No video

Faaiidada Geedkan kujirta Hadaad ogaan Lahayd wax kale ma isticmashen jirka iyo Guriga sidu kadhigin

  Рет қаралды 116,803

ilfis Family Channel

ilfis Family Channel

Күн бұрын

Faaiidada Geedkan kujirta Hadaad ogaan Lahayd wax kale ma isticmashen jirka iyo Guriga sidu kadhigin

Пікірлер: 167
@hfg2420
@hfg2420 10 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم جزاك الله خير ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cm4hz5kj6z
@user-cm4hz5kj6z 9 ай бұрын
Masha Allah❤🎉 Thank you
@zamiiramohaindho7913
@zamiiramohaindho7913 24 күн бұрын
امين يارب العالمين ❤
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 9 ай бұрын
Masha Allaah Tabaaraka llaah Allaahu ma barik Yaa rabi ❤❤❤
@rukiaralio4766
@rukiaralio4766 10 ай бұрын
Runta wa aniga sanadki 4rada isticmaaloya aadaa ugu fa iday ilamaha qur.anka xifdisa ku adagyahay 6bil kahor ba shekh iaoqoray ayado lacabaayo ❤
@hamdidahir5463
@hamdidahir5463 10 ай бұрын
Asc wll bl isoo jawaab limo afar sano jira oo hadalku ku adagyh masiin kara
@Intisaamofficial
@Intisaamofficial 10 ай бұрын
Haaa waa sii kartaa bismilaah dheh gabar shanjir ayan siiyay alx wax dhibana maqabto walal
@zuhurahmed6260
@zuhurahmed6260 10 ай бұрын
Abyo ilmo 3 jir ma siin kara
@sahraosman6818
@sahraosman6818 10 ай бұрын
Hbo luubaanta midda la cabbo tee waaye, iyo qaabkee looga sameeyaa cabitaan
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
Thanks xbty
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 Ай бұрын
Masha allah ❤❤
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 10 ай бұрын
Mansh Allaah khayr Alle ha kusiiyo aamiin
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 9 ай бұрын
❤s❤c❤w❤wcs hbo jisakallahu qeyran hbo masha allah alayaxafidag
@muminakelifa9576
@muminakelifa9576 9 ай бұрын
Mashallah tabarkallah keep going my sister
@user-fx1df9ng6n
@user-fx1df9ng6n 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marftoons5249
@marftoons5249 10 ай бұрын
Thanks Dr All above !!!
@UbaxCali-i2s
@UbaxCali-i2s Ай бұрын
Masha allh
@laylacali7840
@laylacali7840 9 ай бұрын
Masha Allah shukran
@kahaomar1829
@kahaomar1829 9 ай бұрын
manshaAllah jisa Allahu khayr amin àmin àmin àmin àmin àmin àmin àmin àmin àmin àmin
@Wankooshow
@Wankooshow 9 ай бұрын
Continue more language🎉❤ I am oromo from Ethiopia
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
Saaa maxaa halkaan ku keenay adoo Ethiopia ah
@safiyaabdiaziz1829
@safiyaabdiaziz1829 10 ай бұрын
Masha allh walaaleey sidee qurux. Loogu isticmaalaa noosoosheeg qaali
@nimco8772
@nimco8772 10 ай бұрын
l
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 9 ай бұрын
Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 9 ай бұрын
Alxm ilaahay ha ku xifdiyo qaali xabiibti
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 10 ай бұрын
Masha Allah ❤🎉Thank you
@haawolool1860
@haawolool1860 10 ай бұрын
haa abaayo masha allah waa cajiib luubaanta ilaahey haku xifdiyo
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 9 ай бұрын
Maskaha wejiga lamarsado ku darsada inaa shiidaan aad ayey u fiican tahay lubaanta . ❤️
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 10 ай бұрын
Magacyo badan ayay leedahay 1 luubaan Dakar 2 foox 3 maydi 4 xiji. magacii shanaad ayaa iga maqan siwanaagsan ayaan u aqaan diini iyo maadiba faa iidooyinkeeda
@marianjama9302
@marianjama9302 9 ай бұрын
Mashalaha tabarakalaha❤❤❤ isda locabana sodir xabibtey inshalaha alaha haku xifdiyo
@user-fy2xi6cn3e
@user-fy2xi6cn3e 10 ай бұрын
Subax walba shita faaidadan ku Ma Ogeen Anaa Iska jecla
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
Jazakalaah walshay
@sahraisse2676
@sahraisse2676 9 ай бұрын
Luubaanta guriga lagu shido shayaadiintu masoo gasho .bacteriada hawada ku jirta way dishaa Xifdinta .isqurxinta aad bay ugu fiican tahay
@shaaciyocaraale6233
@shaaciyocaraale6233 10 ай бұрын
Mashallh walashay
@abdimeigag4410
@abdimeigag4410 10 ай бұрын
Thanks jz khair
@sumayahassan2808
@sumayahassan2808 8 ай бұрын
Mansha allaah wlshy kheyr alle hakusiyo
@dahabo-ek6mr
@dahabo-ek6mr 9 ай бұрын
Mashaa allah tabaarakallah ❤❤
@user-mv8pt4kl2p
@user-mv8pt4kl2p 9 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@XasanCali-po5ln
@XasanCali-po5ln 9 ай бұрын
Jasaa,ul khayr Masha Allah mamo
@quenraxma292
@quenraxma292 10 ай бұрын
Reer puntland hadaan nahay illaahay baa nogu roonaday aad baan u isticmaala mahadsanid wll alx❤❤❤
@zuhurahmed6260
@zuhurahmed6260 10 ай бұрын
Abyo garowe ayan joga xage ka heshay
@mandeeqmay5126
@mandeeqmay5126 9 ай бұрын
@@zuhurahmed6260😂😂😂cayaatta daa hee
@SowdoMaxamadnuur
@SowdoMaxamadnuur 9 ай бұрын
Asc Mami alle hakuxafido
@sahraosman6818
@sahraosman6818 9 ай бұрын
Hbo, luubaanta cabitaanka laga sameeyo noo sharrax insha Allah.
@Khadiijo-xn5yv
@Khadiijo-xn5yv 4 ай бұрын
2:03
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 10 ай бұрын
❤❤❤❤Masha Allah illahy haku xafido qaliyey
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 10 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah jizaaka’Allaah Qayr ❤
@user-jl3ng3bx2x
@user-jl3ng3bx2x 7 ай бұрын
mash allah xbbt
@user-np6ij6gm5v
@user-np6ij6gm5v 10 ай бұрын
Maasha alah jisaakalah uqti filah ❤
@saeedjama-mj2jx
@saeedjama-mj2jx 9 ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamkhalif8064
@maryamkhalif8064 10 ай бұрын
Masha Allah wa sax
@mascuudmohamedali1950
@mascuudmohamedali1950 10 ай бұрын
M.allah mahadsanid
@user-ze6hb9jb9b
@user-ze6hb9jb9b 9 ай бұрын
Thanks qaali❤❤❤❤
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 10 ай бұрын
Thanks
@shukriali444
@shukriali444 10 ай бұрын
Mashallah mahadsanid xabibti 😍❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 10 ай бұрын
Maasha allaha ❤️❤️👍🤲
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 10 ай бұрын
Mashallah Allah ❤❤❤❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 10 ай бұрын
Noo soo badi muuqaaladan
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 10 ай бұрын
Mansha alah
@sumayacali4149
@sumayacali4149 8 ай бұрын
KANAACADA AYAA UKANAS TAY ABAAYO KALAB WAL BU KURIKA AYAA KUSHIDAAT❤❤❤❤
@professorfarhan576
@professorfarhan576 10 ай бұрын
Mashallah siz ❤❤❤
@ASaTERMIDIYA
@ASaTERMIDIYA 9 ай бұрын
Maash aallhaa ❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 10 ай бұрын
Masha Allah
@nuuramuuse6515
@nuuramuuse6515 10 ай бұрын
Mnsha allaah wll mhdsanid
@MaaidaAbuukar-kv7mw
@MaaidaAbuukar-kv7mw 10 ай бұрын
Mshaalah
@user-mv8pt4kl2p
@user-mv8pt4kl2p 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@kafiyahabdihakim3070
@kafiyahabdihakim3070 10 ай бұрын
1.foox 2.luubaan 3.maydi 4xiji 5beeyo abayo puntland sababta loodhahaaba ah dhulkii uduga ee laga helo weeyaba
@raaxoshirecali3749
@raaxoshirecali3749 4 ай бұрын
Asc
@hawohosh9198
@hawohosh9198 10 ай бұрын
Haaraha wajiga waa shayga ugu qatarsan habka loogu daweyo qofkii rabo waan ka caawinaa bilaa shuruud abaayo wey u fasaxday in mesheda lagu kala faadideysto
@hawohosh9198
@hawohosh9198 10 ай бұрын
Insha allah
@miimisahal2304
@miimisahal2304 10 ай бұрын
Iisharrax wl qaabka isticmaalka
@FalisCiise-iu7qd
@FalisCiise-iu7qd 10 ай бұрын
Abayo sida haaraha loogu daa weeyo noo soo sheeg waan kusugeyna
@aminaabdirizack3236
@aminaabdirizack3236 10 ай бұрын
Abayo sida hahaha logu daweyo no sheg fadlan
@keyfomar
@keyfomar 9 ай бұрын
Abyo soo sheeg qaabka haarta lowgu daweyo
@hawafarah2410
@hawafarah2410 10 ай бұрын
Masha alah jiza kalah khayr
@cashaahmed4407
@cashaahmed4407 7 ай бұрын
Masha alaah❤
@ayaannaaleyeh4429
@ayaannaaleyeh4429 9 ай бұрын
Jask❤Jaskalluallah kharayan my sister for sharing this imfatation
@FadumoJimcaale
@FadumoJimcaale 9 ай бұрын
😂x804
@ashaadan-tb5le
@ashaadan-tb5le 9 ай бұрын
​@@FadumoJimcaale1 l by. ❤😊
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 10 ай бұрын
Masha alaah sister 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 10 ай бұрын
Masha Allah sis I love you ilahay dartis adiga iyo family sis❤❤❤
@maidamadar1488
@maidamadar1488 10 ай бұрын
amiin amiin dhamaanteen ducada
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 9 ай бұрын
Allaahu akbar
@farhiahassan7048
@farhiahassan7048 10 ай бұрын
Wcs abaayo illaahay haku xiftiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caliismaciilshire3438
@caliismaciilshire3438 9 ай бұрын
Marsha alaah
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 9 ай бұрын
Ameen
@ifraaxsaleebaan
@ifraaxsaleebaan 10 ай бұрын
Masha.allaah
@adanismail9402
@adanismail9402 10 ай бұрын
Waadmahadsantahay
@fadumaabdi7411
@fadumaabdi7411 10 ай бұрын
Asc walalay iniga dhabarkaa aad iixanuuna dhaqatiirtana waxba iguma sheegaan ee maxan sameyaa qeyr allaha kusiiyee shukran❤
@Intisaamofficial
@Intisaamofficial 10 ай бұрын
Adkar badan aqri waxaa lagayabaa shayadiin inee kuhayan surah al baqra aad u aqri adoo wesa qabo banaanka aad marka baxesid inshallah waa ficnanee
@fadumaabdi7411
@fadumaabdi7411 10 ай бұрын
@@Intisaamofficial Haye insha allah mahadsanid walal
@sahraisse2676
@sahraisse2676 9 ай бұрын
Quraan is a saar waad caafimaadi insha allah
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 ай бұрын
​@fadumaabdi7411 Sax waaye siday walaalihi iga horeeyay kuu sheegeen Suuratul Baqarah iyo adkaarta akhriso. Waxaad kaloo sameysaa laxiriir dhakhtar oo Isbitaalka aad walibal Orthopaedic doctor yacni dhakhtarka Lafaha laxiriir. Madaawaatna waad isticmaali kartaa oo ah in aad isticmaasho Xulbo, tusaale iyado mira ah in aad habeenki biyo kuradiso oo ladhigto kadib aroorti blenderka kushiid macal biyaheeda haka daadin markaad shiido kadib kudarso Malab waayo wey kharaartahay Xulbadda. Allaha swt hanawada caafiyo dhammaan iyo intii islaam ahba. Aamiin yaa Rabbi
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 ай бұрын
Cafwan marka hore Madaawaatka Xulbadda ama flaxseedka ama Xabatu Radhaadka ama Huruuda qoyan kuwaas billow. Hadaad Madaawaatka waxba kadareemi weydo ood bogsan weydo laa qadarallaah. Markaas kadib uun aad dhakhtarka Lafaha. Waligaana ha isla Cunin daawo Madaawaat ah iyo Daawadda dhakhtarka. Daawa fooqa daawa ayey kugu noqon. Xanuun hor leh ayaa laga qaadi karaa oo ugu yaraan Caaro in uu qofka kaqaado ayaa suurta gal ah.
@princessnajax6498
@princessnajax6498 9 ай бұрын
Ilahay amarkii wan iska jeclahay wlhi in aan shito ma .na aqaan sababta aad ayn u jeclahay
@aliadow8203
@aliadow8203 9 ай бұрын
M,a abayo mcn
@cabdiraxmansheikhbaari774
@cabdiraxmansheikhbaari774 9 ай бұрын
Shukran wa talo fican
@user-tn3ql6rh9d
@user-tn3ql6rh9d 10 ай бұрын
Asc abaayo waanku salaamayaa lambarkaaga waas abka ma shaqaynaayo xageen kaala soo xiriiraa alaab ayaan rabaaye shiikhana salaan iga gaarsii alaha idin xifdiyo
@ilfisFamilyChannel
@ilfisFamilyChannel 10 ай бұрын
0254717467272
@GloLeaders
@GloLeaders 9 ай бұрын
​@@ilfisFamilyChannel9:03 Sister which one is the best Luuban ?
@sacda3315
@sacda3315 10 ай бұрын
Lubaanta magaciisa kale waa fooxa
@user-bi3bh2us8q
@user-bi3bh2us8q 10 ай бұрын
Sawirka aad meesha soo saartay ee gacanta ah waa sawir aysan cid walba xamili karin fiirintiisa ka badal waaal
@ashaomar6719
@ashaomar6719 9 ай бұрын
Waa sax dad badan ayaa dareenkaas leh. Brrrrrrrrr
@YaasiinMahamed-kv7bc
@YaasiinMahamed-kv7bc 9 ай бұрын
Scw
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ok
@foosiyoaxme1563
@foosiyoaxme1563 10 ай бұрын
abayo mahadsanid kaligeda mamaranaya abayo
@mulkimahamed-ht4gu
@mulkimahamed-ht4gu 10 ай бұрын
wll l maqaybaha cacad baa mise wa kuli good
@mumtaazali3824
@mumtaazali3824 8 ай бұрын
Dakarta mala shidan karaa habo
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 9 ай бұрын
abayo lubanta tewaye foxa cadiga oo an shidina mise lubanu dakar mida ladaho ishega asxabey
@abdihussein5103
@abdihussein5103 10 ай бұрын
Asc waa maxay luubaatu
@habibabishar-ic6zb
@habibabishar-ic6zb 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤ sheikh badbadoos family my family😊😊😊😊
@suadhayd4337
@suadhayd4337 10 ай бұрын
Asc Abaayo sida loo cabo noo soo gali please jizaakalaahu Qeer
@bisharoshealthycooking
@bisharoshealthycooking 10 ай бұрын
MashaAllah abayo nosogeli maxaa yeley xifdiga Quranka aya igu at kaday
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 10 ай бұрын
Wcs
@user-zr9jk7lg9f
@user-zr9jk7lg9f 10 ай бұрын
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 10 ай бұрын
Maasha alaha abaayo aadbaan u og ahay luubanta mida cad aa fiican carabta aaday u isticmaalaa luubanta waxay dhahaan luubaan dakar kkkk waad mahad san tahay dhiiri galin aat noo heeyso janadii fardowso alaha ugu bishaareeyo aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 10 ай бұрын
Abayooyin iga caawiya luubaan iyo foox isku mid miyaa
@nasrinfarole1539
@nasrinfarole1539 10 ай бұрын
Haaa waa isku mid wlo
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 10 ай бұрын
@@nasrinfarole1539 mahadsanid baaye
@samirasahra1747
@samirasahra1747 10 ай бұрын
AMIIN.AMiiN.AMiiN
@hawohosh9198
@hawohosh9198 10 ай бұрын
Luubaanta waa daawo inta hadda la sheegay ka badan
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 9 ай бұрын
M A❤
@mehadaboabdi7971
@mehadaboabdi7971 10 ай бұрын
❤❤❤
@user-ge8tp7bi4t
@user-ge8tp7bi4t 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-fy5gp4rt3f
@user-fy5gp4rt3f 4 ай бұрын
Foox miyaa lashiidaa marka waaba xabage
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 10 ай бұрын
Waxa la yidhaahda luuba waa foox waxa la yidhaahda moxor takalena mayiidi iyana
@shaymaalrisakmohamed2555
@shaymaalrisakmohamed2555 10 ай бұрын
Thanks wll waxaan iswatdiinaayey waxay luubaan lkn foox waan garanayaa
Kamala Harris Closes Out 2024 DNC | Balance of Power 08/22/2024
2:51:47
Bloomberg Television
Рет қаралды 30 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 31 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
wax tar ka fooxa ama lubaan ka
7:21
sheekh hamza sheekh Ahmed
Рет қаралды 4,8 М.
KAFI ABDI SABABTA AAN U DHAHAY ISDUR CIRBADA ....
27:36
Kafi Abdi
Рет қаралды 383 М.