PRANK Sabaax o aan Xiriir Jaceel uso Bandhigtay💘Jawabteda🤣

  Рет қаралды 119,539

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 640
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay Daawashadada😍🙏👇
@rayaanahmed6498
@rayaanahmed6498 3 жыл бұрын
Xasid nimo waye guur laguma kaftamo waxa dhici katta inay ku jeceshahy hunguri gelinyu waA ceeb haku ciYariN gabadha wallo cabdi aziz joji ciYarta runti wanku tagera allaah haku xafido
@wardo9650
@wardo9650 3 жыл бұрын
Gabadhan run run ku jeceshay indhaheda laga darema
@whome4851
@whome4851 3 жыл бұрын
AbdiAzziz gabaadh usheeg ineey gabasaar quman soo xidhato
@dekamuhumed1903
@dekamuhumed1903 3 жыл бұрын
Away janalka gabadha an cawinee wll
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Shukasi bobliko maskiin waaye sabaax
@tunmed3393
@tunmed3393 3 жыл бұрын
Gabadha xishood iyo jaceel aa kamuuqda malintii hore aan arkay jaceel run ayay kuqabtaa kuyaac hee nin iska dhig
@amalyamani3384
@amalyamani3384 3 жыл бұрын
Warku waa dhan yahy
@naciimodagan3213
@naciimodagan3213 3 жыл бұрын
Sax wye inigaba wey ila muuqataa jcyl
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 3 жыл бұрын
Walalo gabadhaan kawaran hadeey ayada daacad kuu jecleed ee aad hadalkas ku dhahday ay uqadato adigana inaaad sidoo kale jeceshahay marka iska ilaali inaad qof qalbigisa ku cuyaartay fiiri aniga waxan uqaatay ineey gabadhan jecel xageeda ka jiro naag waliged kuma dhehyso haa waan ku jeclahay
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 3 жыл бұрын
Wll run u guurso waa gabadh qurux badan waad isku soo baxaysaan 🙏🥰❤
@wadanigadabtaofficiall503
@wadanigadabtaofficiall503 3 жыл бұрын
Qofta iney dyr thy inta ila aragte likta dhac kusiyaa
@timacadde12345
@timacadde12345 3 жыл бұрын
Asc Cabdicaziiz Really 😎😎😎 Horta Uma malaynayo in ay PRANK ayahd, haday ahaydna xaal iyo xumayn ayaa ku fuulay sxb. Tan kale guurso gabadha qof ku jecel ayey u egtahaye walaaloow. Waxaan diyaar u ahay in aan qarashka arooskiina ka qayb qaato inshaa Allaah. Plz don’t do such prank to our sisters. Runtii waa ceeb waana wax laga xumaado🇸🇴
@yuossraUpdy
@yuossraUpdy 3 жыл бұрын
Qof igama so horeen like 👍
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 жыл бұрын
Waba isku so baxesan laba qofo aqlaq iyo wanag leh oo isku qalmo aya tihin 😍😍😍
@therplegendary5331
@therplegendary5331 3 жыл бұрын
mashaa allaah abdi azizi waa wiilka wiilasheena ugu wanaagsan walahi caaqikkii ku dhalay ayaad raacday allaha nookaadaayo aboowe
@hodanahmedgaas2263
@hodanahmedgaas2263 3 жыл бұрын
Sabaax ha la iga gaarsiiyo ABAAYO qoorta asturo please waa cawree
@xaawomuuse2628
@xaawomuuse2628 3 жыл бұрын
cabdicasiis really mnsha allaah wiil aan tagero KZbin layasha adaan katagera wxa tahay wiil qaab akhlaaq ku dhehantahay wax uso tabiya wax bulshada somaliyeed ufiican kashaqeeya abowe hormar wacan bn ku rajayn
@fatma3-11
@fatma3-11 3 жыл бұрын
Prank hadaa baratay bes waaye😂😂 lkn intaas yuuna kula dhaafin prankiga waa necbahay 😁🙆
@ashashego3474
@ashashego3474 3 жыл бұрын
Masha Allah waa gabar af gaaban oo naxariis badan qurux badan yeey kaa fakanin ee dhab dheh.❤💙
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 3 жыл бұрын
Gabdhaha somalida hadey wax raban way xishoni they don't admit so nice two of you
@Nobody1579
@Nobody1579 3 жыл бұрын
She’s beautiful 😍 wlhi she’s cool mashallah
@barwaaqo-nageeya1122
@barwaaqo-nageeya1122 3 жыл бұрын
Gabadhani walaahay waa miskiinad daacada ee ilaahay haw sahlo halyeey dhaqdo.
@naimahassenaden5318
@naimahassenaden5318 3 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Abdiaziz please ka dhabee. Gabadha waa single, sida ka muuqatan waa ay kaa heshaa ,sida aan anigu u arko. And she is beautiful 😍 ❤ 💕
@saabariinmohamed9110
@saabariinmohamed9110 3 жыл бұрын
😅😅😅 wr cusub insha allaah natiija wngsn idin rajeyn
@samiraswety2115
@samiraswety2115 3 жыл бұрын
prank hadii lagu baray wa tagte keep going mr really
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Horay ha ii sii ridin
@maymuunfaysal1471
@maymuunfaysal1471 3 жыл бұрын
@@illintir hhhh hoeay udhaadhac
@Umuqanciye
@Umuqanciye 3 жыл бұрын
@@illintir mar kale pranki hasameen waxan kabaqayaa been danbi badan iney noqoto kaftanka qaar wa dhib 🤭
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 3 жыл бұрын
@@illintir 🥰
@sadiaadam2919
@sadiaadam2919 3 жыл бұрын
Walaaloow suaal baan kuweeydiinayaa gabadhu hadaay kudhihi laheeyd waa arin wanaagsan oon soodhaweeynayo mawaxaad kudhihilaheeyd waa prank
@AbdirizaaqIbrahim-gg5ed
@AbdirizaaqIbrahim-gg5ed 3 жыл бұрын
asc abdiaziz realy keep going...
@cashachamac2568
@cashachamac2568 3 жыл бұрын
Wcs
@safiyoahmed2630
@safiyoahmed2630 3 жыл бұрын
MAASHA. ALLAAH. TABAARAKALAHA ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🏆🏆🏆🌹🌹🌹🌹🌹🏆🏆🏆🏆💕🏆🏆🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕💕🎈🎈🎈🎈🇸🇿🌷🎇🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴😁😁😁😁😁😁😁😁😁😃
@wasaim5143
@wasaim5143 3 жыл бұрын
Aniga waxan kasocda dhanka Cabidil casiis ee gabadha waxad tirahda Aniga Aya kujecel Asxab teyduna way ila kajecladen
@cashachamac2568
@cashachamac2568 3 жыл бұрын
Mashallh
@cashachamac2568
@cashachamac2568 3 жыл бұрын
Run ale hadikadhigo
@faadumomohamedahmed8377
@faadumomohamedahmed8377 3 жыл бұрын
Manshallah sabah jawaabtadda waan taageeray. Lkn wll please iska dhar inaad lakeliteysato ragga .weligaana haw imaan inuu isagu kuyimaado mooyane
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Absolutely Wad isku Nuureysiin Hada Ayaan mar Kale leenahay A Aziiz Really. Nin La Aamini Karo Sabaax waan ku Siiyey. Bro. Bisaraaxa.
@yuusufmaxamed7736
@yuusufmaxamed7736 3 жыл бұрын
Maisguursateen wll ماشاء الله
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 жыл бұрын
Masha allh sabaax haloo kala kiciyo wlhi waa maskiin wee yaabtay wexey istiri ninkii aad garab istaaga karabtay ayaa kugu dayay cabdicasiis waan kujecelnahy ee sabaax intaad awoodo garab istaag sabaax adna maskiinimada iskadaye yuutubka wax soodhig anagaa kudawaneyneeh waa kuu kalakicineynaye
@muniishaabdulkadir7231
@muniishaabdulkadir7231 3 жыл бұрын
Maasha alaah tabarakalah wllo Alle haidiin dhoowro
@kujecliyahooyo4846
@kujecliyahooyo4846 3 жыл бұрын
Prank ma ahayni shukansi live 😂😂😂ah u aha astagfirulahi rali ahada walahy Prank nacayn le wayi 🥰🥰
@nuraomar1839
@nuraomar1839 3 жыл бұрын
Gabdhar aqlaaqleh xishod badan waye sabaax nin fcn allaha usahlo🥰🥰🥰
@mohamedhusien8368
@mohamedhusien8368 3 жыл бұрын
Aq laaqda sidaan ku ogaa mala ga pdley
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
Sadkuoged badiyo xita kamajirto qarnigan dhaqanki iyo luqadiba wala barxay sidi canaha.
@mohamedhusien8368
@mohamedhusien8368 3 жыл бұрын
@@anigaaniga4592 waa daree mooyaa 😁✌️
@zakiabdi4687
@zakiabdi4687 3 жыл бұрын
Maashaa allehe Abdiaziz iyo subax keep going from dirisla Abdi
@ayaanbarkhale41
@ayaanbarkhale41 3 жыл бұрын
Waa gabadh aad xishood ooga muuqda maansha allah
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Mashallaah war la uun uunbeeyo waayka aakaroon waan rabnaa reer soomaaliya noo soo kirdha iyo ilma aan ayeeyo u nahay🌹🌷🌷🌹🌹🌹🥂🎂👨‍👩‍👧‍👦 haka walaacin caayla saciida yaa rabi amin amin aammeen Yaa rabi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🇸🇴
@siciidxasan3505
@siciidxasan3505 2 жыл бұрын
Sxp Abdi casiis wlhi gabadhaan waa aqlileey mansha Allah waa qof dagan m.a Allah in xifdiyo adiga iyo sabaax
@jemilaali4458
@jemilaali4458 3 жыл бұрын
Asc c/caziz gabadhu way kujeceshahay indheheday kamiqata e wax laqabo walalo so beautiful 😍
@inamohamoud5506
@inamohamoud5506 3 жыл бұрын
Waar wllo hargeisa ayn kaala socdaa waanan kugu cusubahay keep going ayn ku leeyahay
@umuxafsa5678
@umuxafsa5678 3 жыл бұрын
Mash allh wll wn ku tageeraa alle hano ka daayo amiiin hrey usoco
@najmoaskar6017
@najmoaskar6017 3 жыл бұрын
Wl qaali waxn raba in hoyada i radiso waligaya ma arga 😭😭😭😭😭
@khadra40
@khadra40 3 жыл бұрын
Please walal laxirir
@khadra40
@khadra40 3 жыл бұрын
Hoyo waa muhim
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Kkkkkk jaceelkii waaayowaayo ansooxasuustay kkkkkk runtii
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Diyaar wll
@hamdiqaalid5324
@hamdiqaalid5324 3 жыл бұрын
Najmo hala caawiyo
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 3 жыл бұрын
hhhhh cabdi casiis Jacalykiisu 40% sabaaxna 100% isku dhagsada Lee jacaylku dib buu kakorayaaye
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 3 жыл бұрын
Weyjaceshahay wajigeda kaarga
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Asaga maxad 40 u sisy kkkk
@calicilmi1276
@calicilmi1276 3 жыл бұрын
Saan u jedo ayada waaba rabtaa
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 3 жыл бұрын
@@calicilmi1276 maskin dacad ayeey uegtahay asaga wax mafahma aah
@calicilmi1276
@calicilmi1276 3 жыл бұрын
Fahma haa waa maskiin
@xalimoabdigure7560
@xalimoabdigure7560 3 жыл бұрын
Masha allah cajiib haye isku yaca hee maxaa sugesiin rer magaal arintisa kaftan buu ku dhamestaa waa isku soo baxesaan 😂😂😂❤👍
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 3 жыл бұрын
Waa aamini wayey prank uu sameena 😂 really akhyaarnimadada 😂 ku soco wallky
@ifrahawil7889
@ifrahawil7889 3 жыл бұрын
Mashalah quruxley waaye gabadha wana aqlileey waykuu jilcisay
@maryadan7709
@maryadan7709 3 жыл бұрын
Wiilkaan waceesle quruxloow waaye
@jamiilosheekhaxmad9090
@jamiilosheekhaxmad9090 3 жыл бұрын
Wiil qabiil maaha ee waa wiil soomaaliyeed
@naimaahmed3819
@naimaahmed3819 3 жыл бұрын
sacad saciid waaye
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
Abgaal qurxon hada aragto Wa=wacesle habargidir qurxon hada aragto Wa= sacad Mexey kudhacday sababtas walayabe?
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 3 жыл бұрын
@@anigaaniga4592 walal abgal qurxoon ohadana waceysle ahayn ayan ahay e sas hadhihin quruxda ilaha bixiyo dad qasana masiiyo tas ogow
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 3 жыл бұрын
Really waceesle miyaa maansha alaah maalinhorey asxaatiisa weydiiyeen qabiilkiisa laakiin wuu diidayo inuu sheego
@Munamahamoud-b6r
@Munamahamoud-b6r 3 жыл бұрын
ABDICASIIS REALLY gabadha waka xishood siisay wlhi Marka uu wiil xidhiidh kaa dalbanayo xishood lee lama hadli karo 🤗🤗🤗 Wan jeclan laha inay Run noqoto Wxa hada maqalnay sabaaxna waxa dhahda jawaabta no keen wakaga fadhinaaye 😂😂
@caaliyacisman8324
@caaliyacisman8324 3 жыл бұрын
abdi aziz Realy idaacada banaadir maxan kadhagestay dadkii hore dheh baaraka laah wll
@qureshticowlbahale863
@qureshticowlbahale863 3 жыл бұрын
Kkkkk Abdi caziz iyo sabax wan idin salamay
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 3 жыл бұрын
Abdiaziz really waa qofka kaliya oo fines kiisa u mahdceliya 🙏
@abdihassan4440
@abdihassan4440 3 жыл бұрын
Kkkkkk war ninyahow baaddi Niman laheyn bey ag joogtaa Qoftaan aniga waan ka so ffkrriya islama aan Gaari laheyn yaaaa
@sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712
@sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712 3 жыл бұрын
Wlalkis qalbi qofka magalo prank ee isk daa dumarkana wey calol jilcanyhiin ee iska daa waxs cml hablaha yeyn ka dhexqelyini rusheeye lagu geyne mansha allah wll no wad howshii hore iska dumarka guur qeyr leh 👏👏👏👏👏👏
@ardoabdirahman2506
@ardoabdirahman2506 3 жыл бұрын
Mashaallh yuutjuubleeyda badanguut naagaha eeylafariistaan jirguuda waaisgudhawyahay cadaabga alla kamabaqayaan adi ninfiican tahay saasguguqasariyaa
@ayancadeywarsame6810
@ayancadeywarsame6810 3 жыл бұрын
Abdi casiso dhan boqolkiba intee maxay udhahan xajigeyga bolkiba intee Uu idhahaa abdicasis oo dhan waa isku dabecad farxadkunolada ❤️❤️❤️❤️
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Gabarta wlhy wiilka way rabtaa 😍😍😍👩‍👩‍👧‍👧👩‍👩‍👧‍👧👩‍👩‍👧‍👧💕💕💕isku yaaca noh anaga na ducadda waan idin raacin
@mariamab5746
@mariamab5746 3 жыл бұрын
waa gabar wanaagsan waaye sabaax quruxeey ilaahoow guur xalaal ah iyo wiil wanaagsan oo aad u jecel una wanaajiyo ayadana eey ayaan illaah uga baryaa
@Kolbaheer
@Kolbaheer 3 жыл бұрын
PRANK kuugu horeeye.
@maryamahussein7468
@maryamahussein7468 3 жыл бұрын
Masha Allah manta ani aya ogu horeyo Abdiyow prank iyo prank la aan yaku diidikaro
@maxamuudsanqar2485
@maxamuudsanqar2485 3 жыл бұрын
Gabadhan anaa ka helay
@najahadan2611
@najahadan2611 3 жыл бұрын
sabax wad ka xishod sisay masha allah quruhda dumarku wa xishodka alle haydin xafido cabdicasis prank jimcu ku begmay khyr la kulma
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 3 жыл бұрын
Sax waad isku fiicantahiin run
@sbara6110
@sbara6110 3 жыл бұрын
😂
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 3 жыл бұрын
Sabaahey wiil qurux badan oo edeb iyo aqlaaq iyo reer magaalnimo u dhameystiran ah uu ku dhaafin
@ayanabdi54
@ayanabdi54 3 жыл бұрын
Oh gabar iyo xaladada ahaa hadey ku rabto xitaa qatar ay iska dhigee 👍👍
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 2 жыл бұрын
Maansha Allah. waa isku fiicantihiin
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 3 жыл бұрын
Kkkk way kuureer magaalaysay zxp abdi aziz
@rodahassan929
@rodahassan929 3 жыл бұрын
Masha Allah wiilkan waa wiil aad u xishooda habo Allah haku xifdiyo
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Waa gabar aqli leh masha alahu Hada adi yaa qabtaa
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 3 жыл бұрын
Saxab yutubkeeda nosheg wll waa gabadh faniya aan jecle
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 3 жыл бұрын
🤣waatagtey bro howshii prankiga hada biloowdey
@fahmoyasin7243
@fahmoyasin7243 3 жыл бұрын
Kaga dhabee gabadha hadayba single tahay 😁
@amalyamani3384
@amalyamani3384 3 жыл бұрын
Wll cabdi csiis sabaax waa inaa guursataa waxa laga dareemayaa jeclhy
@galadhuseinalimohamud6786
@galadhuseinalimohamud6786 3 жыл бұрын
Masha.Allh wllhi waad iskuqalantaan Lkn Barnack inaa kadeyso kuwacneed
@safiyohadad79
@safiyohadad79 3 жыл бұрын
Baraawo gabadha waa ku racsanahay Walagaa raayey cabdicasiis Gabadha waa kurabtaa lkn adiga wakareysay masha alashu
@zajaa6958
@zajaa6958 3 жыл бұрын
Cabdicaziz really idacada banadir shekoyinka cabsida 😂😂😂waa ku salamy wariye codkiisa ka cansana
@hawabilanabdulqadir5986
@hawabilanabdulqadir5986 3 жыл бұрын
Wll qali iska dhaaf prank iga was ka qaymo iyo sharaf badan tahay wlhi waxad tahay wiil somliyeed oo sharaf Leh ilahayna siyey wanag iyo karaamo ilahay haku xafido wll qali wanagaga ayan Ku jeclahay ilahay haku karaameeyo
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Ma Sha Allah, Gabadhu waa geenyadii la sheegi jirey. Ilaahay wuu dhameeyey
@shukrimohammed4146
@shukrimohammed4146 3 жыл бұрын
Waad iskusoo baxeysaa ee gurka inosoo dadajiya cabdicasiis iyo sabax qurux kkkk adbn idinku xiranahy mashalh jimco kriim
@Jamalosman665
@Jamalosman665 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk so funny brother and sister
@nasromohemed5313
@nasromohemed5313 3 жыл бұрын
Mashaalah sabax quruxley sacid waye hada hesho gabaraa heshay
@saabriinmaxamed1358
@saabriinmaxamed1358 3 жыл бұрын
Wllky qali cabdi caziz reyali wan ku salmay wll mcn hore usoco wlh wllky wan ku jeclhy wĺky mcn inolow allh haku dhowro
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 3 жыл бұрын
Abdi azizow quruxlow atay mashalah
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Abdiaziiz xariif mashalllah hore usoco bro geesi nin rageed maad ka dhabaysid
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Gabadhu way kujeceshy ee wax laqabo Wana gabar Dagan mashaalllh nin iyo nag is qaby say u agfadhidy kudashy maskintu😄😄😄 wax laqabo
@umaamina1885
@umaamina1885 3 жыл бұрын
Kkkk cabdicaziiz aan kula kaftamee anaga waxan dhahnaa luuq luuq marow laamiga leys ku so dhacaa dhuudhumashowga naga dhaaf indhaha ayan aqrisanaa ilaahey ha isku kiin qeyro soo dhawaaw dumaashi saaxiib waa ceeb sheeq ayad aheyd howsha fududee kaftanka waa furan yahay maahinoo 🤣🤣🤣
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Please move on gabadha wax la' qabo Abdiaziz. Sheekada biloow xishoodja iska daa. Raga ayaagaa laga rabaa in ay wax shukaansadaa. Please start, come on Abdiaziz. Sister from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤ ♥ 💕
@hayadosman7321
@hayadosman7321 3 жыл бұрын
Masha allah wad iskusobaxaysin runti abayo wiilkasodhawee
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
PLZ Ruqiyo office SUBSKREB like ISARA walalaheyga somaliyeed 👈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shurkrishankaroon3950
@shurkrishankaroon3950 3 жыл бұрын
Mansha Allaah waad iskunuresan Ee iskuqabsada 👍👍👍👍👍👍
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Maashaa allah aboowe wey kuu qalantaa kudhagso wlh lkn wxaa daran adoo usheegtay ayadana aykaa aqbasho
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Kaltun omar Haa wlhi waaba isku macyihiin ma,istiri ? Hhhhhhhhh long life 4ever 👌👍👈
@shankaroonherbalchannel2499
@shankaroonherbalchannel2499 3 жыл бұрын
Waa run teed gabadha jawaabteeda damac a waa galay waana ku farxsanahy waana soo dhawaynaynaa sabaax waa soo ducayhynaa
@ubahismail3750
@ubahismail3750 3 жыл бұрын
Maasha allah fariid waan ku farxay jawaabtada sabaax ma wax kaso go ayba mise saaxibada
@aliabdiahmed3745
@aliabdiahmed3745 3 жыл бұрын
Mashallah Sabah waa abaayo QLbi wanaagsan Qosol wanaag
@yahyamahamed3044
@yahyamahamed3044 3 жыл бұрын
Walal uradi qofkas hoyo la aantedi waaa awaar wallahi hdaa weso hoyo mhaaa wese ducada hoyadaaa
@asmoofashiyal4405
@asmoofashiyal4405 3 жыл бұрын
Wxaatahy wiil sharaf iyo karamo leh wx gabarlasiisto istahishaa mashallh
@mohamedbileblacklion3513
@mohamedbileblacklion3513 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk thanks Abdiaziz really brother it is so beautiful
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 жыл бұрын
Masha alah gabadhu jawaab fiican ayay ku siisey cabdicasiisow
@salmogalbeyte5664
@salmogalbeyte5664 3 жыл бұрын
Asc wrxmtullaahi wbrktuh Wll ashahaatiinka dhamaystir Kaliya ha ku koobin لا إله Ku dar إلا ألله Macnaha لا إله allaah xaq lagu Cabudo ma jiro إلا ألله alle mooyanee Labadaas kalimo meelna kuma kala haraan Kawaran bal hadaad maantoo dhan ku celcelineyso Allaah xaq lagu cabudo ma jiro Subxna allaah Iska ilaali waxa afkaaga ka soo baxayo
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 жыл бұрын
Sabaaxay away nadiiri nayrus xagee ku dabaysay saxiib nageed saan miyaa🇸🇴
@sahraali679
@sahraali679 3 жыл бұрын
masha alaah jawab fiican ayay ku siisay o ah qofka waxa qalbugisa kaso go ah aya fican lakin hadal daad kugu aqbali mayo lakin anu wan ku jcl ruti wll anu haa ayan laso bodi laha wayo wa meel an rabay roob ma igu eryay 😘❤️👌
@yurubyusuf7336
@yurubyusuf7336 3 жыл бұрын
Mansha Allah wllky abdiasis dar alle ayaan ku jeclahay horay usoco wllo❤👏
@HASSAN-GREY
@HASSAN-GREY 3 жыл бұрын
Wll cabdiaziiz waan ku taageeraa hadii aad tahay qof aan haysan lamaano waxaan kugula talin lahaa gabadhan inaad guursato waayo dumaashi inaan dhaho ayaan aad u. Jeclahay from dhagahley mid ka mida. xerayaha qaxootiga dhadhaab bye
@aminaabdinor1822
@aminaabdinor1822 3 жыл бұрын
Masha alaah 😍😍😍😍😘😘 noka rumeyo😘😘
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 3 жыл бұрын
Prankiga wa mid fariintisa wato sida ii muuqato madamo adan horay usage hambalyo wll qaali ah marwalba tageerahaga nahy horay usoco dumashideena waxba ha u sarbeebina noso dhawe
@halwamuse3777
@halwamuse3777 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk gabadhii way yaabtay🤣🤣😅😅😅
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Sabax way xishoonysa mashalllah quruxly
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 3 жыл бұрын
Jumca wanaagsan oo wacan waalaalaka abdicaziz iyo walAashay sabah dheeman
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
Masha Allaha wiilkan wa inan qiimi badane naahoy yukudhafin wa duca qabe Abdicaziiz
@fqadroyusuf8497
@fqadroyusuf8497 3 жыл бұрын
walhiy waa iga qoosol siisay siida uguu dhiirnatay aa isku dhaagsano cadiiy mahiin 😂😂😂👏
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
DAGALKA  ADUNKA SARA IYO FARTA XAJI O ISKU HAYSTA OMAR TOO BISLE
8:00
INTERNATIONAL LIVE
Рет қаралды 75
PRANK DAGAAL ISKU  BADALAY
10:57
Family Sagal Channel
Рет қаралды 11 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56