Walaalayaal xanuunka aan kasoomaray maysoo marin miyaa naaguhu maxaa kaqaldan
@saidomohamed34423 ай бұрын
Yes agree naagtaas ama gabadha waa lagu inkiray ama waa lagu furay maxaan aamin sanahay caruurtaydu inay iskumid ii yihiin ama hala inkiro ama yaan la inkirin
Ciyaalkaada lama qariyo ninka markaad is barataan baa lo sheegaa in aad ciyaal heysato oo nin hore ku so furey maxaa lo qarinayaa hadii xalaal lagu dhaley oo aan wax kala jirin
@sundusmohamed31514 ай бұрын
Ninka aaay ilmaha u dhashahay in aay ka qarisay ayaa laga yabaaa in aay ilmahaas horey u dhashay yaaab
Ninka qaba hooyo la xidhiidh oo u sheeg iney Sabaad ku dhashay
@abduibrahim75893 ай бұрын
Inantu tibaax wacan bay ku siisay,ta dhashay waxaa ka muhiimsan gabadhii markay ilmaha yar tuuraysay ku tidhi ha tuurin ee waalidkaa u gee ,gabadhaa raadi waayo ma dhalin bay odhanaysaa oo way dafiraysaa markaa gabadhii yartu idiin sheegtay raadiya ee ka badbaadisay inay cidla ku tuurto
@FaadumonuurRaage4 ай бұрын
Meher xad ama qudbo siro
@fadumanur94454 ай бұрын
waxaa laga yaabaa in ay ninka hada qabo ay sirtay waxba madhalin tiry
@qaaliyusra75414 ай бұрын
Mar haday inkirtay waxba lama aha inay tiraahdo meelbaan kasoo qaaday Bisinka