No video

"Inantii Uu Jeclaa Ayuu Meherkeedii Ka Qayb Galay Isaga Oo Aan Ogayn "Qiso Murugo Badan

  Рет қаралды 97,449

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 504
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 4 жыл бұрын
😭😭😭 jacaylka waa xanuun wlhi Qof aad jeceshahay oo kaa taga dhib badana Walalkay ilaahay Qalbiga Hakaaga saaro Aamiin yaa rabi
@dhamaystiran3442
@dhamaystiran3442 Жыл бұрын
Ğgy8ij7
@dhamaystiran3442
@dhamaystiran3442 Жыл бұрын
9990
@caskavlogs4973
@caskavlogs4973 4 жыл бұрын
Hoyga qisaska Dayax Films👏🏽👏🏽
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 4 жыл бұрын
Cazka
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
Halkan ugu imaw qisooyin xaqiiqa dayax filims keep going 🔥
@rayaanahmed
@rayaanahmed 4 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
@umaaxabsaumaaxabsa4005
@umaaxabsaumaaxabsa4005 4 жыл бұрын
wllo wan ku ducaynaya wll
@ladanabdi2499
@ladanabdi2499 4 жыл бұрын
Waligaa qurux haraacin rag io dumarba waxa ka fiican qalbi qurux bdn 😭😭
@xaragocdy2125
@xaragocdy2125 4 жыл бұрын
Quruxda lashiqu waa qalbiqa❤❤❤
@gadadaakir9613
@gadadaakir9613 4 жыл бұрын
Waxgarad tahay
@AbdiOsman-fg1cx
@AbdiOsman-fg1cx 4 жыл бұрын
Ar heedhe jeceelku Ani xaguu iiga aaday yaabaye Waa sugi ilaahow mid fudud iiga dhig markuu iigu dhoco amiiin Maalin walba qof baa qof jeclaaday baa maqlaaye
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 2 жыл бұрын
Xanuunkiza alle kuma tuso
@quenamriitah2356
@quenamriitah2356 4 жыл бұрын
JaCyl0w maxad dhipkenTyy maxad niyad dhawrzanydiyo qalbiyo badan dhawac yezhyyy dhac igu zii ana u horeye laaL0😍
@kooshinderi731
@kooshinderi731 3 жыл бұрын
jacaylku waa wax jira sanadkii 4aad ayaan kudhex jirnaa aniga iyo mcntyda guushuna way dhowdahay ducada nagu taageera
@pHarHan_OcHmett
@pHarHan_OcHmett 4 жыл бұрын
dhawr maalmood sugayey qiso cusub, maanta se wad soo saartey thanks bro.
@ramlahawaleh9157
@ramlahawaleh9157 4 жыл бұрын
FilmkiiiH LugoooyoH Haweeen inTaH kuH xazuuzaTeY like Ta dhac kuH ziiyaH 💖💖💖
@hoodoabdi2845
@hoodoabdi2845 4 жыл бұрын
Anigunaa Qisaan hayayee xagen idinkaa helayaa wllo
@abdiqafarabdalla4102
@abdiqafarabdalla4102 4 жыл бұрын
waxaynu jogna buurta dalo
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
𝗡𝘂𝗺𝗯𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗮𝗰𝗼👍
@bahjaapdirahman4570
@bahjaapdirahman4570 4 жыл бұрын
Mal niqaab uun soo xidho😂😂😂
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
@@bahjaapdirahman4570 Alaa Bahja Miyaa Iiwrn hee, Waa Hore izkugu Keen dambeyzaa😍
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 4 жыл бұрын
@@snmhalgamayal2391 SNM jacaylka miyay yaqaaniin walaalo
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 4 жыл бұрын
Maskiin Walaahi waan ooyay ciil badanaa aad baan ugu xumahay dadka been looms sheego waa ciil Walaahi wolkam oo kale anigaba guur aan lahaa Walaahi waa wiil fican ilaah wac Qeyr qabo haku siiyo Aamiin aamiin💙♥️💜❤️❤️
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 4 жыл бұрын
Wlhy waaa qiso xanuuun badan so sorry bro mid ka wacan bad helaysaa waaa soomlli iyo dhaqankeeda 😭😭😭😭
@sharaffaido775
@sharaffaido775 4 жыл бұрын
Wllhi waa qiso cajiib weeye😭 Brother lkn haniyad jabin Insha Allah hamigada wad gareysa
@sulaymanabdi9387
@sulaymanabdi9387 3 жыл бұрын
Insha Allah qofka wacn ayaad helaysa Oo murugada kaa maydha insha Allah
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 4 жыл бұрын
I.m from D.jabuti walalahay somaliyed qofki akhriya farintan waxan si naxaris leh kaga codsanaya inad susbcripe igu dhaftid chanelkayga mahad sanidiin walalahayow
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Isaar aamku sare
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray wllo
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
@@ladanmohamedahmed8929 isar abayo isar
@Amishaa8009
@Amishaa8009 4 жыл бұрын
Wn ku saray
@ayaanjanomahamed4499
@ayaanjanomahamed4499 4 жыл бұрын
Ax ax ax ax qiso xanuun badn weyeh wllhi qalpi wx jecel 😭😭😭😭😭
@ubahnoor2383
@ubahnoor2383 4 жыл бұрын
runtii waa qiso xanun badan ilahey waxaan igu baryaa inu ugu badalo gabar wngsn oo qalbigisa ilaliso insha Allah
@mahamudmohamed5633
@mahamudmohamed5633 4 жыл бұрын
Waan ka xumahay Sxb faji ba laguu walaaqay anigaba week ka hor bay igu dhacday sheekadan oo kale ruma ahaanti Sxb talan ku sinaya dumar waliga qalbigaga ha sin lkn guurso ku bashaal nolol la wadaag lkn mar naba jileec ha muujin u dhoola caday ku dheh sidani Waa dabecadayda sxb ifka naago laysku haleeyo ma joogane xural caynti janada joogtay u shaqayso
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 жыл бұрын
Waxani Diiin kuma fiicna iyo Akhlaaqada Soomaliiyeed waayo gabadh laqabo oo aad ka sheeekaynaysaa!!!!!!!
@roodayaasin6843
@roodayaasin6843 2 жыл бұрын
Noyow ninkan dayax, waa, top waa nin dagan too pro😍😍😍
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 4 жыл бұрын
Ma ogi inaad akhrin doontid commentigan balse walal hadaa akhriso si naxriis leh waxan kagaga codsana inaad allah dartii subscribe iigu saarto codsi walalnimo 😭😭😭😭😭🙏🙏
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Isaar anku sare
@vloggers3045
@vloggers3045 4 жыл бұрын
Ku saaray wllshy
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
Wllo ma is baranaa hadad ka raali tahay xidhidh jacayl waan ka haleey ayaan ku helay wllo maad yar raali tahay xidhidh jacayl waan ka haleey ayaan ku helay wllo maad yar raali tahay xidhidh jacayl waan ka haleey ayaan ku helay wllo
@cabdiraxmaanqabyotire9092
@cabdiraxmaanqabyotire9092 4 жыл бұрын
Ilaahy haw gargaro zhp🤙
@mushtaakahmed1649
@mushtaakahmed1649 4 жыл бұрын
malin dhawayd wiil ayay qisadas mid kasii daran kudhacdy wlhi qiso kaxnuun badan ma arag illahy qalpiga hawga reebe 😭😭😭😭😭
@sowdamuhumed7077
@sowdamuhumed7077 4 жыл бұрын
Walalayaal nini dhibaataduu isoomariyay Allah oge lkn Mari kaan arikoo nini murugesaan beer jiilicisaniya ax 😢 ax😴😭😨😨😨😥😢🙏😔☝️👂👈
@Ubahapdilahi
@Ubahapdilahi 4 жыл бұрын
Alle qalbiga hakaaga reebo wllo mcn
@Adnomo1234
@Adnomo1234 4 жыл бұрын
Alle qof nolosha farxad kusiiya hakugu beego noloshu waA inyare
@abdikey6255
@abdikey6255 4 жыл бұрын
Rag iyo dumar waa la isla meeraysan
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 3 жыл бұрын
@@abdikey6255 😂🤣🤣waaba meeraysiga
@nuurali1813
@nuurali1813 3 жыл бұрын
Kapitaano lovely
@alexabdish3460
@alexabdish3460 4 жыл бұрын
Anigu ninka inantuu jeclaa gacantiisa ku meheriyay baan ahay
@apdifitah1111
@apdifitah1111 3 жыл бұрын
Shikh mawa tihide xaa mehriye
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 3 жыл бұрын
🤣🤣😂😂😂🤣
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783 4 жыл бұрын
Keep going pro Abdirahman
@nawalnalka2341
@nawalnalka2341 4 жыл бұрын
Rabiyow qof walbo qofka ujecelhy usahal
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Murugo iyo ciil badanaa gabadha jeclayd oo sxiibkaa xaaskisa noqotay cid kale waaba la qateee 🙄
@istahilabdi9799
@istahilabdi9799 3 жыл бұрын
Iga daa xasuusaha. Aniguba waa sida igu dhacdy😭
@asiibrahim9941
@asiibrahim9941 4 жыл бұрын
Walahi waa qiso murug leh
@hassanmohamed7925
@hassanmohamed7925 4 жыл бұрын
Aad baan kuugu ducayn wll tan kale mid ka wngsan ALLAAH hakuugu badalo Booskeeda
@shimbirkaofficiall
@shimbirkaofficiall 4 жыл бұрын
qofan facebook kabartay ama social media qofba uma aqaani wllhi live to live wax dhaama lawaa 🥰
@hamzemohaed2851
@hamzemohaed2851 4 жыл бұрын
Aad iYo Aaad Wllhi
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Allhu Akbar ilhayow dadkaga ISKU sakhir
@nastexoaxmed2650
@nastexoaxmed2650 3 жыл бұрын
Walal samira mida kafican aya ilaheya kusinayo walal ilheya qabiga safi ale hakaga digo
@Nasra-udgoon
@Nasra-udgoon 4 жыл бұрын
Waxaa laga yaaba waxaad kheyr uma leyso inay shar ku yihiin insha allah qof ka wacan ayaad heleysaa aduunyada ayaa iska sidaas ah 😢😭
@ayaaleolol4516
@ayaaleolol4516 4 жыл бұрын
Qizooyin Dhapa kla zoCo daYax filmz keep goinG🎋
@mamacosob8852
@mamacosob8852 3 жыл бұрын
Dee wll marka horeba dad is jecel ayad soo dhex gashay sidaan u qaatay lkn samir wll wax ku jecelna alle haku siiyo
@najaxxasannalka6449
@najaxxasannalka6449 3 жыл бұрын
Ax.ax ax ax ax waan ka xumay
@fatimaabdi7974
@fatimaabdi7974 4 жыл бұрын
Qizo iyo qiiro💘
@mubarakabdi
@mubarakabdi 4 жыл бұрын
JacyL i haya awgiis ismalhi nolshada ayad ilmayn doonta jacyl ad qof u qabtid ama laguu qabo✌ Zababtoo wakhtigii dadkii wax jecla aya dhamaday sida awgeed ilintyda U khuuru maayo qimaheedana dayci maayo ✋🇸🇴
@fatiman2077
@fatiman2077 3 жыл бұрын
Wlle ilaahay ha kuugu badalo mid ka khyr badan,takale waa dumashida,Nin Raga ah ayad thy caloosha xidho.
@cabduwalimohamed5058
@cabduwalimohamed5058 4 жыл бұрын
First one masuul ku tagera hormar wacan
@juwayriyajanoabdisamadjuwa5087
@juwayriyajanoabdisamadjuwa5087 4 жыл бұрын
V
@zuaadzhiino8864
@zuaadzhiino8864 4 жыл бұрын
Alleh wllo qalbiga ha kagag reeboh maalimaalmaha ka midy dareemi doonta dhibatadid adiga ku haysatay maalinta nafsin lagama dheeriye ha dhitysan wxn waa aduuniye arag oo dhaaf😭
@umucamaar287
@umucamaar287 4 жыл бұрын
🤣🤣manta Barafba imaraya madamo kentay nin calaacalaya Dumarkun iga daa haykenin viva Hablahaygii✌
@fatimacabdi1888
@fatimacabdi1888 4 жыл бұрын
🤣🤣xaaziyd
@umucamaar287
@umucamaar287 4 жыл бұрын
Fatima cabdi Adi dumar inay ooyan miya rapta abayo 🤣🤣🤣
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 4 жыл бұрын
hhhh haynoo socoto idinku
@farhanhersi7009
@farhanhersi7009 4 жыл бұрын
Ana 4 naag ka oysiyey waxan rabay inan si wado balse wan iskadhafay
@umucamaar287
@umucamaar287 4 жыл бұрын
@@farhanhersi7009 yaah nio hawshu ha socoto adkeysta wa mrkiiniye🤣🤣
@rahmaladanofficial4433
@rahmaladanofficial4433 4 жыл бұрын
Jacalow mxd dhiib keentahay qalbiyo badan dhaawaca yeeshay😥😥😥🤦‍♂️ Allah qalbigag haa naadiifiyo wllo Allah bedel khyr qab haakugu badalo wllo wllhi wanka naxay😥😥😥😥😥😥😥😥 hadan ahay qof xidhiidh leh ayaan ahay lkn wllhi wanku hiilan laha
@salmagarad5948
@salmagarad5948 4 жыл бұрын
😥 Jclku wa nocas oo miidhan hadaba ax ilhy qalbigaga ha ka saaro wllo tu kaleba wad calfan insha allah abdirahman keep going wllo
@osmanabdullahi5075
@osmanabdullahi5075 3 жыл бұрын
Asc
@osmanabdullahi5075
@osmanabdullahi5075 3 жыл бұрын
Sethy wll
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 4 жыл бұрын
Macha allah ereyada zaad izku dapa dhigtaan ka hela cabdoow👏 keep it on hno
@edabsaninajama8086
@edabsaninajama8086 3 жыл бұрын
JacaYL xanunkisa wanka RaYstaY Rabbii inta is jeceL ha isku CaLfo 🤲 waLaLaha SomaLiYeD waxan KuLa TalinaYaa khaYanaDa Iska iLaLiYa
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
Jacayloow❤️ Maxaad Dhib Keentay💔😢😩🤬
@farhanabdihussein4838
@farhanabdihussein4838 2 жыл бұрын
Jacaylaw maxad qalpiga kala fog maxaad isku soodhaweesay
@khaalidaadna9203
@khaalidaadna9203 4 жыл бұрын
Inanki koowaad ee qizo io qiiro imaada clazhan jacayl😂ha waaro jacaylky♥️
@5soomaaliwaadadkaygi635
@5soomaaliwaadadkaygi635 4 жыл бұрын
Labaad weeye
@salmaaxmed8327
@salmaaxmed8327 4 жыл бұрын
Inamo bdn baa ka horeeye abYo kowad mhn😢
@khawtharjama3512
@khawtharjama3512 4 жыл бұрын
Kuwabadan baaka horeeyay hore umaad arag
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 4 жыл бұрын
Sxb rag badan baa ka horeeyay, bal youtube ka eeg kuwan baa ka mid ahe kzbin.info/www/bejne/a6vQfGqtZbx7bMU ninaki waa kii iigu saamayn badnaa ee aan barnaamijyadan ka daawado
@khaalidaadna9203
@khaalidaadna9203 4 жыл бұрын
Haa zax waa kii kowad een arko wlalaYal
@mohaqayz147
@mohaqayz147 4 жыл бұрын
Like dhac iigu siiyaa anaa first ahee
@hamdaali1
@hamdaali1 4 жыл бұрын
Wa arin adag wlhi
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 3 жыл бұрын
Jacaylku. Waa. Midkudha. Dadka. Balse. Soomaalidu. Way. Inkartaa. Iyagoo. Ugeeriyoonaya. Aniga. Ayuu. Igu. Dhacay. Inadhaawacay. ❤️❤️😭😭😭😭😭😭
@aragzanabdilaahi5790
@aragzanabdilaahi5790 4 жыл бұрын
Omg Wlhi waa qiso xnun bdn😪😰😭😭😭
@nasramaxamed8610
@nasramaxamed8610 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 4 жыл бұрын
Run ahaantee wiil aan xariir laheen ayaa damcay in aan kafogaado sabab too ah waxaan nacaaye inoo jacel igu beero hadana iga baxo oo nabara ii geesto anigoo dabeecadiisa aan aad ugu helay inaa yahay kan aan nolosha lawadaagi lahaa hadana waxaan isdhahay xariirka lasheegooyo waa mid oo gabdha lagu jelecssnaayo ee iska dhaaf meel walba Blok aan kasaaray hadana waan raadiyay waana waayay qof asaga cml uwanaagsn jaceelku hadaad iska alaalineesid xitaa kuma dhahaayo and 😭😭😭😭❤🥰🙏🔥
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
Wllo maa lagu eryaneyey markaad soo qoreysey qoraalka😂😂 Isaga miyaa dooney inaad ka fogaato mise adaa dooneY😬
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 3 жыл бұрын
@@franskafka5913 lawadeenaba
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
@@sacdiyamaxamed849 hadaad adigu dooneysey inaad ka fogaato mxaad intaad block saarteY markii danbena u raadisey? Dadkan wxaY maqleen uun cumar boodhari ayaa jacyl u dhintay oo run syey mooden ba😂😂
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 3 жыл бұрын
@@franskafka5913 😂😂 dee waali galay lkn hada waa fiicanahay show lee ihaaye 🖖
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
@@sacdiyamaxamed849 hh wxaasi jacayl maahe naga daa wllo xiiso dhalinyarnimo ayaa ku haya e🙏🙏
@noradin_mohamet_107
@noradin_mohamet_107 3 жыл бұрын
Qurudu maaha wajiga ee waa qalbiga
@Waakii904
@Waakii904 4 жыл бұрын
Nio Hadalkaaga aad dhex taalka uga dhigaysaa Wuxuu Dareenka ka qaadayaa Qisada Qofka Uga Hadh Qisada isagu Toos ha U Gudbiyee Lkin Hadaad Marba Geeraar Yar ku darsato Wxd Na Tusaysaa inay Qisadu thy Wx Malaawaal ah Any way dhadhanKa ha ka Qaadin Qisada Ee Tuushka Carar
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 4 жыл бұрын
𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐚 𝐐𝐢𝐬𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐡𝐚 𝐥𝐚 𝐳𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐥𝐢𝐤𝐞𝐭𝐚
@fardusahmed5426
@fardusahmed5426 4 жыл бұрын
ilow wllo qali
@xafsaxafsamohamed2742
@xafsaxafsamohamed2742 4 жыл бұрын
Keep going team dayax films hogaamiye cabdiraxman salan sare
@HOYGA_HORMARKA
@HOYGA_HORMARKA 4 жыл бұрын
Walalkay ama walashay waxan ahay wiil soomaaliyeed oo youtuber ah hadaa tahay qof horumarka jecel igu caawi wllo soomaalino 👎👎👎👎👎👎👎👎 OO IISAAR SUBSCRIBE
@salmahassan857
@salmahassan857 3 жыл бұрын
Ax ax hyh wll wanidana wanu ka qadanay adiga alle qalpigaga haka saaro
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
ALLAH mid qayr qabo ha ku siiyo AMEEN YAA RABBI
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 4 жыл бұрын
😭ax wll ilahay bedalkeeda haku siiyyo
@abdilahifarah3632
@abdilahifarah3632 4 жыл бұрын
Dad aan calaf isku lahayn baa dhalanteed isla wadaagaya Jacaylku waa guur dabadiiye Dhalinyaroo Quluubta hayska dileenee Iimaan sada iskaabulanimada markaad ka baxdaana jacaylkiina lamaanihiina dambe u hibeeya
@rzacck
@rzacck 4 жыл бұрын
Waan kula qabaa fikirkaa nio😅
@muktarmohamed8593
@muktarmohamed8593 4 жыл бұрын
Hadiii lafuro ma guursan dooona tolow?? 😂😂😂😂😂
@farhanabdihussein4838
@farhanabdihussein4838 2 жыл бұрын
Jawaaabtu waaaa maya maya maya
@abdifataxanshax141
@abdifataxanshax141 4 жыл бұрын
الله
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 4 жыл бұрын
Ax waa dareen aad uxanuun badan marka aad La kuLanto Qofkii aad sida dhabta ah ujecLayd oo hortaada ninkaLe ku xaLaashanayo iLaahay Qofkasta oo Qof uujeceL yahay weLweLkiisa iyo xanuunkiisu hayo alle haka kor Qaado😭😭😭
@aboxabiib2002
@aboxabiib2002 4 жыл бұрын
#ALLOW DUMARKA IYO DIINTABA NA FAHAN SII #AAMINA DHAHA🤲🏻♥️👸🏻
@basheybsb7919
@basheybsb7919 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan waan ku haaystaa laakiin waxaan mar walbo gallaa Xasuus
@isolatedisland7134
@isolatedisland7134 4 жыл бұрын
In laysu baadheedho waxaa ka xun markuu xaasidku ka adeego ana qisada i gubtay aan dadka lawadaago iyo heesaha aan kasameeyey
@najmakayse8152
@najmakayse8152 4 жыл бұрын
Ferst one Like saara wlo plz mahad sanidin 🤩🤩❤💔💔😥
@foosiyaaadan3829
@foosiyaaadan3829 4 жыл бұрын
InTa JaCaYlka Aaminsan Like DhaC DhaC kusii♥️
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Nafjacayl haleelay Hawliwaayi maysee Hadimada maruunbuu Nafsi iiga hiilin 😭😭😭
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 4 жыл бұрын
Waxaan guudka saartaa eedanan wali galin Heestaas baa igu soo dhacday markuu leeyahay si, aanan uwaayin ayaan waxkasta usamaynayay Ala jacaylow balo badnidaa
@abdirisaaqahmed5617
@abdirisaaqahmed5617 2 жыл бұрын
Waana raaligeliyaH bal inaan lakala goin🥺
@nadamukhtar9508
@nadamukhtar9508 4 жыл бұрын
Marka hablaha la xumeyo walo damqadayo Rag iyo dumarba wa u kacaan inay ka dhiidhiyan💔 Halka marku wiil niyad jaboo dumar god u qodaan la dhaho nin raga ilahey ka dhigaye is adkeey💔 Hablow inamada sida ka daya qalbiga aynu leenahy unbay leeyihine😔
@Ladyofminister
@Ladyofminister 4 жыл бұрын
Horta wiilka qisada ku dhacday waa qiso xnuun badan Gabdhuhuna isku wada mid maahe mid garaad yar baa ku heshay wll Bini aadamka intay qlpiga kaa jabiyaan iska sahlanaya oo xnuunkaga u arkya wx an wxba aheen jcylka micnihisa bay mogan yihiin hadana dad caqli u saaxipa ba jira oo qofka jcl qalpigisa dhowra Inantaana nabsi baa qabn doone wxba ha u arki wll sorr wll😓😓 qalpi jbay suu kuso kabtaa adag 💔😭
@saraaasad23
@saraaasad23 4 жыл бұрын
😥💔 jceylku ad bu umc yhy kolkd haysato ruxad jeceshahy balse qlbigu hadu kol kajabo lagamayabo in u dip wx u amino ama jceyl is wada siyo muda hada laga jogo 3sno iyo badh sidhap wx wn u jeclan la ahy iskuday hadn is irahdo xata wy isur tagali la dahy ruuxan jecla muda 2sno jceyl an wada dhiseyn anigu wxba an ka galb san bu iga biye barya kdipna in uu gursady ban fbda ka arky wagaba kolka bu ibarya wn malesn wye xaqiq mel wlbn kala xiriry blse jwb wu isan wye dabadedna wn is ka quste blse hada talo isi ya wllalha qlbiga cidba wn amini la ahy ruxan isku dayana ina amino xumn ban ku arka wn iskdayaba cid wlba ina walashdo ba iga so hadhy mnagaranyo wxn sameyo 😥💔
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Jacaylku waa xanuun inader ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo Ruuxka wanaagsan kii hore inaa Hesho baa laga yaabaa
@mohamedaamiin7757
@mohamedaamiin7757 4 жыл бұрын
Alle (SWT) Qalbiga haku qaboojiyo Qisaadasi anigaba wey igu dhacdey wll blse Samir iyo kalsooni kaga dabaashey Wxn ku fikiri jirey xirir dambe ha sameyn marka wllshey alle bari in mid ka khayr bdn kugu bedelo insha allah
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Sorry Abaayo 😭naag Aan Aamino la Ahay
@ioe6468
@ioe6468 4 жыл бұрын
Cidna ha aamjnin sister, Illahay uun aamin. 👓👓👓👓
@hmhfootball276
@hmhfootball276 4 жыл бұрын
Wll haa wey jirtaa anigaba wlhi ma aamino cid maxa yelay qof ayan u aminay sidi unanu igaba tegeyn mudo laga joogo 1 sano wx xidhidha ma sameyn wayo dumarkaba waxan ka aminay inay wada khiyanole yihin marka wll qof aad xulanaysaa ha ahaado qof ILLAAHAY ku xidhan oo runta yaqan tasina wa ani aragti dayda
@amiinyarechannel
@amiinyarechannel 4 жыл бұрын
Markaad maqasho arimaha noocaya waad is odhanaysaa jacaylka gabigisaba mayska.dhaaftaa
@ahmetthaykall3661
@ahmetthaykall3661 4 жыл бұрын
QisoH .......
@mohametarsho4359
@mohametarsho4359 4 жыл бұрын
Ar jcylaa🤣😂❤
@maxamednuurdiin8940
@maxamednuurdiin8940 4 жыл бұрын
Waa beeN jaceyL💔
@hamdasaciid1160
@hamdasaciid1160 4 жыл бұрын
Yaa Yidhi Majiro Cashaq oo Jahilnimo shegtY♥️💖🤪
@hamdaabdirashedosman3258
@hamdaabdirashedosman3258 4 жыл бұрын
Haaa wlee filmkii lugooyo ayaabe izu zoo eegydn
@samiaali8694
@samiaali8694 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 miskiiin dacada ayey ahay .ax lakiin nabsigagu u helidoonaa
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 4 жыл бұрын
Way dhacdaa wlhi anaaba dhwr og sidaa lo galay
@hmhfootball276
@hmhfootball276 4 жыл бұрын
Adaa ugalay sow maaha
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 4 жыл бұрын
Jacaylka calaf ayaa ka weyn zxb Alle tuu kuu qoray waad heli
@mukhtaaryareofficial616
@mukhtaaryareofficial616 4 жыл бұрын
Pro dayax fillms horaY uzoco❣
@monaebrahin831
@monaebrahin831 4 жыл бұрын
Qisa hayaa anigana xage kuso bandhigaa indro
@hamdakhader9278
@hamdakhader9278 4 жыл бұрын
Qof mba arkin le gbdhu aadbay ufoolxumyd 😂 allha qalbiga kagarebo hda waa marwe🤲😔
@MESUT188
@MESUT188 4 жыл бұрын
Kolayba commentigan way aqrinaysaa ayadiiye Waxaan leenahay Ninka inaad ku ciyaarta may aHayN ina gumeedad baad thye😂
@calimahameddalan5057
@calimahameddalan5057 3 жыл бұрын
Wllo miyaan lanbar lagaaga soo xidhiidho nosoo dir
@amaalibraahim7948
@amaalibraahim7948 4 жыл бұрын
C raxmaan qoso iyo qiiro Maaxaa kugu dhiiri galiyay Ma aday ku heshay qisadu
@yaxyehtayga5103
@yaxyehtayga5103 4 жыл бұрын
dayax flims ugu kaly qisooyin murugA keep going wllday
@apdallamahamedalim.a7334
@apdallamahamedalim.a7334 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay cabd raxmaan iyo dayax show
@dr.shideyare6924
@dr.shideyare6924 4 жыл бұрын
Thanks ustaad c/raxmaan cilmi
@halimaismael391
@halimaismael391 4 жыл бұрын
Waxee dhahayaan nin calacalaaya maxaa waaye hadana ragii aaway dumar lee miyaa calacalaya subhanallah dadkan meel la raacdo maleh ilaahay haku siiyo mid ka wanagsan aboowe I.a
@fadawzaabdirahman9013
@fadawzaabdirahman9013 4 жыл бұрын
Walaahi waanxayba
@safaayaan2672
@safaayaan2672 4 жыл бұрын
Waan kaxumay wlkay qalbi jabka kudhacay Aduun kuba wada khiyaa madaas waye zamirka badi ban ku leeyay wlo calafkaa ga waad heli maalin dhaw insha lllh
Hargeysa Inta Uu Ugu Yeedhay Ayuu Naag Kale Guursaday Qiso Jacayl
16:34
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
Harada kala qaybisa Xuduuda ethiopia iyo somaliland | LooYar?
9:13
QADDAR | Part three | Somali Drama | 2020
11:01
Somali Drama
Рет қаралды 133 М.
Dagaalkii iyo dhimasho iyo dhaawac
9:46
Konfurgalbed TV
Рет қаралды 1,6 М.
SOO DHAWAYNTII MUNA FAYSAL EE MAGAALADA JIJIGA
5:00
Dirisle Somali
Рет қаралды 132 М.
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН