Farxiyo oo Londan ku sugan waxa ay la ilmaynaysa wa in aysan meel ku ogen walidkeed hoyadi dhashayna

  Рет қаралды 6,930

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 41
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 4 күн бұрын
Alle ha ku so dhaweeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 4 күн бұрын
Allaah haydin kulansiiyo adi iyo hooyo macaan
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 4 күн бұрын
Alaha u sahlo gabadhaan hooyadeed si deg deg ah iyadoo faraxsan alaha soo celiyo allahuma aamiin
@hawobashir838
@hawobashir838 4 күн бұрын
Allaah ha soo dhaweyo hoyo qaali wall
@HusseinAli-w8c
@HusseinAli-w8c 4 күн бұрын
Allow u sahal
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 күн бұрын
Waa gabar qalbi fiican sorry hooyo aamu farxiya waad heli hooyo aamus yaa alllaah ax ax Laakiin lahjad waqooyi ledahay malaha ninkeda ah rerr waqooyi alloow ubarakee awlaadeda aaamiiiin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 4 күн бұрын
Allaha u sahlo in ay Farhiya hesho hooyadeed macaan.
@foozia426
@foozia426 4 күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo hooyadaa insha allaah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 күн бұрын
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun Illmo ladhalay ax tolow ma xoog loga qaatay hoyaded ax ax
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 3 күн бұрын
Aniga gabadhaan waxaa u nahay reer abti balse waa la iga xigaa waxaan ku shergareeyey reer diinsoor iinsha allah waad helaysaa
@asioaxmed875
@asioaxmed875 4 күн бұрын
Ilaahaw u sahal hooyo qalbigana u qabooji🤲🤲🤲
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 күн бұрын
Allah ha ku sahlo hooyo macaan
@sadam1318
@sadam1318 4 күн бұрын
waa gabadh hooyadeed laga qaatay miskiin
@zeinabs678
@zeinabs678 4 күн бұрын
Allaah ha u so sahlo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 күн бұрын
Insha Allah kheyr xabiibtii, Eedo macaan 😢😢😢
@Wacdar
@Wacdar 3 күн бұрын
Eedo macaan Alle haku soo sahlo insha allah waad heli eedo mcn wan ku dareemi karaaaa😢😢😢😢
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 күн бұрын
In Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻🥰❤
@JackCaddnan
@JackCaddnan 4 күн бұрын
Allaha usahlp
@شيركوسس
@شيركوسس 4 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 күн бұрын
Allaha kuu sahlo, bi idni laah kariim.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 4 күн бұрын
illaahayow usahal hooyadeed
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 3 күн бұрын
Allaha u soo sahlo
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 3 күн бұрын
Abaayo Allaha ku sahlo
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 4 күн бұрын
Allaha kuso Sahlo xabibti ❤️🌹💯🤝
@ashawooo
@ashawooo 4 күн бұрын
illahaya ha ku sahalo hooyo macan rabin ha ku soo fudeya rabi inta kale maqan ha isku keno Abdiaz illahaya qeer ha idan siya wanaga uu hesina umada Somaliya
@saharwafa7539
@saharwafa7539 4 күн бұрын
Allaha u sahlo hooyadeed
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 4 күн бұрын
Allha u sahlo hooyadeda
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 4 күн бұрын
Alh soo sahlo yaa rabi
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 3 күн бұрын
Edadaa weydii hoyadaa ayadaa waxka og
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 4 күн бұрын
Allah Ku Sahlo
@fadumojama22
@fadumojama22 4 күн бұрын
Ilahay hausodhoweye
@ShukriAli-Abshir
@ShukriAli-Abshir 4 күн бұрын
ASC xabibti hadaan ku sheego Qabiilka Dabare waa Qabiil weyn o Koofur Galbeed kaso jeeda marka sidaas ula soco ILove Dabare ❤
@user-hq9jk9hj6r
@user-hq9jk9hj6r 4 күн бұрын
Illahow ku sahal hoyada iney ka tagto meheyn
@مزونالشمري-ص6غ
@مزونالشمري-ص6غ 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 4 күн бұрын
❤️🫶DABARE🫶❤️ Waa RaxaWeeyn Siiba Reer DaaFeed/WalaWeeyn.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 күн бұрын
DNA UN WAXKALE HA AAMUNIN ABAAYO ALLE HAKU SAHLO HOOYO MCN YAA ALLAAH ALOOW USOO SAHAL YAA RABI
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 4 күн бұрын
waxan maqli jiray qof anaa dhuul marini dhayala cabdi casiis meeshisa maxan qabil anaan waligay maqlin ku maqlay dabare waa i koow wllo hooyo allah haku sahlo
@hawaserar4215
@hawaserar4215 4 күн бұрын
Ilahow gaabadhaa kurbada ka qaad
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 4 күн бұрын
War dabare waa qabiilkee
@sadam1318
@sadam1318 4 күн бұрын
waa raxanweyn
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 4 күн бұрын
@@sadam1318 thanks abayo
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 201 М.
CEEB: NAAGTI NINKA UURKA KU INKIRAY OO SOO QARXISAY
1:12:31
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 25 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН