ISMACIIL DANAN OO AFKA FURTAY IYO REER SOMALIND OO SIYAD BARE RUNTA IYO CATOSH YARE REERKA DILAY

  Рет қаралды 10,976

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

18 September 2024

Пікірлер: 63
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Күн бұрын
Abe siyaad allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin yaa raabi
@rajoo532
@rajoo532 15 сағат бұрын
Jano iyo naxariis ka dhare...wa ino akhiro iyo xiisabtu ilahay balan qadaay.
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 12 сағат бұрын
Yaa ka cafinaayo culimadii uu laayey aayadihii ilaahey uu jiniga ku sheegey
@lulaa1113
@lulaa1113 6 сағат бұрын
Alle u naxariisto wax dhaama waa la waayey dhalin yaradii uu diley ilaahay ha u naxariisto dad badana waa nooleeyey yacni nolol buu usameeyey
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Күн бұрын
Allah Yaraxma M Siyaad barre. Amiin
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 2 сағат бұрын
ilahay haunaxariisto aabe ziyaad bare
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 19 сағат бұрын
Dowladiii Siyaad bare, Somaali Waxwalba way hasten, Waxbarasho free ah ilaa heer Jaamacad ayaan haysanay, afkan Somaaliya oon Maanta Qorayno, asagaa noosameeye😢we missed Siyaad Bare,Alaye raxma Aabo siyaad😢amiiin
@SafiyoSeeraar
@SafiyoSeeraar Күн бұрын
Salallaahu. Calayhi. Wasalam Salallaahu. Calayhi. Wasalam Salallaahu. Calayhi. Wasalam Salallaahu. Calayhi. Wasalam Salallaahu. Calayhi. Wasalam
@zamzamsalahcilmi2413
@zamzamsalahcilmi2413 12 сағат бұрын
aabe siyaad allaaah ha unaxariisto gadaashaa sharaf waanuwaynay gadaashaa dawladnimo waanuwaynay gadaashaa badiibaalagaday gadaashaa kenyaa nayastay gadaashaa aduunkii baanu kuceebawnay abaalkaagu janadii firdawsa allaaah hakadhigo runtii iskuqabiil manihin laakiin sharaf intaad lahayd maqarinayo
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q Күн бұрын
Siyaad Bare Alle Haw Naxariisto Dawladiisii Waxay Dishay Walaalkay Iyo Adeerkay Iyo Inaaderka Hadana Waan Cafiyey Walaalay Wuxuu Ahàa 16 jir Inaaderkay Wuxuu Ahaa 18 jir Hadana Waanu Cafinay Alle Haw Naxariisto
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 23 сағат бұрын
Masha allah wll qaali waxatahay qof caqli badan
@FartunK
@FartunK 6 сағат бұрын
aabe siyaad illaah ha u naxariisto ❤❤❤❤❤❤❤
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q Күн бұрын
Waa Xilibaan Ka Tirsa Golaha Guurtida Somaliland
@CabdulahiqalifNuur
@CabdulahiqalifNuur 15 сағат бұрын
Guul siyad bare Alha u naxariisto
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 22 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️
@sm.5191
@sm.5191 11 сағат бұрын
❤Allaahu❤Akbar❤Csw❤Csw❤Csw❤
@RahmaIlmi
@RahmaIlmi 10 сағат бұрын
🎉🎉❤❤❤❤❤😊😊😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢​@@sm.5191p
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 19 сағат бұрын
Somaali Maryooleey Siyaad Bare, Allaha unaxariiste, Nabsigiisi waa idin haystaa, Maanta🤔🤔🤔
@امعادلشيخ
@امعادلشيخ 17 сағат бұрын
رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته أمين 🤲 ابا محمد سياد
@aminafarah2318
@aminafarah2318 21 сағат бұрын
SALALAAHU CALEYHI WASALAM
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 53 минут бұрын
Barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 13 сағат бұрын
Illahayow unaxariiso siyad
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 51 минут бұрын
Cimraan habo❤❤❤. Saaxiibkaa Yassin Halyey ayaa Halkaan noogu yimid Columbus Ohio USA 🇺🇸. Yaasin us a legend 🙌 and icon to Somali people. We love you all, ❤❤❤🎉🎉🎉brothers.
@faizahassen4725
@faizahassen4725 4 сағат бұрын
Ceeb maaha haduu Umahad celiyo inta muhiimka u ah masha Allah ❤
@HabibaMohamed-tl2rr
@HabibaMohamed-tl2rr 13 сағат бұрын
Allah u Naxariso abe siyaad
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 12 сағат бұрын
Sitaad bare danbidii uugaley ayaa horyaalo culimadii uulayey iyo aayadihii ilaahey oo u jiniga ku sheegy waase adoon alle ilaahey wuu cafinkaraa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 17 сағат бұрын
Xildhibaan Shaadh ayaa ninkan la yidhaa
@zamzamsalahcilmi2413
@zamzamsalahcilmi2413 12 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي على وسلم صلي على وسلم صلي على وسلم صلي على وسلم صلي على
@sm.5191
@sm.5191 11 сағат бұрын
Ismail masha allaah❤Allaaha❤mahadalee❤siyad bare allaaha❤unaxaristo❤madaxweyne somaliyeed u ahaay🫶🏽 catosh xaqisa hal siyo
@haniaden2700
@haniaden2700 12 сағат бұрын
Abo siyad alaha unaxaristo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 сағат бұрын
Xildhimaan shaar run ayuu Ka hadlay Aflagaadada iyo Xaqairaada Maxamed Siyaad ayaa Soomaaliga haysto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 сағат бұрын
ninkan xildhiban nac nac ma ah xildhubankasi waa int somaliland jirtey ninkan Shaah baa la yidhaa waa guurtada somalliland askarina wuu ahaa
@SafiyoSeeraar
@SafiyoSeeraar Күн бұрын
Wcs wr wb wllkey cimraan
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 17 сағат бұрын
Ruuntu isma qariso rabihau naxriisto m siyaad baren
@FooziyaAadan
@FooziyaAadan 8 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 13 сағат бұрын
Xildhibaan markii nala wadda xidhxidhi jiray ilaa islaamaha muxuu siyaad bare dadka u sheeganaayey subxaan alaa hadaad adigu ku jirtay nimco dadka warayso
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 6 сағат бұрын
Shear baa ladhaha
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 12 сағат бұрын
Dhib aan cuqdadland noo maleegin maba nagu dhicin waxaan soomaali maba ahan ilaaheey hanaga qabto
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 6 сағат бұрын
Shaar wey
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 6 сағат бұрын
Shaar baaladhaha nacnac lama dhoho
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 14 сағат бұрын
Xaqa. I Inkastoo laduugo wuu. Soo ifbaxaa
@haania2495
@haania2495 23 сағат бұрын
Dadka way kaftamaaaan ninkaaan waa la yaqanaaa waa nin kaftan badan is ka cayaar badan laakiin dad dhiiga ku dhex lugaynaayo kaftan ma yaqaanaaan
@xaliimogeele5966
@xaliimogeele5966 Күн бұрын
❤❤❤❤
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 6 сағат бұрын
Nacnac maha wax baro foqyow
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 10 сағат бұрын
Weriyaha ku sheega waa dhibsanayaa amaanta madaxweynaha reer waqooyiga runta ayey iska indha tirayaan in ay iyaga dumiyeen dowladii xalaasha aheyd ee aysan jiridoonin dib daMbana loo Heli doonin iyadoo kale in aysan na soomari doonin dugaag baa wadankii ku habsaday
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤😂😢😮😅
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 14 сағат бұрын
Waxay ku tusaysaa. In khiyaamada aan meel lagu gaadhin 34 weli ay la ayihiin cid aqoonsata
@malakaaay
@malakaaay 7 сағат бұрын
walaaahay waxaa wax lala yaabo, ama lagu qoslo ah hadalka catoosh ee ah Dowlada ayaan cadaalad ka rabaaa!😂😂😂🤔🤔🤔 Miyaanu Catoosh ka war hayn in dadkii nolosha lagu gubey ayagoo nool ay cadaalad waayeen???? Dhangad buuu ka cabanayaa dad la gubey na laba cali isma wey diin😢😢😢😢 caqli zeroo
@adanabdi8337
@adanabdi8337 8 сағат бұрын
Gobjog qabiqiil kutageresaa
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q Күн бұрын
Nac nac maaha kkkkkk
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 14 сағат бұрын
Dowladnimadii Somalia gacanta Siyaad Barre ku burburtay. Siyaad Barre ka hor ma jirin Somalia jabhado, xukunka waa la isku aamini jiray.
@lulaa1113
@lulaa1113 6 сағат бұрын
Jabhaduhu koligood waxay fulinayeen shaqo ay itoobiya u dhiibatey hadana gacanta ayey ku hayaan mireheedii siyaad alle u naxariisto
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 минут бұрын
@@lulaa1113 Siyaad Barre asaga marka uu Somali u bilaabay in xoog iyo qoray caaradiis inqilaab wax lagu xukumo danahee shaqadee fulinayay?
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Минут бұрын
@@lulaa1113 Siyaad Barre ka hor maxay jabhado u bilaaban waayeen ileen waagaasba Ethiopia way jirtay waliba Somalia soo weerartay 1964.
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 7 сағат бұрын
Afweyne aĺlah cadabta haku fogeeyo
@lulaa1113
@lulaa1113 6 сағат бұрын
ilaahey kaala tashan maayo meeshuu geynayo ee adigu naftaada inaad badbaadiso dariiqeeda qaad
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 сағат бұрын
Laakaha Siyad bare wax qabnaayey ma yareyn lakiin siyad uma fiicneyn shaqsiga Somaliga ah waan huba milions somali in u diley xukankayga diidanyahin isagon somali dooran kolkaa maxuu wanaag leeyahey mar hadii dad badan Somali ah u diley xukunkyga diidntey in uu ixdhey aheyd ilaa culmo diley
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 14 сағат бұрын
Odaygani wuxuu. Cadeeyey. In isaaqu waxay. U dagaalameen may ahayn dulmigasiyaad ee ay u dagaalameen inay doonayeen goosadka
@11naa44
@11naa44 9 сағат бұрын
Mrka hore cigaal kursiga siyad bu rabey mrku caydid xamar ka hor qabsadey ayey goosad sameysteen
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 38 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 181 М.
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 38 МЛН