Daanta Galbeed ? Marinka Qaza ? | Falastiinta taariikhiga ah | eray bixinta muhiim ah .

  Рет қаралды 85,805

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 192
@NAQEEYE
@NAQEEYE 10 ай бұрын
Boqol sano wax baa dheer Intay balanbal iyo hoogg Bayhoof dhadhamiyeene Boqoroow raxmaanoow Guul ugu bishaaree🤲🤲😭
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 10 ай бұрын
🙌🙌🙌🙌🙌🇯🇴🇯🇴🇯🇴Ilaahey Awoodiisa Nasri haku Siiyo🙌🙌❤
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤❤❤ victory ✌ falastiin 🇵🇸
@abdullahiibrahimshabeele8235
@abdullahiibrahimshabeele8235 10 ай бұрын
Alleheen hakuciseeyo wll su'aalo aad ay maskaxdsydu ugu daashay oo aan waayey waliba dadka ilanooll ee aan waxwada falanqayno cid iiga aqoon badan mahadsanid waad ifahansiisay wllkayoow
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 10 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 10 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا ارحم الراحمين
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤
@OGSOOR
@OGSOOR 10 ай бұрын
Wll Cumar waan Ku salaamay Shaqsi igu Qaali ah Janada ALLE HA INAGU KULMIYO
@hampoman
@hampoman 10 ай бұрын
Walalahen Falastin Allaha Ugargaro Walal An u duceno sii niyad ah mar kasto Salada tukato inshallah
@waxdagaydiigsimalahan469
@waxdagaydiigsimalahan469 10 ай бұрын
We are with you, plastinian people. May Allah protect you from the settlers.
@abdifatahmohamedabaas8402
@abdifatahmohamedabaas8402 10 ай бұрын
Mhadsand ustaad omar wax bdn oo ku saabsan erey bixinada ayaan kaa faa-iidnay walaalahen reer falastiina allha u gar-gaaro💯👏
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 10 ай бұрын
Si dhamaystiran ayaad noogu sharaxday cumar ilaahay hakaa abaal mariyo waan fahmay waxa laga wado daanta galbeed,marinka qasa. Mahadsanid
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 10 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@fadumosaban7521
@fadumosaban7521 10 ай бұрын
Ilaahow cisi iyo karamadi musliminto lahayen u so celi adiga abodle ya rabi 🤲🤲🤲
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 10 ай бұрын
اللهم هؤلاء عبادك يقاتلون عدوك بما استطاعوا فلا تخذلهم وانصرهم ولا تنصر عليهم واهلك عدوهم ومن عاون عدوهم 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@amirsheikh691
@amirsheikh691 10 ай бұрын
Subxanallah wallhi barnamijkan aad sida xirfadeysan u so diyarisay wan la ilmeeyey allow u gargaar dadka reer falastiin
@Eng_moy
@Eng_moy 10 ай бұрын
❤mansha allaah ❤macluumad fiican❤
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 10 ай бұрын
from kenya i stand with palastine
@hihop199
@hihop199 10 ай бұрын
Your somalia sheegat xun baa tahay
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 10 ай бұрын
@@hihop199 yah im somali origin living in NFD under kenya goverment.
@maqsuud277
@maqsuud277 10 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ارحم موتاهم وعاف مبتلا هم وزد قوتهم وقوت جيشهم اللهم إنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
@Ibnbaali
@Ibnbaali 3 ай бұрын
Maalin ayay falastiin guusha heli inshallah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Waa macluumaad muhiim ah mahadsanid Cumar
@asluubsan9738
@asluubsan9738 10 ай бұрын
Maanta Ayaan sifiican ufahmay Aboowe Jazakallahu khayr❤
@barlinwarsame7666
@barlinwarsame7666 10 ай бұрын
Jizzakallahu kheyran sida faahfaafsan ee noogu sharaxdey qariirada falastiin
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 10 ай бұрын
Thanks wllo❤❤❤❤❤
@MaxamedManuur-kl5c
@MaxamedManuur-kl5c 10 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين
@KarasaayAhmed
@KarasaayAhmed 10 ай бұрын
😊 1:04 1:06 1:07 1:10
@zamriyeyaazin10-fo5ge
@zamriyeyaazin10-fo5ge 10 ай бұрын
أنا أحب فلسطين
@SamatarSamaale
@SamatarSamaale 10 ай бұрын
Kheyr alle haku siiyo. In badan baan is waydiiyay, aad na waan u danaynayey in aan wuxuun ka ogaado
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 10 ай бұрын
Masha Allah ♥️ anigu wan sugi jire wllh xogtan marban ka codsade wllken Maracade lkn Alxmd llh 🤲Shukran wllken Cumar ❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️ Allaha dumiyo cadowga iyo inta raacsan ba 💔😥☝️🤲🤲🤲😭😭
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 ай бұрын
I'm from Palestine 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴 I don't know why all the world are against Us 🥺💔
@hudaifaomar2086
@hudaifaomar2086 10 ай бұрын
Ader hanoo dhiibin
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 10 ай бұрын
Falastiin waxba ma dhaantid
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 10 ай бұрын
dhulbahane weeye fahan @@Ahmedali-gw7xm
@dzombadadon
@dzombadadon 10 ай бұрын
Cabdoow been badnidaa…masajidka cayaarta kadaa
@zhako77
@zhako77 10 ай бұрын
​@@Ahmedali-gw7xmlkin adiga checkpoint ma martid Gantaalona lagulama dhaco
@abdishakuurabdullaahi8382
@abdishakuurabdullaahi8382 10 ай бұрын
Firt person ahy oo comment kasoo bixiyay 🧍👋😂
@marwanyare6082
@marwanyare6082 10 ай бұрын
❤❤Alhu Akbar
@jigjigavision1
@jigjigavision1 10 ай бұрын
Meeshaani waa meel mar hore laqabsaday inshaarow
@Akhyaar142
@Akhyaar142 10 ай бұрын
Xaqiq marhora la qabsaday cid u hilisayna male
@crisaaq3877
@crisaaq3877 10 ай бұрын
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah 🇸🇴 aamiin aamiin dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 from awdal state soomaaliya
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 10 ай бұрын
Amiin wllkay ilahay hayna siiyo hogamiye uqalma inu hogamiyo umadan islamka balan balka kunol kunol berbara 🇸🇴🇸🇴🇰🇼
@umumohamed6726
@umumohamed6726 10 ай бұрын
نصر من الله وفتح قريب بإن الله
@Eye.252
@Eye.252 10 ай бұрын
مَا شَاءَ ٱللّٰهْ
@HassanHussein-ck1ge
@HassanHussein-ck1ge 10 ай бұрын
We are standing with falastiin
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ oganshow alle haku xafido ❤❤❤❤
@munira005
@munira005 10 ай бұрын
Mahadsanid bro Omar Inshaar
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 10 ай бұрын
Mahadsanid
@munira005
@munira005 10 ай бұрын
اللهم سدد رملهم 😢😢😢
@فاطمهعبدالله-غ2ط
@فاطمهعبدالله-غ2ط 10 ай бұрын
بارك الله فيك ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
@Baaaaaar12
@Baaaaaar12 10 ай бұрын
Wlhi wanradiyay wax iisharaxaan wayay mahadsanid omar
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 10 ай бұрын
Maanta dawladaha carabtu waxay si toosa u hoos tagaan gumayistaha maraykanka oo dhan kasta ka qabsaday dhan dhaqale iyo mid ciidan iyo mid huba iyo mid amniba waxay u daba fadhiistan maraykankaa
@hoodotakow9522
@hoodotakow9522 10 ай бұрын
Maahan qadiyad falastiin ee waa qadiyad islaamka oo dhan
@nrcabdi
@nrcabdi 10 ай бұрын
🥺🥺 🥺🥺..Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex). Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 10 ай бұрын
Ina lilaahi wa inna ilaahi rajucuun.Rabbi wayne ha ka quudiyo mel adaan ka filleen,ALLAH subhana wa tacaala ha ka bixiyo dhibaato dhan adiga iyo dhamaan musliminta meel ay joogaan adunka Akhirana janatul firdaus Kuwii gala AMIIN ya Rabbi
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 10 ай бұрын
😢😢 ilahoow kuu gargaar
@abdirahmanaden9069
@abdirahmanaden9069 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 10 ай бұрын
Ilaahey haugargaaro reer falastiin yuhuudana Ilaahey hajabiyo oo ciqaab degdeg ah hausoo diro aamiin
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 10 ай бұрын
Jazakallah khayr inshallah Palestine will be free 🇵🇸🤲
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 10 ай бұрын
Inna nasrullaahi qariib. Guusha iyo awoodaba Islaamkay usoo noqon Falastiina dhulkeedoo dhan way xoraysan doontaa. Al mulku lillaah. Alxuk.u lillaah.
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 10 ай бұрын
Shukranugaas jazaka laah
@ashamohamed689
@ashamohamed689 10 ай бұрын
Shukran walaalkay cumer
@gaaridumar2284
@gaaridumar2284 10 ай бұрын
Illhow dhibka ka dul qaad 😢
@cawilmaxed5532
@cawilmaxed5532 10 ай бұрын
Midnimadii islaamka ALLE swt hasoo celiyo.
@nafisoaxmed9991
@nafisoaxmed9991 10 ай бұрын
Allaha ugargaaro walalahen reer falastin
@FardussYussuf
@FardussYussuf 10 ай бұрын
ALLAH ABDUL FALASTIIN KOSOVA CEELIYO GACANTA REER FALASTIIN INSHAALLAHA ALLAH SALAAMO YELLO REER FALASTIIN
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 10 ай бұрын
وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝ فَرِحِينَ بِمَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ يَلْحَقُوا بِهِمْ مِنْ خَلْفِهِمْ أَلَّا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ ۝ يَسْتَبْشِرُونَ بِنِعْمَةٍ مِنَ اللَّهِ وَفَضْلٍ وَأَنَّ اللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجْرَ الْمُؤْمِنِينَ ۝ الَّذِينَ اسْتَجَابُوا لِلَّهِ وَالرَّسُولِ مِنْ بَعْدِ مَا أَصَابَهُمُ الْقَرْحُ لِلَّذِينَ أَحْسَنُوا مِنْهُمْ وَاتَّقَوْا أَجْرٌ عَظِيمٌ ۝ الَّذِينَ قَالَ لَهُمُ النَّاسُ إِنَّ النَّاسَ قَدْ جَمَعُوا لَكُمْ فَاخْشَوْهُمْ فَزَادَهُمْ إِيمَانًا وَقَالُوا حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُ ۝
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 10 ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤ I feel sad 😢
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 10 ай бұрын
Ilahey naxaristisa ha u so dedejiyo amiin insha allah
@cusmancumar669
@cusmancumar669 10 ай бұрын
iilahow adaa aawodle uunkana abuurtay ee uumada muusliminta aah aalloow uu gargaar yaa raabii yaa malikal muulkii
@ashamohamed689
@ashamohamed689 10 ай бұрын
Shukran
@Top_G1st
@Top_G1st 10 ай бұрын
Mahaddanid walaal
@idleabdi1340
@idleabdi1340 10 ай бұрын
Asc wll inshaar cumar zxb waxaan rabay inaan iska diiwaan galiyo barashada luqada carabiga ee sidee isku diiwaan galiyaa
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 10 ай бұрын
Qariiradan kahor xal labadowlo ayaa imanaya ayaan islahaa lkn taasi mamuuqato warbixintan kadib. Labada qolo waa in midi baxdaa ama dawlad Falastiin ah Yuhuudu na nalooshahay waa in lahelaa. Allow Sahal Amuuraha! Xaalka Bariga Dhexe ma dhowa.
@Akhyaar142
@Akhyaar142 10 ай бұрын
Mesha wala qabsaday hda xal ma muqdo lkn mustaqbalka nasrigi ilahay ayn sugayna
@omaranisabriye1305
@omaranisabriye1305 10 ай бұрын
Walaal cumar fiirso video gan
@CabdiQaadir-m5c
@CabdiQaadir-m5c 10 ай бұрын
الله منسراخواننافي فلستين🇵🇸
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 10 ай бұрын
Somalia ayaa sidaan ku socoto Ethiopia, ogolow ama ha ogolaan
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
Asc. Su'aasheydii maxaad iiga soo jawaabi weyday?
@somalicrown1052
@somalicrown1052 10 ай бұрын
Danta galbed, west bank Miya lagawada
@MisMursal-ui4su
@MisMursal-ui4su 10 ай бұрын
Haaa
@Abdisalam_32
@Abdisalam_32 10 ай бұрын
Mowduuc muhiim ah
@saleebaanahmed3795
@saleebaanahmed3795 10 ай бұрын
Falastiin ❤
@xamzaxaamud3339
@xamzaxaamud3339 10 ай бұрын
buugaag cumar inshaaroo
@abdisamedmohamud56
@abdisamedmohamud56 10 ай бұрын
Free palestine🇪🇭❤
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 10 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@DeeqaIbraahim-m4t
@DeeqaIbraahim-m4t 10 ай бұрын
اخبرنا اذا عن الجزيرة وموقفها في المقاومه
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 10 ай бұрын
Waxa kasoojeeda سلمان ابو ستة سلمان ابو ستة ماشاء الله مﺅرخ احبه واستفده كثير
@yazicisalvio1642
@yazicisalvio1642 10 ай бұрын
Palestine 🇵🇸 we are all with you ❤❤
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 10 ай бұрын
Free palestina 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 10 ай бұрын
اللهم لا تخيب رجاءنا وأنت أرحم الراحمين نسألك لأهل فلسطين النّصر على من عاداهم، عاجلًا غير آجل يا رب العالمين. اللهم احفظ أرواح المجاهدين في فلسطين، وردهم إلى أهلهم مردًا كريمًا آمنًا. اللهم بقوتك، وبغوثك، وبغيرتك على حرماتك، وبحمايتك لمن احتمى بآياتك، نسألك يا الله يا سميع يا قريب، يا مجيب يا منتقم يا جبار، يا قهار يا شديد البطش، يا عظيم القهر يا من لا يعجزه قهر الجبابرة، ولا يعظم عليه هلاك المتمردين من الملوك والأكاسرة، أن تجعل كيد المحتلين في نحرهم، واجعل مكرهم عائدًا إليهم. اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القُدس وكُل فلسطين، اللهُم كُن لهم عونًا ونصيرًا يا رب العالمين. اللهم حرر المسجد الأقصى من دنس الصهاينة الغاصبين المعتدين. اللهم انصر شعب فلسطين ضد المحتلين. دعاء يوم
@omaranisabriye1305
@omaranisabriye1305 10 ай бұрын
Asalamu calaykum
@ciiltire509
@ciiltire509 10 ай бұрын
Caawa maxaa ku dhacay Israel jabka ku dhacay Airline from Israel to Russia Airport shacabkii ruushka oo raadinayo yuhuud diyaaradii waday oo gudaha loogu galay dhismayasha oo laga baadi goobayo waqtigodii wuu dhacay
@Haffyy
@Haffyy 10 ай бұрын
Maxaa kudacay walal
@ciiltire509
@ciiltire509 10 ай бұрын
@@Haffyy garoonkii diyaaradaha ee ruushka ayaa lagu weeraray cawa diyaarad ka timid yuhuuda shacabka oo raadinaya yuhuud
@qanyaremohamed1397
@qanyaremohamed1397 10 ай бұрын
Xaqiiqo jirta ayad kahadasha Allah kuu dambi dhaafo
@K_____252
@K_____252 10 ай бұрын
@ogaansho wll ma jirtaa si aan dadkeena u bari karno taariikhda dalkeena si aan oga xorowno gumeysiga maskaxeed ee na heystaaa
@CandulaahiCabduqaadirmaxamuud
@CandulaahiCabduqaadirmaxamuud 5 ай бұрын
Falastiin hamikeedu ma ahn kaliya falastiin io jaziirada carabta waxeey doonwysaa ineey xukunto dhamaan koonka aanku noolnahy !!!!
@a.kqanciye8270
@a.kqanciye8270 10 ай бұрын
Assalamu Calaykum walal omar
@Samar54402
@Samar54402 10 ай бұрын
Aad ba U mahadsantahay wll. "العقد الثامن" Aya jeclan laha ina ka so hadasho
@zarab12
@zarab12 10 ай бұрын
لا عجز
@MohametBare
@MohametBare 10 ай бұрын
ɢᴜᴜʟᴇʏsᴏʜ ᴡʟʟʟ🎉
@ABDIWELIFX
@ABDIWELIFX 10 ай бұрын
first ❤
@zakariamohamed8630
@zakariamohamed8630 10 ай бұрын
ya iala arkaa
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 10 ай бұрын
Allaha u gargaaro walaleheen falastiin weyso dhibdodeen ilaahow guul dag daga sii 😢
@FardussYussuf
@FardussYussuf 10 ай бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@NasserOsman-d6f
@NasserOsman-d6f 10 ай бұрын
Third one from Djibouti
@libanabdi5337
@libanabdi5337 10 ай бұрын
waxa laga yabaa inay qabsadeen reer galbadeedka iyo yahuuda Gaza Allow alle
@al_ta_music
@al_ta_music 10 ай бұрын
Waaw
@aqoonsidechannel
@aqoonsidechannel 10 ай бұрын
1m coming soon
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 10 ай бұрын
الحقيقه في تاربخ فلسظين
@mohamedHassan-vg9wo
@mohamedHassan-vg9wo 10 ай бұрын
Aaway madaxweynaha falastine mu waxka dhaho maxa lo arki laayahy, waxan ku arkay social mediaha carabta oo madaxwayna falstin caayayo maxa kajira arinkas waxnoga sheg omar inshar❤❤
@abdirisakali8410
@abdirisakali8410 10 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@colaadcumar9744
@colaadcumar9744 10 ай бұрын
😢
@salahsaid1494
@salahsaid1494 10 ай бұрын
Viva Palestine and free
@ayanisse9198
@ayanisse9198 10 ай бұрын
Wll omar ani video dada bdna ma daawado lkn 2sano iyo biloyin ka hor aa waxa arkay ado leh quraanka haba yarade aqri maalin kasta, sidii ayaa labo bog ku aqrin jire subax kasta marka salaada subax dukado hdaneh aqriske wu si batay alxm runtii aad ayan kaga faaaiday aadna waad u mahdsantahy
@kingdafurvic4270
@kingdafurvic4270 10 ай бұрын
Ethiopian 🇪🇹Kenya 🇰🇪 nucleark ayee qorsheenya 2027 somaliya 🇸🇴 Allah umaqan 😢😢 20 years to come falstiin cml ee noqoni 😢so sad
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 217 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 49 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 96 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 8 МЛН
Xamaas Waa Argagixiso ?!!  Maxay Rumaysan yihiin Madkhalisimka ?
12:45
Exploding Pagers and Shattered Credibility with Sami Hamdi
1:02:51
The Thinking Muslim
Рет қаралды 139 М.
The Arabic Language: The Epic Story of Kings, Poets, and Scholars
25:59
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 49 МЛН