10 Sano Uur leyahay Ninkaygi Xaqdaro ayan ku Buriyay Wana Dhintay

  Рет қаралды 68,383

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 329
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Welcome back waad ku mahadsan tahay Daawashadada share dheh 👇👌🙏
@kowtharali4384
@kowtharali4384 3 жыл бұрын
Keep going brother ♥️♥️
@axlaamxasan1446
@axlaamxasan1446 3 жыл бұрын
maaashalah walaahi waxaa tahay wiil markasta nawaaniyo maser dabena iguma ogid iyo waxaan jirin
@bilkheyronline5831
@bilkheyronline5831 3 жыл бұрын
she is abdominal pregnency ee ha u takto isbitaalada waaweyn
@foosiyaadan9427
@foosiyaadan9427 3 жыл бұрын
Asc hooyo sadaqo ha u bixiso ninkii dhintay iyo nafteda gabadha joogto ah alle bariga iyo tusbixda ha badiso
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 3 жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo ninkii dhintayna ha uducayso had iyo jeer qofka aannkh cafin waa loo duceyaa asaga iyo warikii wax badann bay utaraysaaye baryada iyo astaqfaarta ha badiso ilaahay ha cafiyo
@surayaahmed9902
@surayaahmed9902 3 жыл бұрын
Allah waa u naxaris bdn yahay wana cafis bdn yahay allah cafis ha waydisato mamada sadaqana ha baxsato ilaah haku caafiyee
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 3 жыл бұрын
Allahu akbar, walaley insha Allah Hajj ka aad oo Illah dembidaaf weydiiso, Ninkaagi horeyna oo aad nafsiga kagashay usoducee insha Allah Illah caafimaad haidin siiyo ameen yaa Rabbi
@abdullahiismail8465
@abdullahiismail8465 3 жыл бұрын
Wanu nazilu minil qur,aani maa huwa shifaa un warax matul minal mu,miniin Quraanka isaga ayaa hadlaayo lkn aaminad ayaa la iska rabaa Tala aan siinaayo waxaa weeye mara gaabyada oo min 7jeer aayatul korsi7 shanta aayadood ugu horeysa al baqra 7 salaniga nabiga scw 7jeer Allahuma ashfinii bi raxmatika bi amrika bi qudratika bi quwatika yaa rabal caalamiin oo 100jeer glass biyo haku tufto hana cabto subaxdi duhurki iyo casarki muda sadax isbuuc ah Wuxuu illaheey meshaa ka fala wey arki dontaa waxaa hadey aamin santahay
@razmi4568
@razmi4568 3 жыл бұрын
Maasha allaah anaga dhan aad noo faaiideesay shukran
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Arinkaas rag badan oo qurbaha jooga ayey sidaas ku dhacday oo iyagoo caruurtooda fiirinaayo ayaa guriga laga saaray. Dumaroow ilaahey kabaqa oo ragga unaxariista. Walaahi caruurteyda oo iga daba ooyaya ayaan gurigeygii ka baxay 16 toban sano ayaa kasoo wareegtey ilaa iyo hadda iyadana lama qabo anigana reer iyo caruur kale ayaa ilaahey ii sahley
@degelkhayr
@degelkhayr 3 жыл бұрын
Nin haduu kuguursan sooma ogid ilhay inuu yiri وما خلقه جن والإنس إلا لعيبدون jin iyo insi inay icaabudaan maahee wax kale uma abuurin marka ilahy bari xuskiisa badi salliga Nebiga csw badi kana faaiidayso waqtiga xitaa daqiiqad
@Waano23
@Waano23 3 жыл бұрын
Walaaleey Quraanka meesha aad kuqortay iska sax qaladna ha ii fahmin waayo si qalad ah hadii aad aayada u qortid micnaha baa is badalaya so adigane dambi baa kaa soo gaaraaya.. (وما خلقت الجن والإنس إلا ليعبدون)
@degelkhayr
@degelkhayr 3 жыл бұрын
@@Waano23 jazakallahu khyr wall in aynu isasaxno waa aynu dhalany ilahay uurka hooyo buu inakasoosaary inagoo waxba aqoon ilaa qabrigana waynu baran khalad maahn inaad isaxdo waayo waxan aqaan waa shimbirtii kacabty badda. Waliba waa quran meesha aad iga saxday fadli dheeraada ilahy hakusiiyo
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
@@Waano23 sax, ilaahay dambigaaga iyo inti nabartay dambigoodiba ha dhaafo
@Waano23
@Waano23 3 жыл бұрын
@@siradm shukran xabiibtii
@Waano23
@Waano23 3 жыл бұрын
@@degelkhayr waa sax abaayo waad na ku mahad santahay sidaa u aqbashay waayo hadaan dembi kuu diidi lahayn waan kaa aamusi lahaay kheyr badan ukhtii InshaAllah.😍
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 3 жыл бұрын
La xula wala quota ala billha, may Allah help her and her daughter
@iftinhasen9328
@iftinhasen9328 3 жыл бұрын
Allaha ha caafiyo sadaqo badan hala baxdo istikhfaar baban ha sameyso wadaadkana dhintane sadaqo u bixi masjid wax ugu dar Allaha unaxariisto
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Mamada waan u ducaynayaa dhibka iyo culayska Allaha ka qaado waxan dhihi lahaa calafkina ayaa inta ku ekaa dadka kala tagana wax uun Bay ku kala tagaa nicyada qeer u sheeg u ducee marxumka daawo raadi haka qusan 40 weli waad yar tahay cafimad Allaha ku siiyo
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 жыл бұрын
Allah qafur raxim ayan fidil an kujirnaa Insha allah iyada iyo gabadheda cafimat dag dag allaha usodajiyo Allahuma aamin aamin 🤲
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Caafimaad taama Allaha ugu deeqo oo cibaadoleh. Aduunku waa daarul imtixaam maskiinka dhinteyne Gurigiisa jannatul Firdaws Allaha kadhigo . Abaayo Sadaqo ubixi masaajida wax ugudar Alle dartiisne ucafi siyuu Alle adigane kuucafiyo culeyskane kaaga dulqaado
@deeqohirsi3537
@deeqohirsi3537 3 жыл бұрын
Illahay hakadulqado caafimad dag dag ah na hasiiyo aaamin aaamiin yaaarabi
@aaminadhool9050
@aaminadhool9050 3 жыл бұрын
Way dhacdaa mar mrka qabtood ilahay hacaafiyo walalsheen Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allaah
@malyunhashi5711
@malyunhashi5711 3 жыл бұрын
Waxad badiisa tasbiixida iyo saliga nabiga scw Iyo laaxawla waal quwata ilaa bilaah waxad dareemi fudaday badan Inshaalaah
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 3 жыл бұрын
Subxanallah ilaheey ayaa og sababta lakin furiinka haduu sabab leyahay xaga raba waxba lakalama kulmo ilaheey hana cafiyo asiga ayaa awoodleh rabikabramaanka eh hana xafido Amiin yarabi
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 3 жыл бұрын
Subxaan allah waa mucjiso alle haw gargaaro wan ka naxay walahi bisinka 😭😭
@bellashariif4214
@bellashariif4214 3 жыл бұрын
Inee u soo xajiso oo sadaqa jaariya u sameyso allaha u saqiro
@shankaroonherbalchannel2499
@shankaroonherbalchannel2499 3 жыл бұрын
Subxaanalaah ilhy ha I gargaaro waxay a ubaahan thy quraan iny Isa saarto
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 жыл бұрын
Caafimaad deg deg ah ale ha siiyo gabadha walaasheen ah waana qadar kala taga walaalka dhintana ale ha u naxariosto xaqa yaa ku yimide
@campocampoofficiall705
@campocampoofficiall705 3 жыл бұрын
Subxanallah allaha caafimad taama uuga baryeynaa ayadana ilahey ha u noqoto ilahey ayaa xanunka keena qaadana saliga nabiga sallallahu calayhi wasalam badso
@halimaali431
@halimaali431 3 жыл бұрын
Asc Alle ha caafiyo Mammadas iyo inti muslin ah ba o xanuunsan🤲
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 3 жыл бұрын
Abaayo ilaahay waa qafuuru raxiim towbad waydiiso marxuumkana sadaqo ubixi uducee istiqfaarta badso qiyaamu laylka soo kac ilaahay bari tawbadna keen inshalaah ilahay haku cafiyo aaduun iyo aakhiraba marxuumkana ha u naxariisto
@truelife6820
@truelife6820 3 жыл бұрын
Mamadaas wiilkaas ninkeeda ahaa o ay qldka kagashay maadama uu dhintay baahi bdn ayuu uqabaa manta iny qldkas ay kagashay sadaqoyin waweyn oo jaariya ah ay ugubadasho insha allh weyna bogsan donta asigana wey gari dontaa e alha ku ilhaamiyo midaas.
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
Alaha Dhoowro. Aniga Ninkeedii Hore, Qabuurta Ugu tag Oo U Sheeg baan dhihi la haa, Iyo in aad qaldantay, Quraana U soo aqri. Laga yaabaa, ALLAH WAA KARIIM.
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 жыл бұрын
Ilahay naxariistiisa lagama quusto. Bini aadanka oo dhan ayuu danbiga ka dhacaa ee Rabbiga naxariista badan haka quusan. Sadaqo la bax ninkaas aad danbiga aad ka gashayna u ducee.🙏
@Waano23
@Waano23 3 жыл бұрын
ألا بذكر الله تطمئن القلوب.... Waxaad iga gaarsiisaa gabadhas Rajadada madhiman maadaama aad haysato Rabbi dhaafid badan Naxariis badan ee Asaga ha is kudulleeyso hana bariso si niyad ah Sadaqana Hala baxdo ayadoo u niyeeysanaysa in Allaah uu ku caafiyo... Abaayo Rabbi hakuu booga dhayo ..
@caaliyacisman8324
@caaliyacisman8324 3 жыл бұрын
Subxana laah alle ha caafiyo miskiinta
@hibaqmaxamed7415
@hibaqmaxamed7415 3 жыл бұрын
Subaxanalll subaxanalll yarabi raxaman wllo ilahy iska talisaro ilahay ay naxaris badane debidhafana wediso o akadalin 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 жыл бұрын
Subxaana llaah allahaw gargaro waa uducauynay naa idam alla sacabo malaa ika allah hakamarsho aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cadharcadhar4969
@cadharcadhar4969 3 жыл бұрын
M. A
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 3 жыл бұрын
Subxanalaahi yaa rabbi nabsi so deg degi ogaa naftu duuli ogaa rabbi deeq dhawaa
@yusramohammed4635
@yusramohammed4635 3 жыл бұрын
Xanuunkas.ilaahay hakacaafiyo dhibaatadan aysoomartayna ilaahay howgubadalo qayr danbigeedana alahadhaafo aammiin aammiin
@raxmaqalinle7804
@raxmaqalinle7804 3 жыл бұрын
ilaahay Cafimaad tama Haku siiyo amiiiiiiin yaaaarabiii🤲
@ahmedelmi2023
@ahmedelmi2023 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo allahana u dambi dhaafo, maamada waxaan kula talinayaa in ay Allah isku xirto teeda kale odaygeedii ay khaladka ka gashay ha u ducayso in badan....
@deeqacabdisalanwarsame9072
@deeqacabdisalanwarsame9072 3 жыл бұрын
Caku qurba jogta somaliyeed ee xasadinta Illahay gabadhas ha isaqiro yarabi why dulmigu maficna qofna majecla inla dulmo asna waxbuu dulmaya taas waa dhibato weyn waxad arkaysa qof waxusan rabin inlagu sameyo qof wllkis ah kusameynaya sadaqo ubixii ninkas Alle ha unaxariiste Illahayna bari malmaha khayrka badan iyo habeenkii saqda dhexe Alle caafimad hakusiyo wll
@therplegendary5331
@therplegendary5331 3 жыл бұрын
walaaahi waa xanuun ebe hakuu dembi dhaafo mammo allah u toobadkeen oo weydiso dembii dhaaf
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 3 жыл бұрын
Subaxala ilaheyow ku ficn walal abdiaziz ilahey qer badan ha ku siyo walal waxa tahay qof wanaga jecel Mashalah
@habiibohassan8321
@habiibohassan8321 3 жыл бұрын
Inalillahi waina ilaahi rajacun wn kaa xumahay Allah ka caafiyo also we love u too
@kaltumguhad960
@kaltumguhad960 3 жыл бұрын
Allah subxana wataca hakucafiyo abayo towbad keen badan iyo cafis laimow asna sadaqo ubixi danbi dhaafna alle uwaydii alle waa qafuuru raxiim
@ifrahhashi5285
@ifrahhashi5285 3 жыл бұрын
I'm new subscribed abowe i enjoyed ur videos masha'allah keep the hard working going inashallah
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Welcome sister 🙏
@ifrahhashi5285
@ifrahhashi5285 3 жыл бұрын
You're welcome abowe qali x
@halimaomar7183
@halimaomar7183 3 жыл бұрын
subhanallah May Allah give her shifaa ameen and for give her.
@raxmaqalinle7804
@raxmaqalinle7804 3 жыл бұрын
Dumarow ilaahay ha cabsada oo Ragiina Sifiican ula dhaqma hays odhanina dhul gaalo Ayaad joogta oo aad Raga kaga adag tihiin Subxanalaah😭
@امعبدالسلامام
@امعبدالسلامام 3 жыл бұрын
Istagfiirta badi salaaduleelkabadi ialaadinbidhaaf wediiso alaha awooooda badan hakucaaiyo ccafimaad dhigaiyo dhimirkagalo ale hakusiiyo aamiin
@fartumsicid2079
@fartumsicid2079 3 жыл бұрын
Alle hacafiyo Insha allah
@cabdiwahaabofficial7892
@cabdiwahaabofficial7892 3 жыл бұрын
Alle haa caafiyo Runtii waa hooyo somaaliyet
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Hadiba ay qiratay dumarka somalida wa gabadhi kowad ee qirata danbigeda
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Kuli ma soo wareysatey.... Firaaqo badnidaa.... Imisa Qarni baad nooleyd..
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 😃😃😃
@ashaabdi7365
@ashaabdi7365 3 жыл бұрын
Isaga naa ALLAH u naxaristo iyadana ALLAH caafiyo
@dekamohamud6530
@dekamohamud6530 3 жыл бұрын
Allah u saqiro waxi wanag ugu jiro sadaqada ha badiso insha Allah
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Alllah ha cafiyo yaa rabi raxman 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Illahay cafi Io cafimad hasiiyo istiqfaarta habadiso rabi Dabi dhaaf hawaydiisato
@farhiaabdi2856
@farhiaabdi2856 3 жыл бұрын
Alle ha caafiyo walaasheen ducayso abaaayo
@hindaissa9017
@hindaissa9017 3 жыл бұрын
Supporting you all the way from the USA.
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh 3 жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo hooyadaa
@rahmaabdi8987
@rahmaabdi8987 3 жыл бұрын
Illaahay ayaan cafimaad uwadiin haynaa
@English--Somali
@English--Somali 3 жыл бұрын
ilaahay ha caafiyo. Sadaqo habixiso, dhakhaatiirtana hala xidhiidho.
@xamdamahamad5297
@xamdamahamad5297 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏Alle hacaafiyo miskiin ax waa qalbi xanuun walaahi Alle ayadiyo gabadhaba cajiib
@hanefa283
@hanefa283 3 жыл бұрын
Abaaayadaas NINKEEDII HORE ILMAHEDA AABAHOOD WAX UUN HAUSADAQEYSO INSHAA ALLAH
@umuyahya
@umuyahya 3 жыл бұрын
Subhanallah allaha caafiyo walasheen lakin magafe waa allah Allah cafis weydiiso Ninkii dhintay hadad qalad ka gashana u ducee madama uu dhintay
@اممصطفي-ك5ن
@اممصطفي-ك5ن 3 жыл бұрын
Subxaanalaah laa xoola walaa quwata ilaa bi laah ilaahow naxifdi aamiin yaa rabi
@faaizofaaizo919
@faaizofaaizo919 3 жыл бұрын
Ilaahey udoobad keen in shaalaah
@raaqiyamahamuod7750
@raaqiyamahamuod7750 3 жыл бұрын
Alle ha caaafiyo insha allh
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 2 жыл бұрын
Aduunkan Samir/dulqaad wax ka fiican maleh , horumar ba lagu gaara. Abaayo ISTIQFAAR Ta badi , In badan Ilahey bari . Sadaqo baxso. Alaha kuu sahlo.
@nuura6960
@nuura6960 2 жыл бұрын
Allah ha cafiyo inshaAllah
@maxamedabuukar9203
@maxamedabuukar9203 3 жыл бұрын
Asc cabdacaziz telkaga ayanrabaa san uhilaa wll
@sharifomursal6524
@sharifomursal6524 3 жыл бұрын
Illaheyow cafimad tam ah si yarabi
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 3 жыл бұрын
subxana Allah subxana Allah
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 3 жыл бұрын
subxana laaaaaaah..alahey.hacafiyo
@ayaanali422
@ayaanali422 3 жыл бұрын
Illaha cafiyyo culuska illaha kaa qaado
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 3 жыл бұрын
ilahey hakucawiyo sis ilaahey haku dhiba dhamo asaga awoda badana
@fatma3-11
@fatma3-11 3 жыл бұрын
Alle caafimaad ha siiyo
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 3 жыл бұрын
Somalia aad Quran badan isasoo saar alaha kaa qaado ilaahow aamiin yaarabi dhamaan
@fuaadbare1314
@fuaadbare1314 3 жыл бұрын
Markahore danbidhaafe waa alle illaahay danbi dhaaf hawaydiisato marka xigta waan uducaynaynaa inuu illaahay kadulqaado xanuunka
@sacadiyocisaman1780
@sacadiyocisaman1780 3 жыл бұрын
Alle ha caafiyo
@aishaabdiomarak6368
@aishaabdiomarak6368 3 жыл бұрын
Qofka laga gardaranyhy io waalidkaba ishooda aduunka lagugu tusaa ilaahow qalad bini aadan ayaan unahay adigoo na abuurtaa kagalna rabiyow unaxariisoh waa adoon adiga aad abuurateh cafi oo saamax yaa rabi raali ka noqo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ilahow adigi gareysiyeh iney qalad gashey amarkaga ku caafi
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Dumarka somalida dhibka ha iska dayaan oo wax ha hubsadan
@farhiaabdisaid3456
@farhiaabdisaid3456 3 жыл бұрын
Alaah Caafiyo Cudurka Caloosha ka galay ilaaahey Caaafimaad ha ugu badalo Bidmilaah
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 жыл бұрын
Subxaanallàhi ìllahay hacafiyo yaraabi. Illahayoow kuirsaaq 😭 ilinbaba isodhaartay.
@umasalahadiinumumohammeddi8984
@umasalahadiinumumohammeddi8984 3 жыл бұрын
Illahayo Yaanaan gardaareessan umad Yaa Rabbi Iyadanna Allah hau daabiidhaafo Illahaayo ugargar 🙏
@nimcoqaali9824
@nimcoqaali9824 3 жыл бұрын
Ilaahay caafimat hasiiyo
@zamdahussein130
@zamdahussein130 3 жыл бұрын
Alle hacaafiyo yaa rabi
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 3 жыл бұрын
Allah ha ku caafiyo inasha allah
@aniisoabdimohamedaniiso6277
@aniisoabdimohamedaniiso6277 3 жыл бұрын
Xasbunll allow ha na ciqaabin 🥺 allow ada Awood lele qatumada noo toosi ya rabi yaa rabi
@heyfa3628
@heyfa3628 3 жыл бұрын
Rabigey amurteda ha hududeyo amiin mako madino ha tagto biyah sam samka timirta xaajwa sas barowey wad cafimad esa barto shiiq sacudi ween ah Al ween cilaj ku samen quran hawryar tey 70 jiir ah saa maq lay ilmo 15 sano. Waday gawar dhashay shiiq abe dacwey
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 3 жыл бұрын
Ax subxaanallah ilaahaywo cafimad si Allah human aamiin 😢😢😢😭😭😭😭😭😭😢😭😭
@nasrinacreatives6505
@nasrinacreatives6505 3 жыл бұрын
Keep going
@fardsohussein7136
@fardsohussein7136 3 жыл бұрын
Asc mhdsanid wll khayr allah'a ku siiyo gabadhaasna cfmd allah'a siiyo uur aan la dhaleyn wuu xanuunbdn yhy talk Ayan KU siinaya markii lagula Soo xariiri oo Arin in lagu sheego la rabo ma gudbiya ku dheh haday ku dhahan Maya iga raali noqda dheh because xanuune kuu Keene waa fekerkeyga
@muniishaabdulkadir7231
@muniishaabdulkadir7231 3 жыл бұрын
Alle ha caafiyo maamada 😢😢😢😢
@maxamuudmaxamedxirsi5355
@maxamuudmaxamedxirsi5355 3 жыл бұрын
illaahey haka dulqaado xanuunka walaal
@istarhussain708
@istarhussain708 3 жыл бұрын
ilahey cafimad ha siiyo insha alaah
@zidraabdikarim1041
@zidraabdikarim1041 3 жыл бұрын
سبحان الله
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 3 жыл бұрын
Subxanalah Allah hacafiyo gabadhas illahy damabigeda hadhafo 🙏
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 жыл бұрын
Ameen
@erfg2538
@erfg2538 3 жыл бұрын
Asc abaayo allaah hakucaafiyo iskasamir ninkiina uducee in allaah unaxariisto waxaaswaxalagayaabaa inyahaybararkajiracaloosha waana arkay 2gabdhoot eekudhacayxanuunkaasi
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo yaa rabi alow ugargaar yaa rabi
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 3 жыл бұрын
Ale ha caafiyo hooyodaa xanuusan caafiamaad deg deg deg illaahay uga barayaaya
@maxamedaxmed5498
@maxamedaxmed5498 2 жыл бұрын
Allaha caafiyo waa dhibaato
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 3 жыл бұрын
Rabi ha ku caafiyo wll
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 3 жыл бұрын
Cafimad alle ha siiyo mammada Hubsiinadu aad ayeey uficantahay waxii laguu sheego in aad horayba ka qaadataa waa qalad waa in aad iska hubisaa
@caashaabukar5839
@caashaabukar5839 3 жыл бұрын
Walala yaal waxa idinka codsa doco waxa igu dhacdey geeri naxtin badan wiil yar o walalkey ah ama wiilkega ahey 18jir aheey nagala diley o ubax ad qurux badan ahey o waxbarayo ilahow u naxariiso 😭😭😭💔💔🤲🤲
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Nin darag cuna habar maleh ee quranka Alle wakhti dheer isku akhri.
@mariansaid1129
@mariansaid1129 3 жыл бұрын
Masha allah abowe hore usoco ❤
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,8 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 20 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 3,8 МЛН
SIDA LOO DAWEEYO NERVAHA AMA CIRIQNISAA(SCAITIC NERVE PAIN)
9:20
WACYIGELIYE CHANNEL
Рет қаралды 2,2 М.
Cidha obbolleessa haadha daraartuu ❤️❤️❤️❤️
6:27
ABBA DARAARTUU TUBE
Рет қаралды 21 М.