Jajumow allah ku xafido apti🙏🏾🙏🏾🌸🌻🌼 Qof ka Fcn ma jiro qof walbo xamar ka imaaday wa qalbi nadiif Allow somalida kale cafimaad sii danta na mideyso ha noqoto magaca somalia 🇸🇴 xamar ayaan ka imaaday waana ku faana somalia cid iga xigto ma jirto Hada qoraalka inta kaso gaartay igaro he nh like wiligey 100 ma gaarin tlhi ku tuura🙏🏾
@mataanaharapkagg52914 жыл бұрын
qoralkada waxu aha qoral so jidasho leh basla tlhi ku tura walaga fcn tlhi dharmaha wlhi aya kaga wacned inad ka bilawdo wa sidan u arko mhd snd sorry hadad qalad i fahantay
@mustapheahmedhirad1134 жыл бұрын
Somalida Kle Qalbigooda Miyaaad Ka War Hysaaa Waadiga Leh Xamar Waa Qalbi Nadiife😡
@deeqaahmed1844 жыл бұрын
MUWAADIN OFFICIAL thanks wax qalad lo fahmi karo maadan so qorin 🌸👍🏾 🙏🏾
@deeqaahmed1844 жыл бұрын
Mustaphe Ahmed Hirad wllo anaga Waxa nahay dad dadka dhan u siman o jecel wanaaga🤩
@fardosaalifardosaali88844 жыл бұрын
Masha allah jajumow wa qof wanagsan 😍😘😍🤩🙋♀️🙏🙏😍🤩
@sabirinakuujeede5734 жыл бұрын
Jajumow marku idinkuso biray ba ana idunkuso biray ilove u jajumow🥰
Wooow jaajumow. Nin culus waxan wataaa suaaal jaajumow meeeqa cod ayuuu jli kraaa ha sheeeego inta cod uuuu leeyahy
@Somaliboy5164 жыл бұрын
Walalkey Cimran iyo walashey Barlin waa qoys qalbi wanagsan dad jecel dacadna ah runti waxan idin leyahay guuleyta, waxan idanka soo salamay Muqdisho, Buulo Xubey video ga waa waxan ugu qoslay si kal iyo lab ah.... I wish you good lucky guys.....
@bukurowcabdulqadir31682 жыл бұрын
Jaajuumoow waa nin shactaro bdn
@aidarusmohamed8774 жыл бұрын
Cimraan xaaskaaga si hoose wax ugu sheeg looma baahna ragga in ay hor boodo kalmada yasmada ah ee ay adeegsanaysana waa khalad hab eegista indhaha iyo muuqa wejiga ma aha mid akhlaaq ku dheehan tahay dhan kale jaajumow waxaan ku dhaliilaya inuusan dadka kale fursad siinin oo hadalka intiisa badan isaga qaatay iikar iyo maslax reaction-kooda ayaa laga dareemi karaa inuu hadalkii la hambayn waana wax laga caroodo hadalka waa la isku hambeeya hadduu qof kaligii qaato sheekadu nuxur lahaan mayso
@mariaabdi43584 жыл бұрын
Waaa runtaada bro
@kaviosman63114 жыл бұрын
Viva Jaajuuumow 🙋🏼♂️
@shacirbulshawi7474 жыл бұрын
Legends Maslax cabdi Abukar jajumaw Ikar yare Wan rajenena Cumar cisman iyo qoorna iney laakaha media ka so muqandonan Maslax markad hadashay intarad i xasusisay viva laakaha media
@mohamedkapitanoofficial14004 жыл бұрын
Jaajumow waa nin professional ah
@yaxyexuseen48274 жыл бұрын
Jajumow best comedian live while there is a life, cimran and his wife barlin keep giong lov you all
@basheirhaji29844 жыл бұрын
Jaajuumow wlhi wa funny ninkan Allow xifdi❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@ubaxhussein63904 жыл бұрын
Jajumow xamar aba ku oga gormu Sweden imaday masha Allah
@ismaciilbaaduuraofficial43774 жыл бұрын
Jaajumow iyo maslax wan idin salameey Rug cadaysha Alfaghi
Laakaha waxan idinka codsaneenaa inaa mar walipa soo fadhiisisaan 3 legend taageeero buuxdo baan u ahay
@STREAMNXT014 жыл бұрын
Ilen hadan waye codadki qatarta ahaa an yaranteda filmada kudawan jiray ilen swedan bey jogan wan idin soo socda from holand❤
@barwaagosujaac36904 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jajuumoow best comedy luuqadaha somaliga aftahan caqli masha Allah tabarakallah cimran iyo barliin nalka salaan kal iyo laab l love you gays ❤❤❤❤💖😍🥰❤❤
@سلوييوسف-ز8ث4 жыл бұрын
Astaqfurulaah manooli qosol iguma hadhin 😹😹😹😹 salan sare from burco
@kas12310004 жыл бұрын
Masha allaah ikaroo waa ku salaamay qasim muridi wAye ila soo xiriir
@rakiaagadir85384 жыл бұрын
hada cimraan caqligaaga waxa dhihirabtaa raga waa iga waanweeyihiin anoyara fiirsanjiray cml tarjumadooda waxkle sas ma yaraan ujceshahay
@Pearl9254 жыл бұрын
Ar visa ma iso dirtiino hal bil aan idinla laso joge straas dhan aya meel so dhigi lahaye Jaajumow ky salami 😍😍😍
@shukriakadir9074 жыл бұрын
ar ana malaigu darow
@abdallaosman63624 жыл бұрын
Hhhhh hormar wcn lagged jaajuumow keep going
@mataanaharapkagg52914 жыл бұрын
laakaha media bro hadan liiton darnahay lur iyo murug aan qaboo liicayo socod aankaren linkiga markad so dhigtaan murugta wey leexataa qosolka labalaab dartiis sidi libaax leerta jifa farxada lega kasi kara
@War-majiro6604 жыл бұрын
75 comments ka bixi say jaajumow unbay Lee yihiin Waaa legend
@fadumoidris55054 жыл бұрын
Waan idin salamaya dhamaatin Aad ayad umahastahiin dhamaantin waad iga qosolsiseen baarliin walasheey guul wacan hon u sooco mar kasta waan ku jecelahay adi iyo xajigaaga iyo jajumoow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
IBado hori miya lagu geeyay boondheer oo lagu soo jilciyay
@hassanabdulaahi36874 жыл бұрын
Hada wax hadii ay kuu dhiman yihiin ika soo xiriir
@ayansweetdreams32894 жыл бұрын
Ww masha allh rag culis baa isku jimid noo soo badiya saan u qoslay waa oya lee
@ikraammohamed44004 жыл бұрын
I love you jaajuumow
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo35364 жыл бұрын
Legend jaajumow 😂😂😂😂😂😂
@kowtherkhalifaali98684 жыл бұрын
Wwwww Masha allah dad culus
@munacabdi58714 жыл бұрын
Laakaha media iyo jaajumow waan idin jecel nahay horey usocda
@Juusto1-u9z4 жыл бұрын
Baarliin weekgi hore na rer xamarkan bad ku so cilcileneysay naa ma cunsuribaa tahay horta jaajumow waa nin taageero badan leh ee kaftanka baro cimraan difaaca badan so fool xumo ma aha dee ileen mesha kaftan unba lagu haayaahe jaajumow waa nin xasanad leh