IMTIXAAN ADUUN PART 14

  Рет қаралды 82,112

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

16 күн бұрын

Пікірлер: 122
@Raxmoibrahim-pd4ly
@Raxmoibrahim-pd4ly 14 күн бұрын
Kusali nabiga wll scw ❤❤😢
@user-fo7kk1rb3h
@user-fo7kk1rb3h 14 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-hb5oe8we4r
@user-hb5oe8we4r 11 күн бұрын
Scw❤
@user-up4bu6rs8n
@user-up4bu6rs8n 15 күн бұрын
Markan sucdiyaa wataa team minwayno farta taaga❤
@Abyan-qv1np
@Abyan-qv1np 14 күн бұрын
Marku waxuu sameynayo marku sameyay uu leyayhy talo an kugu imaday nin waa kaas nagtii xoolo iskugu darsatosasa udanbeusaa
@fadumosiciid3605
@fadumosiciid3605 14 күн бұрын
Asad isda raga lola hadlo ma yaqaan😂😊
@UgaasoMukhtaar
@UgaasoMukhtaar 15 күн бұрын
Filmkan kiihore waxba kama duwana markasta Ak iyo asad ma sagal iskuhaysanayaan
@iqraali7514
@iqraali7514 14 күн бұрын
Hdana sagal iyo sucdi sacdiyo lee weli kaso horjedan😅
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 15 күн бұрын
Sagal marwa nimadaa ku haboontahay ma aha filim kasta ineey rag isku kaa heestaan waa ra'yigeeyga horay usocda
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 15 күн бұрын
True
@abyaninacalishire7220
@abyaninacalishire7220 15 күн бұрын
Bls sagaley filmka daqiiqadahiisa noo badiya oo nagadaaya warkaan qofkiiba uu halsaac hadlaayo
@SahraHassan-uq9kv
@SahraHassan-uq9kv 15 күн бұрын
Aqas Somalida intay inta hore qurux ka dhigan riwayada ayay gadal madhax u badalaa bilaa macne iga dheh😮😮😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 15 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-pp4tl6jy6g
@user-pp4tl6jy6g 14 күн бұрын
thks adeer kaa dheeri sucdi waa faariid horay uusoco huuno
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 14 күн бұрын
Filinkan qofta kaliya igu heyso wa sucdi top acting waaye wa ka helaa jilinkeda
@fadumosiciid3605
@fadumosiciid3605 14 күн бұрын
Filimka ita hore xalad laha waka kii hore u ekaday sagal layku haysta
@user-nz9yd4yp1x
@user-nz9yd4yp1x 15 күн бұрын
Aniga kaliya film kaan waxa iga qosliya sucdi😂😂😂
@HaniCartan-jl1bs
@HaniCartan-jl1bs 14 күн бұрын
Kkkkkkk
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 15 күн бұрын
Wa ruun. Too much talking and no action. We have less minutes and especially. Please don’t waste our time. I never wanted to watch another episode from you but I thought you change a lot. We need to more acting and less talking. Add a lot of extra things
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 14 күн бұрын
Hhh wllhi waad ila aragtay waa wakhti lumin uun
@idilyusufidilyuusuf5576
@idilyusufidilyuusuf5576 14 күн бұрын
Maxdhacaya hadada afsomali ugu sheegto
@LayloabdiAli
@LayloabdiAli 14 күн бұрын
Horta Riwaayada soo dhereeya❤❤❤
@user-vy3ju6mw2m
@user-vy3ju6mw2m 15 күн бұрын
Next film sagal shaqala halagadhigo😏
@hamdahusseinshire6887
@hamdahusseinshire6887 14 күн бұрын
Xaaji ahmed waa legend 😂😂
@khadramohammed1309
@khadramohammed1309 14 күн бұрын
Team kan filinkooda wa hadal miidhan macno badan mayeesho filinku hadu hadalku bato
@DahabmahadDahabgamadiid
@DahabmahadDahabgamadiid 14 күн бұрын
Alaaa eky waxabaa maa sameynin ee sagal walalka ayaya jecshahay asadow 😢😮
@user-mz9tw6fy1b
@user-mz9tw6fy1b 14 күн бұрын
Kolba kan filim mahee maser amal waye maser part uu maraye noga siwada sababto ah Ak iyo asad wali wqxay isku hestan sagal Sagal iyo sucdi waxaay wali sidii maer ula dhaqmayaan sacdi marka film maseer le waye ee magaca noso celsha
@Rafifahmed023
@Rafifahmed023 15 күн бұрын
0:12❤
@MaryanAxmed-eb1ws
@MaryanAxmed-eb1ws 15 күн бұрын
M,a thanks walalo❤❤❤
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 14 күн бұрын
Waxaa haboon in labadii qof oo wada hadlaysaba aydaan ka dhigin dad dood dheer ku wada jira.
@Subeyra
@Subeyra 14 күн бұрын
Asc dhamaan tiin wall hablaha shaqaalaha ah waa loo naxariistaa dhaqankeena waayo waxaad soogudbinaysaan waa wax wacyigalin ah markaas waad mahadsantihiin kadaaya shaqaalaha ixtiraam siiya
@yahyeupdilahimohameth1789
@yahyeupdilahimohameth1789 14 күн бұрын
eky iyo asad maxa isdaba dhigay😊😊
@user-yd8ej6by2o
@user-yd8ej6by2o 14 күн бұрын
Wat mahtsantihiin lkn ama warka yareya ama taqiiqada badiya 5 taqiiqa laba qof iska daldalmayaan wan idin jeclahay❤😊
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 14 күн бұрын
Sagal meesha ka saara way is xayay siine ,sudi waa jilaayad wayn
@NaciimoHaaji
@NaciimoHaaji 13 күн бұрын
Socdi leeba iwadato ❤❤❤❤ sey
@ubaxabdimahamed2452
@ubaxabdimahamed2452 14 күн бұрын
Kii hore Iyo kaan waa isku mid waxba ma is dhaman
@user-zq3ot2xh2d
@user-zq3ot2xh2d 15 күн бұрын
Asad iyo sagal waad iskusoobxysaan AK iyo cabdi qadirna waa atoorayaal kle jusocda
@axmedmaxamed4972
@axmedmaxamed4972 13 күн бұрын
Filimku waa maseer part 2 waayo maseerkii unbaa siisocda mida kale hadalkaa ku badan
@barwaaqomohamud2603
@barwaaqomohamud2603 15 күн бұрын
Wooow maanta 2minuet aa kusoo gaaray❤❤🎉🎉
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 14 күн бұрын
Asad maseyr badanaa Ak bu ka maseyr sanyahay sagalna wax uma sheganaayo
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 15 күн бұрын
Indhaha idaalaý❤❤❤❤San usugayee shukran
@HiboHUSEINMohamed
@HiboHUSEINMohamed 14 күн бұрын
Asad iyo maseer mx kala heyto
@RuunRuney
@RuunRuney 14 күн бұрын
Pls wrka faraha bdn naga dafa
@rahmamaxamuud-mf1kx
@rahmamaxamuud-mf1kx 15 күн бұрын
mahadsanid ❤
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 15 күн бұрын
Duqdii Sucdi ahayd Dhar ma loo waayey iga deisa minweynta hhhh
@bashiircali1089
@bashiircali1089 15 күн бұрын
Tim kaan adban uladhacay lkn nomacaye oo kalawarejiya sagal iyo asad si filimku umacado inkasto ayisku bosyihim hadana iska horkena
@siham870
@siham870 14 күн бұрын
Please hadalka bdn naga daaya
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 15 күн бұрын
Soo tan hal cabaayad ay 4 bari qabto Waa sidee xaalku hhhh
@user-tt3kh7rt2e
@user-tt3kh7rt2e 14 күн бұрын
Xappt hal mar ladubaa way soo jarjaran😂 qebqabloo soo galiyaa
@amalcali-bo5mn
@amalcali-bo5mn 14 күн бұрын
Filimkan horta warkey nagu dileen 2 qof iska dal dalmayan
@user-mj7mo5zh8d
@user-mj7mo5zh8d 14 күн бұрын
War naagta qaylo bdnaaaa
@CiisecabdulaahiFaarax
@CiisecabdulaahiFaarax 15 күн бұрын
Soo dhee reya bliz
@user-nx8wf1xm8k
@user-nx8wf1xm8k 15 күн бұрын
Iska dulun dulceyo duni aakhir saban
@NappaEppenle
@NappaEppenle 14 күн бұрын
Xidid wada degay waa xaar wada degay 😂😂😂alla sucdi maxaa afsomali ka brty😅
@user-he4qt4eh8g
@user-he4qt4eh8g 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@khadiijoabdullahiahmed9848
@khadiijoabdullahiahmed9848 14 күн бұрын
Sagal abyo cabdiqaadir caawi plz
@xiinalva
@xiinalva 14 күн бұрын
Azad iyo sagal mxaa ka dhaxeeyo😂
@hassanmohamed18
@hassanmohamed18 14 күн бұрын
Gebdhaha kale market haloyelo why only sagal and asad😊
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 14 күн бұрын
Ayadaa suuq isla rabto🤣 xubnaha fcn sagal iyo sucdi umbaa lasiiyaa kuwa kle allaa u maqan😅🙈
@Nihaal-bv4mh
@Nihaal-bv4mh 13 күн бұрын
Cadalad maha lkn.saas hadeyse ku hishiyen wacadi
@MaryanCabditoxoboow
@MaryanCabditoxoboow 15 күн бұрын
Tim sagal idinjec lahay❤❤❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CismaanXaashi-rc2ok
@CismaanXaashi-rc2ok 15 күн бұрын
Wa nagu daahdeen
@user-pg8oj8ej3y
@user-pg8oj8ej3y 14 күн бұрын
Sucdi wan ku wataa runtii quruxi waa udhalasho ❤❤
@masnaaxmed5795
@masnaaxmed5795 14 күн бұрын
Filinkan labadi qofna ilaamanta hadal wadayaan wamaxay Naga so gagabiya hadalka
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LayoAbdi
@LayoAbdi 14 күн бұрын
Fimlka shactara noguyela dad wadaxanaqsan lamadawankaree
@abdisamadjananka938
@abdisamadjananka938 12 күн бұрын
wali oo hadana ma waxa no bilwden sagalo laysku haysto 133 barti kuso dawnay isku haysashdeda sory war naga rali noqda wixiba waxa ka dhiigten micno la ane 😮
@user-xq4ym3mz6g
@user-xq4ym3mz6g 15 күн бұрын
Waaaaw
@SuleekhaAaden
@SuleekhaAaden 14 күн бұрын
❤❤
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg 14 күн бұрын
asad wiilka martida si hufan ula ula hadal
@user-kh9lh9fj9j
@user-kh9lh9fj9j 15 күн бұрын
Team sacdiyo
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q 14 күн бұрын
Sucdi, odayga xaq dhowr waa qof ku xaqdhowrayo.❤❤❤
@ilhaan2863
@ilhaan2863 14 күн бұрын
Filimka iska qurxiya
@RoodaCm
@RoodaCm 5 күн бұрын
Horta sagal mashukaansi bay uxiisa qabta filimwalba waxay metelay gabadh yar
@MaryamoAxmad-wp3hf
@MaryamoAxmad-wp3hf 15 күн бұрын
Waa ikan
@user-lg6ps7sq5n
@user-lg6ps7sq5n 15 күн бұрын
@Nugaal125
@Nugaal125 15 күн бұрын
Sagel wiilka caawi😢😂
@dr_safa512
@dr_safa512 13 күн бұрын
Asad sagal maxa uga maseyree
@HanaDagan
@HanaDagan 15 күн бұрын
sagl wiilka cawi
@ZumayoHappy
@ZumayoHappy 15 күн бұрын
War sagal dadkaan maxaa kudiry
@user-pp4tl6jy6g
@user-pp4tl6jy6g 14 күн бұрын
hadalka badan daaya
@MohamudAli-wq5fw
@MohamudAli-wq5fw 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@XalimoHalimo
@XalimoHalimo 14 күн бұрын
Horta filim kasta maxa saylac ruufiyaan ka dhigay😅😅😅
@AadanCabdulaahi-ee5ro
@AadanCabdulaahi-ee5ro 14 күн бұрын
Intaasuu ku ficnyhy bas ah😂😂😂
@marwaabdullahi
@marwaabdullahi 15 күн бұрын
aniga uhoreyo cawada
@Maxamed-jo4ju
@Maxamed-jo4ju 14 күн бұрын
Horta hedhe saylac maxa ku diray sagal marwalba
@Suhelqeyre
@Suhelqeyre 15 күн бұрын
Nin wixiisa jcl mahane waa xolo radis kkkkkkk
@user-ck3vv1eo5m
@user-ck3vv1eo5m 5 күн бұрын
😂😂😂😂 ala saylac aaa
@user-nj8ih9jm4x
@user-nj8ih9jm4x 15 күн бұрын
Ak ninka iska celi nin & nin ayad tihine
@MakacaddowKhaliif
@MakacaddowKhaliif 14 күн бұрын
Ala sucdiya😂😂😂😂😂
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 14 күн бұрын
Cabayada guryaha lagu jogo xagee laga yaqana horta
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 15 күн бұрын
Akhas laba walolo kujileya iney is jecelyihin ish
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 15 күн бұрын
Waa khlad wlh horaan ula yaabanaa
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 15 күн бұрын
🤣 walYabnyhy
@haykal8026
@haykal8026 14 күн бұрын
Xabibi markay is ku dhahana sugayna ama baybi😂😂😂
@anisodahir5036
@anisodahir5036 15 күн бұрын
Anaa u horeeya❤😅😅
@SamiraMohamedMaasmuusley
@SamiraMohamedMaasmuusley 14 күн бұрын
Xbbi kuma ficna sucdi in ay dhahdo
@halimajama7814
@halimajama7814 15 күн бұрын
Asc
@ardinabbe1433
@ardinabbe1433 15 күн бұрын
wsc
@user-vy3ju6mw2m
@user-vy3ju6mw2m 15 күн бұрын
Wcs
@hibomadeyahmed2048
@hibomadeyahmed2048 14 күн бұрын
Ruwayada sucdiya ogu jeclahay
@Rahma-lt2ok
@Rahma-lt2ok 15 күн бұрын
Riwaayadihina mid ima dhaafto like subscribe midna idima saaro tolow ma xaasidnima lkn caawa wan idin saaray😂😂😂😂😂
@haykal8026
@haykal8026 14 күн бұрын
Wah maxa qaldan wll subscribe sar like tana adon dhamaysan sar xasid nimada iska dhaf wll
@sabriali5474
@sabriali5474 14 күн бұрын
Too much talk it true
@hindiyo1192
@hindiyo1192 15 күн бұрын
Inta iska dhaafiso sheekada lawada qof kudahan
@haykal8026
@haykal8026 14 күн бұрын
Ani filimka dhan san u dhaf dhafinayay wa ku cajisayba sucdi basan ka dawada ba qayibteeda
@naimabarre7088
@naimabarre7088 15 күн бұрын
HADAASOO HORMARTAY MA JANNAADKU GALAYSAA YAAHUU😂😂😂
@leylocismaanmaxamuud4567
@leylocismaanmaxamuud4567 14 күн бұрын
Sucdi sidey maama masayrtay ugu egtahay baa layaabay kkkkk
@MaryanCabditoxoboow
@MaryanCabditoxoboow 15 күн бұрын
Asc❤
@osmanmohamed1217
@osmanmohamed1217 15 күн бұрын
Cawa anaa uhoreyo
@cayuushppeh6710
@cayuushppeh6710 15 күн бұрын
First😂❤
@maryamjama7494
@maryamjama7494 14 күн бұрын
Waa idin side walal xalqadiba 2 qof hadalkodiba bad ku dhameyseene☹️
@user-dg1wl6sb5r
@user-dg1wl6sb5r 15 күн бұрын
❤❤😂😂
@fahmomohammed2262
@fahmomohammed2262 14 күн бұрын
Sucdi is not easy 😅😂
@haniisse5090
@haniisse5090 14 күн бұрын
🔥🔥🔥🔥
@user-my5zs9ve7x
@user-my5zs9ve7x 14 күн бұрын
Gulesta temm qurux badan from sacudi🇸🇦🇸🇴🫶❤️❤️🥰
@amalcali-bo5mn
@amalcali-bo5mn 14 күн бұрын
😂😂😂 qof ila mida 🇸🇦😂🫢
@AbassNur
@AbassNur 12 күн бұрын
Guuleysta team qurux badan from sagal❤🎉❤🎉❤ 15:42 ❤
@Zamiya884
@Zamiya884 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
IMTIXAAN ADUUN PART 15
21:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 90 М.
Они убрались очень быстро!
00:40
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 23 МЛН
Which one of them is cooler?😎 @potapova_blog
00:45
Filaretiki
Рет қаралды 10 МЛН
FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED
11:48
Family Sagal Channel
Рет қаралды 66 М.
Série - Belle Famille - Tabaski - Épisode 9
26:47
Marodi TV Sénégal
Рет қаралды 923 М.
CIGAAL SHIIDAAD | Qaybta 1-aad.
19:19
SLNTV
Рет қаралды 105 М.
WAAYO ADUUN SHORT FILM | HD 2024
34:19
HOB FILMS
Рет қаралды 81 М.
Ruwayad Nabsi Jacayl
22:31
Fatah kamal
Рет қаралды 446 М.
Они убрались очень быстро!
00:40
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН