ILmihii Qoysaska Qurbaha kunool oo Gumeysi kujira

  Рет қаралды 2,959

Mr Carured

Mr Carured

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@awba2344
@awba2344 12 күн бұрын
Mashaallah Tabarakallah Alleh
@sahrachannel7287
@sahrachannel7287 10 күн бұрын
Subxanalaah wiilkan waan arkay inaan soo qatan rabay oon ka hadlo firaaqo ayaan u waayey mahadsanid
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 12 күн бұрын
UK aniga Ku nool oo Ka shaqeysto wax dhib ahna kuma qabo gumeysina kuma jiro ninkana waa nin waalan qof caadi ah ma ahan cafimad allaha siiya.
@BoonkaSaney
@BoonkaSaney 12 күн бұрын
It's true bro he's right
@Yusufxasann
@Yusufxasann 11 күн бұрын
WAA SAX WAA RUN. DHALINYARO BADAN OO YURUB KU NOOL AYAA CAADI LOO GUMEYSTAA. NIMAN GAANGIS LA YIRAAHDO AYAA JIRO OO DAL WALBA KU NOOL. DHIBKU SOKOOLKA AYAA KA BILOWDAA.
@AhmedIsmail-q7c
@AhmedIsmail-q7c 11 күн бұрын
That's a lie
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 13 күн бұрын
Waa runtaa laakiin waxaad ogaataa qurbaha keliya maaha ee dal iyo dibadba soomaali waa lagumaystaa waayo iyagaa laysu adeegsadaa hubka laysugu dhiibaa waa nooc gumaysiga kamid ah.
@NATURESWONDERS807
@NATURESWONDERS807 12 күн бұрын
Waalahi waa runta been maaha.SubhanaAllah
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 12 күн бұрын
Eeshiyaan weeyaan kuwa dabada danbe taagan ee wajiyada qarsanaya waa dadka dalka haysta oo hantida ku leh oo wax ka ah Ingiriiska Eeshiyaanku waa cunsuriyiin waxay u haystaan in ay Dadka madoobi caqli ba lahayn Eeshiyaanku waa Xasadiin cadawa WAY ku jir diidayaan hadaad shaqo ka raad Sato kuma siinayaan waxay siinayaan Qofka wadankiisa ama eeshiyaan ka kale Xitaa haday Gaalo yihiin iyagay shaqada siinayaan oo kaa hor marinayaan
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 12 күн бұрын
Eeshiyaanku way kuu Af macaanay nayaan BEEN daacadna haka sugin waa khiyaanoolayaal Islamkana kuma dhaqmaan haday noqoto shaqo shaqada iyo diinta shaqaday hor mariyaan kuli Guryo Ribo ah bay ku jiraan masaajidkay gelayaan Dukaan khamriga lagu iibshona wuu leeyahay hadaad la shaqaynayso shaqada wuu ku ruufyaami si uu meesha kaaga saaro kuuma quuro shaqadaas iyo xoogaaga kaasoo galaya Tankale hadii aad boos fiican shaqada ka joogtona waabay kadii saran tahay oo way kuu heshiinayaan Eeshiyaanku ku Ximinayaan Qaar bay Sixreen oo Sixir uga eryaan shaqooyinka fiican been iyo dacwaday kugu furi ruufyaanimo Cunsuriyad haday ku arkaan in aad tahay qof kartileh oo shaqadiusa sifiican u gudanaya waxaad Arkansas qaar ku dhahaya waabad caqli badan tahayee sudii in ay kaa Caqli badan yihiin waa Cunsuriyad iyo waxay waaridiin toodu kusoo ababiyeen in uu qofka madoobi Caqliba lahayn say kuula dhaqmayaan say kuula had layaan hadalo sarbeeban
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 11 күн бұрын
bolshada lamaa cabsiigaloyo waa khaldanyah ninkan aqlii majiro
@bongasasa3895
@bongasasa3895 12 күн бұрын
Stop blaming the young, just look in the mirror wadankii Odayasha ayaa burburiyay oo nakala firdiyay! This is the result of 36yrs qabyaalad, xaasidnimo, sixir, iyo cadownimo! Somaliya hadii eey dagin we will continue to mutate to nonsense! Habiiqleeyso!
@bongasasa3895
@bongasasa3895 12 күн бұрын
Somali in eey qasaarto kuyeh! Qasarada no hartay wa tee! Stateless for 36yrs, we used to have ONE unified country as we left now you have nonsense like Bubuland, Huuro Shabelle, Durwaay land, somaleen land, sawaxili land Somaliyada iyo Somalida aad sheegeysid wa tee! Stop nonsense and look at the big picture! Somali youth have no fault we are left to fend for ourselves under difficult circumstances and trust me we are more organised than you think and in the west all publicity is good publicity MALI strip is a brand that is known more than Xassan sheikh and his thieving parliament
@Emi92546
@Emi92546 12 күн бұрын
qofna ma gumeysteen ee dadkeena wa iswaalwalaan kuwaas uu daba so Daan buu isllaam u dagaalama
@AhmedIsmail-q7c
@AhmedIsmail-q7c 11 күн бұрын
Somali ayaga isnaceeb markasaa rabtaa adunkaa kale ba rabta inay kujecladan whats wrong with you brother?
@tahirartan340
@tahirartan340 12 күн бұрын
Adeer ma’waxaad rabtaa inaad been shubto, mise inaad wax run ah gudbiso’ So that plz don’t generalize everything
@MuhuboAbdullegeesey
@MuhuboAbdullegeesey 12 күн бұрын
Somali haday ayagu qatan isgarabsadan sidan miya dhicilehed ayaga isu cadaw ah cadawkale inu gumaysto ayaga is gaarsiyay hada aya la isqaban kara hada ha isfahman haisqatan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 12 күн бұрын
He didn’t say I am somali sometimes black people look like each other and the other way he is big man he chose it
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 12 күн бұрын
Beenta iska dhaaf wax Somali neceb ma jiro laakiin Adiga is cadee Soomalida gaalowday maa tahay maxaa u caysaa dadka Diinta u doodaayo
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 12 күн бұрын
Wiilku wax ceeba ma oran haduu yiri diintaydaan u hadlayaa ma dadka meesha dagan baa lagugu dirayaa freedom of speech baa ka jira the guy he knows what he is doing ee cidna ma adaygsanayso
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 12 күн бұрын
Waryaa daniga iska dhaaf
@deeqajama6692
@deeqajama6692 13 күн бұрын
Waa nin Wayne wiil yar maaha isagaana sidaa doortay
@adamjeesto3778
@adamjeesto3778 12 күн бұрын
Did you know even what hell you talking about mate? Waw every person need a views is that what you need bro 😎 came one do same thing else 😂😂😂😂😂😂
@AhmedIsmail-q7c
@AhmedIsmail-q7c 11 күн бұрын
What wrong with you brother ninka garkaa weyn ba ledahay cunug yar
@AhmedIsmail-q7c
@AhmedIsmail-q7c 11 күн бұрын
Warya nobody Somali magacaa ka haleyaa an iyagaa aheen stop that nonsense. In minnesota Somalis lacagaha ayey dowlada kaxadan everyday you 250 million ayey haden from feeding kid covid money to medical to autism kid to child care yacani they stilling everything so ya magacaa kahaleynaya? Give the answer. Somaliweyn Allah ankabaqno. Itakullah Somaliweyn
SHIRKA VILLA SOMALIYA 2 February 2025
18:03
Somaliya TV
Рет қаралды 1,2 М.
WIIL SOMALI AH OO MEYDKIISA LA DOONAYO IN LA GUBO
1:22:36
Toos Radio
Рет қаралды 62 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
CAAWA DAGAAL CEERIGAABO BUHOODLE LAASCANOOD 💪
13:10
waridaad TV
Рет қаралды 21 М.
Xamar weyne wax badan Aadan ogeyn ayaa ku  qarsoon🇸🇴
23:17
Najuu Araale
Рет қаралды 13 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
ANIGA IYO @hosowpro NOO GAR-QAYBIYA  #RIMAHABULSHADA
17:33
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 24 М.
NIN XILIBAAN OO GABAR YAR UUR U YELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW.
23:12
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН