Sheekadaa ka qaldane, meesha ay joogeen waa buurhakaba waxa la Xasuuqayay waa raxanweyn, waxa xasuuqayayna waa daarood sidaa ayuu reerkiisa ku inkiray reerka kalana u sheegtay sidaan maleynayo, xasuuqii 1992 raxanweyn lagu xasuuqayay caruur badan ayaa lagu waayay, miyaadan arkin taliye shub oo ka hadlaya sidii caruurta looga gurtay.
@Smilekeeper135 сағат бұрын
The looks of both sides tales alot. Pls dont ignore you mother just because of the status you have today! Allah can take you down with no tym.
@abdulrahmanhassankafi63122 сағат бұрын
Kkkkk Waxa isooo raaad sada ayaaan raaadinayaaa Aniga na 😊
@yasinhaji18062 сағат бұрын
Gabadha yiri walaashii ayaan ahay iyo asaga aad ayeey iskugu eg yihiin sidookale gabadha ay dhashay islaanta leh walaashii ayaan ahay waaba Xassan Fareey AJ ee dumar ah ninkaan iyo cidaan wax ayaa ka dhaxeeyo aragtideeyda.
@halimahassan-pd2fq8 сағат бұрын
DNA is the only solution my brother 🙏 INSHALLAH
@HudaNuura-17 сағат бұрын
Aadyo aad
@yasinhaji18062 сағат бұрын
Wiilkaan nervous ayuu noqday markii uu jawaabaayay waana arrin shaki keeni karto wuxuu sameeyay koofida ayuu siibtay marna dib u gashtay taasna waa nervousness situation.
@mynumayra14 минут бұрын
Hooyadiis anaa aqaan iyo all his family
@Hamda20204 сағат бұрын
That’s why uu cadaan u guursaday
@AminaAli-q8z4 сағат бұрын
Ilkaha islaanta eega iyo ilkahiisa subxasnalaah
@bmgmohamed42892 сағат бұрын
Aj waa is ku eg yihiin hooyadii waa baac siduu u jawaabay eeg
@xasiibaomar18717 сағат бұрын
Cimraan waad cadaatay manshallah
@FartunYusuf-ll8tg6 сағат бұрын
Warninka ladhohow cimranlahkaha waani noo cuu doono uhadla waxad u malaysa in uu yimi shalay soshalmidiyaha sowtii shalay lakeenayey nin u eg sharma by bin aadan ku ey isu eg yihin meqaisu eg☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲
@FutoXar8 сағат бұрын
Daahir calasow waa ka xumahay mamo wayn oo daruufaysan inuu saan uisticmaalo 😢😢😢maskiinad
@dekaahmed30658 сағат бұрын
Dahir ka hor bey timid ilintir dib udawo
@mohamedahmed45115 сағат бұрын
Wllaashey maamada lacag ma weeydiisaan ee wiil ka maqan ayey raadineysaa DNA ayaa cadeyn doonta hadii Alle idmo.
@FutoXar4 сағат бұрын
@mohamedahmed4511 DNA ma dayn baa cid kuleedahay markuu iska qaadayo islaan maskiinadoo wado tuugsanayno inta lasoo kaxaysto qof hooyo iyo aabihii dhalay joogan in wacal iyo wax dhalay lama yaqaan layiraahdo wax fiican maaha islaanta Daahir calasow oo majeerteen ku qafiifay baa lacag soo siiyey
@FutoXar4 сағат бұрын
@mohamedahmed4511 qof wayn oo hooyadaa leeg inaad ku shidataan oo daruufaysan waa wax laga naxo, ninyahow haawiyuhu waa bilaa damiir aan Naxin waxa xamar la qaboobi laahdahay waa waxaas ciseeya hooyada soomaliyeed oo daruufaysan, xishooda xishooda subxaanalaah
@roodanuur4612 сағат бұрын
Daarood caarururti somaliyedo dhaan waaxay kuu sheegenten
@halimahassan-pd2fq8 сағат бұрын
Cimraan waa legend ❤
@nadifonuur87864 сағат бұрын
Arintan Kaftan yaan laga dhigin sasta oo ah mamadan waa qof laga maqan yahay waaye runtii wey isku egyihiin Aj iyo familkan.
@ayaansalad10629 сағат бұрын
Kolay arintan waa cadaanaysaa asaba yiri habartii ban keenaya ayaga wada hadlaya wan arkaynaa
Asc wll xaqiiqda allaah aa og lkn markii aan fiiriye aad ayeey isu shabbahaan
@ASMAAHMED-sh9ho5 сағат бұрын
Bisinka muu eego DNA kani hooyo dan kama laha . Siduu uu qoslayo ayaan ka naxay .
@mohamedahmed45115 сағат бұрын
😢 qosol gariirka uu sameynayo aan ka yaabay.
@fartunadamchannel19715 сағат бұрын
mj makaligagi ayaa baxsataa raxweyna waa dad sharaflehee 😏😏😏
@AfrahKwt-rh2wr6 сағат бұрын
Owladiisa ayaa bari inkiraayo hadii uu inkiriy walidkiisa
@FatxiMaxamed-v4b4 сағат бұрын
Ilahay kabaq wahoyada hada run shegeysid diga ogolaw in lagabaro midakale Fanfani aya kugu Jiro walahi mafaideysid away Hoyada away abtiyashada away abaha aderadada fashil yusan kugu dhicin wll
@magafeabtigiis18528 сағат бұрын
Balbeenta eega mamadu wuu dhumey yirahden hadana Waa labeegsen wamaxey 9jir yaa beegsen war dhiga ka qaada xaqiiqda la ogan
@ifoonghauri404633 минут бұрын
Maxaad isga dhigaysaa wiil yar oo afsomaliga oqoon. Calaamada waxa ka mid ah , Bar, buro, daba uu ku gubtay ama lix faroole. DNA wiilka wuu fikirayaa wuu ogaa in la soo korin dadkiisa.
@DeeqoTaqal333 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminaAli-q8z5 сағат бұрын
Uu uegyahay islaanta
@HalimaSabrie5 сағат бұрын
Qosol gariiraa jiro
@AminaAli-q8z5 сағат бұрын
Inkaarbaa kudhici haduu hooyadii inkarto
@Faadumo09098 сағат бұрын
Sow sow sow scw
@AbdirisakDirie-zz3ff7 сағат бұрын
Xasan Farey, 😂😂😂😂😂😂
@Halimo-f1l5 сағат бұрын
Sida uu u hadlaayo.Qof wax inkiraayo ayuu U egyahay.Haduu hooyadiis meel Ku ogyahay.Muu yiraahdo Hooyadeey waa tan.Faduma ayaa layiraahda.Lkn Lo miyaan ahay.War Maaha.
@fousiaibrahim47119 сағат бұрын
ciimahaa wiibaafin kaartaa 😮 unaa ueek kaara caayinaa mahaa ee ismaac nee waaxa m oog kaartidee
Qof la isaga soo dhago oo intaasoo sano la raadsan maxaa hada loo soo raadsaday ,halkaa far baa ku godan soomaalida badankoodna hal dheg bay wax ku maqlaan waa arin cajiib ah leh 😅
@HooyoSomali1Сағат бұрын
Warwaaqalday 43 year
@sucdisiad33168 сағат бұрын
Ilaahay baa calaamada u yeelay oo ogaa inuu maalin reerkaan uu inkiri doono. Hooyada isagoo naaskeeda nuugaayo ayaa farta cudur uga dhacay siday tiri. Dalsan tv iyo Illintirba way imaaday. Wajigiisa ayaad ka aqrinaysaa inuu shoog ku dhacay.
@FartunYusuf-ll8tg6 сағат бұрын
War nin yoho bina aadanku wuu isu ekenkaran iskada daardhan racnima wixii lasheegaba dadka hakushabadan maxaa kaqaldan aniga hakahor wilkeyga kuyiri adeer abe kawaran wil uyaqan bu umeleyey🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚
@AminaFarah-je2xeСағат бұрын
Scw scw scw scw ❣️ 🤲 ❣️
@SacdiaSheikhqasim5 сағат бұрын
DNA Ayaajira farta,go,an away,tusdadweynaha,waahooyo
@cabdikariimsharmake59538 сағат бұрын
Aabahaa garta goyn jirey
@xukunxassan26964 сағат бұрын
mamada waa hooyadiis ee durufta ayuu ku nacayaa waa caasis wenaaday asagoo yar ayuu ka carar ilaa hada cararkii buu ku jiraa
@SharifAdow8 сағат бұрын
Horta mama madan waykuu egtahay
@magafeabtigiis18529 сағат бұрын
Jantar gormey darood noqdeen kkkk marka mjerten darood so maha see u sheegtey waxaa qalden xaqiiqda ilahey baa og
@Guul-ou2vx6 сағат бұрын
Waar ilaah ka cabso laakaha media reerkan iskuma eka wiilka fiiri adiguba
@lulafarah20387 сағат бұрын
Asc mama soomaliyeed oo darufeysen wiil kamQan yahey raadineyso hala ixtiraamo hadalada qaarkood aan fahmeyn dhowrmeel tagtey oo hada ka hor radineysey halaga xishoodo adliisti halala baadi goobo ilmo baden ayaa sidaas lagu waayey xataa murugada halala qeybsado.
@KadraAbduaziz5 сағат бұрын
Kkkkkk
@sahroabukar17955 сағат бұрын
Waxaan la yaabanahay gawadha dhaheyso fuustadaan maxaa waaye Ninkaan mey taqaanaa meesha uu ka soo jeedo
Hadaadafirtana adoo og inayhooyo tahay inkaarbaa kugudhici
@fartunahmad70549 сағат бұрын
Cidi so korsaty me so hadlaan
@cabdallahraceey98568 сағат бұрын
Yaan ladhayalsan aritaan
@hodanahmed14566 сағат бұрын
Walaahi waa caloow xumo sheekadaan basle aj waxaa wanaagsan in uu DNA uu ka qaado asaga iska qaado. Wax weyn ma aha.
@muqbulmuqbul75896 сағат бұрын
@12:34 how did she conclude?"waa laogyahay", the problem of moving around without an iota of wisdom and knowledge. It's up to the guy to disapprove the allegations and claims made against him by an innocent, poor mother who lives in pains somewhere in Somalia. It's not up to a third party to come here and mouthly diarrhoea without any justification whatsoever. Living in Washington or somewhere in America doesn't mean you're holier than thou. Kindly keep your lane. Otherwise, to the channel owner,keep the good work of being and giving good evaluation of the issue without clan leanings.
@ruqiyaabdille6 сағат бұрын
Qosolkiissu Waa Qosol gariiir, Aqoon kulahaa🤔Wallee Aqoon Kama Muuqato, Hadaadbo Hooyadaa inkirtay🤥beenaalle,lo baatahay ee kagarbax hooyadaa😡
@samiraamira-xo4wg6 сағат бұрын
AJ adiga iyo gabadhu aad iyo aad ayaad isugu egtihiin' mamadu waa qof gaboowday' xoogaa suuradeeda aad looma qiyaasi karo' lkn gabadha iyo adugu 2ba shilling ayaad tihiin' saaxiib DNA' ayaa lagu kala bixi karaa' ama hooyadaa iyo aabahaaga ku dhalay social media'ha ' noo soo fariisi' waayo 1690's ma' joogno 👍👍🤔🤔🤔🤔
@UsmanAli-j4v5 сағат бұрын
😏😏😏😏😏😏🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@SharifAdow8 сағат бұрын
Wallahi looda ayaa kaafiican saa waaba lamaalaaye.naagxun oo cadan ah aya dabadaada taagan markas aya hoyo somaliyed waxkashegeysa
@Sweety143Alfulayl7 сағат бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤
@malaakyakub25595 сағат бұрын
Yentaa daaroot ma ahan mana noqon ) malaha shaqsiyaal Geekii mariithii dhahayo melkaste waa ayjogaan/ tankale abow awberkaan / waa asharaafta yentaar ama wadaada qhabiilka yentaar) degaan Koda / bay/ jubada dhaxe jubada hoose ayay degayaan / Marka ninkan waxaan dhilaha ha is waalin ee DNA ogolaaw that's it?😊
Been badanaa yaahuu hadaanan aqoon ulahayn laheen wiilkaan iyo family kiisa waxbaan dhihi lahaa
@thebeanman80234 сағат бұрын
O muxu u dhiihii ma aysan dhaliin adigan mj u qdadisa wad u dhiimankarta
@maryanalifandhe84239 сағат бұрын
Somaali dad caadiya maahan hadba war beena bay keenayan.
@Sweety143Alfulayl7 сағат бұрын
Wlhi waa kaa xumahay hoyadas wixi ku dhacay marki hore ayuu yiri hoyo ha ishegan sbbto ah aabahey &hoyoyadey way dhinten asigo 9jir ah mantana waa inkirey Allah kariim ,hdi ad run shegeyso DNA ogolow kdib ayaa dhaheyna waa fuusto
@Saylaan8 сағат бұрын
Reer xamaroow nebiyada idiin haray ina sheegataan nacalaa gaajadiina dhashaye.