ILAHAY CANADA🇨🇦 IDIN MA GEEYO😀 1QOF OO "AAMIN" DHAHA WAA LA WAYAY😂WA DUCADI UGU HOREYSAY OO LADIIDAY

  Рет қаралды 113,526

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@FadumoMohamud-re9ym
@FadumoMohamud-re9ym 7 ай бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤
@HabiiboMohamed-z7i
@HabiiboMohamed-z7i 7 ай бұрын
Scw
@CQAADIRCAPTANKA
@CQAADIRCAPTANKA 7 ай бұрын
scw apaayo ajar baa sha qeesanysaa
@BeberisMaxed-wq9fm
@BeberisMaxed-wq9fm 7 ай бұрын
Scw scw scw
@CabdirahmaanCabdulaahishiikhom
@CabdirahmaanCabdulaahishiikhom 7 ай бұрын
Asc
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 7 ай бұрын
Digniin Magaca Allah ama magaca Nabigeena Mohammed (NNKH) like haku raadsan Plz 🙏
@IsmaailFaraaah
@IsmaailFaraaah 7 ай бұрын
Adiga wayabe
@CrisaaqMaxamuud-uv3bw
@CrisaaqMaxamuud-uv3bw 7 ай бұрын
❤❤❤😂😂🎉
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 ай бұрын
Ramadan Allaha Nabad Nagu Gaar Siyo ❤
@AnasJojo27
@AnasJojo27 7 ай бұрын
Aamin❤
@XudayfeCabdi-z6c
@XudayfeCabdi-z6c 7 ай бұрын
Ilaahay dhulkeena iyo dadkeena nabad nooga dhig yaa rabi amiin amiin 🤲🤲🤲😭
@saidhussein9037
@saidhussein9037 7 ай бұрын
Aamiin y’Allh
@XudayfeCabdi-z6c
@XudayfeCabdi-z6c 7 ай бұрын
I.a ilaahay wuu inaga aqbali doonaa
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 7 ай бұрын
Ameen ya Allah 🤲💯
@shijo2055
@shijo2055 7 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@siteysirija1353
@siteysirija1353 7 ай бұрын
Amiin
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif 7 ай бұрын
Aamiin yarabi
@Hush60
@Hush60 7 ай бұрын
aamiin yaa raabi
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 7 ай бұрын
Amiin Amiin ya Rabbi
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 7 ай бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤
@bashirmaxamud5162
@bashirmaxamud5162 7 ай бұрын
Team Zaki binu xaaji like saara 👍
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 7 ай бұрын
The people who live in Africa, they don’t understand what is the sheikh talking about, but the one who is living Qurbe we understand very clearly. I hope one day we go back to our country and it will be better than western in shaa Allah.
@nocapnobs7845
@nocapnobs7845 7 ай бұрын
Understand what? we ruined our country over qaabil, corruption, violence and it is now 35 years??? 35 years of qabiilniimo, war, piracy, theft, etc. okay, so the qurbe gave us another chance, they even pay you ayuto and you get an education, free housing, food, etc. and what do somalis do? gangs, violence, rappers, etc. How can you come to someone else's house and instead of adapting, you continue down the same road? lol inalillah
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 7 ай бұрын
Ya rabbi Amiin 😢 so true we’re so tired 😪
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 7 ай бұрын
Tan iyo 1996 ayaa joogaa, dhib ma leh ka ahayn qabooga aanan mar mar caadi ahayn. Kan marqaanjstaha ku ah Soomaaliya, Kanada mid nolosha ka dhacay ka ahaanaa. Kan horumar dalkeena ka sameeyey, dhaq dhaqaaq leh, Kanadana qof shaqeysto iyo firfircooni la joogaa. Shaqsiga waaye ee dalka ma'aha.
@teammotivation1952
@teammotivation1952 7 ай бұрын
Exactly😢
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 7 ай бұрын
@@waryaawariiri1812 Dream country waye Canada 🇨🇦 insha allah one day wan imani
@FarahMahamed-r2k
@FarahMahamed-r2k 7 ай бұрын
Ilahoow sheikhaas soceli ooo boskisa igeee ani Africa waan kudaale 😢😢 hadaad igu racsantahay 👍 dhac kusiya
@Xalluna
@Xalluna 7 ай бұрын
Ilaahow canada 🇨🇦 igeey si aan cil uga baxo on usheqesto ilmaheyga iyo walidkeyga ugu shaqeyo amin iraciya sharcina iguma dhibo amin idhaha plz
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 7 ай бұрын
Dhmntenba اللهم ءامين يارب العالمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 7 ай бұрын
Allahuma aamin aamin dhamaantenba
@SaladAdam
@SaladAdam 7 ай бұрын
Amiin
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 7 ай бұрын
Maya abayo sidaas duco maaha ilahow haday kheyr ii leedahy igee hadii klan wax ka khayr bdn igu badal haa
@AbdullahiAhmed-y4o
@AbdullahiAhmed-y4o 7 ай бұрын
Wll ciil qaldanbaa ku haya. Dalka in laga cararo ayaa ciil ah inoogu filan . Dhib iyo dheefba dalkaaga kuu bahan inaad ku noolaato. Canada ciil loogama baxo ee ayadaa ciil ah waayo dhul aadan lahayn waa dareen ku joog ogow
@siciidcabdimohamed7990
@siciidcabdimohamed7990 7 ай бұрын
Wax walwo wadankayga igala way gaajo an ugu dhinto xitaa💙🇸🇴💙
@LiibaanAxmed-bn4zn
@LiibaanAxmed-bn4zn 7 ай бұрын
Nin rageed 🎉
@hawomohamed507
@hawomohamed507 7 ай бұрын
Maasha Allah, wadani ayaa tahay. Dhulkaaga wax kuu dhaamo maleh. Waxaan ku noolahay London 17 sano sidaan kusoo noqon lahaa habeen iyo maalin ku fikiraa.
@HoodoMaxamuud-n4n
@HoodoMaxamuud-n4n 7 ай бұрын
Aaamiiiin ilaahay nama geeyo🤲🤲 canada Xagay Jannadii noga dhigeen dadkan, war ani wadankayga ku qanacsani haddii xataa uu rogmanayo.
@Lav-Dhun_gasheY
@Lav-Dhun_gasheY 7 ай бұрын
Amiin ya rabi
@Guled_yare904
@Guled_yare904 7 ай бұрын
No amin😂
@Dhamaystiran__dumarland
@Dhamaystiran__dumarland 7 ай бұрын
Illahay ha ina geeyo amiin dhah 🤲
@zbdiark
@zbdiark 7 ай бұрын
@@Guled_yare904 No amin
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 7 ай бұрын
Bacteria always bacteria😂
@apdulaziizathlastube3817
@apdulaziizathlastube3817 7 ай бұрын
​@@Dhamaystiran__dumarlandAamin
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 7 ай бұрын
Meel uu isaga intaas ku noolaa inuu dhaho Ilaahay idinma geeyo waa qalad qof walba meeshii uu Kheyr ugu jiro Ilaahay ha geeyo.
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 7 ай бұрын
Kkkkkkk meesha si fiican looguma noola
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 7 ай бұрын
​@@rahmaosman7946, horaa lodhahay dab aada kulayl kiisa arkin dambaskiisa Laga maleexdo
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 7 ай бұрын
Dhmntenba اللهم ءامين يارب العالمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nasriina3355
@nasriina3355 7 ай бұрын
Hadey run ka tahay isaga muu wadankiisa kusoo laabto, bal wuxuu nooga sheekeynaayo arag. Ilaahey qof walba meeshii kheer ugu jiro ha geeyo
@isruush4252
@isruush4252 7 ай бұрын
Illahow Canada 🇨🇦 sabab la'aan noogu dhex tuur ada weyno waaxide aamin dhaha 🤲🏼🥺😂
@ApdiqaniAhmed-c7f
@ApdiqaniAhmed-c7f 7 ай бұрын
illahoow hana tuurinee si tartiiba noo gee🥹🤲😂
@HabibaAdam-lr4go
@HabibaAdam-lr4go 7 ай бұрын
Aamiin
@AnfacCadey-fi7sx
@AnfacCadey-fi7sx 7 ай бұрын
Amiin ya rab
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 7 ай бұрын
Ilahow hana turine si tartiiba no gee😅❤
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 7 ай бұрын
Tana duco ah amiin ya rabilcalmin😂
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 7 ай бұрын
Yarabi dhulkena nabad iyo barwaaqo amiin aamiin aamiin aamiin
@anabkeynan2126
@anabkeynan2126 7 ай бұрын
Kusali nabiga muhamed sce ❤❤
@Husuucali
@Husuucali 7 ай бұрын
Scw
@raagegureycabdule9310
@raagegureycabdule9310 7 ай бұрын
aaamina yaa rabi aniga canada ilahay ima geeyo canada garoowe aya ii ah wan heystaa canada ee ilahay caafimada ha igu siiyo aamina yaa rabi❤
@abdirahmanahmed3599
@abdirahmanahmed3599 7 ай бұрын
War aanaaidiin sheegi ye waxaa yaala nolol adag ee darkened alpha noo maceeyo oo hands hagaajo base hadii aynan inagu hagaajin yaa into harassing oon sugaynaa
@samiracabdiqaasimjeele-wx3yf
@samiracabdiqaasimjeele-wx3yf 7 ай бұрын
Amiin yaa rabi I.n shaqo fcn ilaahi noo bixiyo I.n😢
@laarr6362
@laarr6362 7 ай бұрын
I live in Canada for the last 34 years and walahi it is not easy
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 7 ай бұрын
Aamiin Aamiin ❤anaga ilaahoow naga kaxee oo noo celi wadankeen Aamiin Aamiin
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 7 ай бұрын
Golden voice❤😊
@Burco.
@Burco. 7 ай бұрын
Somaali is not easy ❤❤❤
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 7 ай бұрын
Ilahayowl xajka ii gee amiinta ii raaciya Canada waanba joogaaye Ilahayow nafta hayga qaadin adoon iga so nabad celin Wlhi shekha waa runtii dhib lee taalo
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 7 ай бұрын
Dhmntenba اللهم ءامين يارب العالمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@FartuunAli-kc7gn
@FartuunAli-kc7gn 7 ай бұрын
Aamiin yarabi dhamaanten allah anagoo nabadqabna hanagasoo nabadceliyo wadankena iyo wadamada islaamka allaha nabad nooga dhigo
@Muusaahmeth
@Muusaahmeth 7 ай бұрын
ALLAH IS ONE ❤❤❤
@habsamouse5994
@habsamouse5994 7 ай бұрын
Wlhi ameen ayaa dheh aniga borama ayaa ii ah canada wadanka qofkii shaqo ku haysta Canada uma ogadi😂😂😂😂😂😂
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 7 ай бұрын
Runtaa walee
@SihamCaday
@SihamCaday 7 ай бұрын
Waxan umalayn in uu sheekhu soo guuray muxaadiradaa ha la soo wada dhagaysto 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ina_cabdidheere
@Ina_cabdidheere 7 ай бұрын
Muu soo gurin rerkisa waa hogan canada
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 7 ай бұрын
Ciyaalkiisii xaaskiisii hore ayaa Canada ayaan umaleynayaa. Ee ciyaalka iyo xaaskiisii dambe Nairobi bay la joogaan
@Ina_cabdidheere
@Ina_cabdidheere 7 ай бұрын
@@ZuZuDahabo mid cusub 2021 ki gursadan ku ogaa Nairobi
@AsiaJama-v2p
@AsiaJama-v2p 7 ай бұрын
Aynu ku wada salino nabigen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤🎉❤🎉❤❤
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 7 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم🥰🥰🥰
@Dhibleyyyyy
@Dhibleyyyyy 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@MURSALismaaciil-n1r
@MURSALismaaciil-n1r 7 ай бұрын
Asc team saki binu xaaji (saraakiisha)👋👍👍👋👍
@dheereyechannel
@dheereyechannel 7 ай бұрын
Big legend always saki ibnu hajio another's levels reactions tiktoko Canada isn't easy 👍💯❤😀❤😊
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 7 ай бұрын
ilahay nama geeyo USA, canada & all wadamada western ka ah deganansho kama rabo ee wadankeena ilaha nabad ha nooga dhigo inshallah Aamin
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 7 ай бұрын
Aamiin wan dhahay tan wuu ii hoos galiyay sheikha Lkn UK 🇬🇧 iyo USA 🇺🇸 baa ii furan Alle ha Ina geeyo, Aamiin dhahada…🤲🤲🤲
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 7 ай бұрын
😂😂😂
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 7 ай бұрын
Amiin🤲🏼😂
@tifowchannel4816
@tifowchannel4816 7 ай бұрын
aamin yaa allah allow noo aqbal ducada shiikha
@XaliimaMohammed-mp2of
@XaliimaMohammed-mp2of 7 ай бұрын
Ilaaheey Canada hana geeyo dhibkuu shiiqu arkayna namatuso aamiin dhaha😂🤲
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 7 ай бұрын
Allah kumageyo
@badrirashid4206
@badrirashid4206 7 ай бұрын
Waan idin salamay dhalinyaro ❤ Hadii aynaan inagu wadan keene dhisan yaa ino dhisi Wadanka ha la jeclaado canad ba ragbaa dhistay oo ka dhigay Sidaa aynu ku riyonayno tagideeda Qof kastaba waxa u yaqaano wadanka hataro waa lo baahan yahay
@YaziinMaxamed-yq7nn
@YaziinMaxamed-yq7nn 7 ай бұрын
Illahay bilaa sabab canada iyo America haynoo geeyo insha allah ❤❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 7 ай бұрын
Wadamada gaalada nabiga scw ayaaba dhahay ka haajira hadana waaba loo haajirayaa
@SahraMukhtaar-i6n
@SahraMukhtaar-i6n 7 ай бұрын
Canada aniga wan jeclahay alah igeyo❤😢
@sharmarkenur
@sharmarkenur 7 ай бұрын
Canada is good Sh raage sooguur adiga IYO ciyaal kaaga
@Maanka-252
@Maanka-252 7 ай бұрын
Waziir si qasab ah ayaan idiin salamay dhaman adiga iyo inta kugu xiran Aamin aamin aamin 🙏🙏🙏 ilahey agtisa waxba kama ahan ilaahey ayaan kamagan galay canada
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 7 ай бұрын
Aamin Aamin dhaha in Alle ka so celiyo kuwa canada jooga oo family kaygu yhoreeyaan xaasidinta ikaxayn waayey
@Maankaofficial1
@Maankaofficial1 7 ай бұрын
Zaki bin xaaji inader fany tahay wlhi stress ayan muqaladada iska babiya mararka qaar mida kale saxibayal alle soonka ha ina gaadhsiyo insha allah
@Albadmoha22
@Albadmoha22 7 ай бұрын
aamin illow meelkasta oo xun hageyn ruux.islama
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 7 ай бұрын
Haddii eeysan kheyr ugu jirin oo shar bes uu kala kulmaayaan ALLAH ma geeyo
@asinababe
@asinababe 7 ай бұрын
Aamiin aamiin Canada waxaa noga qurux badan wadan keena somaaliya
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 7 ай бұрын
Amiin rabiyow dalkeena no hagaaji
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 7 ай бұрын
Ilaahey canada nama geeyo.... aamiin.....
@abdalleibrahim
@abdalleibrahim 7 ай бұрын
Holland ilaah ha idin geeyo, aamin aamin dhaha
@Subarman32
@Subarman32 7 ай бұрын
Ilaahay canada ha ina wada geeyo❤
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 7 ай бұрын
Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Allah Walahi Waa iga daacade Aniga Khaatiyaan Ka Taagan Kanada iyo Wadamadaas Reer Galbeedka Walahi Waxaadan Doonayn Wuu Kusoo Doontaa Ehelkaan Kukala Dhimanay Safka Maantaan Kugudarnaye Aqbal Ana Diiday Allah Qalbigayga Magaliyo Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 7 ай бұрын
Ilahow canada na gey Aamiin
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 7 ай бұрын
Alahumaa Amiine anaba dhahaya sheikh dhib Lee u argaya marka u naka docenaya, Allah xa dhowree
@MaxamudCakim
@MaxamudCakim 7 ай бұрын
Ilaahay Canada 🇨🇦 idinba geeyo balse America 🇺🇸 ha idingeeyo aamin dhaha
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 7 ай бұрын
😅😅😅
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 7 ай бұрын
2 daba waarawaa
@Mandeeqa
@Mandeeqa 7 ай бұрын
Aamin
@caziizohanuun3883
@caziizohanuun3883 7 ай бұрын
Illahayow meeshi kheyr nogu jiro 🤲
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 7 ай бұрын
Wa joognaa Allah nagu xafido aamiin dhaha.
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 7 ай бұрын
Aamiin Aamiin wadankeena Alle ha noo ha gaajiyo.
@mohamoha8824
@mohamoha8824 7 ай бұрын
Aamiin yaa rabi canada kaliya mahine qurbahoo dhan illahay ima geeyo marka laga reebo xajka
@NadifoMohamudOsoble
@NadifoMohamudOsoble 2 ай бұрын
ilaaheyow igeey yarabi halmar kaliya igeey❤❤
@ShukriMaxmed-c3v
@ShukriMaxmed-c3v 7 ай бұрын
Sheeqa waa run warkiisa
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 7 ай бұрын
Aaamiin yaa rabi Aaamiin Ilaahay dalkayaga ha noo barwaaqeeyo Aaamiin
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 7 ай бұрын
Ilaahay wadan gaalo nama geeyo Aamiin 🇨🇦🤲🏽
@Khaled_K_M_F
@Khaled_K_M_F 7 ай бұрын
Amiin yala dhihin bari ayaan usocdaa Canada 🇨🇦
@MohamedAmin-by7kl
@MohamedAmin-by7kl 7 ай бұрын
Amin ya rabi
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 7 ай бұрын
Aamin waana jogaaa😂😂😂😂😂🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 7 ай бұрын
Amiin amiin ilahay dhul galaad nama geeyo arsaaq khayr qaba ha no furo
@MouhiyadinahmedOsman
@MouhiyadinahmedOsman 7 ай бұрын
Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
@cabdilaahifaarax2725
@cabdilaahifaarax2725 7 ай бұрын
Ku saliya nabigeen scw❤❤❤😊
@Ramlaahmeth
@Ramlaahmeth 7 ай бұрын
Ilahow bila sabab canada 🇨🇦 iyo America hanageyo 🤲😂
@HandaLm10
@HandaLm10 7 ай бұрын
Amiin yaarabi🤲😂
@Queensuraee
@Queensuraee 7 ай бұрын
Aamiin❤❤❤❤
@AnfacCadey-fi7sx
@AnfacCadey-fi7sx 7 ай бұрын
Amiin ya rab😂❤🤲
@hassanxikmaawi5965
@hassanxikmaawi5965 7 ай бұрын
Ilahayow dalkaa ubaahan beena leyda 😅
@Ramlaahmeth
@Ramlaahmeth 7 ай бұрын
@@hassanxikmaawi5965 ducada jaamka kada wll 😂🩴
@yaskataqa7314
@yaskataqa7314 7 ай бұрын
Ilahi adunka meshi kheir igujira haigeyo. Hata haba ahate meshan anjoga
@MubarikSayid-ok1mq
@MubarikSayid-ok1mq 7 ай бұрын
Wasiir aDiGaNa Qurbaha ilahay haka so wado amiin dheh 😂😂
@shukriali9899
@shukriali9899 7 ай бұрын
Kkk qosol bay iga baxen iyo mid dhaha ilahow igey kanpalow imaday masjid towxid
@meryenseid3398
@meryenseid3398 7 ай бұрын
Amiin 1000 time Alhamdulilah ❤
@moaliim
@moaliim 7 ай бұрын
Alxamdulilaah, Illahay ha ii dirin wadan gaalo🇸🇴❤
@HanadNour-lv2hn
@HanadNour-lv2hn 7 ай бұрын
🇨🇦 Canada alla ha idiin geeyo Aamin dhaha
@SalanIsmail
@SalanIsmail 7 ай бұрын
Sheikh wadad maaha . Ee waa warma qabe aan dalka iyo xalada dhalinta la socon
@pkoshaz8984
@pkoshaz8984 7 ай бұрын
Amiin ilaahow hanagayn Canada
@ridwaanmustafe-d6u
@ridwaanmustafe-d6u 7 ай бұрын
Aamiin ilahy canada nama geeyo 🤲 alx dhulkayaga ayaan nabad ku ahy ❤😊
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 7 ай бұрын
Tan iyo 1996 ayaa joogaa, dhib ma leh ka ahayn qabooga aanan mar mar caadi ahayn. Kan marqaanjstaha ku ah Soomaaliya, Kanada mid nolosha ka dhacay ka ahaanaa. Kan horumar dalkeena ka sameeyey, dhaq dhaqaaq leh, Kanadana qof shaqeysto iyo firfircooni la joogaa. Shaqsiga waaye ee dalka ma'aha.
@mowcade2361
@mowcade2361 7 ай бұрын
amin adiga neh yurub alaha kasoo tarxiilo amin dheh🤲
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 7 ай бұрын
Aamiin ilahey namageyo wadankena nabad hanoga dhigo
@ceeblocabdiaden3376
@ceeblocabdiaden3376 7 ай бұрын
Aamiin haday qayr ii leheen
@sharieffahmed2159
@sharieffahmed2159 7 ай бұрын
Dadka igaranayaa magaceyga weyba ilaaween oo waxa ay iigu yeeraan Canada sheikh saciid no aamiin
@QaliCawil
@QaliCawil Ай бұрын
Aamiin ilahayow haigeen kanada Aamiin 🤲🤲
@HooyoMachaallah
@HooyoMachaallah 7 ай бұрын
Amiin ileen geel aan raaco majooge
@mubarikmk4096
@mubarikmk4096 7 ай бұрын
illahay nama geeyo aamiin
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 7 ай бұрын
Soomaaliya ilaahey Canada hanooga dhigo
@UR.c.ronaldo60
@UR.c.ronaldo60 7 ай бұрын
Mansha allah 800k yaan sugaynaa saraakisha insha allah
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 7 ай бұрын
War waddanka cadaalad io shaqo wey taallaaye adigoo kalaa ka carareen hanaga caayin
@maxamadcabdisalaan9967
@maxamadcabdisalaan9967 7 ай бұрын
Aamiin ilaahey kanada imageeyo somalia ayaan ku heystaa pro
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 7 ай бұрын
Aamiin ilaahow ha igeyn
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 7 ай бұрын
Amiin yarabi ilahay nama geeyo wadan gaalo
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 7 ай бұрын
Aamiin yarabi ilahay wadan kena hano barakeyo🤲🤲🤲
@RudiiPpe
@RudiiPpe 7 ай бұрын
Illhy somaliya ha naga wad ka xeeyo amiin dhaha🤲🤲🤲🙈
@queendahabo
@queendahabo 7 ай бұрын
hadey shar tahay alle namageeyo aamin yaarabi ❤
@haboonyuusuf-xf6jk
@haboonyuusuf-xf6jk 7 ай бұрын
Amiin Insha Allah
@dream_______________girl
@dream_______________girl 7 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi lkn 🇬🇧 London insha Allah
@faizahassen4725
@faizahassen4725 7 ай бұрын
Illaahayow Nagu Nabad gali Anaga Owlaadana Noo xifdi🤲🤲🤲
@king--shuria.
@king--shuria. 7 ай бұрын
Amin Amin 🤲🤲
@samsamsaciid9749
@samsamsaciid9749 6 ай бұрын
Aamiin yarabi
@Sport-Khayo
@Sport-Khayo 7 ай бұрын
Amin Amin allaha ku barakeeyo sheikh, xaqiiqada ayaa sida ah , canada Maxa yaala dhib iyo qabow waxa anan ahayn.
@ElmiAbdi-d4z
@ElmiAbdi-d4z 7 ай бұрын
Allahayow canada naage amiin
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Xil.Maxamed Abiib iyo Wajaale
3:17
Sharbi Media
Рет қаралды 1,5 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57