Shisheeye ma igeeyayba anigaa oo ujeedo gabar soomaliyeed
@khadraahmed106810 күн бұрын
Allah ha kuu soo uriyo isagoo nabadana ha ku keeno
@abdirahmanibrahim444310 күн бұрын
Ilaahey hakuu sahlo
@mahemedahmed-i2d10 күн бұрын
maasha allaah illintir
@lullul387510 күн бұрын
Allaha kuu sahlo wiilkaaga insha allaah
@amiirafamilyyoutube749410 күн бұрын
Sidan o kale aniga abtigay ayaa lawayaya intuu gallay Amerika waxay ayayaday iradinaysay 35 sano kadib ayaa la. Hellay lakin isaga naagtii cadanka aheed ugursaday dhasha iska xidh ayuu kudhahay lkin tabedllekeda naagsi wxay ku mashquulisay dallxiisyo sanadkasto aha marka mamadana alle ha u so jeediyo qalbigiisa
@seinabjama497910 күн бұрын
Alle ha isoo celiyo wiilkeeda
@farhiyoelmi5210 күн бұрын
Illaahay kuu sahlo nolol iyo geeri
@FaadumoAbdinuur-o3o10 күн бұрын
Bowe alle ha ku barkeeyo
@Maryama-idil9 күн бұрын
Moom ilaahay wiilkaaga oo nabad qaba haku tuso.
@SeynabGacal-y8x10 күн бұрын
Alaha u sahlo
@leeshanchannel665310 күн бұрын
Qof walba oo marmaa mush duubay maan tah old ka I’d tahay wax Baka dhex qallac qallacleh hagaa jiya thanks ❤❤🌿🌿🌿💐🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿💐💐💐🌿🌿🌿🌿🌿🌿♥️♥️✅✅✅🇬🇧
@caraweelo26739 күн бұрын
Ilaahay ha kuso dhawayo Hooyo iidinko cafimaad qaba🥺🥺🥺
@SalmaNoor-qc5mz10 күн бұрын
Allow uso sahal biidnillahi kareem
@qalanjaquruxu596610 күн бұрын
Allah hausosahlo
@kowsaralihassan767410 күн бұрын
Ale ha u soo dhaweeyo
@FatimaM-t3y10 күн бұрын
Waxaa laga yaa baa in uu xiran yahay
@sahromahamud5 күн бұрын
Illaaheey Hakuu Sahlo wiilgaada Laakiin Waalaha Magaca Ay Ku Dhibeyn Iyo Sawirkiisa my Ku Baafiyaan
@Abdulqadir-nq6ny10 күн бұрын
Hooyooy ilaahay ubadkaad dhashoo idil Oo kamida midkaa maqan Ilaahay amuuryiis Inaad aragtid goor dhow Isagoon aan dhibaatiyo Qabin dhaawac tonaba dhaayaha markuu saar hooyo mcn inshaa allaah
@somalihanolato74110 күн бұрын
Allaha ku sahlo hooyo ax
@hanishire-t2z10 күн бұрын
Hooyo allaha kusahlo
@88mahamed10 күн бұрын
Maamada maxaa ka qaldan wiilka waa jabuutiyaan , ah safaarada jabuuti iyo wazirka arimaha dibada ee jabuuti maad la xariirtid
Bisinka ajanebiga hawlahoodu ma sahlana naagahoodu xataa hadii la furo dhibkoodu kaama harayo. Wiilku ma lahayste buu u ahaa maxay tahay waan soo dhiuntay iyo waa la I celinayaan mindhaa gurigay ku dhex xirteen maskiin ilaahow kasoo fuji ilaahow soo sahal
@AbdinasirHassanganey9 күн бұрын
Umalaynaa in lahelaa nin gaalo ugacan galay waaye 😂
@patricksaudan10 күн бұрын
MAA CANADA AYUU JOGAA.ANAGA LAA QOLA EE
@كوتر-ظ2ع9 күн бұрын
Odaga gabsdha dhalaa khaarajiyey
@asadaxmednuurgadhwayne10 күн бұрын
Ilahow mamada usodhawe wiilka
@farahmohamud13810 күн бұрын
ILAAH ha kuu sahlo helida wiilkaaga Aamiin Aamiin Aamiin
@DeekOsman10 күн бұрын
Hada xagee lagaraadinayaa canada mise holand
@khadroahmed415310 күн бұрын
Mansha allh tabarakallh allh
@nasteehshariif2509 күн бұрын
Ninka maqaayada halv weeydiiyo
@redback0439 күн бұрын
Cabdi Casiis Riyali Waxaa Kaa Hoos Baxdey Hooyadaan Orodka Badan Qabiilkada In Aad Wey,Diiso?.
@HaliyaAbdelrahman10 күн бұрын
HOOYO JOOJI CALACALKA FADLAN😂😂😂😂😂😂😂
@obdula16586 күн бұрын
Adigoo African ah maxaa kuu geeyey gabar nin sarkaal ah dhalay..