Sagootin Mataanteyda Nasra Abtidoon || vlog Adan Cade Airport ||

  Рет қаралды 69,465

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 444
@Warsame1
@Warsame1 3 жыл бұрын
Ismahan saaxiibtaa Nasra waanna soo gaadhay. Way nabad timid. Hadda ayaannu kusoo dhowaynay madaarka Istanbul.
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Gobonimada waan idingu oga Bro booskina kaso baxa 🙏❤️
@hanimaxamed2422
@hanimaxamed2422 3 жыл бұрын
Nasro maso labaneyso miyaa
@marianmuse8733
@marianmuse8733 3 жыл бұрын
Mnsha allh ducadeeni illahay waa oo aqbaly
@sahrasaed5417
@sahrasaed5417 3 жыл бұрын
Nasro kaligeed miyaa mise ciyaalka ayaa lA socdaa
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Alx marba haday nabad tagtay waa ilaahay mahadii
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Waan Kuu Xiisi Doonaa My Sweetie ❤️😰
@ifraaxkaahiye8312
@ifraaxkaahiye8312 3 жыл бұрын
Xabibti wan ku xisi dona ❤❤❤😍😍💋💋💋
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Me to my twin 😭
@hibaqadan5726
@hibaqadan5726 3 жыл бұрын
Masoo labaneysiid mya nasro😪😭nosoo labo ado nabaad ahh xppty
@aishamohamed6864
@aishamohamed6864 3 жыл бұрын
Hbbty masolabanesid miyaa
@laylaibraahim6967
@laylaibraahim6967 3 жыл бұрын
Safar salaama nasriin
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 жыл бұрын
Masha Allah isamahaan dahir iyo Nasro abtidoon wa gabdhaa qimaaa badaan o SaxbtiNimada waxa ka aqon ilaheya ha idan barkeyo walaldeya qali ❤️
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Isaar subscribe huuno
@drssacdiyaabdi3798
@drssacdiyaabdi3798 3 жыл бұрын
Masha Allaah From Nasra Abtidoon I miss you Maclimadeeyda
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 Жыл бұрын
Masha Allah 👌👍💟
@drsshugrishiqcumar8808
@drsshugrishiqcumar8808 3 жыл бұрын
wallashey nasra cddey safar salama.ayan leyahay nabad ku tag nabad na ku su labo insha alla❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 3 жыл бұрын
Nasra abtidon wa gabaraan jecelahay ilaahay nabad haku geeyo nabadna haku soo celiyo muqdisho ismahaan saxib qali ah ayaad tahay masha allaah
@munomustaf6239
@munomustaf6239 3 жыл бұрын
Abayo nasro ilah ha ku nabad keyo cafimad ku solawo ayan ku leyahay waad nacid leyse♥️♥️♥️🖤🖤🇸🇴🇸🇴🤝
@anabahmed5572
@anabahmed5572 3 жыл бұрын
alx we nbd tagte videogan caloshu iga si huriye nasro qiimaheda qof kasto ma garan karo illahow kaa xijaab shar iyo sheydaan 💕😥
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Aamin 🙏😭
@Hana-yo5bl
@Hana-yo5bl 3 жыл бұрын
Nasro iyo ismahaan iyo muniito waxaad tihiin gabdho isku xiran oo isjecel masha alaah il xun idinma hesho ilaah dartii ban idin jeclahay
@hibaqadan5726
@hibaqadan5726 3 жыл бұрын
Nasra iyo ismahan wadaa jirkiina uu xiisi donaa wllhi😪😭so labo ado nabaad aah nasra😍
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Aamin ❤️
@falastiinfalastiin363
@falastiinfalastiin363 3 жыл бұрын
@@ismahandahir3704 abaayo nasro ilaahay ayadoo nabad qabto ha soo celiyo ismahan dahireey xppti mcn❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭🥺🥺
@laylaluul3397
@laylaluul3397 3 жыл бұрын
Allaa narso ma baxday ilaaheyow cafimad qeer qabo ayado qabto Sama nogu soceli nasro cadey ❤️♥️
@fartuncismaan9575
@fartuncismaan9575 3 жыл бұрын
Ismahan nasro masoo laa ba neysoo maxaa ani xitaa calosha i hurty
@caynicadeey7997
@caynicadeey7997 3 жыл бұрын
Ismahaan nasab baa tahy wlhi oo qalbi fcn masha allah
@mariamohamed5706
@mariamohamed5706 3 жыл бұрын
safar salaamo my sis nasroAbtidoon alle hanoosoo kaa nabad cesho
@fahmoali235
@fahmoali235 3 жыл бұрын
Allaha nbd wlshey safar waa darema hbnka markeykanka ka baxaye u socday wilka nolasha wadageyna ku nolaa Nairobi farxad kale badanaye waan sugi la.aan inan Nairobi taga waan u tagay Alx aroos galnay nolal mcn wada qadanay 3 bilod lkn hbnka ka so tagay ilaha xaal oga Alx hadan gabar u hayaa aan ku suga Alx 5 bil dhalan isaga inan kula isaga nbd no yimada ilahey ka baraya idinka Amiin amiin raaciyo
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Aamin alla Idin Barakeeyo 🙏
@fahmoali235
@fahmoali235 3 жыл бұрын
Thnks my queen ismahan daahir 😍😍😍
@aaminamaxamed995
@aaminamaxamed995 3 жыл бұрын
Mnsha allah abayo qurux safarka eebbe hakuu fududeeyo keep going ismahaan gacmadab💕💕💕💕💕💕💓💓💓💓💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💓💓💓💓💓💕💕💕💓💓💓💓💓💓💓💓💕
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا 3 жыл бұрын
سفر سلامه أختي نصره. وداع جميل الله يبارك.فيكم .
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 2 жыл бұрын
Masha allaah allaah ha idinku dhowro sxbtinimadiina ❤️❤️❤️❤️
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 3 жыл бұрын
Muqaalada quruxda badan udaa ismahaan mash allaah gacalo guulo badan❤saxibadana inaa kulantaana rajeynayaa markale🥰
@zabiriinrajsiin2502
@zabiriinrajsiin2502 3 жыл бұрын
inta rajeynaysa inay nasro nabad kusoo noqoto like
@qureshfarah865
@qureshfarah865 3 жыл бұрын
Manshaa Allah xabibti ALLE hakugu nabad yeelo mel walbod tagto
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Isar huno subscribe
@umusharaf5629
@umusharaf5629 3 жыл бұрын
Nasray raabi haku amansado waqti kasta raabi haku fududeeyo safarka 😢😢😢😢😢
@Mooo24
@Mooo24 3 жыл бұрын
Safar salaam Bayo Nasra marwalba waan kula soconannaa inshallah meeshaad tagtaba ka ahow walaal lajecelyahay dadkuna waalid hakuu noqdaan idam alle hadaan reet Bosaaso nahnay waan kujecelnahay❤
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Huuno igu cawi subscribe
@maryamamudug6997
@maryamamudug6997 3 жыл бұрын
Asxaabta ismahaan iyo Nasra oo ah wllhy isoo duceeya waxbadan ayaan sugayaa visaha turki walina ima soo bixin . Alle ha ifududeeyo ducada iyo aamiinta igu kaaba wll qaaligayow
@MowliidMohamed-ig2jg
@MowliidMohamed-ig2jg Жыл бұрын
Masha Allah
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
Masha Allah Allow nabad qab kugu soo celi saaxibtaa insha Allah 🙏🙏🙏
@najmamahamed6131
@najmamahamed6131 3 жыл бұрын
Masha allh abayo alle hakunabda geeyo nasra
@xamzecade4338
@xamzecade4338 3 жыл бұрын
codsi Wll dadka dhan iskuwada mid ma'ahan ...... dadka qaar xiiseeya wayjiran dhageysiga hesaha io dad Aad uneceb maadama uunabiga nogadigay. dhageysiga hesaha marka vediwyadada hesaha badalkeda wax kle uradi Mahdsanid
@Ducaqabto
@Ducaqabto 3 жыл бұрын
Safe Journey Nasra Cadey Nuurkii Xamar samirka badi abayo Ismahaam Insha Allaah
@MunasHome
@MunasHome 3 жыл бұрын
Mashallah walaalo is jecel Allah nabad iyo caafimaad ha iskukiin keeno abaayo macaan ❤️❤️❤️
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Aamin alpo
@Abdiladhif_Anaa
@Abdiladhif_Anaa 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going
@shukriomar6611
@shukriomar6611 3 жыл бұрын
Abayo ilahay haisku kiin daayo wlh qalbiga ixanuunay ilin ayaa iga timade😭😭nabad kuso labo abayo nasra inshaalaah
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 3 жыл бұрын
Laba twin sister ilhy ha isku kiin daayo Ameen yaa Allah ♥️is ilaashada marwalba lama helo Saxiib kuu daacad ah ♥️
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Igu cawi huno subscribe
@dalmarhaji7122
@dalmarhaji7122 3 жыл бұрын
maasha allh chanalkii ugudasnbyn usoo waynaanayaa alamahiis walahi waan kufarxsanay waallshy horumarkaagaa
@cabdullaahicabdicasiisxuse9797
@cabdullaahicabdicasiisxuse9797 3 жыл бұрын
4:24 reer xamarka waa jiljilsanyhiin waa layga sheekayn jiaray lkn haddaan xaqiiqsaday. waxaan idinka soo salaamayaa #Garowe
@zainabhassan20112
@zainabhassan20112 3 жыл бұрын
Manshaa alaah ismahan wad iga oysiisey nabad alaha kugeyo nasro cadey
@لولواالعلي
@لولواالعلي 3 жыл бұрын
Inshaaa alaaaah wuukuusoinoqoneee iyadooo nabad ah saaxiiibo isjecel anixataa waa idilaqoslaa xabiibti 😍
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 3 жыл бұрын
Masha alh alxm
@faadumoismaaciil5423
@faadumoismaaciil5423 3 жыл бұрын
Nasro xbbti safar kheyr qaba dad badan baa kuu xiisidoona
@ilhanosman9411
@ilhanosman9411 3 жыл бұрын
Wlh cadiya u ilmeyy😭😭😭 kuxiisi doona nasraay safar kheyr qaba I.a abyo❤❤❤💋💋💋
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Subscribe isaar walal
@sadiqalmahdi3113
@sadiqalmahdi3113 3 жыл бұрын
Ismhan allah haku dhowro wll
@umalkhayrbaruudchina4423
@umalkhayrbaruudchina4423 3 жыл бұрын
waan ka hely wada jirkiina nolosha saxiibtinimada waa mid aad u qurxoon ,iskuguma danbayn doonto waad kulmi doontaan wada jirkiina waan jeclnahay way adagtahyna saxiib caynkaa in la heli mashlaa
@lamafilaan4509
@lamafilaan4509 3 жыл бұрын
Masha'allah sxbo isjecel❤
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 жыл бұрын
From #nasra #abtidoon wan ku xiisidoona xbbtii u socoto allaah ku nabd yeelo ❤💋💞😥💯🤲🤲
@Sumayawan
@Sumayawan 3 жыл бұрын
Asc walal subscribe ii saar adikoo mahad san
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 3 жыл бұрын
Mashallaah saaxiibo is jeceel anigeybacalosha ihurtey walaahi
@mudicade8633
@mudicade8633 3 жыл бұрын
Safe jany nasro..keep going ismahan
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Walal igu cawi subscribe
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 3 жыл бұрын
Istanbul aa qash aan caadi ahayn safar salaama alle haku nabadgeeyo.
@apdisalanofficial1789
@apdisalanofficial1789 3 жыл бұрын
Safarkaga mid qer qabo Allaha kaga dhigo wllshei nasra abtidon Abayoh ismahan adna niyada Allaha Ku qabojiyo wadaremikara xanunka ayledahay qof garabkaga ah hdu Ka tago ✊👩‍❤️‍💋‍👩🙏
@رقيةعبدو-ذ3ك
@رقيةعبدو-ذ3ك 3 жыл бұрын
Really friend ture friendship never up nasra and ismahan zaxiptinimo dhap ah walhi💞💖🥰💝
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
❤️😘
@maryamamudug6997
@maryamamudug6997 3 жыл бұрын
Waa alxamdulilah adoo nabada hadaa tagtay turki .
@Hana-yo5bl
@Hana-yo5bl 3 жыл бұрын
Asc nasro hormar wacan inaa soo dhaweeyaa Mooda hada
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
Keep going my Zika from Nasra abtidoon
@sumayoilyas8773
@sumayoilyas8773 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 naro sonoqo adoonawad ah in sha allah😍😍😍
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 3 жыл бұрын
Mashallaah nasro and ismahaan
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Ascw Maasha, Allaah Ismahaan quruxeey adiga iyo sxb taa waad naga qariseen safar ka guduha iyo dibada safar waa safar ceebna maahan hadii naloo sheego kkk nabadeey
@safiyacabdikarim2714
@safiyacabdikarim2714 3 жыл бұрын
Turki wye
@sumayasamawng6023
@sumayasamawng6023 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay nabad hakugeeyo turki🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷♥️♥️
@mastuursiciidofficial9437
@mastuursiciidofficial9437 2 жыл бұрын
Asxabey isooboqdah blze xitaa 10 qofnah ha ahatee miyanan walshiin aheen
@mariamaosman9915
@mariamaosman9915 3 жыл бұрын
Masha Allah ismahan gacan dahab curadayda ku magactahay .maanta labadi saxiib dunida iskugu jecla kala tagaysin ilhy idinko nabada haydin kulmiyo
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 3 жыл бұрын
Masha allah nasra safar salama xabbti
@aaminoamnaa6423
@aaminoamnaa6423 3 жыл бұрын
Asc ismahan iyo nasro nabad iyo cafimad kuwara kulan kan kisakale insha alaah
@raaqiyaosman1894
@raaqiyaosman1894 3 жыл бұрын
Noosoo noqo nasradeena😭💔waan kuuxiisi doonnaaa nabd kutag nabadna nogu so laabo😭💕
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 3 жыл бұрын
Save journey xbbti wanynu sugena safrkaga meshuu ku wajhnyhy sonqo ado nbad ah❤❤❤❤
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 3 жыл бұрын
Masha allah nasra nabad ku tag wan gartay inay turky u socoto
@sagalniyadsan1867
@sagalniyadsan1867 3 жыл бұрын
Mshaallh abaayo qaali nabad kusolaabo ismahaan is adkey weyno imanee mantaantada inshaallh 😭😭😭😭
@maleykaibrahin1475
@maleykaibrahin1475 3 жыл бұрын
Whi calasha ihuriseen😢😢😢😢 gabdhihii aan xamar anigo jogin igu dhex dalxisi jiray Ismahaan ayaa ka hartay adiguna gormed ka taba tegeysa Nasra iyo Muniita
@rahmoadam5978
@rahmoadam5978 3 жыл бұрын
Gabdhaheyga wxan idin rajeyna inaad dib u kulantan insha alah abayo nasro amuurahaga alaha kuu saqiro
@deeqoali3277
@deeqoali3277 3 жыл бұрын
توصلي بالسلامه حبيبتي نصرو😘😘😘
@daahiroffical1311
@daahiroffical1311 3 жыл бұрын
Safar wanagsan oo wacan walashey mcn, allaha kunabad geyo, nabad kutag kuna sonoqo, love you sister
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Huno subscribe walal
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 3 жыл бұрын
Masha allah abayo allaha nabadgeyo walashen nasro dagan safar kheyrqabo insha allah
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Nasro a abaayo Allah ku nabad keeyo
@nasteexoinakhalaf4679
@nasteexoinakhalaf4679 3 жыл бұрын
Alaha nabadgeyo walashen nasra alahana sonabad celiyo ❤🙏⚘waficnanlahed ina Turkey kukulano rer Turkey sodhawen fican sameya 🇹🇷❤
@sadiqalmahdi3113
@sadiqalmahdi3113 3 жыл бұрын
Wll nasra allah haku fududeyo
@mawadomaaya1612
@mawadomaaya1612 3 жыл бұрын
M.a habo Nasro Allha Nabadgeyo😢😢😢😢
@xuseenilkcse4329
@xuseenilkcse4329 3 жыл бұрын
Nasar waan ku xiise doon my sistre alle aku nabad geyo abyo byby
@Hhhh-ff1lm
@Hhhh-ff1lm 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته 🥲🥲🥲🥲abayo nasra safra salamo 😘😘😘
@amrannuur9596
@amrannuur9596 3 жыл бұрын
Safar salama nasra abyo wllhi bixitankaga wan ka xumahay mcney mxa muqdisho nogu cidlaysay
@amranmohamud3860
@amranmohamud3860 3 жыл бұрын
Gacama dahabeey muniita iyo nasro weykutashteen maistiri🤔🤣kaftan lee waaye🤗 waxa sagotiyoow lee kasoharey😭
@iqlaaswarsame2905
@iqlaaswarsame2905 3 жыл бұрын
Masha walhi waa idiin tageer waxaan jelachy inaan mar uun idiin la kulmo 🖤❤🥰sister's
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Isar huno subscribe
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 3 жыл бұрын
Mnsha Allah saxibaada nabada uso noqo❤️
@abdijabarhareed7608
@abdijabarhareed7608 3 жыл бұрын
SaFar Slma Wllzha #Ismahan Ina HooYo Keep Going🔥
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 3 жыл бұрын
Masha allaah safar salaam
@nasramohamed7403
@nasramohamed7403 2 жыл бұрын
Allaha kunabad geeyo nasro 🥰🥰🥰
@nimcoxabeb6778
@nimcoxabeb6778 3 жыл бұрын
Mashaaalh abyo wixiina sxbtinimo kaween wllo ayaaatihiin
@aishaabdi2748
@aishaabdi2748 3 жыл бұрын
Wanisalmy abyaal wanijeclhy
@faizasidow8555
@faizasidow8555 3 жыл бұрын
Abaayo ismahaan allaah soo arooriyo nasro amiin wlhi aniga ayaab iska ooyay wlhi marka an u wada doceeno insha allaah
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Nabad gal insha allah wll karameeth nasro abti_doon🤲
@maxamadcabduqaadirdaauud3080
@maxamadcabduqaadirdaauud3080 3 жыл бұрын
Mafahanteen naga daa wllo kkkkklkl
@islamic5620
@islamic5620 3 жыл бұрын
AdbaN kuujeclahay xapipti ismahaan xaqiiqdi. Walahi
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
🥰
@naciimahassan1993
@naciimahassan1993 3 жыл бұрын
Safar salaama nasra ado nabad qabo allah ku keeno
@fadumomohamed7323
@fadumomohamed7323 3 жыл бұрын
Safar salama xbbti nasra nabad ku tag Kuna so labo insha allah ismahan adiguna Samir wey imani nasra bi idnilaah
@fadumoahmed8482
@fadumoahmed8482 3 жыл бұрын
Ismahaan abyo murugta waan kula qabnaa mcnto alaha nabad geeyo insha allh nabadna alaha ku soo celiyo insha allh ❤
@AishaSharif-yp7el
@AishaSharif-yp7el 3 жыл бұрын
M.a xbbti bye bye queen waan kuu xiisi doonaa safar salaama ✈💯
@muxaadarochannel6175
@muxaadarochannel6175 3 жыл бұрын
Isar huno subscribe
@maashaallahmacalim2820
@maashaallahmacalim2820 3 жыл бұрын
Fac ensi buon viaggio 👜 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuhelaaqurux7967
@zuhelaaqurux7967 3 жыл бұрын
Safar kheer qabaa abaa nasraa ismahaan waa uwada xisi doonaa
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Wlxi gawadan icajabise camera xayso manshalx ilahow gabdahenaa nodaa yaa igukagataheya qurux manshalx🥰❤️
@nadrosaid9366
@nadrosaid9366 3 жыл бұрын
Wwwww
@nimconadarbeauty
@nimconadarbeauty 3 жыл бұрын
Asc walalaheey somali iso boqda subscribe ii gu cawiya iyo like mahadsanid 🙏
@sabrinaabdirisak2924
@sabrinaabdirisak2924 3 жыл бұрын
Waxa tihiin sxbo isjecel Ilahay ha,iskukin so celiyo idinkoo nabadqaba abyo 😘
@seynabmaxamedcali2988
@seynabmaxamedcali2988 3 жыл бұрын
Maasha allha wallo qaali ah
NASRA ABTIDOON HADIYAD AAN KU OOYAY AYEE ISIISAY😭
12:53
Ismahan Dahir
Рет қаралды 166 М.
Calooleyda Nasra Abtidoon Ayaan Ku Walacay😋😋
11:21
Ismahan Dahir
Рет қаралды 103 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 71 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 7 МЛН
TRAVEL VLOG Ep 13 | Travelling from  MOGADISHU TO HARGEISA SOMALILAND 2023
23:06
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 46 М.
seelada xoolaha oogu wayn wadanka ethiopia waa halkan
3:12
AbdisalemABS
Рет қаралды 7 М.
Maxaa Dhacaya Shidaalka Somalia Hadii La Soo Saaro ?  Xog
16:18
Abdirizak Jubba
Рет қаралды 4,3 М.
Sagotinta Sxbtey Muniito| Vlog Aden Ade Airport Mogadishu
10:07
Ismahan Dahir
Рет қаралды 135 М.
NASRA ABTIDOON AAN USAMEENAY SURPRISE QURUX BADAN 400K
10:03
Ismahan Dahir
Рет қаралды 44 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56