No video

IMTIXAANKA SAXIIBTIBIMADA AYEY KU GUULEESATAY ISMAHAN ANA ABAAL MARIN AYAAN SIIYAY

  Рет қаралды 82,734

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

3 жыл бұрын

Пікірлер: 546
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Hadiyada Ismahan Aan Siiyay Inta Kasoo Daawo kzbin.info/www/bejne/jKvbZIKgjtyCick
@feysal154
@feysal154 3 жыл бұрын
Masha Allah qoftan single miyaa igu soo wabo
@xoghaye24onnline19
@xoghaye24onnline19 3 жыл бұрын
Nasrooy school sxbtinimo furo waad ka baxsatay qaabkaad Sxbta usiisay hadyada
@rudwanfarah8996
@rudwanfarah8996 3 жыл бұрын
Keep going nasra abtidoon
@umutasnem452
@umutasnem452 3 жыл бұрын
Maasha allah il cadow iyo ilcowra iyo sheydanba allah inka haayo abaayashey
@foziaali3557
@foziaali3557 3 жыл бұрын
@@feysal154 BLM
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Sxbteyda Dunida love u xayaati❤️🙏
@iqlaskasim736
@iqlaskasim736 3 жыл бұрын
Quens ilove you horey usocda abayo🥰🥰🥰😘😘😘
@shukriabdikadir233
@shukriabdikadir233 3 жыл бұрын
Giftiga hoose oo ugu ween i wish inoo yahy laptop
@nuseybonalka6354
@nuseybonalka6354 3 жыл бұрын
Manshaa allah allaha iskukiin daayo zaaxiibada waan taageeraa saaxiibtay rumaad waan heystaa hada waa igafogtahay macaantadaydu waan kujeclahay macaanto waa iga ohisiiyeen zaaxiibadayna waad ixasuusiseen
@xamsecabdibaasid4150
@xamsecabdibaasid4150 3 жыл бұрын
Nyaa urto uf nacmaaleso ismahan
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
@@xamsecabdibaasid4150 waa mxay waad ka xun tahay doofaar
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 жыл бұрын
Inta ila jcl Nasra Abtidon io ismahan gacmo dahab 👍❤
@Anaya759
@Anaya759 3 жыл бұрын
Nasra iyo ismahaan waa isku qurxoontihiin saaxiibtiminada saxda ah waa taas inta saaxiib run ah leh farta soo taaga like tiina hala arko
@cudoonfaysal4534
@cudoonfaysal4534 3 жыл бұрын
inta nasro qalbi wangaageda jecel iyo hormalkeeda🧤
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 3 жыл бұрын
Masha allah
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha Aabyo
@Heeganmedia
@Heeganmedia 3 жыл бұрын
gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeena soo booqato xaasinimada mafiicno
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 жыл бұрын
Nasra aamusnaanta wlh isku mid kanahy hadaa xanaaqsanahy inaan iska aamuso aan jeclhy oo halkalmad xataa aysan iga soobixin iskagana tago meeshaa kuxanaaqay
@inqaadmedia1515
@inqaadmedia1515 3 жыл бұрын
Saaxiibtinimada nuucaan ah waxey istaahishaa in la aqriyo Sabab too ah dad badan ayaan heysan💯
@ismailmohamedahmed464
@ismailmohamedahmed464 3 жыл бұрын
Masha Allah aamusitaanka xiliga carada waa astaamaha lagu garto qofka degan guuleyso wllshey
@idmahalbi2256
@idmahalbi2256 3 жыл бұрын
Ismahan wexe u eg thy gabar dagan sida darted weu qalanta marwo nasra in e sxbted noqoto sax ❤
@abdihakimsulaiman4241
@abdihakimsulaiman4241 3 жыл бұрын
Masha allah Vediogan wu i qanciyay walhi waxad i tusteen Qiimaha Ay ledahay Zptinimda Tnx u Nasra and Ismahan 🙏😘
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 3 жыл бұрын
Mashallaha nasra abtidoon iyo saxiibtayda ismahaan daahir oo ah gabdho aan aad uxishameeyo saxiibtinimadiin ha jirto waligeeda ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ismihanshariff2236
@ismihanshariff2236 3 жыл бұрын
M.a saxibtinimada wa shey aad uqali ah ismahan wax walbo wad uqalanta waxa thy qof dagan oo mar waliba dhola cadeyso m.a Allah kuxifdiyo ❤❤💋🥰
@ifraaxshiine5073
@ifraaxshiine5073 3 жыл бұрын
Waaaaaaw Masha Allah nasra udgoon xabbti qofkii saxiib kula ad ayaa u nasiib bdn tahay xabbti kuwii janada ku saaxiiba Alle ha niigadhiga oo wadada toosan isku hogaamiya xabbti farxad waarta nasra iyo inta micigaga ah abaayo dar Alle kuu jeclahay waana ku faraxsanahay gabar soomaaliyeed inaa tahay Alle dadka wanaagsan hanoo badiya macalimadeyda inkastoo an ku aqoon hadana wax bdn ayaa kaa bartay Alle hakaa abaal mariya qaali luul
@SalmaAli-gi1he
@SalmaAli-gi1he 3 жыл бұрын
الصداقة ::لا ينتهي ابدا. Saxiiptinimo mdhamato Allah iidiin xifdiyoh xppipatih🤲
@HalimoKurbad
@HalimoKurbad 3 жыл бұрын
MashaAllh quen nasriina iyo ismahaan gacma dahab iyo muniita wn idin jelhy ❤💋❤💖 Nasro hpptii toorto noo soo gali waan rabaayee qali🎂 inshllh mhdsnd💔💖
@amranmohamud3860
@amranmohamud3860 3 жыл бұрын
Ismahan iyo nasro Allaha iskukiindaayo xaasit idinka qabto🤲💯💝🤲dar Alle idinjeclahay
@sacdiyocabdulahi8080
@sacdiyocabdulahi8080 3 жыл бұрын
Mansha Allah queens keep going one love
@kaiffayare5
@kaiffayare5 3 жыл бұрын
*Ilahay ha idin xifdiyo. Sida i si ka wanaagsan idin rajena"* ❤
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah nasra cadey waxaa tahay qof qadariya saaxiibtinimada kudheer oona qadariya waxaan ku leeyahay alaha idiin xifdiyo aamiin 🤲🌷⚘👍❤
@queenie4558
@queenie4558 3 жыл бұрын
May the friendship grow forever....two queens love you guys❤️❤️
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo
@fatimaciise445
@fatimaciise445 3 жыл бұрын
M.a macalimadeyda Allah ku barakeeyo wad qalbi furan thy Allah ku xafido xppti ♥️
@indhadeeqa8594
@indhadeeqa8594 3 жыл бұрын
waxaaan jeclhu sidaaan iyo si kasii wanaaagsan inaaan usameeyo saxiibteyda nolosha aduunka ugu jeclhy garabkeeyga nolosheeyda qofka marwalba igarab taagan idhiira galiso my everything Aisha abdulahi ibrahim waxaa laga yaaba maaalin maaalmaha kamid ah iney arki doonti fariiteyda waanku jeclhu caisha waliba ilaahey dartio wax walba oo aaan awoodo waaanku ssmeynayaa oo adiga ku farxad galinayo farxad iigu noolow sxb.mcn❤❤💯💯💯💋💯❤ from ifrax mukhtar Hussein
@munagaraad9415
@munagaraad9415 3 жыл бұрын
Masha allah tabaarakalah saaxiibo guuleystay noolada intee nolol jirto❤❤😘😘🙊🙊🥰🥰
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 3 жыл бұрын
Masha Allah Sxbtinimadiina ha Waarto Waligiin Wadajira Nasro Xayati io Ismahan Gacmo Dahab Horay Usocda
@kaltumaabdinur6018
@kaltumaabdinur6018 3 жыл бұрын
illahi akudaya sahibta ismahan mashallah sahib qali ayahaysata wankujeclahay walshey qali 😚😚😚
@nimcomohamud3117
@nimcomohamud3117 3 жыл бұрын
Manshallah Allah haidin barkeyo abayooyin❤😍
@zainabhassan20112
@zainabhassan20112 3 жыл бұрын
Manshaa alaah Nasro iyo Ismahan Meesha waxaa kamaqan Muniita Gadudey gacuur ii nowadays ♥❤🥰🥰🥰
@umuguuleed1316
@umuguuleed1316 3 жыл бұрын
maasha Allah ruuxii nasra abtidon hambalyo hambalyo garbahayga qaali luul walashey national Somalia girl keep going on my sister
@nasteehomohamed2592
@nasteehomohamed2592 3 жыл бұрын
Masha allha laba aan kala dhicin ayaa tihiin ilahay ha idin xifdiyo aduun io aakhiro nasra and ismahaan queen,s
@foosmohammed1803
@foosmohammed1803 3 жыл бұрын
Mansha llaaah nasroy nasiib badan nasri eebe nasiiyey naxariis aduunyo iyo nimco aad nootahay kunoo laaw aduunyada neecaaw qawoow iyo nimco eebe kusiiyey aaamiin aaamiin aaamiin dhaha asxaabta
@foosmohammed1803
@foosmohammed1803 3 жыл бұрын
👍😍
@munaali2388
@munaali2388 3 жыл бұрын
Mashaa allah saaxiib qaali ayaa tahay qeer badan allah ku siiyo adiga iyo saaxiibadaada
@fadumoahmed8482
@fadumoahmed8482 3 жыл бұрын
Nasro qalbi nuura farxad ku waara masha allh hre u socda alaha idin barakeeyo qaali waxaan rajeynaa inaan maalin un aan kulmi doono insha allh ilove u nasro qurux
@mataanhomedecoration
@mataanhomedecoration 3 жыл бұрын
Walasha ismahaan sualaha aad wedinesid wee fududyiheen inaa igala tashato ayee aheed kuwa adag ayaan ku shegi lahaa hhhhh
@hamdasuudi2999
@hamdasuudi2999 3 жыл бұрын
sxb wanagzan waa ismahan allah sharfo adna allah haku dhworo❤🔥🤲
@leilamire1043
@leilamire1043 3 жыл бұрын
Nasray malintan ku arko waxbdn wanku shegilaha sababto ah intan ku maray ano xaamila ilha og balse layabmleh qof caana sidan iska ah
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal
@leilamire1043
@leilamire1043 3 жыл бұрын
@@iqraacooking6079 diyar xbbti wankusaray walshey
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Abayo😭😭 Ani inan ogahay soo ma fcnan Leheen sorry Calosha I hurisay
@leilamire1043
@leilamire1043 3 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon nasroy xita wil lanbrkga weydiyay lanbar walsha isiyay ugudanbeen anon ku arag ayan dhalay sorry waxan islaha cunug nasra u eg ayad dhale sidan kugu jecladay uurkas dartis heer waxan garay ninkyga idhaho nasradan itus cunugayga wuba u,ekana sawirkga shashada isarna jiray hada gabadheyda wexey jirta 4bilod mcnto waliga guuleyso
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 3 жыл бұрын
@@leilamire1043 manshallah
@fariido
@fariido 3 жыл бұрын
Maash allh sxbtinimada wa hanti lamana helo abid is ilaalsada waligiin dar allah idin jclhy❤❤💋💋💋
@rihanabisle1995
@rihanabisle1995 3 жыл бұрын
Mashallah Tabarakallah 🥰
@meymuunmohamud7300
@meymuunmohamud7300 3 жыл бұрын
M.a sxptinimada waa shey qali Queen nasra hormar wacn apyo mcn🥰🥰
@queensiyaana9388
@queensiyaana9388 3 жыл бұрын
Masha Allah sxbo qurux bdn cimrigiina allaha raajiyo waan idin jeclehe
@ramlayusuf8017
@ramlayusuf8017 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo hormar wacan xpptii guuleyso waligaa
@victoriaali4561
@victoriaali4561 3 жыл бұрын
Masha Allah xbbti keep going noloshu Kuma xumeyso
@aaminadhool9050
@aaminadhool9050 3 жыл бұрын
Masha allaah wll nasro abtidoon guul iyo gobanimo xayaati
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 3 жыл бұрын
Qalbi nuura iyo gacma dheeman waan idin salaamay jimca wanaagsan
@cqaadiraxmed9363
@cqaadiraxmed9363 3 жыл бұрын
Saaxiibo is jecel ilaaheey haniskin xafido Masha Allah 😍😍😍
@rahoabdikadir3546
@rahoabdikadir3546 3 жыл бұрын
Mashaallah abayo waan kutaagera. abayo ilaxay dartees ayaan kujeclaxay hore usoco farxadne kunolow
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 3 жыл бұрын
Masha Allaah ismahan waad caqli badan tahay very good Saxiptas wanaag uga dayo Nasra is good friend mashaAllah
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Www maaaaaaasha Allah caadi mahan xabbti Allah ku barakeyo aamiin yarabi 🥰🥰🥰♥️🤣🤣🤣🥰♥️♥️♥️👌🌹🤲🤲🤲
@Shugrilabokutoos
@Shugrilabokutoos 3 жыл бұрын
Masha Allah illahay haidin xafido saxibtinimadu waa shay qaliya
@laylaibrahim1484
@laylaibrahim1484 3 жыл бұрын
Saxibtinimado waa wax qaliya oo wax aa ku micneyo aa aqon👭♥️♥️ Nasra adiyo Scbta Allaha idin Xafido🙏👌♥️.
@drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737
@drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737 3 жыл бұрын
Msha allh abayo nasro abtidoon iyo ismahaan waxaa tihiin labo qof oo sidhab isku jacayl illaah haidin xafido waan Idin jaclahay hormar wacan 💓💓💓💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞
@ruqiyoabuukar7864
@ruqiyoabuukar7864 3 жыл бұрын
Quruxey alle haku barakeeyo adiga iyo gacmo dahab
@hibanuura9134
@hibanuura9134 3 жыл бұрын
Masha allh ilahey aduunka idin kuma kala dheereyo walashey mcn and macalimadeda aan adka ujeclahay ilahey haidin kadhigo kuwi janada ku kulma oo kushekeysta insha allh🙊🙊🙊🙊
@muunailyaas7269
@muunailyaas7269 3 жыл бұрын
Mansha allah allahy ha idin siyaadiya farxada calooshaa i huriseen wlhi sxbtinimadu waa shay qaliya oo qiimo badan
@enjoyyourtime8437
@enjoyyourtime8437 3 жыл бұрын
Masha Allah imtixaanka culuss ayeey gashaay weey fikirtay ruun ahaanti ismahaan Allaha aadin xafido.
@ikraandaahir5378
@ikraandaahir5378 3 жыл бұрын
Msha Allah abaayo mcto adiga iyo saxiibtada wan idin salaamey xidigta xamar🥰🥰🥰🥰
@umusharaf5629
@umusharaf5629 3 жыл бұрын
Waaw Masha allah xafidullah sxbada is jecel wan jeclahay anigana Masha allah isku faraxsanada waligeyn wax iden so dhax gallo raabi ha iden tuso farxadiina ha warto my lovely sister’s 🌎🌎🌎🌎🥰🥰🥰❤️❤️❤️🙏🏽🙏🏽
@xamdaxiis374
@xamdaxiis374 3 жыл бұрын
Mashllh Alle haaa nibarakeeyoh guuulysta hablahygiii qalbiga niga salamay
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay
@shamsoabdirahman6489
@shamsoabdirahman6489 3 жыл бұрын
Masha aallh nasro cdey iyo ismahaan gacmo dahan ilaahy ha idin sharfo
@queennafta_uroonali8722
@queennafta_uroonali8722 3 жыл бұрын
Maasha allah saaxibtinimada wax ka wanaagsan ma lahan alle ha idin xafido
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 3 жыл бұрын
Masha allah sxbtinimadan waa wax ugu qalisan uu qof helo allah isku kiin deesto inteey nolali jirto
@umusafwan4843
@umusafwan4843 3 жыл бұрын
m.a allah 2 badiina sxbkii is jiida oo is Jana geyo allaha idinka dhigo nasriina jiisidki an ka sugoynaa xxbt
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal please
@faraxsanmohamed3631
@faraxsanmohamed3631 3 жыл бұрын
Masha Allh so beautiful sisters keep going
@qadromohamed74
@qadromohamed74 3 жыл бұрын
Masha Allahu 🥰❤
@dekhomohamed3859
@dekhomohamed3859 3 жыл бұрын
Nasro saxiibta waad is ku egtihin xogaho alle ha idin barakeyo ha isku kiln dayo amiin
@xabiibaxuseen3092
@xabiibaxuseen3092 3 жыл бұрын
Saaxibo wanagsan waxad itihin Role model waxan rajeyna inad waligin sidan usi mideysnatan Love you ❤❤❤
@ashoofficial3485
@ashoofficial3485 3 жыл бұрын
Masha allaah saaxiibo isku faraxsan ismahaan iyo nasro farxad ku noolaada xbbti nasro iska kaa jeclahay allaha ku deysto 💋💋💋❤❤❤❤
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 3 жыл бұрын
Wcs Maasha Allah Nasra sharaf badan waan idiin salaamayaa Adiga iyo Ismahaan
@CafiifaChannel1926
@CafiifaChannel1926 3 жыл бұрын
Masha Allaah shar iyo sheydan ILAHEEY heydinka haayo
@bishaarocabdulaahi1682
@bishaarocabdulaahi1682 3 жыл бұрын
Macalimadeeyda nasra abtidoon iyo saxiibateeda gacmo dahab Allah idin xafido
@mariahussein2328
@mariahussein2328 3 жыл бұрын
Mansha allah ismahan iyo nasra wada jira waligiin ❤
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
Masha Allah abayayaal ❤️ 💯🦋
@neymahagio5222
@neymahagio5222 3 жыл бұрын
masha allh dagananta iyo dabecda mid ayad katihin abayo allow saxib sas dacad u eh iisahal🥺🥰🥰
@iman1527
@iman1527 3 жыл бұрын
Mansha Allah keep goin guys 🥰
@zahrahaji5241
@zahrahaji5241 3 жыл бұрын
Asalamu Caleykum waraxmatulahi wabarakatuhu Nasra iyo Ismahan waa idin salaamay waxan idin leeyahay sheydaanka Allah ha idin ka khabsado horay usocod wanaagsan in sha Allah Aamiin
@adoontiallen986
@adoontiallen986 3 жыл бұрын
Masha Allah guulesta nasro iyo ismahan labo saxibo oo qaali isku ah ayad tihin ilxun idiinma arkto ❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@ruqiyosalax4673
@ruqiyosalax4673 3 жыл бұрын
Masha allah saaxibo is jecel farxad ku noolaada weligiin illaahey ha idiin xafido
@caaishaa1433
@caaishaa1433 3 жыл бұрын
Masha allah nasra allaha idin xifdiyo dad lagu dayan karaa tihiin hore usocda
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah tawarakaAllah beautiful 🎉🎊🎁👏👍👌💖❤keep going boqorada Muqdisho 👑
@farxiyacabdi5830
@farxiyacabdi5830 3 жыл бұрын
M.a keep going my sister
@nasroqueencabdullahi8615
@nasroqueencabdullahi8615 3 жыл бұрын
Mash Aĺllh sxbo is jcl ahada wllhy nasro cadey
@dahirmohamed4129
@dahirmohamed4129 3 жыл бұрын
Masha Allah walshey nasro iyo ismahan
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos 3 жыл бұрын
Nasro abaayo m.allaah xayakallaah😘
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah tabrikllha walalo isku qalbi ah tiin masha Allah ilahey hadini xafido Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
@aminaibrow5182
@aminaibrow5182 3 жыл бұрын
Masha Allah sxb wngsn sndkn wa yaryahay alaha isku Kin dhowro hbibti 😍😘
@munoabukar8815
@munoabukar8815 3 жыл бұрын
Masha allah saxibtinima ha jirto my sister nasra
@Dihcar_A
@Dihcar_A 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah gabdho qalbi wannaagsan Allaah ha idin xifdiyo.
@maandaarchannel544
@maandaarchannel544 3 жыл бұрын
Maasha allaah walaala qaaliya allaha idin xafido
@haliimaabdiosmail3459
@haliimaabdiosmail3459 3 жыл бұрын
mansha Allah nasro abaayo ilahy haku dhooro adiga iyo ismahaaan idin tageeraa
@canabsaid2395
@canabsaid2395 3 жыл бұрын
m.a xbbti isha xasadka alle haidinka ilaaliyo
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 3 жыл бұрын
Alla jeclaaye mar ina ku arko nasraay adi iyo sxbta gacmo dahab ❤❤❤
@zuhuurchannel55
@zuhuurchannel55 3 жыл бұрын
Maasha Allah sxbo isjecel maasha Allah
@nastexotahliil1682
@nastexotahliil1682 3 жыл бұрын
Masha allah saaxiib qaliya waa midka dabecadaada yaqana iyo waxa aa kaxanaqdo isha naxabku inka dadan
@qadroibraahimtaakow3127
@qadroibraahimtaakow3127 3 жыл бұрын
Ma.sha allah
@abdihakiim_04
@abdihakiim_04 3 жыл бұрын
Maasha alaah Ilahey Haidin Xafido runti Shar Allaah Idinma Tuso Wll nasra instgram.maledahey Hadad ledahey Wl Iso qor Wll Mahadsanid insha alah
@laylacabdiraxmaan6812
@laylacabdiraxmaan6812 3 жыл бұрын
Maansha Allah nasra abtidoon
@xamdiinacnaasri119
@xamdiinacnaasri119 3 жыл бұрын
M.a the beast friand ship nasra and ismhn keep going💖💖
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 3 жыл бұрын
Masha allah saxib is jaceyl alle idin xafido waxa tihiin saxibo lagu deysado runtii idin jclhy wllhi
@mxxsn
@mxxsn 3 жыл бұрын
Mashaallah nasra qalbi wanaag dad waxaajira markay nololsamestaan saxibtimada jara laakiin nasra weykaduwantahay waxa laisdheeryahay waa diinta iyo caQliga iloveyou mcanto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
NASRA ABTIDOON HADIYAD AAN KU OOYAY AYEE ISIISAY😭
12:53
Ismahan Dahir
Рет қаралды 165 М.
Sagootin Mataanteyda Nasra Abtidoon || vlog Adan Cade Airport ||
10:29
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 14 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
CHALLENGE SAWIRADI HORE NASRA ABTIDOON IYO ISMAHAN DAAHIR
8:53
Ismahan Dahir
Рет қаралды 94 М.
Nasra Abtidoon iyo Aniga Maxaan so qabanay....
8:57
Ismahan Dahir
Рет қаралды 22 М.
Nafteyda Kalsooni Kuma Qabin Muna star [Isma podcast] Ep 01
16:32
Ismahan Dahir
Рет қаралды 12 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН