Ilhaan iyo Xamaas , Bogaadin iyo dhaleecayn | bayaanka xamaas

  Рет қаралды 98,843

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 543
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
HADA QURANKA JACESHAY LIKE SAAR 👈❤❤
@garanuug.official
@garanuug.official 3 жыл бұрын
Quraan iyo like haisku xirin rabbi kayaab ama kabaq. Mahadsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Mopp28
@Mopp28 3 жыл бұрын
@@garanuug.official 😁😁😁😁😁😁
@samirdahirisse4352
@samirdahirisse4352 3 жыл бұрын
Saan maa aqliyaa sxboow
@waaberichannel5526
@waaberichannel5526 3 жыл бұрын
@@samirdahirisse4352 yes
@Mopp28
@Mopp28 3 жыл бұрын
@@samirdahirisse4352 maya
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Ilhaan omer waa gabar dhaliNyara oo geesiyad ah ilahay haku xifdiyo✊💞
@hamsebaashe7504
@hamsebaashe7504 3 жыл бұрын
Lakin ninka profilka kuu saaran waa yahuudi isaamka neceb ee iska qaad sawirka
@mohamedismail2006
@mohamedismail2006 3 жыл бұрын
Manshalah Walaal waa runtaa Dhawr meelood oo wanagsan oo comment ah ayaan kugu arkee walaal iska badal magaca ninka gaalka ah Talo.
@AASAASTv
@AASAASTv 3 жыл бұрын
@@hamsebaashe7504 marwaliba waan usheega yahuudkan iskanaaf lkn wuuba kufanayaa walaahi waxa kaqaldan aniga ma.ogi ninkan waa cawaan walee
@AASAASTv
@AASAASTv 3 жыл бұрын
@@mohamedismail2006 marwaliba waan usheega balase waa xoolo yahuudkan ayuuba kufanayaa weeba laficantay xoolaha
@누엘호세마
@누엘호세마 3 жыл бұрын
@@AASAASTv Hoyada ana wassa ninka ka dhamow💣
@Muuse99
@Muuse99 3 жыл бұрын
Xamaas waan taageersanahi guul u rajeyna✌🥰
@geeleisse4406
@geeleisse4406 3 жыл бұрын
qarankada taageer qiiro jaban somali🤣
@Ibrozanaaji21345
@Ibrozanaaji21345 3 жыл бұрын
@@geeleisse4406 qaranka aad leedahay muxuyahy
@fatimamohamed7076
@fatimamohamed7076 3 жыл бұрын
Way guulaysan insha Allah
@geeleisse4406
@geeleisse4406 3 жыл бұрын
@@Ibrozanaaji21345 jamhuuriyada somaliya 🇸🇴 adi hadaa wacel aan dal leheen tahay ani mashi🤫
@Ibrozanaaji21345
@Ibrozanaaji21345 3 жыл бұрын
@@geeleisse4406 hhhhhhhh filed state baad ka shaykeen
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Ilhaan Omar waa geesiyad ❤️💪aan baqanin sida Nimanka somalida ee madax isku sheega,, Waana qofka kaliya ee ku dhiiratay esrael inay runta u sheegtay
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@aishaomar4667
@aishaomar4667 3 жыл бұрын
Amiin
@mumtaasmohmed9136
@mumtaasmohmed9136 3 жыл бұрын
Amiiin
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@Redux100
@Redux100 3 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
MashaAllah Ilhan Omar ♥️💎🎁May Allah Rabbul Izzah Love her and guide her always and Protect her and bless her and grant her Jannahtul Fardows all her Familys and Friends Ameen 🎁🌸
@bashircabdibazhka6117
@bashircabdibazhka6117 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ban uga xumahay dadkii arrgagixisda ah aydoo lagar nayo in حركة المقاومة الإسلامية -حماس In argagixiso la ga dhigo yahuuda nacaldii ilahay ha ku dhacdee iyga iyo mareken . Gushii muslimiiinta wa soo dhawdahy Inshaa Allah Cumar inshaar wll adigna aad bad u mahadsantahay sida wangsan aad muqalada na la wadagtid. جزاك الله خيرا يا عمر انشار
@إبراهيمتجي
@إبراهيمتجي 3 жыл бұрын
taalibaan wahi waan jecelahy waa wadan ay isku dayeen labada wadan ee ugu awooda badan us ,rasia 20+ ku dhawaad ayay adagalayen laakin way ku fashilmeen kadib ayay ku dhajyeen argagaxiso sida ay hada somalidu badankoodu aamin sanyihiin
@Ibrozanaaji21345
@Ibrozanaaji21345 3 жыл бұрын
brafoo zxb
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 3 жыл бұрын
Masha Allah si qurux badan ayaa ooga hada shay keep it up wll
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Wacalakumasalam waraxmatulahi wabarakaatu illaahay Ayaa mahadleh ilaahay haynaga qabto cadawga islaamka Aamiin 🤲
@amirasami4406
@amirasami4406 3 жыл бұрын
Subxanallah xamaas waa mujaahidiin difaacanaayo dhulkoda siday ula simee daalimiinta
@bilanbarwaaqo4072
@bilanbarwaaqo4072 3 жыл бұрын
waxay dhaheen xamaas baa qalad leh oo dagaal wado dad dishay waa argagaxiso waxay kawadaa iyada cidwale dad dishay makamad ha la saaro xataa america
@xasanxadaari792
@xasanxadaari792 3 жыл бұрын
صلعلى سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@abdikadirhassanabdullahi5399
@abdikadirhassanabdullahi5399 3 жыл бұрын
Ilhan waa mahadsantahay hadal siyaasadeed maahan in ay weerarto us,Israel si toosa lakin waxaa muhiima in ay qirtay xad gudubka cadowka is kaashaday ee usis
@seynabcabdi9630
@seynabcabdi9630 3 жыл бұрын
Dadoow waxfahma weydiiden mareykanka iyo yahuuda in eydhaafan falastiin iyo daaliban lakiin xaqiiiqa waxeytahay hadii Tesla dacweyo faces cadaalad cadaalad ah waxaa guulesanaa dulmanaha💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯mana noqonayan San Diego ✌✌✌✌✌waxaqiiqo we hala aqriyo fadlan
@farxiyaabdiaziz2196
@farxiyaabdiaziz2196 3 жыл бұрын
Masha allh ilahay haku barakeeyo cumar inshaar🙏
@sacadqurpoh4343
@sacadqurpoh4343 3 жыл бұрын
Ogaanshe wayi wangasantahyi verdict hanoso wado 💝💝💝💝💝👍👍👍👍👏👏👏👏👏
@somalifilm9504
@somalifilm9504 3 жыл бұрын
2018 ilaa hada channel kaan ugu jeclahay 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@ninween6865
@ninween6865 3 жыл бұрын
🇵🇸 waye 🇦🇪 UAE waye kan
@عبدالرحمن-س4ه1ق
@عبدالرحمن-س4ه1ق 3 жыл бұрын
Calankan waa Calan balayed Maha kan palastien
@abdukadirsuiekh1121
@abdukadirsuiekh1121 3 жыл бұрын
هي احسن من رءساء العرب بما فيهم رءساء الفلسطينيين وهي الهام عمر
@Abdisamad1722
@Abdisamad1722 3 жыл бұрын
Abu Faisal ❤️ أبو فيصل
@abdirizakosmansuleiman
@abdirizakosmansuleiman 3 жыл бұрын
Daalibaan qaab siyasiysaded ayay ugu dartey si aan loogu maleen iney mareykanka iyo srail gal nimo kunecebtahey.
@shiineyare8376
@shiineyare8376 3 жыл бұрын
haa waa sidaas
@apdirahmanff7718
@apdirahmanff7718 3 жыл бұрын
Haa sax
@apdirahmanff7718
@apdirahmanff7718 3 жыл бұрын
Sasaa niyada ku hayay
@highflyer215
@highflyer215 3 жыл бұрын
Walasocotaa sxb
@ruun5573
@ruun5573 3 жыл бұрын
Fv youtuber Omar inshar الله يحفظك🥰
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
UJEEDO CABIRITAAN FIKIR👈 👉Hadaan cabiro hadalka ilhaan omar waxay intaba uso qadatay ma aha inay sintay balse xukumadaha esrael iyo maraykan toos lama abaari karo ayagon geed lagu sogaban ayadu xamaas wax dhelecayn ah uma jeedinayso marka la ego qalbiyan👈✔
@mohamedkhalif7885
@mohamedkhalif7885 3 жыл бұрын
Sax
@hafsainamagan7692
@hafsainamagan7692 3 жыл бұрын
Saxiiiiiiiiiiiiix wlo
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Alle garab ha siiyo Waa qof niyad hayo masha allah
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 жыл бұрын
Shukran ustad manta Ayan islaha ustadka munosodiyariyo mowducan👏🏻
@abdirizak1234mohamed
@abdirizak1234mohamed 3 жыл бұрын
Masha allaah wll Jazakallahu kheyr wlky
@zamzammohamed2896
@zamzammohamed2896 3 жыл бұрын
OGAANSHO♥️💕❤💞❗
@sadiiqcali472
@sadiiqcali472 3 жыл бұрын
Mahan in u dhabarjab kuyahay ururada muslimka kuwa dowladaha sheganayo kuyahay thanks bro
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
9:38. Abti NINKII ka sugayow mareykan diqmuraadiyad waA daahi ee Busta huwo ka DIBNA seexo. Asc
@ruwaydasaid5640
@ruwaydasaid5640 3 жыл бұрын
Wcs wll
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
@@ruwaydasaid5640 manshaalah
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Inaan si kuula socdo ayaad moodaysa barnaamijka aad soo wado markasta 💯lkn ma garanayo sababta, ilhan maanta oo dhan ila saaka ayaan niyada igaga soo dhacaysay marba iyada oo wax leh, ilaa iminka ma bilaaban barnamijkan 💯✅👏🏽👏🏽
@bomarble7489
@bomarble7489 3 жыл бұрын
Ilhaan waxay isku dayaysaa inay usha dhexda ka qabsato lkn waxay aqoonin dabeecada Yuhuuda iyo Nasaarada ,Qof kastana ma ogaan karo dabeecadooda illaa qof Diinta aqoon u leh mooyee قال الله تعالى : وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَىٰ ۗ وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُم بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ ۙ مَا لَكَ مِنَ. اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ 2:120
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 3 жыл бұрын
ARAGTIDA ILHAAN WAA " HIILO WEYN HIRDIS YAR HUGAN " waxay la mid tahay oraahdii sayidka ee " alahayoow intaas ayaan awoodaa maanta " dhaxyar uu askeri Ingriis ah Ku dhuftay waddo taagnaa. Waa geesinimo Nancy cilmi nafsi tusaale mabaa dii,da caamka ah ee caalamka Uma danayso
@kabdi2408
@kabdi2408 3 жыл бұрын
Wallahi nimankan isku sheega siyaasiyiinta qaarkod waa canaasiir laba wejilayaal u shaqeeya wadamo dadka iyo dalkaba raba in gumeystaan ragaasi maha soomaali dhaladah waa dad inagu dhex beermay waqti hore illaahey uma fuliyo ujeedkoda illaahayow dadkeena iyo dalkaba noo xafid
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Wlhi waa ka xumahy in sinto xamaas iyo gumeysiga bisinka 😭🥺
@Murtiile_
@Murtiile_ 3 жыл бұрын
Idoo sintay ayay sidaa u hayistaan ee lacala haday runta usheegto waxaaku dhici lahaa gabadha ayay kula tahay wll
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 3 жыл бұрын
Waa iska siyaasad
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 3 жыл бұрын
Naclatulaah calal kufaaar ilhaaney wd roonthy wali ee si fiicn bn rajeynaa ina xaqa iyo baadhilka usii kla saartid yahuud iyo nasaaro kma raali noqonayaan ila aad raacdit moyee mrka runta alle hku tuso mid baadhilka aan xaqa ku darin alle hka dhigo wa run xaqiiqdii wa gabar ku amaanan in ay sameysey wax rag sameyn waayeen mararka qaar garabkaada alle hagalo walshey insha allh mlin bu ba bi'i baadhilka xaquna cadaani insha allh
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz 3 жыл бұрын
NINKA gaalka ee qabo iyo QAMRIGA Ayaan ku nacay ILHAN OMAR
@ABDALA_GRAPHICS
@ABDALA_GRAPHICS 3 жыл бұрын
Omar inshar ❤❤💯 Asxabta like
@salafimacalin7039
@salafimacalin7039 3 жыл бұрын
Masha allh ustaad cumar allh ku xafido
@maxamedaadan156
@maxamedaadan156 3 жыл бұрын
Mansha allah
@mahamednuuraani6112
@mahamednuuraani6112 3 жыл бұрын
Shukran akhii cumar inshaar ♥️♥️
@abdiali4626
@abdiali4626 3 жыл бұрын
kuwani marka horabe aqli malahayn GAAL WAA GAAL kuwan inwax lasu aalo umaqalmaan. LKN FALASTIIN WAA XAQ U DIRIR
@Acmk_
@Acmk_ 3 жыл бұрын
We are muslims and we are ONE
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
Ma wanagsaneyn iney sinto xamas, Israel iyo mareekan balse waxaan layska indhotiri karin dadkey masuulka utahay iney ubadanyihiin kuwo diin-laawayaal ah laguna beerjileecsankaro sahyuuniyada Sidaa awgeed bey xamas meesha ugu soodartay. Midna waa iga xusuusin weli ma aragteen ilhan cumar oo dhaleeyn ujeedisa Xamar sida ay Israel udhaleeceyso kale?
@deeqoali7949
@deeqoali7949 3 жыл бұрын
Ilhaan is strong women blood real Somali
@farhanibar8699
@farhanibar8699 3 жыл бұрын
Guueha falastin waa ay soo ifeysaa EnshAlllah waan guuulaysan doonaaa Musliminta kor Allah ka yeelo
@abiibakarmaxamed7300
@abiibakarmaxamed7300 3 жыл бұрын
𝐾𝑢 𝑠𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑛𝑎𝑏𝑖 𝑚𝑢𝑥𝑎𝑚𝑒𝑑 صلى الله عليه وسلم
@allahuakbar7363
@allahuakbar7363 3 жыл бұрын
Walal omar mahamed inshar Allaha ku iLaaLiyo Allaha Kugu sugo Tubta toosaN aad ayan ku jeclehay Allah Darti AyaaNa ku jeclehay Rabi waxan Ka Rajaynaya inan kulano insha allah
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 3 жыл бұрын
Ilhaan Waa Qofta ugu wayn oo Muslim ah oo u ololaysa Qaniisnimada iyo Qawmu luudnimada
@abdallaallasow2659
@abdallaallasow2659 3 жыл бұрын
Wad mahadsantahy brother aad ayaan ugu carooday wallaahe qof walbo oo Muslim ah damir leh aduunkaan inuu udhinto diinta waa xaq mana aha wax la iska indha tire karo waxa la jooga waqtigi aan jihaadi laheyn kaca soomaaliyey mir yaysan naga harin wallaahe diinta islaamka waxa laga dhigay argagaxiso
@cawilgarasho8089
@cawilgarasho8089 3 жыл бұрын
Alla iga beeray boqortooyo 😎
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 жыл бұрын
Waa saxan tihiin ama kalmad saxan kalmada isku midka ah oò wada adeegsateen adiga iyo xamaas badankeenuna halkaas ayaan kataagan nahay, lkn oģow ilhaana weysaxan tahay marka ayada iyo meeshee jogtaba loo fiirsho oo waa aragtay wexee ugua fal cèliyeen luqadaas ayku hadashay ayey wax kufahmayaan hadeyba wax fahmayaan
@aligedo7589
@aligedo7589 3 жыл бұрын
I love ogaansho iam one of the really conects
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 3 жыл бұрын
Ilhaan cumar ha ka fadhiisato xilka sababta oo ah Islamnimada ayey ceebaynaysaa
@Murtiile_
@Murtiile_ 3 жыл бұрын
Hadayna simi lahayin dhibay u gaysan lahaayeen sibadheedh ahna uma sheegi karto runta wayna cadahay inay maraykan iyo Israeli ula jeedo
@jarohadri6821
@jarohadri6821 3 жыл бұрын
إلهان عمر لا يمكن فعل شيء حيال ذلك
@zainzaki135
@zainzaki135 3 жыл бұрын
Mashalah kep going inta jecel ogaansho like saara
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Mandera Garrisa Wajeer iyo Gado Kenya Dadka Nafteey Ka Qadi 😭😭😭😭 Habenki Dhalinyaradu Askartaa Labixi Iyakoo Lagowracay Qarkood Meydkooda LA arkaa , Qarkood Meel Eey Kudambeyaan Lama ogo Sanadoyin
@sarealex4700
@sarealex4700 3 жыл бұрын
Hala laayo mareexanka mangisto farmaaje dhibatada oo muqdisho ka wado wey ku farxaan waxbo Yee no beer laxaw san
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
@@sarealex4700 Doqon Caqli Xun , Da'd Masakiima Miyaad Nin Shaqadiisa Wato Udaheysaa Sidaas Teeda Kle Ma Ogtahay Dambi in eey tahay in aad Kufaraxdid Dhibteynta Walalka ? mise Jahilnimo iyo Qabyaladnimo Ayaa Kugu Qasabtay in aad Sidaas dahdid
@sarealex4700
@sarealex4700 3 жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 caayda jooji horta fikirkaada dhiibo Mida kle marexan walaalo ma nahin qabyaaladane ayagaa bilaabe oo mar kasto ee xil qabtaan caruurtoda iyo ciroolahoda ku dhaqma qabyalada indha la aanta balse marka qabyalda lala fahmo ee waxe iska dhigan wadani wa ku farxaa in la duqeyo walibo somali inee gacan bir ku qabto rer kas aa jeclahy whyo wa yahuuda somalida ku dhax jurto wa dad isla weyn aminsan ine somali dhan adeegayal u yahiin
@IFTIIMIYE.
@IFTIIMIYE. 3 жыл бұрын
@@sarealex4700 iman la'antada aya saas kaka waraminyso waxa dhimanyo marexan oo galiya maha qabiil walba aya ku nool meshas knad marexan kaliya so hadal qabsato waa ku doqonimo iyo diin yari mxa yelat umad muslimin ah oo gaalo ley neyso inad ku faraxda waa calamadaha munafiqinta Allah ulabo danbi ayad ku jirta oo muslimna mahid galna mahid munafaq aya thy asakana ga daran gaalka
@sarealex4700
@sarealex4700 3 жыл бұрын
@@IFTIIMIYE. kuwa xamar farmaaje Ku lay muslin ma ahan maa la dhahe Caqli yari adey ku heysaa sababto ah waxa argta oo kaliya degan kada dhibka lagu hayo lkn WA Ku faraxsan tahy dhibatoyinka melaha kale ka geysana majnuun farmaaje. Rer gade wa kuwa Ku faraxsan indha la aane tageera majnuun anagane wax walal nimo iyo islaanimo nagama dhaxeyso daarood cida la yirahdo Nin kasto tuuladisa ha u laabto
@abdirizakmohamoud3534
@abdirizakmohamoud3534 3 жыл бұрын
Way ogtahay in hamas iyo afganka laga gardaran yahay lakin qoraalkay ku qurhin way ogtahay yuhud iyo maraykan inay daalimiin yihiin
@rumaancabdal4429
@rumaancabdal4429 3 жыл бұрын
Aad ayan u jeclahay janalka ogaansho shukran wll cumar inshaar 💝💝💝❤❤❤❤
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Wa kuma ninka halista ee farsameeya gantaalaha xamaas Muuqal an so galiyay ayn kaga hdlayy so daawan krtaa
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 3 жыл бұрын
Mid waa guul iyo geesinimo in Mareeykan iyo Israel ay argigixiso yihiin raga muslim ka kuma dhiiran karaan. Wey gubteen dharkey ka dhigtey. Demoqraadiyad Muslim lagu cadaadinaayo
@user-y-2948
@user-y-2948 3 жыл бұрын
Falastiin garabkooda Ayaan Nahay Gar iyo Gardaraba .. Xamaasna waa xaq u dirir Alle ha U kaalmeeyo InshaAllaah ..
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waa kuwaas cawaantu ilaahayna wuu ka dhameyn caalamka cadowga bilaa damiirka ah
@HAMSE-n8v
@HAMSE-n8v 3 жыл бұрын
hadaad jeceshahay chanelka ogaansho like ❤❤
@abdallemohamed6448
@abdallemohamed6448 3 жыл бұрын
Abuu feysal xayaakallah 2017 ilaa hda ardeygaga ayan ahay
@familyworld8321
@familyworld8321 3 жыл бұрын
Walalayaal iso duceeya qaliin ayan bari galayaa in ilhey I sahlo cafimad a igu siiyo
@yussufmohamed8732
@yussufmohamed8732 3 жыл бұрын
Wa naag naag dhaaftay ilhan omar macnaha ku hoos jira waxa u fahmay in aan laga dareemin in ay u dan leedahay yuhuuda iyo maraykan ka gaalo oo dhan hadalkaas kaliya ba dhibaya
@dauudabdullahi6036
@dauudabdullahi6036 3 жыл бұрын
Asc
@omarmahmoudibraahim443
@omarmahmoudibraahim443 3 жыл бұрын
Horta minbar showgii mee , anigu waxbN bartaa waqtina uma hayo inaan Googleka war ka akhristo , mrkaa waqtiga yar aan helo waxaan ku dhagaystaa channelska wararkooda lagu kalsoonan karo , so waxaan u baahanahy member show".🥺✋
@khalidhashi
@khalidhashi 3 жыл бұрын
Minbar show, kanaal rasmiya ayaa loo sameeyay! Ogaanshana faruhuu ka qaaday | Hadda ka baar youtubeka
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 жыл бұрын
Xamaas arintaas wey ku khaldantahay in yuhuud Iyo walalheena Xamaaz ay meel Ķå soo wada jiidiso waxay ahyd iney tidhaahdo sreal waa gumeystaha qarnigan allah walalheena haka dulqaado gardarada yuhuuda walaldeena ku hayaan
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 жыл бұрын
@Manchester city adiga ma yuhuud baa thy waa adigan olalayee
@sokac6136
@sokac6136 3 жыл бұрын
isoo booqda sxbyaal waa hubaal inaad ka heli doontaan kanaalkayga vedioyo idin qanciyo ... Big love to all of you!
@luulsuleyman533
@luulsuleyman533 3 жыл бұрын
Cod karbaatahay omaroow alle haku daayo
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏
@kaftanleshariif8763
@kaftanleshariif8763 3 жыл бұрын
Zxp horo usoco
@apdirisaaqmohamed5220
@apdirisaaqmohamed5220 3 жыл бұрын
ILahay guul4 falasten
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
Sida ay u soo jawaabeen xamaas ayaan anigoo kaligeyah iskula hadlaayey markaan maqlay sheekadaan waa run xamaas waa dad u istaagey iney wadankaada iyo dadkooda difaacan maaha in lala simo kuwa dila caruurta falastiin
@bushrabilan7284
@bushrabilan7284 3 жыл бұрын
Ilhaan run ahantii wey sax santahey lkn ma aheyn iney xamas ku soo darto anyway waa qof dadaal leh runti👌
@mrxudayfi6947
@mrxudayfi6947 3 жыл бұрын
Ilhaan wllhi waa gabar cajiiba waalidkii dhalay kuma khasaarin
@mindideafact6782
@mindideafact6782 3 жыл бұрын
Umalayn mahayo in qofkii maxkamad lageeyo uu danbiile yahay Ilhaan maysan Oran danbiilayaashan
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
Waanku salamy zxp cumar
@acia2237
@acia2237 3 жыл бұрын
Ilhan🇩🇯🇸🇴👑🦁🦁
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.a ustaad
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Taalibaan wadankeeda ayay difaacanaysaa ku lahaa In maalin Ramadan 100 muslim ah iyo ka badan la qarxiyo iyo dhacdooyin kale oo la mid ah ma waxaas baad dal difaacasho ku sheegi War niyow meeshan Qatar ha la baadho waayo dadkeeduba waa wada xagjir . Coldoon baan ogyn Ogaanshona waa ku biiray .
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
Mowlucaan kahadla ama iska amusa hafaa quraan jeceshahay like saar hadaa nabiga jceshahy like saar war diinta haku dheel.dhelina dadkani caruur miyaa dad weyn ma ahe
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 3 жыл бұрын
Allah xafido waa ruunteed sax sheegtay
@mankaxamar3823
@mankaxamar3823 3 жыл бұрын
Ilhaan legend waye wana wata
@cabdinaasiribraahim9648
@cabdinaasiribraahim9648 3 жыл бұрын
Sanado badan ayaan kugu xinahy hadii aan dhinto isoo ducey wll omar inshaar
@ugaaska4893
@ugaaska4893 3 жыл бұрын
Waawax laga xumaado in Ilhan Omar ay dhaleecayso Muqaawamada Falastiin
@ayaancisman4640
@ayaancisman4640 3 жыл бұрын
Xamaas is defending their homeland
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 3 жыл бұрын
Kaliya chanalka aan uku jeclhy all youtubars❤🥰🥰
@mohaofficial01
@mohaofficial01 3 жыл бұрын
Ogaansho⏺
@khalidhabdilahi3464
@khalidhabdilahi3464 3 жыл бұрын
Wlhi imika ayaan Kanaalka Hodan Online iyo kan Ogaansho niyada ku hayay! ilaahay mahadiina isla wakhtigan ooy saacaddu ku beegan tahay 9:50 pm fiidnimo ayaan labadoodaba Notification-koodu ii soo dhacay!
@shaafiabdi221
@shaafiabdi221 3 жыл бұрын
Ciirtaada dhamaa caaydada yqn ilhaan ayadoo mushaari Kenya feel ugu jirta mareykan ka dad kadhigey asgeyna wax kutahy gabdhaha asaageda ee somalia jooga inta 10 lagu kufsado ayan cidna looxirin oo xaqba malaha
@mandelachannel2155
@mandelachannel2155 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdiqaadirhassan177
@abdiqaadirhassan177 3 жыл бұрын
ilhaan maashalah aka ku gleeyo
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 3 жыл бұрын
Waa ineysooka jawaabta oo waliba raaligalin kabixisaa xamaas
@Ubahdahir1229
@Ubahdahir1229 3 жыл бұрын
Waa gabar geesiyad ah ilaahey ha xafido
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 2 жыл бұрын
Legend omar inshaar
@abubakarkarama1362
@abubakarkarama1362 3 жыл бұрын
Sxb waku mahasantahay saa nodhirigalineysid; waqtigaaga iyo juhdigaaga anohurtay qofwalbo ofirsana muqalka like ta hatabto👍
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 133 МЛН
Which team will win? Team Joy or Team Gumball?! 🤔
00:29
BigSchool
Рет қаралды 15 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 233 М.
Maxaa Sugaayo Ciidankooda ? | Ku Soo Dhawaada jaxiimada
12:10
OGAANSHO
Рет қаралды 128 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 133 МЛН