oo ah Suuq oo Casri oo la mid ahkuwa Dalalka Hormaray
3:24
QASAARO JACEYL | Short Film | Mohan, Maqsuud, Sucdi | StreamNxt Originals
34:45
StreamNxt Entertainment Inc.
Рет қаралды 189 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
SHORT FILIM: QADO & QISO 2019
10:22
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 179 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН