Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/...
@cabdiwali23758 сағат бұрын
Sheekh asl clykum waxaa ilowdey in nimankan boqortooyada ay soo kireysteen saynisyahanadii reer galbeedka ee daruura idiin sameyneynaa yiri waana joogaan malaayiin doolar beyna ku qaateen hadaa aragto riyad maka madiina kuli rooba la sameynaa daa if baan joogey aniga waxaan waa aafadii la farsameeyey %80 %20 waa masiibo rabaaniyo cirka hadaa fiiriso habeenki yaaba kaa soo haraya
@HalumIbrahim4 сағат бұрын
@@cabdiwali2375 subxanallah
@mahmoudkulatein54493 сағат бұрын
Shacabka sucuudiga wey jecel yihin xaakimkoda ee iska aamus taada ka faker Dulmi didow
@shaxshaxlowgaxafada11 сағат бұрын
Illahow Adaa u cilmi leh waxa ka jira beetkaga Yaa Rabi ugar gaar muslimiinta ku sugan beetakaga Yaa Rabi
@UMUABUKAR-hl1kw3 сағат бұрын
MAASHA ALLAAH TABAARAK ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ILLAAHAY. HA UU SAAIDIYO BADKA IYO HALAAGA MARAYKANKA IYO INTA RAACSAN AAMIN AAMIIN YAA RABBI ❤❤❤❤❤❤
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب5 сағат бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنّك حميد مجيد وبارك على نبينا محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنّك حميد مجيد .
@fartuunmohamed608111 сағат бұрын
Waa munaafaqiin lagu adeegto ee cadowga ee allah iyaga iyo yuhuuda ha isku salida aamiin
@Fouziaabdi-bq1rz11 сағат бұрын
Amiin amiin amiin
@QaaliKeynadiid-rx1bv11 сағат бұрын
Aamiin
@deeqa95318 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
@mohamedbilal9503 сағат бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates. Great helpfulness
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يبلغ عددمسلمي الهنديه اكثر من ماتان مليون شخص
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب5 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً .
@fathiwarsame76284 сағат бұрын
Allah murugada ha u siyaadiyo yahuuda
@lulmohamed1813 сағат бұрын
Aamiin
@AbdullahAhmed-z7x3 сағат бұрын
لاإله إلا أنت سبحانك يارب العالمين . أنت الرحمن الرحيم أنت العزيز سبحانك إنك علي كل شيء قدير.
@WalalMakki9 сағат бұрын
Mahadsanid ustad dulmidiid
@Aisha_233548 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@safiyohussen99697 сағат бұрын
MAREKANKA ALLAHA HALAGO KUWA YUHUDA IYO KU FARTA AH MUSLINKA ALLAH KA BAD BADSHO TARAM WUXU SHEEGTAY INU GAZA KA DHIGI DOONO JAXIIMO LKN ALLAH AYAA TUSAY INU JAXIMADU SHEGAY DHULKU JOGO LAGA DHIGO ALLA SUBXANAHU WAXAN KA TUGA INU BARLAMAN KA IYO MELEHEY SHIR QOLADA KA ABABULAN INU KU BABI.IYO INSHA ALLAH MID KASTO SHEGTO WUXU ARKA AWODA ALLAH PALESTINE 🇵🇸 GUUL INSHA ALLAH WAQTI DHAW
@lulmohamed1813 сағат бұрын
Aamiin
@mahmoudkulatein54493 сағат бұрын
Don’t worry Makkah iyo medina waa laga shaqeyna InshaAllah Bin Salman
@abdurahmanyusuf770411 сағат бұрын
الحمد لله رب العالمين Asc waxaan joogay mudo dheer sucuudiga hada kahor mukayf la.aan ma.arag lajoogi karo guriga khaasatan makah iyo jeddah hadana 2 asbuuc mashidan mukaeyf اللهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك ولعظيم سلطانك
@yusufahmed69876 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@ZIADPRO110 сағат бұрын
ميسوزيم ميسوزيم جمهوريية إسلامي لا شرقيي ولا غربي ألله أكبر الله أكبر. غالتيدا غالتيدا. زورخو كوخو شهيدون. قلقوشيد أفغانستون. ألله أكبر الله أكبر.
@SuhuurAbdi-q1w11 сағат бұрын
سبحان الله العظيم
@selmanabd27824 сағат бұрын
Illaahay ha u siyaadiyo
@farabathanmoalimmohamed83738 сағат бұрын
Wadaad waxkasta kaa yeelimayno sidii nin sucuudiga ushaqeeyaa warka ukeenaysaa, Xitaa waajibkii wariyenimo si xor ah umasamenaysid ee sidii qof yuhuudu koontoroleyso baad uqarisaa waxkastoo muhiim, sidoo kale erayada saxda yuhuuda kuma sheego ee wuxuu isoo bandhigaa qaab aan aad ugu qeexnayn
@inamawleitinamawleit54057 сағат бұрын
Haku dambaabin wll ilahay ba ka oge😢
@inamawleitinamawleit54057 сағат бұрын
Ha dambaabin
@KaltunAbdille7 сағат бұрын
war hedhe ilaahay ha badbadiyo xaramkiisasa laakiin waxii maalintii dhawayd ay ka sameeyeen dawlada sucuudiga wax argagax ah ayay ahaayeen laakiin subxaana laah
@jellehassan2152 сағат бұрын
Brother this is not a religious war, this is a secular war.
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@MansuurJaamac10 сағат бұрын
Mahadsanid dulmi diid 😂😂😂❤
@jellehassan2152 сағат бұрын
Dagaalka gaal iyo Muslim markuu iskubadalo ayaa ayaa fiican. Laakin secular war the one who stronger will win.
@FeysalA.Mahamud9 сағат бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@Khadijo605 сағат бұрын
Sheeqow dad soo casuumaayo Jenifer lupus ayaa qeyr ka sugey 😊
@sahroali119610 сағат бұрын
Murugo.&musiibo.nataniyaahu.hakudhacdo
@jokeayoub90558 сағат бұрын
Asc brother waxa wa masibo illahay Iya lagutusaya horey masibo hilaac ba dhacay 2022 waxa fahma ayalagaleyahay wlhi
@MuslimAdan-rx8lp11 сағат бұрын
Mashalah ❤
@shaxshaxlowgaxafada11 сағат бұрын
marekaanka Allaha baa bi iyo
@MaryanMohamed20206 сағат бұрын
Ha iskaceliyaan iyagaa awood isbidaye dabka
@QaaliKeynadiid-rx1bv11 сағат бұрын
Wahaabiyada allaha kadhahiro carrada barakayssn
@MxmedCabdulahi8 сағат бұрын
Allaha ku caafiyo
@fatumaali11027 сағат бұрын
Shiikh yaable
@maalahmed100811 сағат бұрын
Wcs ❤🎉
@mrali36017 сағат бұрын
This problem of flooding is becoming very common in the developed world as they lay concrete everywhere and so when it rains there's no soil that can take the water
@SahalAbdirahmanMohamed11 сағат бұрын
Subxaanallaah
@RuqiyoDihad-lt5jk8 сағат бұрын
Ilahay caradisa udhacaday😢😢😢😢😢
@omerhassan30416 сағат бұрын
Kuwaasi Allaha kama aqbalo soonkooda iyo salaadooda!
@HamiGul-s2q11 сағат бұрын
Wa munafaqad ay ingenweada ay aaminan ay ugutala galeen kuwana waxba mafahmayanalaha naga qabto munafiqiinta dhismayasha kacbada rabo inay surD xumeyan kacbasa alah wakiil
@Lamaane911 сағат бұрын
Adiga kuwa aad sheygeyso baa lamid tahay,umadii baa iskudiri oo war ukala qaadi, si aad lacag ugu hesho aqbaarta aad udireyso, lamid baatahay maxamed bin salmaan
@ciiseak68973 сағат бұрын
Waa carada alle ilaa hadana kuma cimri qaadan sacuudiga waxuu noqotay meesha sharafta Muslimka lagu bahdilo.
@SahalAbdirahmanMohamed11 сағат бұрын
Yaah
@abdifitah-wu3xj9 сағат бұрын
Subaxanalah
@deekahussein92527 сағат бұрын
Taram asaga dhahay bariga dhexi waa holcey hadi laso deywayo maxabista wadankisa mucjiso rabani alla kuriday illaahow muslimiinta bad baadi
Kirishtanka iska baxa hala dhaho wadamada gaalada aada hala dhaho suuriya waa wadan musliminta dhan ey leyihiin waa tarikhda islamka wadan ku jira anaga hadan muslim nahay suriya kirishtan uma ogolin
waa Bedouin kuwa ay dhahaan. Yahuuda un iska raaci, waxbo ma dhaamaan.
@ayanfaraha6377Сағат бұрын
Iaahay ciidamadiisu waa kuwo awood badan
@abukarmaxamed53768 сағат бұрын
Wadan LA ogyahay oo diinta Islamka lagu dhaqmo maba jirto waxbo hala yaaban diidmada reer galbedka kuwan carabta ah ayaanba dooneyn diinta islamka
@MustafaAli-xj2bm9 сағат бұрын
Dab Rabani ah maha ee waa musuqmasuq. Lacag ba laga sameeya!!
@Fouziaabdi-bq1rz4 сағат бұрын
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@farduusaabdiraxman11 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@OmarAhmed-bi2ljСағат бұрын
Shiiq makkah ma Aragtey? Hadii Aad Aragtey ma isleedahay makkah Ayaa hoosteeda la qodi karayaa?
@fadumodahir866710 сағат бұрын
Sheikhow bin Salman aya Paris dhul kagatay aa ileen madaxdeena xagaasey kakeeneen
@prince40579 сағат бұрын
askarigaa laga helay tunnelka iyo kuwa maxamuud cabaasba waa jayshul khawana
@MaryanMohamed20206 сағат бұрын
Alle hausiyaadiyo dabka waakii ree qasa logu hanjabaya
@maxamedcali88366 сағат бұрын
INKASTOO AY SUCUUDIGA HAYSTAAN NIMAN AAN DANAYNAYN ARRIMAHA DIINTA IYO XAFIDAADDA MEELAHA BARAKAYSAN EE AY U HEELLANYIHIIN DANAHA YUHUUDDA IYO REER GALBEEDKA OO AY LACAGTOODII KUMAALGELIYAAN
Murugo iyo naar aduunyo ayuu la nool yahay Netanyahu, cadaabtii waynaydna u laaban
@jellehassan215Сағат бұрын
This is not the time to change constitution, the is the time to feed the hungry, give health care, the team to heal from Asad regime. The time to establish your power all over the country, then negotiate with minorities about constitution. Remember how soon Mohammed morsi was overthrown because he hurriedly wanted to impose strange rules. Because Islam became strange to the Muslims themselves. The fundamental responsibility of a Muslim government is to protect the minority irrespective of their religious beliefs. Give security to churches, long jail terms to elements who attack minorities. May ALLAH show us the straight path and give us patience. Amiin Amiin Amiin.
@kautharabdikadir92379 сағат бұрын
Christian if they knew Islamic law is the most fair without discrimination they wouldn’t oppose and syria government they don’t have to agree with them without disrespect
Kan Xumee Turar ka leh baa maalin dhowayd soo hadal qaaday Kirishtan ka Siiriya marka Sheeko kale ayaa ka dan baysa in ay kirishtanka Siiriya ay la doodaan waxaana ka danbeeya Koofiyad yar iyo eeyahooda Kirishtanka sheegta
@AliMohajim4 сағат бұрын
Gaalada iska leh dhaqaalaha sacuudiga
@XuseinmaangeCusmaaniidle4 сағат бұрын
waa fidno ka timid maamulka ridobay ee sucuudiga alle magan
shiikh sacudiga ma qaban melaha biyaha galan oo lamiga lo duleliyo marka roob da.o sidas baa qatarta u jirtaa oo umada ayago baburkii ku jiran bey biyaha la tagan waxay qaban shir kado qandaras ka la siiyo oo amiro kadibne la dhisin aniga jogi jiray oo arki jir nay allaha xafido
@sahroali119610 сағат бұрын
Suuriya.kuwa.qabsaday.bishar.wax.madhamaan
@امعبدالله-و5ف6م6 сағат бұрын
Wey cadahay I in ey is laam aheyn
@XhuseinMoha7 сағат бұрын
Arin midaan o kale Amee somaliya ka dhacdaa INDHAHA KUHAAYA XASUUSNAADA MIDAAN O KALE YEEY SOMALIYA KADHICIN WALIBA AYADOO ARGAGAXISO AYA SAMEYSAY LADHIHI DOONO DHIBATO DORASHADA QOF IYO CODKA LAXIRIIRTO. XASUUSNAADA...
@MaryanMohamed20206 сағат бұрын
0:01
@alx50211 сағат бұрын
Wasaqda ree aalu sucuud baa laga dhaqayaa kacbada iyo guriga ale
@abdullaosmanabbi97078 сағат бұрын
Nin mobile haysta oo u waramaya nin mobile kiisa oo kale wata
@IsmahaanHersi2 сағат бұрын
Hada sheikh wax uga daran ayaga ayaay ku mushquulsan yihin diin manta waa laga daran yahay wax ay waligood ay sugayen ayey hada helen marka illahay hano illaliyo xaramka
@AbdullahAhmed-z7x3 сағат бұрын
ترمب قال غزه باخليها جحيم إذا؟؟؟؟ اليوم جحيم الي California??????
@maryanmohamud99823 сағат бұрын
Horta shiiqow maxa naga quseyo sacuudiga wa as majecli ina dhageyso