No video

Wu i khiyaamay Kama fileyn sidan Pranki miyaa mise imtixan wa fahmi waayay kaamiro iqariyey Badbaado

  Рет қаралды 55,798

ilfis Family Channel

ilfis Family Channel

Күн бұрын

Wu i khiyaamay Kama fileyn sidan Pranki miyaa mise imtixan wa fahmi waayay kaamiro iqariyey Badbaado

Пікірлер: 370
@barlinmohamud8046
@barlinmohamud8046 2 жыл бұрын
Waxaan aad uga helay sida degenaanta badan oo ay xaajigeeda u dhageysaneyso habo maasha alaah family qurux badan
@sacdiyacabdisalam7761
@sacdiyacabdisalam7761 2 жыл бұрын
💋🧡💙💯
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 2 жыл бұрын
Sheeq Abdallah Gabadheena hanaga dhibin waaba ganixisayee raali kalin baan kaarabnaa tiim ree ilfis horay usoco xabiibtii Allah kubarakeeyo
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 2 жыл бұрын
Maya il fiis wa mamo wanagsn haka joojin sheikhana ❤️❤️❤️💕💕
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Hhhh absolutely Wu ka rayay hablo routines ban so dhiga so dawada inshallah from muqdisho
@sacdiyoladan414
@sacdiyoladan414 2 жыл бұрын
Masha allah ilfis wa hoyo adag shikh badbaado nodhaaf ilfis
@cashocabadullahi9410
@cashocabadullahi9410 2 жыл бұрын
Asc Masha,allaah shiikh badbaado ilfis kaleexo meeshan wax fiican ayaan ku qabnaa yacnii wax yaabo badan ayaan ka faaidaysanaa m.a yaala xirin i.a alle haidin bara keeyo meel walboo aad aduun ka kajoog taan
@farxaannuurqorane8111
@farxaannuurqorane8111 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha idin xifdiyo ilfis kama marano way noo faidaysaa
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 жыл бұрын
Masha alaah ilaahay ha idinxafido soo funny sheekh badbaado chanell keep doing waan idin jecelnahay💕🇸🇴
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going insha allah brother and sister
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 жыл бұрын
sheikh bad baado horta gabdhan aad qabto meshan wax qaldan oy kawado ma jirto manshalah tabarakalah ani waxaa leeyahay ilfis noga leexo hana nala joogto wa boqorad sharaf leh manshalah abaayo hooyada ALLAHA ku daayo
@nasraabdullahi231
@nasraabdullahi231 2 жыл бұрын
Masha allah family qurux badan ayaa tihiin allene dhim inma tuso. Bulshada waxey ubahan yihiin dad ayqeyrka uga daysadaan. Marka waxlelaga fa iidaa alfis intaxuna allah inka qabto .wakucodeyay .
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe💓💗❤
@yasiimmaxamud4235
@yasiimmaxamud4235 2 жыл бұрын
Haka joojin
@shukriiman6196
@shukriiman6196 2 жыл бұрын
sheeh badbaado qayrka walaasheen hanaga joojin ilaahey khayr haku siiyo walaashey waxaan uga daysaday xijaabka hadana waa qof qayrka soo gudbiso waxaan iraah mamo hanuuniso ilxaasid alaah idiinka hayo
@munohassan5207
@munohassan5207 2 жыл бұрын
Kkkk waaw cadi ma ahan gabadhan wa gabadh dagan masha allah tabaraka laah hory u soco abayo mcn naga daaa xajigow
@nimcoyahmed8994
@nimcoyahmed8994 2 жыл бұрын
Manshaallah Tabarakaallah wlhy ilfis waa Raliyo💗💗💖 sheikh Badbadow ilasho.Ilfis wankujecelnahay walal qali nojog hanagatagin.
@sacdiyacabdisalam7761
@sacdiyacabdisalam7761 2 жыл бұрын
M.a sheeq badbado walhi fani waye afbaqaar eh aytaagee kulahaa Hhhh walhi waan jeclahy markad labadina isla fadhidin mashalh sheqbadbado ilfis waan jecel nahnay haka reebin yutebka 🥰💋❤💜💯💯💯
@user-of7qg3pc2v
@user-of7qg3pc2v 2 жыл бұрын
Maashaa alaah tabaarka Alaah qurux badanaa oo dabeecad fiicanaa xaasgaaku shaykhoow
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 жыл бұрын
Masha allah family quruxbadan allah ha idin xafido 👍
@munamaxamuudmaxamedawkhala9461
@munamaxamuudmaxamedawkhala9461 2 жыл бұрын
My hanagah joogin shekh waan jecelnhy ilfis mnsh allha barakeeyeeeh wx fiican bay noo soo dhig taah
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 2 жыл бұрын
Shekh yasha dhan shekh badbaado le ma iska noqdanoo😁
@bashiiradem4568
@bashiiradem4568 2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah wll waxaa tahay qof degan oo runtii ninkeeda baari u ah alle hakiin Isu daayo qoyskiina
@raudhaabdi8518
@raudhaabdi8518 2 жыл бұрын
Manshallah waa Marwo dhowrsoon oo kudayasho mudan illahay haidin xifdiyo qoos qurux badan oon jeclahay baatihiin ilfis noo joog waayo badan walaal qali
@saynabaxmed7265
@saynabaxmed7265 2 жыл бұрын
Masha allah ilfis waa qof wanagsan daqiiqadaha aan daawado is kama qoomameeyo ha nala joogto
@deeqocismaan2560
@deeqocismaan2560 2 жыл бұрын
Msha allh reera comnti ma ihi lkn manta wan jeclaysty anago guriga joogna ayaa il la il daran macaada.llhi qof yutub joogo allaah aya u maqan abayo fikradaada cod ahaan noola wadaag xabiibti qurixdaas no qari msha allh
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 2 жыл бұрын
Sheeq aniga reer badbadan ahay ilfsan adigaa kaa soo raacay laakiin waxan ku qancay jawateey ku siiyas anigoo waliba reer badbado ah familka ilaahey hanoo barakeeyo gabadheen ducada ay noo duceeysaya ayadana ilaahey haku hifdiyo waa raaliyo raaliya dhaafta,y
@bishaaroabdulahi-lw2se
@bishaaroabdulahi-lw2se Жыл бұрын
Ma sha allaah
@munamaxamuudmaxamedawkhala9461
@munamaxamuudmaxamedawkhala9461 2 жыл бұрын
Mnsh allha idin barakeeyoh famika
@faamunofarey5256
@faamunofarey5256 2 жыл бұрын
Masha allah
@halimaosman7707
@halimaosman7707 2 жыл бұрын
Masha alaah Walasheda Sharaf baledahey
@hibomuhumed8020
@hibomuhumed8020 2 жыл бұрын
Wsc war matulahi waa barakatu Beautiful family 👨‍❤️‍👨❤️❤️❤️❤️ manshalah tabarakalh ❤️❤️❤️❤️❤️
@huseinmohumed7299
@huseinmohumed7299 2 жыл бұрын
Maansha allah sheikh badbaado waad ku guulaysatay gabadh
@aaminahirzi4158
@aaminahirzi4158 2 жыл бұрын
Masha allah, marwo , hooyo iyo sifo hooyo wanagsani leedahay oo dhan ayaa kugu dhan .
@anabibrahim4991
@anabibrahim4991 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@Haa-s7q
@Haa-s7q 2 жыл бұрын
Mashaallah dhalinyaro qurux badan allah ha isku kiin waariyo aduun iyo aaqiro wada jira inshaallah ❤
@caashosuleyman4282
@caashosuleyman4282 Жыл бұрын
Masha allha
@dekadagan2752
@dekadagan2752 2 жыл бұрын
Masha allaah
@naimamohamed2761
@naimamohamed2761 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family Sheikh badbado hanaga jojin walashen
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs my family sheeq badbaddo iyo ilfis wan idin salamey masha allha tabarikllha hor usocoda Ramadan Mubarak dhaman Muslimta dhan waxan idin leyahay Ramadan Mubarak ❤❤❤
@yacquupisinka6715
@yacquupisinka6715 2 жыл бұрын
Sheikh badbaado noo daa mama ilfis alle ha idin barakeyo adiga iyo qoyskagaba 😍😍😍😍😍😍
@alimahamedhasen3779
@alimahamedhasen3779 2 жыл бұрын
Mansha Allah lamaane is jecel Allah ha idin barakeeyo
@Afnaan181
@Afnaan181 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ilfis waa nalajogaysaa shekh
@AhmedAhmed-do3bp
@AhmedAhmed-do3bp 2 жыл бұрын
Wwwweeee
@AmalMohamed-ce9hi
@AmalMohamed-ce9hi 2 жыл бұрын
Asc masha allh lahaane qaali ah sheekh gabadh hanaga dhibin raali galin ayaanu kaa rabnaa noo daa way noo faidasaae hore u soco ilfis
@fartuunmahamed8863
@fartuunmahamed8863 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ani indha.haan.tagay.walhi.waxa is dhahay wa.dadkii ma.naga baan gursadu dhi rabaa adaa ka raayay ilfis abayo wayo ismadan dhibiin masha allha. Madan Qaylin hadaadan la ogeen wuxu dubayo so calm
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
Masha Allah
@romanregions8514
@romanregions8514 2 жыл бұрын
Sheikh parenked miya bilawday anyway barakalah sheikhow 🥰😘😍
@munamnir171
@munamnir171 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk I love this family mashAllh
@ilhaancumar2412
@ilhaancumar2412 Жыл бұрын
Kkkkkk
@fadumohosen396
@fadumohosen396 Жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله يحفظكما
@languageking31
@languageking31 2 жыл бұрын
Shiikh adigo og inay prank tahay walahi haku dharanin
@MrAmiira
@MrAmiira 2 жыл бұрын
Maya kadaa haka raabin gabadha ha iska baashaashee waa baariyad ilaaxad👍🏽
@monahussein7398
@monahussein7398 2 жыл бұрын
Illaahay il Jini iyo mid insiba ha idinka ilaaliyo ilfisna Hajirto hajoogto insha allah
@miskimohamud7367
@miskimohamud7367 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يسعدكم ويحفظكم يارب Shek badbaado so funny 🤣 😆 ilfis 👪 family 👪
@fadumaali2313
@fadumaali2313 2 жыл бұрын
Maasha allaah shiikh gabar xigmad leh ayuu ilaah ku siiyey ee ku mahadi mardanbane ha imtixaamin waa qof qiima badan allaha xafido
@farxaancabdixuseen5029
@farxaancabdixuseen5029 2 жыл бұрын
@@fadumaali2313 intejogta
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful family keep going
@fartunmohamedsaid5287
@fartunmohamedsaid5287 2 жыл бұрын
Mnsha allah tabaarakalah si wngsan baa ugu jawaaabtay habo ilfis allah hayni xifdiyo dhamaantiin lknse anagu kuma qanacsanin inaa ka baxdo youtube sabaabtoo ah faaido badan baa ddka u gudbisaaa jasaakalah khyr!
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
ilahay ha ku cafiiyo
@B_R114
@B_R114 2 жыл бұрын
masha alh xafida kulllah gabadha kadaa baraan kiga wajana gashe haka nixinin
@quruxhaweenbintucarab7374
@quruxhaweenbintucarab7374 2 жыл бұрын
Mansha allah tabaaraka raxmaan💕💕💕
@cadaarcabdirisaq5326
@cadaarcabdirisaq5326 2 жыл бұрын
Asc dhamantin gabdhan qeyr iyo faido moye wax kale masodhigto wanah qof misaniyad leh masha allah qofka hadu wax bulshada faido uleh sodhigayo waxa lokajojiyo aniga ma aqan xadis aya aha dadka wanagsan dadka kale ayu anfaca gabdha noda inkasto ay ku adecde shugran
@amaladan7198
@amaladan7198 2 жыл бұрын
Masha allaah ilfis waa qof aad u degan ku deyasho mudan keep going sis
@xafsocabdulahi1710
@xafsocabdulahi1710 2 жыл бұрын
Masha allaah alle haodon xiftiyo lkin shiikh wad dharte to ad celli
@al-taqwa2780
@al-taqwa2780 2 жыл бұрын
Hahaha sheikh badbado waa shidanyahey mashllh wlalhey horey u socdaaa mashllh
@jaamacdheere7159
@jaamacdheere7159 2 жыл бұрын
Mansha alah ilfis ilahay ha barakayo sheekh way jogaysa itixankiina way kuguulaysatay masha alah
@sahrakobailan8150
@sahrakobailan8150 7 ай бұрын
asc shiiq bad baado gabadhena waa raaliyo wana marwo sharaf leh waxan karabna waxan kafa ideyno aya cajibehe hanaga taaban walesheyna shiiqa wad kaguleysatay alaha kuxafido ninka ilkahaga tilmamayana usher afla tagana sharaf mahan
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 2 жыл бұрын
anigu adigan kula jira wayo waxan ahay dumar hormarkaga wa hormarkayga huno horay u soco
@fartun9503
@fartun9503 2 жыл бұрын
Masha Allah sax
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabbi Català you guys Mashallah 🎁👍👍
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 2 жыл бұрын
Hada anaga toos nogu dhaga hadlesa sheekhow bulshada ku dawayo ayaga wax ku tihiin shar iyo il haku tilmaamin
@hodansugule5475
@hodansugule5475 2 жыл бұрын
Asc wr wbr sh badbaado iyo ilfis waa idinsalaamay masha Allah fawsiyo imtaxaankii way kuguulaysatay inlaga joojiyo yuutobka maraacsani wàayo waxay notary hormuud aankudayano ilaahy hanoxifdiyo iyada iyo ehelkeedaba wxaakujita maskax saliim ah ♥ aan lahayn xaasidniyo noodaa saaxiibteen shikh badbaado isha ale ayaa kahaya isnsha alah
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 2 жыл бұрын
Mayaaa mayaa haa yeelin hawo rali kama nihin ina naga taagto 😰😥🥱😭😢😢
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 2 жыл бұрын
Sheeeq badbaado KFC ku arkay ma cado masha allah quruxlw wye😅
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@calixoor8373
@calixoor8373 2 жыл бұрын
M.A iflis walaalo hore u soco
@zahraabdullah2359
@zahraabdullah2359 2 жыл бұрын
Masha allah illahay ha idin xafido ixtiraam iyo wanagba alle kuu dhameyey eedo fowziya yacni ka family ahan eedo igu tahay waan ku jeclahau eedo qaali❤️
@oumalkairehousseinbarreh5747
@oumalkairehousseinbarreh5747 2 жыл бұрын
waa mama an daar allah u jecelahay illahow hafiid from djibouti
@deeqoabdulle2755
@deeqoabdulle2755 2 жыл бұрын
Maya sh Badbaadho nodaa gabadheena waan jecelahay ilaahay ha xifidiyo masha Allaha
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha idin barakeyo dhamaantiin family qurux bdn mama qali iyo xajigeda Alle ha idin Ka xafido isha xasadka
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 2 жыл бұрын
Mashallah Edo Mcn ....... 100/100
@hafsaali7431
@hafsaali7431 2 жыл бұрын
Mansha Allah ha naga tagin habo mcn
@fardowsaabdi258
@fardowsaabdi258 2 жыл бұрын
Asc WRX walaalayal Ha noo joogto.walaasheen Elfis, waayo wax badan Ayaan Ka faideysana. Imtixaankiina way ku guuleysatey, maashaa Allaah.
@malyunabdi2744
@malyunabdi2744 2 жыл бұрын
Masha Allah💕💕💕
@adamalhajj6606
@adamalhajj6606 2 жыл бұрын
Mansha Allah walalyal aad ban idin salame wlhi sxbow gabar qiimo badan bad heysata umana qalanto social media insha Allah wax ka kheyr badan ban idinkugu duceye
@leilaomar8966
@leilaomar8966 2 жыл бұрын
Maasha allah dumaashi noo daa gabdhaheena waxbadan o qeyr ah baaban ka faa idaye🥰🥰❤ Allaha idin barakeeyo
@fardowsaluulaadan6064
@fardowsaluulaadan6064 2 жыл бұрын
Masha allah ilfis tabaarakallah
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 2 жыл бұрын
Gabdhana u dhaaf elfis wax badan ayay noo master aysan
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 2 жыл бұрын
Walayih,khof,an,waxabah Ogen,ilahaay,macadoboh Markah,fusiyo,waa,dacad Shakh,badbadanah,waxuuh Wadah,birigih, Iyadanah,dacad,bey,umalen Hadalkisah, Markah,walahih,elfis,waa Raliyo,mashah,alaah,wAxa Ban,kaheley,sidey,udhagey Saneysoh,hadalkah,shikh Badbadoh, Markah,ilahaay,haxafidiyo Fusiyo,iyo,cayaledadah,iyo Caruurtadah,amiin
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
Mnsha alah ilhy ha usiyaadiyo wanaaga wlhi aniga meesha waa lagu kala guuri lahaa asxaapeey ilhy waxaad iiga soo baridaan inuu samir iyo dulqaad igu arsaaqo waxa lagu jiraa ayaamihii fadliga badnaaye
@naimaabdow2999
@naimaabdow2999 2 жыл бұрын
Marshall Allah my queen sister ❤ bless your family and you ❤ 💖 ♥
@axmedmaxmuud9207
@axmedmaxmuud9207 2 жыл бұрын
982i
@xabiibomuxumed7245
@xabiibomuxumed7245 2 жыл бұрын
Kkkk
@xabiibomuxumed7245
@xabiibomuxumed7245 2 жыл бұрын
Masha allaah tabrk Allah
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Ilfis iyo reerkeedaba ilaahey haydin barakeeyo
@saharosheikh9573
@saharosheikh9573 2 жыл бұрын
Ilaahay ha barakeeyee noo daa waan ka faaiidnay walaashay chanalkeeda masha allaah abaayo 🥰
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Haka joojin Waa Maamo asturan waxna ka faa'iidnee ❤️❤️❤️
@abdirisakomar8256
@abdirisakomar8256 2 жыл бұрын
Shekh gabdha marwadaada ah ilaaali naxriistna u badi. Midakle arintaan aaad aAaminsntahy aydaa kaaga saxn qof Alle iskuxira sixrn makaro. Qadarta aamin inkabdn isha.
@maariyaahmed1809
@maariyaahmed1809 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabaarakallah fowsia ilfis ilaahay Haku xafido xaqiiqatan waa marwo buuxda allahuma baarik ilaahay haydin xafido Shar iyo shaydaanba alle haydinka xafido 💖💖💖💖💖🏆🏆🏆🏆👑👑👑👑
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 2 жыл бұрын
Asc xabiiti ilfis waan ku salamay ilahey ha ku xifdiyo inbadn cimri dheer cibada suuban caafimad alha kusiiyo dhmateen sidookale alha nagu kulmiyo janatul fardows Ammin yaaarabiii ilahey hanaga aqbalo salada iyo soonka ilahey hanaga dhigo kuwii kafaiideysta aamin yaaarabiii A ilfis waxan rabaa inaan su aal yar kuweydiisto insh allh waxana rejeynaa inaad iigasoo jawaabi dointo channel kaaga ku arkay adigoo kahadlaayo fa iidada malmalka ilahey hakusharfo marka hadii aan wax yar kaaweydiiyo sidee u istimalayaa inoosoosharax xabiiti gaar ahaan ciyalka mana lacabsiinkaraa
@rashkapoi4044
@rashkapoi4044 2 жыл бұрын
Keep going
@anabhasan9930
@anabhasan9930 2 жыл бұрын
Maasha allaah tabaraka allaah ilaahey ha idin siiyo.Nimcad badan waxaa tihiin family qurux badan oo lagu daydo nala jog ♥️♥️♥️♥️
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
Wa sax Exactly
@ahmadgaal4004
@ahmadgaal4004 2 жыл бұрын
Nala joog ilfis mansha alaah waan xanuun sanahay ii soo duceeya walala yaal
@user-jt6fu1zy6v
@user-jt6fu1zy6v Ай бұрын
ما شاء الله ❤❤❤
@dekafarah5809
@dekafarah5809 2 жыл бұрын
Haka joojin sheiqow wey asturantahy markasto Masha Allah
@allexusinbdan5101
@allexusinbdan5101 2 жыл бұрын
Masha allah ❤ hoyo mcn wnkujeclhy my ma tagaysid nala joog hoyo
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Kkk sheeq badbado iyo qurux badan mashalah
@samiaali9059
@samiaali9059 2 жыл бұрын
Mansha allah qoys qurux badan oo kudayasho mudan isku waara waligin.❤❤🥰🥰
@umuanas9997
@umuanas9997 2 жыл бұрын
Mashaa Allah nala joog wlleey
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk mashaAllah was marwo qiimaleh
What is ChatGPT doing...and why does it work?
3:15:38
Wolfram
Рет қаралды 2,1 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 12 МЛН
ALX WAAN DHALAY 02/01/2024
9:02
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 247 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН