NIN CUNUG JIRAN IGU NACAY. MALA JOOGA?

  Рет қаралды 47,712

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

Пікірлер: 134
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 2 ай бұрын
MaanshaAllh wlhi wa ku farxay markaa vedioga so edit gareysey waa ku ilaashanaa boqoradeena fartuun Allaha ku xafido
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Thank you abaayo Ilaahay kheir haku siiyo ❤️❤️❤️
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl Aamiin byo mcn🥰
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 2 ай бұрын
I agree with Fartuun hadee hooyadaa kaa diidana haku weydiiso ama yee ku weydiinnin gabadha la hadal oo u sheeg ninkaas inee iska diiido mustaqbalkeeda ifaayo gabadhaaas yaaa laga bur burinin❤
@nayaa1387
@nayaa1387 2 ай бұрын
I would'nt discuss this to the mother the mother already belief this is the only way to safe her son and trust me she dont care about the girl all she is thinking is her son to Change so i would send anoniem massage to her saying dont marry him if she still want good future or just tell her by yourself and if the mother founds out than you discuss with the mother some mothers are waird walhi knowing her son like this than she still want him to marry nice girl.😢
@profinneupane6883
@profinneupane6883 2 ай бұрын
Wll meesha afsoomaali ayaa talo lagu bixinayaa ee soomaali kusoo qor, ceeb maaha inaad ingiriis kuso qorto lkn afsoomaaliga ayaa kaaga fudud ingiriiska ayaan aaminsanahay. Mahadsanid
@صبحاب
@صبحاب 2 ай бұрын
Asc fartuun wall tinta waxa ku hagajin Kara 1:rosemary 2: karkadiyah 3: xinno 4: diirka Rumanka 5: basal 6: toon 7: dhayare in taa is ku kari kadib xinno ku qas way ku an facaysaa hal xabo beed ku jabi
@chicken5706
@chicken5706 2 ай бұрын
Fikirkaan waalan dadka halkee ka keeneen. Nin oo nolosha ka dhacey sidee gabadh nadiif lagu daraa? Wallahi dadkeena gabdahooda ma qiimeynayaan 😢
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
Gabadeda masin laheyn hoyadaa lkn gabar kle wey larabtaa
@caynibilan4915
@caynibilan4915 2 ай бұрын
Waxkasta guur ku xali Aya ladhahaa afarahas 😂
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 ай бұрын
Gabadhaas walaasha ah u sheeg inuu ninkaas uu leeyahay balwad oo gacan qaad yaqaan.
@Sayaba2_5
@Sayaba2_5 2 ай бұрын
8:40 account kale social media intaad samaysatid gabadha ina adeertaa ah run ta usheeg adigoo proving tusaya iyo inanka sida uuyahay iyo xaladuu kusuganyahay
@Emanjamac-7kev8
@Emanjamac-7kev8 2 ай бұрын
Gawara aqaano isku school eheen walipo isku faaxad nhy aa cideeda nin sidaas cml lagu daray wlhi sanad kama soo wareegan ayado uur leh ayuu gacan u qaaday walipo ilmihiina kasoo riday sidoo usilciyay ilaaheya ogaa heer eee dhiig bax udhimo gaartay hada alx wee sawar san tahay oo waxbarashadii eyee kulaawatay lkn truma ee kaqaaday guurka awalbo cideeda qoorta ugu galiyay wiilkasne eedadeed aabaheed ladhalatay ayaa dhashay Ani gawadhas waxaa ula talin lahaa ineee usheegto xumaanta wllked wax kama dhibeeso wyo waa sida runta wllked ayee sheegosa oo been kama sheegooso waa hadee hooyada guurka ku madax adeegto
@Fatuush11
@Fatuush11 2 ай бұрын
Aduunka ninka fmilka ah baa ugu xun uguna xaasisan that’s why u necbahy ilma adeeraty iyo wx family kyka ka midaba inaa shukaansato guur iska dhafe gbdhasne alle ha caafiyo hdne inee iska furta rajeena ninkas xun
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 ай бұрын
Nin nolosha ka dhacay oo 30jir ah baa gabar yaro lagu daraa ma guur buu rabaa mise dhaqan celin🤔
@foosmahamedmahamuud9050
@foosmahamedmahamuud9050 2 ай бұрын
Cilmiga marka laga tago caqliga mashaqeeyo. Dadkena wey walan yihiin. Hoyada wilkaa dhasho iyadoo og sida qatarta uu uyahay, ayay hadana ku dhiiranesaa inee inan yar balaayo qoorta ugaliso. Walahi wa yaab. İyadoo hoyadii ah ayey gacan ka taaktay markase ku fakareee cunug yaroo 19 jir ah ine dhibatadaa u xaliso. İlaheey ka baq oo ilmaha yar hagalaafan adiguba inan waad dhashay mana jeclid in lagalaaftee subxaanallah
@SeynabGahnug
@SeynabGahnug 2 ай бұрын
Maya xbbti gabdhaas god yaan lagu ridin 😢waa qalad aayn xbbti 😢😢😢😢😢
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 2 ай бұрын
الله يحفظك حبيبتي you're smart talo fcn bad siisay
@amyadams9557
@amyadams9557 2 ай бұрын
From personal experience, I had a brother who was very irresponsible in his late teens and early twenties. He did almost everything you could think of-except violence, thankfully. I remember when my dad suggested he get married (fortunately, it was to someone within the states), I was really upset. Knowing all my brother’s shortcomings, I couldn’t imagine putting any girl in that situation. But walahi, it’s been eight years now, and he’s happily married and incredibly responsible. He even runs his own business. Long story short, I understand where the mom is coming from.
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 2 ай бұрын
You can make your own hair oil for hair loss. Fenugreek is good for PCOS/PCOD. Try Fenugreek olive and castor oil diffusion. Or you can take todobo xabo oo xulbo ama fenugreek ah biyo qandac ah ku qas ee subax kaste cab. Timahana wuu kuu fiicnaanaa because hormones kaaga balance uu kuu noqonaayaa. Hijamana therapy xitaa wuxuu u fiican yahay hormonal imbalance.
@fatoomhassan6873
@fatoomhassan6873 2 ай бұрын
Furtoon i agree with you the only thing i would tell the girl very bluntly tbh no deserves that kibd of husband and if she is like sus to hear6is a betrayal not to say
@Anzal222
@Anzal222 2 ай бұрын
Waa runtaa abyo guurka dhib lagauma xaliyo aniga waxa igu dhacay xili aan isku buuq ku jiray oo garabna aan waye hoyo iyo aabe iga dhinteen aya nin iga. Weyn guursaday jaceyl iyo nolol farxad leh ayan filaaye lknse waxn ka sii qaaday depression ilmo ayaa sidaas ku dhaly alxm balse waxan ahy qof niyada ka jabay nolosha ku wareertay maxaad igula talin laheedeydeen asxaabay
@AminaAbdirashiid-su7ju
@AminaAbdirashiid-su7ju 2 ай бұрын
Abayo alle hakuu fududeyo ilmahagana hakula koriyo abayo ha quusanin istiqfarta iyo saliga nebiga badso salaadana kudedaal inch alah qalbiga kuu qaboobaya😢❤
@rahamamahamoud8921
@rahamamahamoud8921 2 ай бұрын
Hooyo iyadu faraxsan ayaa caruur faraxsan soo saarta❤🥹wali wakhtibaa haystaa aad dib isku dhisto ilaheyn kaasho🦋ani saas ila tahy
@Anzal222
@Anzal222 2 ай бұрын
@@rahamamahamoud8921 thnkzvqali
@Jinan202
@Jinan202 2 ай бұрын
Illhay haka saro dhibka abayo hal wax ayaan ku dhihi laha inta xaladan ku jiirto ilmaha iska xiir lkn adigo sidan ah hada carur kale sii dhasho waa dhibaato ilmaha waxay u bahan yihiin inay ku riso hoyo faraxsan cafimad qabta marka iska xirto kuwa hada haysato ku dadal waxa nah isku dayda ina xal radsato sii aad oga baxdo dhibkan illhay nah isku xir habenki nah salatul layl tuko hada shaqo radsan karto radso waliga haa u samrin wax cafimadkada farxadada dhib ku ah naftan amanay nako tahay qofka bil adamka ah nah dhib waa la kulma lkn haa is dhibin dhib kasta xaal ayuu leyahay naftada daji waqti laqado naftada shalayka nah joji waxba maso celiyo qalbi jab lagasi qada bis illahay bari adiga nah tilabo horay oo qad rabi cules kasta haka kor qaado abayo insha allah waad guulesanaysa🎉❤
@hibomohamed8767
@hibomohamed8767 2 ай бұрын
Masha allah fartuun wax garad waaaye sual shaan adeeeg badanaa Laskiin wax fiican kula talisay 🎉🎉🎉
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 2 ай бұрын
❤️fartuun indho uroon tahay yaqe marwalba saan noosoo agfadhiiso❤
@mohamedmohamud4744
@mohamedmohamud4744 Ай бұрын
Masha Allah Hikmada Allah kuu siyaadiyo , Qabar Aqli Badan Ayaa taxy
@Maryan-xb4lf
@Maryan-xb4lf 2 ай бұрын
Asc abaayo hooyo lahadal waxaad ku dhahday hooyo majeclaan leheed hadii ani wiil walaalkeyga cml qamriga cawo hooyadiisa gacanta uqaadaayo inliigu daro hooyo maya ayey leedahay sow ma ahan hooyo adna halajeclaanin gawadhaa yar walaalkeyga hooyo waxaad dhahdaa wiilkaan dhaqtar aan geyno balawada iyo waxaas halaga soo nadiifiyo kadib xaramka hala geeyo hasoo duceysto meesha cabaar ha joogo saas kudheh hooyo wiilka asagoo xaaladaan kujiro yaan guur lagu dagdagin insha allah taladeyda waaintaas
@yasminhussen268
@yasminhussen268 2 ай бұрын
Asc Abaayo fartun Xaage kala so xariira ina waxa kala hadlo raba ?
@FaraxCabdicali-c6s
@FaraxCabdicali-c6s 2 ай бұрын
Ninku dhaqan celin io cilaajbuu ubahanyhy maya guur wllo mamada illahay kabaq dheh 😢
@JamilaAhmed-cg1lw
@JamilaAhmed-cg1lw Ай бұрын
Asc abaayo saliida qeybti 2 ayaan ka sugaynay Riin Taaz
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 ай бұрын
Wa u sheegi lahaa gabadha wixii raban ha kashifmane gbr ban mustaqbalkeda badbadinaH 😢
@umayusuf3185
@umayusuf3185 2 ай бұрын
Ilahay inan walba nasiibka haw hagajiyo niman samankan ma jiraan Qof islaam sheeganaya o ilmaha xanuunsanaya e ilahy siiyay gabadhisi ku nacay wax lala joogo maha e goaan qado wll talo dayda aniga intaad mid kle u dhali lahayd Ama waani o u sheeg in ilmaha cafimadka qaba iyo ka xanunsanba ilahy bixiyo hadi u in uun iman leeyahy wu hagagi insha allah khayr badan ban ku rajaynaya wl
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤great advice
@queenk3570
@queenk3570 2 ай бұрын
Aniga gabarta adeerkey dhaley waan u sheegi lahaa sababtoo ah anigaba ma jecli in la ii qariyo
@mohamedkarima2202
@mohamedkarima2202 2 ай бұрын
Masha Allah Fartun❤
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 2 ай бұрын
gabadha usheeg si reer magalnimo ah hadey diido guurka wx laga yabaa hoyada iney wiilka daweyntiisa uso jeesato Allaah ka madobeeyo balwada
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 ай бұрын
Fartun habo. I wanted you to teach my daughter self confidence.. How can you help habo
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 2 ай бұрын
waxan wey igu adag yihiin haigu dawanaha kute ala fartunaa walalahi waa qoslay 😂😂😂
@AminaAbdirashiid-su7ju
@AminaAbdirashiid-su7ju 2 ай бұрын
😂😂😂
@zumii-moha
@zumii-moha 2 ай бұрын
gabadha hore waxaan kula talin lahaa abaayo hooyo lahadal una sheek sida fartuun ay kuu sheektay haddee kaa diidana gabadha adeerka dhalay u sheek xaqiiqa jirto sababtoo ah waa walaashaa adeerkaa dhalay xumaan iyo dhib mala rabdid waxba haka qarin xaqiiqda markaa u sheekto haku kasho ama haiska dhaafto lkn adina meel xun in loo wado haka qarin ducona waa kahelee gabadhaas mustaqbalkeeda u badbaadi
@queentasniim2696
@queentasniim2696 2 ай бұрын
Exactly 💯 you said what I wanted to said her.
@faaisoaxmed1320
@faaisoaxmed1320 2 ай бұрын
I love fartun wllhi may Allah bless you 😻
@amiirahjama5057
@amiirahjama5057 2 ай бұрын
Mnta fartuun iyada oo cadhaysan ayeey baxday🤭🫣
@HafsaAbdulkadirnour
@HafsaAbdulkadirnour 2 ай бұрын
Hbti suuratul baqra 5salaadaha gadashod 10bog akhriso ana sas ahan jiray wana ka cafimaday salidaha wn dhameeyey
@fabdullahi2656
@fabdullahi2656 2 ай бұрын
Good advise Fartun. I think you need to have your own talk show ❤
@NimcoXassan-ms1rc
@NimcoXassan-ms1rc 2 ай бұрын
Alx waa ku farxay fartuuney hadaa video editing kuso samesay❤❤
@Shadowanimeblue
@Shadowanimeblue 2 ай бұрын
Gabadhas runta ha u shegto gabdha kale o ha u shegto walalked inu gacan u qado hooyadis xita si gabdhas lo bad badiyo mustaqbalkeda
@Aisha979js
@Aisha979js 2 ай бұрын
Talada kuwad oo hoyada wakugu racsanahay hadey diido hoyo oona ka cabsaneysid in lagu ogaado video ka duub meel ey ka aqoonin ugu dir una sheeg xalkiisa ama without video account eey ka aqonin ugu sheeg
@Xamdadhamac
@Xamdadhamac 2 ай бұрын
Talo wanagsan ayaad bixisay ❤
@abdirashiiddaahir744
@abdirashiiddaahir744 Ай бұрын
Guurku waa shayga kaliya ee hadii talo lagaawaydiiyo ay qasabtahay inaad xaqiiqada ka sheegto xataa hadii uu aabahaa yahay qofka lagaa waraysanayaa ...
@kifaayaally7866
@kifaayaally7866 2 ай бұрын
Masha allah ❤
@leylahassan5320
@leylahassan5320 Ай бұрын
Fartun girl, i have some people i need to say "yac" to when they cross my boundaries 😂 i found you again after awhile 😘
@hodanabdinor2184
@hodanabdinor2184 2 ай бұрын
Sxbey markaa chanel kaada imaado waxaa dareema xuryad inaa gacan amaana kujiro cml ❤allaha ku xafido ina duvet
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 2 ай бұрын
Sasaan ka raba de wlhi saan kugu duceeyay illahay uun bay u xisaab santahay waxaan lahaa illahow ceeb intaaso dhan aad ka keniin imika ha ka kenin alleh inu i aqbalaan rajaynayaa Mashallah madamo aad aragtay comment aad akhrido wow🎉
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Love you ❤️❤️❤️
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl me to qlbi wlhi dar alleh ayaan ku jecelahay qofka kaliye dacada een dawado ayaad tahay alleh wax walba ood jeceshay ha ku fududeeyo intaad iga qoslisay anba iga farxisayna alleh abaal keeda jano ha kaga dhigo Inshallah 🤲🤲🤲Inshallah
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 2 ай бұрын
Fartuuney wan ku jeclahy abyooy ❤❤ ilhoow ku daa melwlba jogtid
@meryenseid3398
@meryenseid3398 2 ай бұрын
mashaAlla huno ❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 ай бұрын
Www thanks abaayo mcn ❤❤❤❤❤
@JamilaAhmed-cg1lw
@JamilaAhmed-cg1lw 2 ай бұрын
Masha Allaah ❤abaayo
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 ай бұрын
Dil 2aad ninkas wa nin naxariis laheen gabadhiisa xanuun caynaayo kaas ma ahan kii ilmo kale lo dhalaaye sorry sis nin 1canug lo dhalay oo kugu bahdilaayo subxanalaah subxanalaah good luck sis 👍👍👍
@Shankaroongessod
@Shankaroongessod 2 ай бұрын
Asc abayo hooyo waxad kudhahda quran saar geey kahor intadan uhurinin
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 ай бұрын
Naag nool AA tahay Fartuun
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 ай бұрын
Waxaan qariyo ma hayee ina adeertaa u sheeg oo ku dheh wllalkey ha isku guursan waa bahal maxaa la iskugu qarinayaa waxa naa u sheeg waa 29 iyadana waa 19 adigaa u sabab ah hadii uu gabdhaa mustaqbalkeeda ku ciyaaro wllalkaa.
@AbdiraufAbdifitah
@AbdiraufAbdifitah 2 ай бұрын
Saliida magaceed please
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 2 ай бұрын
Maxaa lagaa caawiyaa so wac lambarka xayeesinta ku qoran
@Zaynabdahirali
@Zaynabdahirali 2 ай бұрын
In yarey kaga daranwayp wey culustahey kastar ol wey culustahy
@fs292
@fs292 2 ай бұрын
kkkk islaantu waa ogtahay nin degayaa in aanu meesha joogin. Ee bes waxay rabtaa orgigeedan in uu wax dhalo oo ay dhashiisa na qbadh fiican ku hubsato, waa ogtahay willkeeda inuu mid lagu tiirsan karo ahayn aabe fiican na aanu ahayn. Markaa gabadhan uun caruurtiina ku rar bay katahay, waxartaas ee rimi camal. Xasidadnimo ega dheh.
@munaisse4072
@munaisse4072 2 ай бұрын
Asc fartuun
@raxamoabdi6372
@raxamoabdi6372 2 ай бұрын
Anigo gabadha ayaan toos Ogu shegi laha
@Blessednaz_
@Blessednaz_ 2 ай бұрын
If my brother were a worthless alcoholic, I wouldn't want him to marry my friend or anyone else. Since I wouldn't want that for myself, I would inform her about his issues. She could then decide what to do with that information.
@seynabcali4205
@seynabcali4205 2 ай бұрын
Usheeg gabadha yaa la sirin hadey markaad usheegto kadib guursato ayadaa ikhtiyaar leh
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 ай бұрын
Alle hku caafiyo abyo pcos ka yarbi ku cfi
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 ай бұрын
Love u fartun
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 ай бұрын
❤🎉
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 2 ай бұрын
Tinta diet kana waa saameeyaa protein bdn cun abayp
@Amiirshariif
@Amiirshariif 2 ай бұрын
Aniga waxaan dhihilaha gabadha in aan lagu darin oo Laga reebo guurkasi yarkasj
@hamuneynice7953
@hamuneynice7953 2 ай бұрын
Gawadas balaya gacanta ha ugilinin
@MarkoMaayo
@MarkoMaayo 2 ай бұрын
I would say will ka walashii digniin hasiiso gabarta haday gabar fiican haday tahay oo ay isko dhaw yihiin sabab too ah malinta aaqiro way uqabsan doonta Haduu wiilkas wax xun ko sameeyo iyada iyo hooyaded ba qafna nolashiisa mafiicno inaa lago ciyaaro si qofkaan kale qalbiga loogu dajiyo
@hamdamohamud6701
@hamdamohamud6701 2 ай бұрын
Dar Allan kuu jeclahy noolow sis
@halimahirsi1942
@halimahirsi1942 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 2 ай бұрын
waxaas oodhan kama horayso gabadhu inay ninka rabto sidee loogu dari
@aliacarfoon6284
@aliacarfoon6284 2 ай бұрын
Farunteena cashaqa naso badi abyo barnamijyadan zaid ugu xiisney ❤❤
@farhiyahhassan6784
@farhiyahhassan6784 2 ай бұрын
Asc abaayo aniga waxaan Dhihi lahaa hausheegto in walaal keed uusan u qlmin ❤❤❤
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 2 ай бұрын
farta kasaar gabadhas culeys kuyahay u sheeg runta walaashey
@Maryama-idil
@Maryama-idil 2 ай бұрын
Ilmaha somalida maxa ku badiyay Autism ? Maxaa keena ilaahay ha caafiyo Amin. Caruurka dalkii joogta iyo kuwa qurbaha Autismka wuxuu ku badan yahay kiwa qurbaha maxay ku dhacday. Cidii iiga xog ogaal san wax ii sheegabal.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Environmental factors like bad diet, lack of vitamin d and high obesity rates of Somali mothers. In America rates in 4 year olds is 1 in 53 where as among Somali children it is 1 in 16.
@chicken5706
@chicken5706 2 ай бұрын
Caruurta ciladaan qabaan waan la shaqeeyaa. Waxaan umaleynaya in qurax la'aanta iyo cunta xumada kor u qaado suurtagalnimida iney Autism ku dacdo cunuga. Hooyoyinka waa iney ku dadaalaan iney cunto nafaqo leh cunaan markey uurqaadaan iyo iney qurax helaan ama vitamin D qaataan.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Weli lama sheegin waxaa cause gareeya autisme lama oran karo waa lack of vitamins waayo long time ago care maba haysan dadku autisme na ma jirin
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Ummuisra dadku waagaas cunto nafaqo badan ayeey cuni jireen oo tabiici ah. Caana geelka keligiis ayaaba lagu leeyahay intaa oo vitamins iyo macaadin ayaa ka buuxa. Hilibka sidoo kale, qoraxna wey heli jireen dadkii hore wey caafimaad qabeen weyna ka muuqatay.
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 ай бұрын
Naa fartuun guri waa dumay maad leedahay ma dumi karo naa ninkaa nin kuuma ahee ka carar nin dhalaankiisa xanuunka ku nacaya waxaad u ag fadhido ma aqaan bisinka.
@nyg1162
@nyg1162 2 ай бұрын
😍😍❤👍🏾
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Asc fartuuneye xagan ka hela aanaya iga jajaban timaha👁️
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
Abayo gabada gado pin ayey kuqabatay comentiga uhoreyo
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
@ Ok shugura qaali🥰
@marianali9559
@marianali9559 2 ай бұрын
Runta iney u sheegto walaasheed ka run sheegto walaalkeed waxna yey ka qarin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Maxaytahay Calanka Khaniisiinta kuu saaray
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Inaad iskuul kugu celiyo waaye. Sidee dareemi inaad adiga kali aha calankaas umooday 😂😭😂
@nyg1162
@nyg1162 2 ай бұрын
💪🏾👍🏾❤
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 2 ай бұрын
Hoydas waxa kula talin inay wilkeda ka sheqayso siday wilkas ugayn lahed dhaqan calin markas ba guur laga rba momda wayo qofka guurka ma ba dalyo ee u aqli u celin bu ubahanyhy
@DrfardowsoDrDahir
@DrfardowsoDrDahir 2 ай бұрын
Pcos dear it has also fertility issues for u to get pregnant use ovulation induction drugs
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Any advice would be appreciated email me please
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Fartun please don't go on drugs. Go on the ketogenic diet. Go on google & read up all the research on PCOS and ketogenic diet. So many women reversed their condition and got rid of their infertility. You just need to get rid of the carbs. No baasto or bariis or sugar or bur continue with your intermittent fasting. Carb restriction is the key. Please Fartun carbs ka hadh. ❤
@DhoolM-j5x
@DhoolM-j5x 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlemailkaga iso dir
@Ayan27428
@Ayan27428 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlI know the feeling I’ve PCOS as well. May Allah make it easy for you. I have gone through IVF unfortunately it didn’t work for me & the middle of the 3rd IVF treatment farah run away with halimo. It was few years ago. I’m single & happy alhamdulilah.
@DrfardowsoDrDahir
@DrfardowsoDrDahir 2 ай бұрын
Am a resident of gynecologist third year so dear fartun you should start going a good gynecologist near by you to get advice and treatment. Asc
@FowsiaYusuf
@FowsiaYusuf 2 ай бұрын
Ana haday saxiibaday tahy oo aan jeclahahy marna walashey ee tahay waa u sheegi lahaa waxuu yahay oo dhan
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 2 ай бұрын
Salidas Somalia gobaladeda masogaree marka mise Somalia waa laga helaa
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 2 ай бұрын
Halkee ka joogtaa soomaaliya
@sacdiyoabdullahi5927
@sacdiyoabdullahi5927 2 ай бұрын
😅😅😅
@AbdiAdow-r4j
@AbdiAdow-r4j 2 ай бұрын
Wuuna iseeya
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 ай бұрын
Habo II sheeg magaca saliidda
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Riintaaz oil
@queentasniim2696
@queentasniim2696 2 ай бұрын
Gabdha hore waxey shegtay wax lamida wax walashey ku dhici rabay wiil edadey dhashy oo sidaso kalena qurba jooga aya lagu dari rabay inkastoo kan yaryahy waa adi 22 melahas lkn asiga balwad malaheyn wxe ahataba ayada wee oged wxu yahy 😂 eeda wee ku qalqalineysay lkn iyada wxe dhahdey eedo ani nin kla jeclahy abana eedo wxu ku dhahy hdi ku ogolato waa ogale dee hadedi dana gabdheyda wxe rabin malagu qas baayo. 😂
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
Anigoo school diganayo ayey edadey igu gadi rabtay iskuwadan ayan jognay gabar ayu gursaday hal cunug ayey udashay wufuray midaa 12yrs dib uma gursanin balwadana sidi ayu uleyahy alxamdulilah anigana waxbarashadeyda ayan kudagay
@sumeyaxasan2767
@sumeyaxasan2767 2 ай бұрын
@hanaanabdirahman7279
@hanaanabdirahman7279 2 ай бұрын
First 🎉😂
@mahdaosman129
@mahdaosman129 2 ай бұрын
Daaaha guriga kugu xidhan waaa Kii 2000 la somaliya laga isticmali jiray 😂😂😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Haye marka bilad maa rabtaa ?
@omararale7962
@omararale7962 2 ай бұрын
Gabada walasha runta usheeg. Walaalka nin xuun Inu yahay oo hotadi ugacanqado xamriga Cabbo
@Thebattleofthehorn
@Thebattleofthehorn 2 ай бұрын
Naag soomaali waa cadow bal duqda cadowga ah eeg wiilkeeda handicapka ah mustaqbalkiisa ka fikiraysa balse aan ka fikirayn mustaqbalka gabadh islaameed.
@KhadraAbdalla-ze4vl
@KhadraAbdalla-ze4vl 2 ай бұрын
Wiilka la rabo in gabar loo guuriyo haloo sheego hooyadiis iney iska jirto haduu gabadhaas kaw ka siiyo asna waa la dilaayaa ee waxaa u roon iney meel rehabilitation geeyso maxeeyse ilaa hada wax uga qabanin nin hooyadii garaacaayo wax weyn baa ka qaldan.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
WAAR DAG DAG AH
13:03
Somalia media
Рет қаралды 20
WALAASHEY AYAA IIGA MASERTEY SAAXIBKEED🙄#historytime
41:29
Qalbi Nuuriya
Рет қаралды 92 М.
Arooski Fartun Duvet iyo Abdinasir || Somali Reaction 9/10-24
17:14
Somali Reaction
Рет қаралды 51 М.
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34
Xantii ugu weyneed baan idin sidaa
25:18
Salma Hared
Рет қаралды 16 М.
KIISKA NAWAAL IYO CAAIDA KIIS AAD UADAG!!@sawdamqaalib
1:04:34
Sawda Qaalib
Рет қаралды 78 М.
FADEEXO AYAA KA DHACDAY MAXKAMADA CAAWA 10 NIN AYAA LAGU DILI RABAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
31:57
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,5 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН