Wan idiin jeclahay allaha idiin dhowra boqorada iyo boqorkeda aadaa umahadsantihiin dad jecelnahay ayaa noso qabatan sharaf baad leedihiin
@ahmedyasin47584 жыл бұрын
Wlhi Qsl Qeeybtaan WaxeeY Ka mid Tahay Qeeb hawada Ku jirto Hadii so labanee Qofta Puss Lagu qabtay wlhi 😂😂😂
@mohammed335kalaay74 жыл бұрын
jaajuumow Iyo Asad faqadiiq isku balamiya waa iga codsi inta jecel sidoo kale like
@qalbinuura78744 жыл бұрын
Masha allah
@fatimahassan68724 жыл бұрын
Baarliin waala aamusiyeey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@laylakeysegas9484 жыл бұрын
Jaajuumoow waa waxkale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂👏👌🏆💞💖❤
@nimcomahmed45524 жыл бұрын
Muna san mey qurxa modaa allah so xanuniyo quraxda wa hijabka
@sulekholove16464 жыл бұрын
Ig raali ahaad mark hore hdaa hdal xun ku hadlo lkn waxa ciil iga hayaa naagtaan qaawan oo raga hor fadhidah ragaan naago leeyihiin mxaa lasugu soo qaawin mse mid kamidaa qabah kuwa meesha fadhiyah xishood la aanta anigaab xooda dartiis wlhi dhibsady gbdhah say tahy adink la dhafiyanh xaasidiin baa tihiin mdxa xtaaa qabaar saaro ma oran waydeen siiib baaarliin gbdhan abyo madaxa basa iga dabool m oran wayda meesha la jooogo waa gurigiin han ka ogaaaln naaag qaawan inaya soo gasho waayo nin baaa kuu joogah ragan waaa damaca badanyihiin sorry yaah waxn dhibsaday bn sheeegay
@qadroyussuf1284 жыл бұрын
Masha allh
@asaldhalad41864 жыл бұрын
Kkkkkk gabar nool
@ifkanolosha64104 жыл бұрын
raga mesha fadhiya nagey qabane maxe iskugu hor qawine aaaaaa tas wano mahee maser waye
@mohammedrafikingsahaablove98824 жыл бұрын
Wadhilo madhila xishota naagwangsn waxas masamyso
@aminmunye8574 жыл бұрын
lkkkkk wa ku salamay Jajumow Unsur Si sax ah ugu fasir Unsur waxa waye qof nasiib xun iskaronyo camal kkkkkk
hhhhhh waanii gu farxaa markaa nii arko waliba jaajuumoow
@zulfayusuf91604 жыл бұрын
Masha allah abukar sayid ali jaajuumow. Marna waa adeerkey marna waa walaalkey marna waan isla soo korney Adeer waan kusalaamey telfonkeyga ina afro ayaa haya ila soo xariir hadaad aqnartaan hashid
@anisoabdi79004 жыл бұрын
Jaajuumow war badana qosol kilyaha i xanunay wlhi😂😂😂😂😂😄
@suhuuromar81954 жыл бұрын
Reer Somaliland waxay ku hadlaan uubaad copy garaysaan wuxu reer koonfurtu hadal mataqaanaan just niiko kkkkkkk Ragooduna sijiljilicsan ayay uhadalaan Fishiii baa la idin yidhi
@aaminodagan44204 жыл бұрын
Filmkii kaaf iyo kala dheeri waa filmka ugu saamaynta badan oo hdal hynta bdn Somalia
@ifraaxmukhtaar56694 жыл бұрын
Maasha allah dad badan oo aan jacalahy hormar wacan
@ismaaciilapraham32684 жыл бұрын
Nin kaan hal erey anka jeclahay markuu dhahaayo waku mataraq majuujinaa dee cml 😂😂😂 sidu u fhahaayo aya wax kale eh
@shacniahmed34454 жыл бұрын
Jaajumow wll qosolka waa naga dhameysay kiliyo xanun nagu riday
@fatimamaxamed33724 жыл бұрын
Wallhi subaxi marki aa jikada ku jiro ina ni darto mabo garanayo xili a howsha dhameyo hhhh thanks qayii lakahaa
@ahmedgurey74374 жыл бұрын
Jaajumoow majaajilada boqol buu keenay 😂😂
@ISLAAMICmedia24024 жыл бұрын
Kkkkkkk ar jaajumow meydhaheeyn waan fuuray wlhi
@superpowers-e4n4 жыл бұрын
Asxabey waa iga codsi mar imaada Stockholm / tenista. Waa hadii ey macquul gal tahay cml...
@cismaanmohamed18884 жыл бұрын
Jaajuumow keep going bro
@mohaabdi3024 жыл бұрын
Laakaha media waan idin taageersanhy walaladiis
@mdahir9414 жыл бұрын
ninkaan jaajuumow ah videoyaashiisa noosoo badiya my family