naagta amey uso qortay qoralka iney😂hubiso ey eheed ama ehelkeeda la wadagto
@popular749318 минут бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد
@ayaaniito889929 минут бұрын
Qof It-ga yaqaana la xidhiidh oo kuu soo celiya date dii kaa masaxantahay waad soo celinkartaa hadalkuba intaas buu ku eegyahay good luck sis ha warwarin waad heli kartaa cadeeynta qof lagu kalsoonaan karo un u dhiibo mida kale ninka hala dhaariyo kitaabka gacanta ha saaro inaanu furin
@faaizacusmaanaadam71284 сағат бұрын
Waxii tirtey waxaa u soo celinaayo foto google haa soo dagsato hadeey weeydo, wadaada la hadal insha allaah illaah ha ku caawiiyo 🤲🤲🤲. qery🥰🥰🥰
@Teamxofan4 сағат бұрын
Abaayo fartuun sawtii la idhi gabadhad qabto xita kaftan hadad u tirahdo wad iga furan tahay way ka furan tahay ninkuna wa xasid inu nolosha ka ridu raba inanta nololna uma rabo 💔💔🥺
@kayfqurux35114 сағат бұрын
Fartuney labadan beri ilatali cabsi cabsi ah baa so gudbinysaa 😢
@shugrisheekhmohamed85334 сағат бұрын
Horta wiil laguma dhaarto ee allah kaliya baa lagudhaartaaa walal
@luulabdiwarsame7308Сағат бұрын
Gabar aan darisnahay ayaa ilmo lagu so beeray ilmihii hada hooyadii iyo aabohii uma eka waa indian caadiya marka haliis ilaaliyo awlaad baariya allaha nasiiyo Aamiin Aamiin yarabii
@dekanadifhassan61964 сағат бұрын
Waan ku furey is enough I think but she can recover deleted messages
Tellka waxa laga delidgareyy wala soo celinkara dadka telrfanada kado ugee dheh xbbti
@hudarahma24654 сағат бұрын
Khasab mahaa marqatiigaa inu jogo waqtiga furinkaa qoralna walaysku furaa ninka xasidaa wayna kafurantay sharecada islamka marqatiga waxa waye waqtiga meerkat inu jogo wa khasab lkn furinka maha khasab
@ZaynabDahir-p5z3 сағат бұрын
Horta dad ine marqati ka dhigato ficned lkn hdabo adeeradeda ha u wacto halyga furo ninkan hadhahdo noloshan qasab majirto kadib nolosheda cusub ha iska bilaabato
@nyg11623 сағат бұрын
Perfect timing ❤
@deeqoibrahin4 сағат бұрын
Sow ma dhici karto in qoraalka ay soo qortay naagtiisa ama qof kale😢
@Maryama-idil3 сағат бұрын
Waa macquul
@boqoradasomaliya2 сағат бұрын
Haa wa abdiaziz really wilkas
@nimcooniahmed99013 сағат бұрын
Abdiaziza really waaye channalkan waa Illinter
@FartunDuvetGirl3 сағат бұрын
Haa waa helay waa channel iga dharan 😂😂😂
@nimcooniahmed99013 сағат бұрын
Maxuu u raacay ma ogi aa waa iga qoslisay wlhi
@istiqlaalaadan37773 сағат бұрын
Fartuuney ninka xaaskisa haduu si kaftan ku dhaho waanku furay wey furmeysaa kaftan buuba galinee see marqaati loo sugaa
@Yaracilmi2 сағат бұрын
Marqaatika wa cateen
@Raaqiyamoha48 минут бұрын
Gabdhaas Ani waxaa Dhihi Lahaa Hdii uu Inankaas si dhaba ku Jecel yahay oo kalsoni kugu qabk isaga La hadal marka hore Usheeg inaadan qiyaamayn clashaan aniga ninkan wuu i furay furiinkuna waa niyad farxdayda ayu rba inu iga babi'iyo hadii aadan Taas Ku qancayn diyaar waxaa u ahay inaa Ninkas ka qaato warqadeyda ee Raali Ma Iga Tahay Sidaas haduu ku Jecel yhy oo u ku rabo way adagtahay lkn kuma qasbananayo in xiriir ku halka Ku dhamado madama Aad heerkaas soo Gaarteen Kadibna shiikh Yo warayso arintada Wax Ka waydii Ninka hbaar qabaha ah Hduu san kaa Furmin I fur dheh mxaa Igu ka dhajiyay😂✋️
@@Najmaguleed38 anaka dhanba walalha ah indhahaygii o ku jecel waliba❤️
@shankarooncabdallah4 сағат бұрын
Abyo wey kusurto galee sameey garabkada nahay❤❤
@habsomohamed24 сағат бұрын
Abyo Gabadha istaqfuruleyso dheh cidaan ilaahey eheen lagu ma dhaartee
@Naruura44 сағат бұрын
Wale adunkan wax la amina meleh ilahow nabixi Ada qadire
@arafathyahmed21144 сағат бұрын
Iyadu doqonsana ma nin ku furay oo family ga ogayn maxay tahay furniinka ma wax fudud miyaa maxaa waalidkaga ugu sheegi wayde hada ninka iska ilow oo ilaahey unoqo
@NmcoBare-si9xl5 сағат бұрын
Fartun abayo setahay ❤
@FartunDuvetGirl5 сағат бұрын
Fiican abaayo adiga nah ❤️❤️❤️
@NmcoBare-si9xl2 сағат бұрын
@FartunDuvetGirl alx
@Pilipili2482 сағат бұрын
She needs to have witnesses! When you get married, you need witnesses and divorce is same. Also there’s three dalaaqo, if he divorced her over what’s up, that’d count as one! And Allah knows best. I feel like she rushed without making sure she’s actually divorced. How do you not include your family and his family with matters of divorce? Walahi waa yaab.
@habibamuse-z2z2 сағат бұрын
When you getting married you need witnesses but divorce no need witness
@fartunibrahim41334 сағат бұрын
inta badan marqaati ma raadiyaan aniga arkey gabar qoral lagu furey marqaatiyaal ma ku qorneeyn
@hudarahma24653 сағат бұрын
Wabaa OK bilaa marag wayfurmaysa lomana bahna wll sacadkasta walaysfura xagay jogan maragu laba guri wada joga yaa lajogaya haday isfuran waa OK bila marag wayfurmaysa lkn maherka bila maher manoqomayo
Abaayo marba hadu dhahay wan ku furay way ka furantahy marqaati uma bahna marqaantiga waxa loo yelay in aysa in kiraad dhicin sida hado kale gabadha shiikh ha u takto ama wixi aad delete so celi
@malyounahmed89645 сағат бұрын
❤❤❤
@deqabulale13115 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najuumavio5382 сағат бұрын
Xbbti mamada rabna noso qabo prank ama wax un
@hudaali25742 сағат бұрын
Iska fasaq wll
@quruxdumar686259 минут бұрын
No Hate but waa adiga dadka lataliyee sxbtaa ikraan maxaa ula talin weysay quruxdas waa ayada nin madow foolxun naago badan hoos dhigtee allow calafka noo hagaaji
@FartunDuvetGirl42 минут бұрын
Why aad naag kale siilkeeda mesha ii geysay ugu mashquushay? Ma ikram baa talo ku so weydiisay adiga iyo aniga ba ? Mida kale Doqon ha noqon oo wax kasta aa minta! Shimuu madoow cay noqday? Naa afka suubso! Nin ee kali ku tahay bee hoos jiftaa! Warka magaalka oo beenta ah mesha hala imaan! Ikram is busy being spoiled in Malaysia minding her business !
@Maaido-mk234 сағат бұрын
Fartun hoyo uxisne prank kuso same
@shugrisheekhmohamed85334 сағат бұрын
Mayya qof wayn prank laguma sameeyo
@faatimamohamett7134 сағат бұрын
Tolow meshaas meherka qalalasaha laga kicinayo ma Germany baa😂😂😂 Tan kale abaayo se sheegty wadan qurbo oo horumary bey joogta telka dadka qibradda u leh haw dhiibto oo hala soo celiyo wixi laga delete gareeyey.
@3ريهان5 сағат бұрын
أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967،735964727 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــ الجزاءءء🎉😢😢~~~-->+♡>:-) ×÷+}}÷+