DEG DEG: CIIDAMO CAAWA BUUX DHAAFIYEY GURIGA XILDHIBAAN SAREEDOO & XAALKA OO KASII DARAY+DIL LA QORS

  Рет қаралды 20,436

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

Күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 50
@haaboali1198
@haaboali1198 Ай бұрын
Asc. Dr. Hussen Mohamed Nuur (Shaati walaakiis Allah haa u naharisto ameen ameen Allah.
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Ай бұрын
Wallaahi sareedo waa run sheeg waana Allahu janno hadey dhimato xataa Wallaahi oo billaahi oo tallaahi .. قل الحق ولوا كان مره.
@CaliWeji
@CaliWeji Ай бұрын
Xildhiban saredo umadada somaliyed oo dhaan aya ku tagersan halka kahey
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i Ай бұрын
Dawlad meesha kama jirto ee KGS haka tashato. Xasan dhoohane dalka meel xun ayuu ujiheeyay gacanta waxba uguma jiraan.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Asc. War Xamar waxaa gacanta ku dhigay niman an aqoon waxay Dawladi tahay.Horaa soomaalidii hore u tiri Hadduu Taliyo midaan Talin Jirin Waxaa Taga Midaan Tageen. Hadda nimanka ku cayaaraya maamulka federaalka ee Xamar dhaqan iyo caado uma leh maamul dowladeed. Dawladnimo waxay u qaateen dil,dhac,qaraabakiil iyo boob joogto ah.
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Ай бұрын
Geesiyad geesiyad dhashay maasha allah sareedo
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Ай бұрын
Waay loony diidey Xildhibaanaxa in Ay ado gobolkay u dhalatay Somaliyeey Xasan Tuug Xukunka Galata tuuro Dadkuu kalagoynayaan daamuljadiid
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i Ай бұрын
Waryaa wiilkaga wax soqorayao xidhabsn sareedo markad ledahahay waa ladilaa Allah ayaa wax dilo sxb Cid wax ka qaadi karto majirto ee afkaga subso sxb koonkan Allah ayaa xukumo taas yeysan kaa hosbixin
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Ай бұрын
War Reer maylandiyow meesha Dowlad Kama jirto ee iska celiya cawaanta Hawiye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAXAAN KU DHACAY XILDHIBAANADA WAA ARGAGAXISO IYO TERRORISAM LAGULA DHAQMAY😢. NAFTEEDA IYO TA XILDHIBAANADA KALE EE KOONFUR GALBEED BAA KHATAR KU JIRA😢. WAA WAX KHATAR TEEDA LEH. YAAN LA DHAYALSAN
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
kuli xildhibaanadan haba xidho waayo iyagaa doortay mooryaankan xasan xabaalo qote
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
HAWEENTAAN DIL BAY KA BADBAADEY RUNTII😢. HADANA SI DEG DEG AH HAYSAGA TAGO MUQDISHO
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Ай бұрын
Saredo hurda la tagtay Sowti la yiri
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Asc. Waa run oo xamar waa in lagu kala tagaa.Waa in dawlad kale oo federaal ah laga dhisaa Garoowe ama Baydhabo.Calaa kulli xaal xamar lagu kala tag ee yay taasi u daran tahay?Waxay u daran tahay nimanka xamar jooga ee afka u dhigtay lacagaha uu adduunku siiyo soomaaliweeyn.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
MAXA ISKU XIRAY DHOOFKA HAWEENTAANI AY DADKEEDA UGU TAGAYSO, FASAXNA WELIBA IYADOO FASAR LA SIIYEY ????
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Ай бұрын
Asc Macalinow gabadhaasu Somaliweyn qaali bay nagutahay ee Hortiinna yaan lagu Karajan sidii Jawaari
@MohamedAbdulkadir-e6p
@MohamedAbdulkadir-e6p Ай бұрын
HAMBALYO CIIDAMADA MAAYLAND GUUL IYO GOBONIMO
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
CIIDAMADA XAATIRILAND AAKAA DAMBEEYEE GUUL IYO GOBONIMO INTEE KAHELEE ?
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
NINKAAD XILDHIBAANADA WARAYSANAYA WAAN NIN WEERAR 2 LABAAD HAWEENTAAN KU QAADAYA😂
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Ай бұрын
Wariye dadka ha isku dirin hadalkaga wanaagi.
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Laftah garen waa in u jerah xirikah moryantah xamar waa moryanti sanbaloshe iyo xasan so Aruriyay weyeh kuwah sidah ku galay sorry mama
@OsmanHassan-q7h
@OsmanHassan-q7h Ай бұрын
Shegow xaqisii wakaa sobaxay
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Wuxu waa xaaraami horey ugu badbaaday dilka kumanaan kun oo isugu jira wasiiro xildhibaano iyo saraakiishii ciidamada iyo ganacsato dhamaan dadkii qiimaha lahaa tijaanooyinkii uu sameeyey waxaa ka mid ah xildhibaan saado cali warsame iyo gen farxaan qaroole hadii arinkaasi jawaab laga bixin lahaa maanta ma ay dhacdeen in xildhibaano xasaanad leh laguma xir xirteen oo qaab beeleed loo ataagaya taasi waa nasiib daro caqligu wuxuu ogal yahay in xasan shiikh laga qaado talaabooyin muuqan kara wuxuuna kala garan la yahay koonfur galbeed iyo itoobiya wakaa ninkii madaxweynaha lagu sheegayey inkastoo inta u aqoonsan madaxweyne ay tahay koox ku sugan goobaha dhaqaalaha dadka u jooga iyo in yaroo beesha cali gaaf ah 9 ka madaxweyne ayuu xasan mid ka yahay kan awdal .hargeysa.khaatumo.budland.g.mudug .hir shabeele .muqdisho.k.galbeed.iyo jubaland
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l Ай бұрын
Koofur galbeed inaygoostaan ayayrabaan abiya ayaa xukuma macal asaf ninkast soomaaliya xukum uyimaada waa in waxlaga sheego soomaaliya yaaxukumaa soomaaliya waxaa haysta nabsigii jaalle maxamed siyaad bare qatarta soomaaliya ku sugantahay soomaaliya waalasoo fara gelinaa mareykan ayaa imaanaa badroolka soomaaliya mareykan ayaa gadanaa mareykanka mayeelaayo isjiid jiid mayeelaayo qasab dolad ayaad noqoneysaan gumesi ayaad rabtaan diyaar noqda kibir ayaalabartay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
HAWEENAYDAAN IN LOO KHAARAJIYO SIIDII LOOGU DILAY HAWEENTII KALE EE LA SUMEEYEY BAY DAMULJADIID RABTAY. DAWLAD MA JIRTEE WAR CAALAMKA HALOO TEBIYO XAALADA AY KU JIRTO SI BERI HADII LA DILO, XUKUUMADA XASAN DEMBIGA LO QABSADO
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 Ай бұрын
Jaasuusow waxa aad hurgufeyso waa been cad iyo kutiri kuteen
@ABDIAdow-b2g
@ABDIAdow-b2g Ай бұрын
Waxaan wax la dhageeyso karo ma aha
@XasanKhaliif-d9y
@XasanKhaliif-d9y Ай бұрын
War hawiye dowlada malaha ee dowladu somaalidii eykadhaxeysaa
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 Ай бұрын
Qaran waxuu ku shaqeeya in la ilaaliyo waxii lagu heshiiyey cidina sharci ka koraynin umaduna usimantahay sharciga wadanka lkn hada waxa muqda ku tagrifal awodeed marka waxa nocaas ah dawlad laguma sheegi karo waa isku dhamatay waa rajobeel. Somali talo aya utaala.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
MAYLAND IYO XAATIRILAND YAA UGARNIQIDOONA ?
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 Ай бұрын
Babaadada dalka qatarta ku jira iyo taageerada cadow soo galay Waxa ka kulul xildhibaan safar loo diida. Xaaladda ma sidaasaa?
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 Ай бұрын
Wlahay waa cajaaib waana wax lala yaabo dowladnimo sidaan maha waa dhaqan xumo wana qaab moryanimo xildhibanka xasanadiisa leh weliba sharci dejintii umad doratay insida lola dhaqmo dawladnimadu sidaas maha waa fashilkii ugu danbaysay umadana ku qusan lahayd waxa mesha kasocda wana waxa somali ka dhaqaqi ladahay waxii hore usocday ayan ogayn farmaajo waa mareexan filada kaso bax ayan ogayn manta waa iyadii oo ficil ah waxayna ku tusaysa xumanta dadkan ka midaysan yahiin sidee somali u aminikarta waxa sidaas badheedhka usocda waxa socda maha wax lodulqadan karo umada somaliyed hatashato kuwan qaran somaliyeed wadadeedii mahayane moryan ayan ujeedna cadaysatay wax inagu qasbaya ma jirto mudo dheer aya losamrayey somalina ka dhaqaqi wayday lkn manta waad aragtan fashilka dhacay iyo dulanka qawan ay wadan somali tashada warkaleh majiro waa iskudhamatay wana rajo beeshay
@zakariamohed6385
@zakariamohed6385 Ай бұрын
Abaalkoodi bahelay sow iyagu madeeran xasan
@Mksijj
@Mksijj Ай бұрын
Asc
@warqabadnews
@warqabadnews Ай бұрын
Wcs
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Ай бұрын
Xildhibaanada has la Garaad Xasan Taya’s doortay oo laaluush ka qaata Marja Xasan baa iskaleh Xildhibaanadaan waay uu Gatay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY MAANTA DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN DALKA JAARKA 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDEY. PAYJE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂. XILDHIBAANADA SOOMALIYA BERI NIN KASTI XILKA MASII JOOGAYO XILKA MARKA DALKA LUGU KALA TAGO. HADA WAA IN AY WAAJIBKOODA GUTAAN. DALKANA IYO DIMUQRAADIYADANA UMADA SOOMALIYEED HESHIISKA KU TAHAY HA BADBAADSHAAN.
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i Ай бұрын
Naagtaa Sareedo Waa la Dilo jaajuusad weeye❤
@ImanIman-mx8uw
@ImanIman-mx8uw Ай бұрын
Adiga adress kaaga soo qor ...ibn laziina
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Xaayoowba hadii layiraahdo,Waa Hawiye wiliba Waa Abgaal🤔😏🙄😡
@ABDIAdow-b2g
@ABDIAdow-b2g Ай бұрын
Mana muqdishaa Mana eelaayaa .eber waaye
@halimahassan6889
@halimahassan6889 Ай бұрын
Hoog iyo halaag sheege beenlow
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l Ай бұрын
Salam caleykum soomaalida inay isqab isqabsadaab ayay bilaaben meeshan been ayaa jirta itoobiyanka ayaa kujiro meel walbo soomaaliya inay is dhameyan koofur galbeed inay goostaan ayay rabaa lafta gareen itoobiya daqti ayaa lasaaray inay goostaan ayay rabaan itoobiya qasabku haysato been ayay sheegsaa dowllada soomaaliya ka go a ayaa layiri abiya ayaa xukumo sidii muuse biixi bada baraawe inuu gado ayuu rabaa soomaaliya ika qabta lagta gareen bada baraawe itoobiya inuu kagado ayuu rabaa soomaaliyay beeta lafta gareen arka macalinka lugeeya itoobiyanka ayuu ushaqeeyaa itoobiya asagoo sheega ma aragteen waa goosaneynaa saas yeel ayaa layiri 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@habibaomar8567
@habibaomar8567 Ай бұрын
Rufiyaana
@mahamudhajjihasan6513
@mahamudhajjihasan6513 Ай бұрын
Waryaa eyle beenta dhaaf
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 5 МЛН
CABDINUR: MAXA SABABAY KALA TAGA FAHAD IYO FARMAAJO?
39:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
CASHARKA FAHAMKIISU ADAGYAHAY (4612)
1:22:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 22 М.
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 29 М.