Canug markay dhasho canug ayaa ka dhimanayay waxayna ogaatay in ninka qabo uu ka dambeeyay oo uu...

  Рет қаралды 442,917

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 544
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 5 ай бұрын
Asc cabducasiis gabadha waa gabar fiican ee owllaadeda walladood hacaawso biil ha u qorto rabi siduu u waafajiyay ha u mahad naqdo
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 5 ай бұрын
Ha wasida
@fardosa1238
@fardosa1238 5 ай бұрын
Caruurta ninkii gabadhaan ka xoog badnaa ee ay caruurtu xaqa kulahaayeen ayaaba nool oo joogo nabsiguna iasaga ayuu haystaa gabadhaan Allaah ayaa badbaadiyey ninkaasna allaah hasoo hanuuniyo
@star-ln1ke
@star-ln1ke 5 ай бұрын
سبحان الله العظيم Waa qiso xanuun badan waxa laga faaidi karaa dulmiga inuu xaaraam yahay Ilaahay ma hilmaansana kuwa dulmiga kujira Midda kale gabadhaas ilaahay ayaa ka dhex Saar at ninka cuqubada qaba Waxan aad ugu farxay murugo dheeeer kadib in ilaahay citaalka udaayay الحمدلله رب العالم gabdhow dhagar qabayaasha iska hubiya 😱😱
@AishaMustaphe
@AishaMustaphe 5 ай бұрын
Mahadsanid alle hku barakeeyo sida quruxda badan ad nola wdgty
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 5 ай бұрын
Thank you wll is a sad reality in the Somali community. A lot of step mums abuse the children 😢😢😢that lady is a good human being mashallah this story resonates with me😢😢😢
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 Күн бұрын
Subxanallaah walahi Qalbiga ayaa ka oyey Dulmiga caruurta u gestay ayaa gurigiisa cusub Alle kajaray hadii eey Qisada runtahay Allahu akbar ilahoow na amaanso anaga iyo inti muslim eh oo wax walba barika eh
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 5 ай бұрын
Waa run cuqubaa ka dhalata caruurta la dulmiyo.Waa sheeko cimri ku qaadasho mudan.thanks 😢
@canabosman4171
@canabosman4171 5 ай бұрын
Allaha naga badbadiyo wax anaanku cabiro ma aqaano oo masibo iyo xanuun an ahay gabadhasna Allaha u xafido ilmaheda ninkasna Allaha tuso xaqa
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 ай бұрын
sheekadan mid u eg baan la kulmay waxayse iiga duwantahy caruur bay dhashy ilaahow badal khayr qaba i sii ayadaa iyo carurtadana xafid amin
@JackCaddnan
@JackCaddnan 5 ай бұрын
Waa gabr wanaagsan inta badan wey dhacdaa qisadaani😢
@AbuukarBandaasow
@AbuukarBandaasow 5 ай бұрын
Wasax
@منىامينشيخامين
@منىامينشيخامين 5 ай бұрын
ألله أكبر لا إله حول ولا قوة الا بالله حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤جزاك الله خير الجزاء يا طيب حفظك الله و طال عمرك يارب العالمين
@amranayaanle6327
@amranayaanle6327 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@amranayaanle6327
@amranayaanle6327 5 ай бұрын
Sexa Nllhaa
@ZuheeraAlihussein
@ZuheeraAlihussein 5 ай бұрын
11
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 5 ай бұрын
Manshallah gabadha waxaan kula talin lahaa shkri naq ilahay u samee, Caruurtaa u dhalay ninkaad Kala tegteen ka war hay oo wax u tuur haddaad awoodid, waayo dhibtii ku Haysay iyagaa fure ku noqday, waana ku sadqo.
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y 5 ай бұрын
Waan ku farxi lahaay aniga mana dileen caruur uu Eebe weyne igu maneystay. Caruurta waa waxa ugu qaalisan uu nagu maneestay Rabbi Swt.
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 5 ай бұрын
Subxaana llah, 🤲Allow wax baas calaf ha ugu darin gabdhaha muslimiinta ah YAA RABBI.
@nuraxasanxusen2256
@nuraxasanxusen2256 5 ай бұрын
Lama ogaan karo qofka rag iyo dumar ee ilahey ubaa ogaan karo, cajiib Rabbi ha noo naxariisto
@Mowlid-th9pr
@Mowlid-th9pr 5 ай бұрын
Eebbe hakaa abaal mariyo wll, waxad tahay dadka kuwa ugu wanaagsan, rabbi haku wanaajiyo aduun iyo aakhiro. أحبك في الله ❤❤❤❤❤.
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 5 ай бұрын
Lacag buu ku shaqeenaya.cid aan bixin arinka bartan ma keenayo
@Mowlid-th9pr
@Mowlid-th9pr 2 ай бұрын
@@zeinabh.s3735 Astaqfirullaah, zeinab wllo niyada wanaaji, xataa hadii sida ad sheegayso ay tahay shaqada uu hayaa kaweyn.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Ай бұрын
​@@zeinabh.s3735ma sheekada in loo sheego oo uu soo daayo ayuu lacag kuqaataa? Iyo baafinta dadka?
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth 5 ай бұрын
Ii duceeya ilma kasta wuu iga dhinta ilahay ii barya inu wax nol isiyo
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 5 ай бұрын
Ilaahow awlaad kheyr qaba sii adoomtaada .
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 5 ай бұрын
Alla weyne awlaad baarri ah ooo aad ku indha qabowsato ha ku siiyo
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 5 ай бұрын
Illaahey ilmo nool ha ku siiyo
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 5 ай бұрын
Allah haku siyo xbbti
@SkyStar592
@SkyStar592 5 ай бұрын
Kawsar Wllo caruur baariyal ah oo caafimad qaba Oo Caabidiin ,Saaixiin ah Allaha kugu Arsaaqo adiga & Muslimiinta oo dhan Sadaqada ,cibaadada ducada badso INSHAA ALLAAH waad khayraysaaaaa
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 5 ай бұрын
masha allaah ssori abaayo wallahi waa qiso xanuun badan abaayo allaah yuxa fid ku 😢😢😢😢😢
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا في الدنيا و أخيرا
@ShadowNight-o2c
@ShadowNight-o2c 5 ай бұрын
سبحاتالله مالك القدوس ❤سبحال الله مالك القدوس❤سبحا ن الله مالك القدوس❤ سبحان الله مالك القدوس❤سبحان الله مالك القدوس❤ سبحان الله مالك القدوس❤ سبحان الله ملك القدوس❤ لااله النت سبحانك ني كنت من الظا لمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcosheekh1002
@nimcosheekh1002 5 ай бұрын
Alhu Akbar illahay Awodisa ha ugu gargaro ohasiyo ilmo Ay ku indho qabowsato yaarabi 😢😢😢
@Meowieplayss
@Meowieplayss 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@canabosman4171
@canabosman4171 5 ай бұрын
سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم اللهم انجنا من كل شر ومكروه
@AminaMuse-p5k
@AminaMuse-p5k 5 ай бұрын
Subxanallah
@Mohamedjersey-w7y
@Mohamedjersey-w7y 5 ай бұрын
@
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabiii
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 5 ай бұрын
Sheekadan 100% wa ben wa sheeko ciyaalka xafada 😢😢
@Mohamedjersey-w7y
@Mohamedjersey-w7y 5 ай бұрын
@@AbdiGuled-qd4vi 🤣
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec 5 ай бұрын
Subxaana llaah waa arin aad u cajiiba wanna sidaa qof cuqubo la socoto ma fiicna in aad mustaqbal la yeelato waayo adiga iyo ubadkaagaba wey saameyney waanu arag neyna dad ay heysato howshaa
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 5 ай бұрын
Subxaana laah xaqa ma hurdo ee waa shaqeestaa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Subxaana Allah. Allahayoow xaq darada iyo dulmiga naga qabo.
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 5 ай бұрын
Fic nan leheeda aabo kas tee oo ilaheey wax siiyay oo uu ilahmiisa wax siis to inta uu iska daayo hooyada uu xumeey nayo masha Allah waa fariin wanaag san ee aan horay looga wac yi galinayo aba yaasha soomaliyeed adigana wll waad ku mahad san tahay soo gud bin taada ❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 5 ай бұрын
سبحان الله العظيم وسبحان الله وبحمده
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 5 ай бұрын
Gabadhaas waxaan dhihi lahaa ilmahas xariiri waa ilmahaga walalahod oo waxaad siiso sadaqa ayeey kuu yihiin si halka ilmo oo ayaga la dhashay mustaqbalkisa Allah kuu hagajiyo dhib la aan ayaad dhashe oo isbar waxaa lagayaba in eey qeerkan aad heysato ka badan kusiiyo ajir badan aad kuhesho insha Allah
@issehassen4203
@issehassen4203 5 ай бұрын
Waa runta waa u xirsi xir
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
M.a qowl xaq ah ayaad ku hadashay alle hakaa ajar siiyo Aaaamiiiiiin
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 5 ай бұрын
QISO walba o Xamar ka dhacda KISMAYO GAROWE Hargeysa lo xawila Qisadan mar hore e ka dhacday Xamar wa run
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 5 ай бұрын
​@@OG_3-o5h 😂😂😂 masaas bay sameeyaan oo hada ma runbaa sheekadu bal xoogaa iiga sheeg
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
Maraykankey ka dhacday isdeji​@@OG_3-o5h
@ashawooo
@ashawooo 5 ай бұрын
Subaxanallah waa amar illahaya iyo mucujusa ku cimir khadashah Mashallaha waxa aheda gabdhed aqali badan oo fiican illahay ha ku xafida caruurta baabayalka caruurta dayacaya rabi ha ka cabsadan Mashallaha waa cimira qadasho
@Sahrasalad2024
@Sahrasalad2024 5 ай бұрын
Ma wa qiso cajib ah o xanun bdn o inlagu cimri qato u bahan. Than. BRO 💯✅
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 5 ай бұрын
Wcs bahda Illintir Jzk kheyr Guuleysta A iyo Aqiro, Rabbi ka Cabsi, wanag iyo masuuliyad ha Ugu bedeli cuquuboyinka ay Umm- adda Somaali weyn kala gelayan Aamiin
@SamiiroCumar-d6b
@SamiiroCumar-d6b 5 ай бұрын
Alle ayaa jecla ee sujuuda habadiso iyo mahadnaqa alle ❤
@mariastories8851
@mariastories8851 5 ай бұрын
Xasbuna allah wanicma allwakiil yaa rabi see cabsii cabsii cabsii wayee walhi😢😢😢😢😢
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 5 ай бұрын
SubxanaAllah wayaab walahi wa gabar qiima badas wa qof kudayasha mudan MashaAllah ❤❤❤❤
@QadanOsman-j7s
@QadanOsman-j7s 5 ай бұрын
SubhanalallAh wa naxdin Alle haw gargaro umada islamka
@يسرىسليمان-ر7ر
@يسرىسليمان-ر7ر 5 ай бұрын
سبحان الله.....halayabin waa abo soo maliy 😢
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 5 ай бұрын
Allaahu Akbar rabiyow sahal amoorta ❤❤❤❤❤❤
@Fatma_932
@Fatma_932 5 ай бұрын
Nimanka somalida oo dhan ba u badan in ninka hadi u furo naagta ilmahana maalintasa ugu danbaysa
@cigaalsalal6767
@cigaalsalal6767 5 ай бұрын
Qof yahey adiga kwrn?
@MaryamaNoor-xd7tc
@MaryamaNoor-xd7tc 5 ай бұрын
Mashaalh
@Ahmed-o9o7p
@Ahmed-o9o7p 5 ай бұрын
I'm really sorry about that strory😢it really shaked my ❤ heart.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 5 ай бұрын
That lady good human being
@safiyaabuukar2250
@safiyaabuukar2250 5 күн бұрын
Walahi qisow xanunbafan waaye ilaah manowkasow
@ShankaronSheikhabdi
@ShankaronSheikhabdi 5 ай бұрын
Good job baa dad.weynaha Somaliyeed u heysaa sheikh Abdicasiis.really only nogu dar dadka dhulbobka lagu sameyey ee an cadaalad helin 1980 ilaa iyo manta thank you
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 5 ай бұрын
Aniga qisadani waxay i xasuusisey qiso aniga igu dhacday nin ayaan is guursaney sanadkii 2017kii magaalada nairobi baanu isku guursaney waxaan u dhalay gabar 2018 january wuu iga tagey anigoo uurle naagbuu guursadey markaan fooshay waxaa isbitaalka i geeyey deriska alx waan dhalay lacagtii isbitaalka inuu iga dhiibo wuu diidey anigana cid ehel ah iima joogin kenya lacagtii waxaa iga bixiyey wiilal xaasaskoodu isbitaalka ku dhaleen oo aanu ku wada jirnay waan baahday anoo umul ah canugtii naaska ayaan siiyaa anoo baahan ilinta iga soo daadata ayaa canugta afka ugu dhacda oo naaska u raacda waan habaaray ninikii anigoo umul ah waxaan idhi gabadhaas yar wax ka dambeeya ha dhalin sidii baanay u dhacday oo iyadaa ugu dambeysay wuxuu dhalo
@hanideeq9482
@hanideeq9482 5 ай бұрын
Sorry abayo xanun waso martey ilahey midi xajka ku geso Allaha kaga dhigo
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 5 ай бұрын
@@hanideeq9482 aamiin abaayo shukran
@umucabdirixmaanxawaa4899
@umucabdirixmaanxawaa4899 5 ай бұрын
Yaa
@ahmednur239
@ahmednur239 4 ай бұрын
Sorry abaayo
@SaafiAlly
@SaafiAlly 4 ай бұрын
Allahu akbar
@LadanYussuf
@LadanYussuf 5 ай бұрын
Manshallah jazakallahu kheyr wll ❤❤❤
@layladheman6534
@layladheman6534 5 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan oo murugo xambaarsan waxku qadasho mudan ❤❤
@fadumojama22
@fadumojama22 5 ай бұрын
AllahuAkbar waxan xasusutay niman caruurtodi kudayacay qurbaha o degiwayay masiibana naftodi qabsatay
@ahmedahmed-e6r
@ahmedahmed-e6r 5 ай бұрын
جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 5 ай бұрын
Waa been Guurka maha ubad ee waa Jaceel ka Dhaxeeya 2 bada Qofood ubad markii eey imaadan waa farxad ❤ meeqo Qofood oo ilma isku Dhalin ayaa is Jecel 💞
@Abdimahat16
@Abdimahat16 Ай бұрын
Ma dhici karto waana beentaa hadalki Rasuulkeena Ayaana run ah miraha qalbiga waa ubadka iyo naxariista labada isqaba koley adiga fikrad baad ka hadashe
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Ай бұрын
@Abdimahat16 waxaad tiri miraha Qalbiga waa ubadka 🤣🤣🤣 Waxaas waxaa ku hadla Ninka jahilka ah sida adiga oo kale 10 Caruur intu Dhalo meel ku Sheegin o Hooyadod uga Carara 😡 Caruurta waa iney ka Dhashan 2 Qof oo is Jecel Caruurtas waxey Noqdan kuwa ku koro Cafimad iyo Maskax Dhisan iyo Qalbi Farxad leh 💞 Kuwa aad Sheegeysid oo iska Dhala oo ku mar mar siyoda Rasulki aya yiri Waa kuwa Dhalam Caruur OTISMA oo Hooyadood aan Arkin Jaceel 😡 Waa iney Dadka eey isku Jeclan Caruur ka liya ❤️
@issehassen4203
@issehassen4203 5 ай бұрын
Subxaanalah,kii ini rag ahaa waa dhib badan yahiin
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 5 ай бұрын
mahadsanid walaal runti waa ariin xanuun badan raga iyo dumarku waa dayacan caruurta.
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 17 күн бұрын
Qeeri illahey hasiyo ❤❤❤
@AxmedMaxamed-b8w
@AxmedMaxamed-b8w 5 ай бұрын
Usheeg will gabadha in ay xiiriso Carruurta badiyaha kudayacan
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 5 ай бұрын
Subxanalaah Allaha subxaana watacaala xaqa hatuso😢😢
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 5 ай бұрын
Asc walaahi rayali waa qisp xanunbadan waa saxoo xaqu wuu shaqeysan oo ilah baa uhilin nago badan oo xun ayaa jira oodadna dartod lo nacay balse alah ayaa kajari mashalah gbadhas ficn
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 5 ай бұрын
La tuura la tuuga asalmucaleykum c/aziiz qiso wax ku qaadasho leh oo badan ❤😂❤
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 5 ай бұрын
😎😎😎
@umukhaalid8096
@umukhaalid8096 4 ай бұрын
Subhaan Allah wallahi was xanuun 😮😮😮
@kahanur1663
@kahanur1663 5 ай бұрын
Waa kuwaasa nimanka somaliyeed walle badankooda cudurbey qabaan subxanallah
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 5 ай бұрын
Waxa Waa Sheko Doqon Yahey 😂 Ninka Somaliyed Waa Abaha Marna Waa Walalka
@HalimaAbdisalan
@HalimaAbdisalan 5 ай бұрын
​@@abdulkadiryousuf7395maxad doqon u dhaheysaa waa sheeko maxaa la dhahaa waa dhab weyna dhacday qayaali miyaad u maleysaa mise aabayasha khaldan ayaad diidantahay in khaladkooda la skeego
@AminomaxamedNuur-f7k
@AminomaxamedNuur-f7k 5 ай бұрын
​@@abdulkadiryousuf7395 wax sax eh waye wlhi nimanka Somali ilahey xaqa hatuso
@Juujuu-ni5ps
@Juujuu-ni5ps 5 ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢
@NajmaRaage-x5i
@NajmaRaage-x5i 5 ай бұрын
Nin somaliyed qeyr maleh anigaba 2ciyala la igu furay ano ur 2biloda leh gabar sanadjirtana heysta aya la igu furay milintas ayana igu dambeysay somarad sado waxna masiyo wana shaqeysta marka ragenaba sidas ubadan
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 5 ай бұрын
Waa runtaa wll Raga somalida kaliya Waxa ay u guursadaan Galmo uun 💯80
@shacbaan17
@shacbaan17 5 ай бұрын
😒😒😒😒
@inahadi7785
@inahadi7785 5 ай бұрын
Ilaahay inbadan oo barakaysan ha siiyo 😢😢😢😢😢
@ismDirir
@ismDirir 5 ай бұрын
سبحانك الله العظيم سبحانك الله و حمدك استغفر الله و توب اءليك🎉🎉
@maslaxdiriye1587
@maslaxdiriye1587 5 ай бұрын
Video gaan midkoo ila dhashtay oo yurup iska baashaalaayo allaha tuso oo ka habaar sani haayo aabihii inawada dhalay oo 88 sano jir ah oo magaalooyinka utuugsi tago halka anaga inaan la dhalanay iyo in kala aananba uxisaab saneyn subxanalah Subxanalah 😢😢😢😢😢😢😢
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 5 ай бұрын
Aabaha isaga xiriirkooda maxaa gooyey?? Masoo korsan miyaa?? Idinku maxaa Aabe ugu shaqeyn waydeen?
@MayanDhaqane
@MayanDhaqane 5 ай бұрын
Subxanallah😢 waa qiso xanun badan
@Xaliyeefootball
@Xaliyeefootball 5 ай бұрын
Masha Allah wa gabar qalbi wanagsan
@hibaqabdi-ev6fi
@hibaqabdi-ev6fi 5 ай бұрын
Subxanallah Allah hayow gabadha iyo ilmaheeda ugargaar.
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 5 ай бұрын
Subxanalaah allow ada wayn wa iswaydar allow ad akamagan galay
@caaishoabdullahi9607
@caaishoabdullahi9607 5 ай бұрын
السدحان الله العظيم ❤
@nathifakofi1077
@nathifakofi1077 11 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢Allah akbar 😢I 😢😢😢
@abdale_shorts
@abdale_shorts 5 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah oo cibroq qaadasho leh
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 5 ай бұрын
Waa yaab iyo Amakaag aanan garankarin fikir aan kudarsado yaab oo yaab 😢
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 5 ай бұрын
Inanta caruurtaas dayacan ee wiilkeeda la walaalkaa inay caawiso ayay aheed
@ahmedadowadam3288
@ahmedadowadam3288 2 ай бұрын
Ilaahyow xoolo aan ubatkayga iyo hooyaday aan siin waaye rabiyow ha isiin yaa rabi ilahy caruurta nobarakee amiin
@fadumaali4556
@fadumaali4556 5 ай бұрын
Masha Allaha 😊
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 5 ай бұрын
Well done,illaahay hakaa abaal mariyo
@QadraAli-gp1sd
@QadraAli-gp1sd 5 ай бұрын
Ax ax wlhi Waa xanuun Yaa Allah raga soomaliyeed xaqa waafaji 😢😢😢
@Maaria-m3r
@Maaria-m3r 5 ай бұрын
Laa xawla walaa quwata illaa billah ilaahow dulmi.aanan ilmahayga iyo ilmo kalatoona aaanan dulmin
@ShamsoTarah
@ShamsoTarah 5 ай бұрын
Walal usheeg hacaawiso ilmahaas
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 ай бұрын
Ani waxaan mooday in uu asagu caruurta dilayey,Subxaanaka yaa cadiim.
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 17 күн бұрын
Cabdi Calisoow Arin aa fiican waaye
@FatumaAbdulle
@FatumaAbdulle 5 ай бұрын
Waa qiiso cajiib ah walal abdul aziz thanks
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 күн бұрын
Xaax allow adaa ilaah ah walee nabsiga waa sheey qatar ah haliska ilaaliyo Rag Iyo Dumarba
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 5 ай бұрын
SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah
@AmiiraAbdimohamed
@AmiiraAbdimohamed 5 ай бұрын
Wllhy waa qiso.xanuna badan😢😢
@ahlamali9369
@ahlamali9369 5 ай бұрын
😮سبحان الله
@leylomahamud6448
@leylomahamud6448 5 ай бұрын
سبحان الله😭🥺
@rahma-q4q
@rahma-q4q 5 ай бұрын
Ax waa qiso xanun badan😢
@drabdimowlid9885
@drabdimowlid9885 5 ай бұрын
Walaal cabdicasiis wax yaabo badan oo qabatay Alle kuuguma qadiyo lakiin gabadha caruurta ladhalatay wiilkeeda yaxarka yeeyna kuhaleeynin
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 5 ай бұрын
nosobadi qisoyinka wan jeclahay wallahi
@asheekh15
@asheekh15 5 ай бұрын
ASC Waxaa fiican si ilaahay awlaadeda ugubarakeyo inay ilmahaas biil aan iyada dhibku ahayn ilaahaydartis iyo inlaahay kuweda ugu xifdiyo ay uguqorto xoogaa biil ah ama xitaa sadexdiibilodba ama labadii biloodba mar ayxusto ilaahay barakoweyn buusiinlahaa oomeelobadan uukasiiyo Waaqiso xanuunbadan
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 5 ай бұрын
Rabbihakuxifdiyo Cbicasiis Maanshaa Allah
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 5 ай бұрын
War Ragoow waa idin dhimanayee dhulka naga qaada Alle xaqa ha idin waafajiyo aamiin yaa Allh Raxmaan yaa Raxiim jazaaka Allahu Kheyr aduun iyo aakhiro Alle hanoo fududeeyo.
@Amiin1208
@Amiin1208 5 ай бұрын
M.a seynab Gabar fiican Baa u muuqataa🥰
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 5 ай бұрын
Inkaartii hooyadiis iyo miskiinta uu qabay ee caruurtiisa ku dayacay buu qabay iyadana soo gaartay
@sadiaibrahim9389
@sadiaibrahim9389 4 ай бұрын
Ilaahey ha u qaboojiyo qalbigeeda hooyadaas aamiin 😂
@Khadiir-hp1pj
@Khadiir-hp1pj 5 ай бұрын
Wllo caruurta kale hala xidhiidho oo haka war hayso Alle haw barakeeyo iyada iyo dadka kalaba awlaada ameen
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 5 ай бұрын
Gabadhas waxan kula talinlaha wllshy mcn inad xidhidhiso Caruurtas yaryare masakiinta ah😢
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 5 ай бұрын
Subaxanallah waaqiso cajiipa wllhi
@mesuthussein1198
@mesuthussein1198 5 ай бұрын
Dulmi weyn Ayuhaley nikas Allah hasohanuniyo Amiin Amiin
@SumayoDiiriye
@SumayoDiiriye 5 ай бұрын
Allaha tuso video gaan mudkoo ila dhashtay oo yurup jooga oo iska raaxey sanaayo halka aabihii dhalay tuugsado yahay subxanallh anagana in aan la dhalanay aananba uxisaab saneyn 😢😢😢😢😢😢
@umumascuud3307
@umumascuud3307 5 ай бұрын
ooo su abihaa u tuugsan ado nol nin caasi ah warkisa naga daaye
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 ай бұрын
MASHA ALLAH TABARKA RAXAMAN WERIYE CBDCZZRIYALI CAWI YAH DADKA AN HADLI KARIN.
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 5 ай бұрын
Tan qisa sax ah maaha USA ilmo iska dhimanaya ma jiraan ilaa laga ogaado sababta geeridiisa👍👍👍👍
@FiskaFiska-me7fr
@FiskaFiska-me7fr 5 ай бұрын
Wixi waqtigod galo lama celin karo
@naciimadamx3912
@naciimadamx3912 5 ай бұрын
Isagu 4 kaliya ayuu dayacay lkn aabahay 9qof ayuu nagu dayacay hooyaday anagoo yaryar😢
@ZeinabMuse-sn9ls
@ZeinabMuse-sn9ls 5 ай бұрын
Waad mahadsan tahay walaale ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
@Bahjamacalin
@Bahjamacalin 5 ай бұрын
Subxaanallah.😢 ax ax war ninku xumaa ax
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
SHEEG AFKAAN WAA KUMA QOF CAAN AH AY KASI WAAYEEN ADIGUNA ISKU DAY
16:07
Sheekada Maryan Adeegto Oo Dhameystiran Qarnijoog.com
3:19:20
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 872 М.
SIR NAGEED | FULL MOVIE BY SAGAL SOMALI
1:00:30
Family Sagal Channel
Рет қаралды 517 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН