Imaatinkii Abiye Ahmed ee Degaanka Farriintii ONLF iyo madaxda Oromada ee la laayay.

  Рет қаралды 4,781

Avocado Mohamed

Avocado Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 10
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤
@abdinuromar5575
@abdinuromar5575 17 күн бұрын
asc ilka case war ninkaan waan nin wax kala dhegdheya waa falaqeey aad iyo aad u fiican
@bossman1024
@bossman1024 17 күн бұрын
Maxad awoda Dan aya kuso xareysaye cidi ku maso xaraynin
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 16 күн бұрын
Adiga Maxa kaagaalay waxaas Ina gumeed isbadalay ka ahaw huuro
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 17 күн бұрын
ONLF awalba koox yaroo munaafiqiin Ogaden bey ahaayeen siqabali ahna loo abaaraya hadey howlaha Somalida kale we DDS soo farogeliyaan hada markuu gabalka dhacay. Kismaayo isaga sii aruura.
@abdirahmanmohammed4641
@abdirahmanmohammed4641 17 күн бұрын
Asal ma doorshaaad Adigu tahay. Aysan colaadiisa iyo nabadiisa aysan wax tarin.
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 17 күн бұрын
@ inagumeedyo munaafignimo ku’adeegta weyaan reerka labaxay ONLF iyo wax Ogadenia oo anjirin sheegta. Abi mar uniiki, kahorna Melez, berina Amxaarkale. Qabyaalad kuhoos adeego gumeysiga Amxaarada, balse taas waa la’isaga dabayimid. Maxaa ciidankaa sheegeysid oo xuduud beenaadka kasootalaabey Dawacalay loogasaariwaayay. Meeh Federalkii idinsoo gurmanalahaa oo deegaanadaa idin siiyay idina xoreenlahaa? Mee cawaantii Liyuu looguyeerijiray? 3 isbuuc bey colaadaas cagacageyneysaa. Ama waxba ma’ogid berkee cali beesteen baad awalba eheedee. Meel walba Kilinka kamida waa laguleyndoonaa oo Somaliland dabada kuheysa ama Galgaduud iyo Mudug. Ufiirso.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Muxuu yahay Midowga Ururada Degaanka ee SPA goormuu shirayaa
15:36
Avocado Mohamed
Рет қаралды 947
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.