Illahey kuma dirsanin kulaha sxb hurdada ka qaac fasahad ayey ka wadan media marka manta aya igu dambeyso news kada
@hussaintahirabdow75358 сағат бұрын
@@AhmedRashid-g2ysaax sxb am agree with you
@hussaintahirabdow75358 сағат бұрын
Sheikh jinni Somali aya ku dhacay Allah ka cabso sheikhow
@saynabdaye73827 сағат бұрын
Amshabaab waaye shaydaamadaas kuu soo qoray ama wax ka sheeegay walaaaheen Farxiyo ilaahay ha ha naxariisto iyo dhamaan islaamka
@cibaadocabdikulane24437 сағат бұрын
Shiekh ilaahey ha ku barakeeyo sida wanaagsan eed waxnoogu sheegto walaahi waxaa wejigaaga iigu horeysay markuu dhibku kugu soo garey shaqadaada dhowr sano ka hor waxaad ka mid tahay raga qeeymaha badan ee u haray umada somaliyeed guuleyso goor walba❤🎉❤
Somali cid la baxsan kartaa ma jiro allaha u naxariisto
@Shamsocayni16677 сағат бұрын
Masha Allaha tabarakallah KZbin bulshada wanaaga u soo gudbiya wararka calamka iyo bulshada ka wacyi geliya una nasteexeya xaga diinta islaamka waa KZbin dulmidiid iyo Somali 1kow midia Iyo 3 KZbin ee kale ee sida saxda u soo gudbiya wararka calamka Nadaara show iyo HBN online iyo SomaliBritish waana 4 KZbin aan warkooda dhageyta
@maynunaali46738 сағат бұрын
Allah ha u naxaristo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@XuseinmaangeCusmaaniidle9 сағат бұрын
allah u naxariisto aamiin madaxda sucuudiga oo ridowday ayaa lugu nikhaabiyaa hadaayna joojin dhakhan xun masiibo ayaa ka dhicidoonta sucuudiga alle magan
@abdiwahabahmed9457 сағат бұрын
Very true education is light, we need not to judge others but pray for them.
@SaedCade8 сағат бұрын
Fanaanka xisaabtiisa ilaahay baa hayee haku denbaabina dheh,naxariistana alle ayaa haya,ma haboona in la habaaro.
@abdullkariimcali8 сағат бұрын
mashaa allah. alle haku barakeyo. sheeq
@musaBISHAR8 сағат бұрын
allah swt haka warabiyo janadisa walashen allahuma amiin
@ubaxabdullahi53149 сағат бұрын
illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo wallkey samir iyo iiman dhaman familka dayaxow samir illahy qalbigag haku adkeyo ducada ayaa ka marqati ah in ay walashena ehelu kheer hayad ax ax qalbiga Rabi hakuu adkeeyo
@fayomar96848 сағат бұрын
Allahu naxeiisto Ameen Ameen yarbi 😭🤲🤲🤲🤲🤲
@AxmedmaxamedNuur-x8h9 сағат бұрын
Gabadha eebe ha u naxariisto Denbigeeda allaah ha dhaafo
@nasrosalah64318 сағат бұрын
بارك الله فيك شيخنا الفاضل
@somaliboy54688 сағат бұрын
Manshallah sheikh الله يزيدك خير وعلما
@mahadibrahim40698 сағат бұрын
She maxamed dulmi diid Allah kubarakeyo
@scu72317 сағат бұрын
Masha Allah sheikh allaha ku xifdiyo waan ku taageera
SHEEKHOW SUCUUDIGA MADAXDIISA WAXA LOO YAQAANA KILAABUL XARAM.. EE MA AHAN MADAX ISLAAMKA U TIRSAN.SIDAA AAWGEED KOLEY WAQTI DHOW KA DIB IYAGANA WAA LA SOO HAYA.TAA IGA QOR ANIGA CAAWA INSHA ALLAH WAXAANA SUGEYNA KANA SUGEYNA ALLE MADAX ISLAAM KHAALIS AH INEY QABSATO.INSHA ALLAAH
Allaha u naxariisto gabadhaas janoyinkiisa sare allaha ku casuumo asigana
@MsFatimaMahmoud8 сағат бұрын
Tawsiicda & balaarinta xaramka keliya bay sameeyaan si lacag badan ay uga helaan oo dad badan ay u qaado Kan hada haysta Wuxu ka shaqeeya Raqas & fasahaad Alle ha xifdiyo xaramkiisa.
@GeeleJire-m7w9 сағат бұрын
Takfiir kuwa ah iyo kuwo shaqsi ahaan u neceb uun weeye...
@naasix90809 сағат бұрын
Alle ha u naxriisto wllasheen
@llyasmaxamedibrahin51748 сағат бұрын
Allaha aha u naxariisto gabadhaas
@NajiibMuuseaxmed8 сағат бұрын
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات
@musaBISHAR8 сағат бұрын
اللهم امين اللهم امين اللهم امين
@snw92579 сағат бұрын
سبحان الله kuwa sadhahay iyagu ma Allah aya jano uu balan qaaday? Mise waa macsuumin? Illahay ha unaxaristo Farxiyo iyo dhamaan umada musliminta iyo umada Somaliyeed ba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MarkizuNaylusacaada8 сағат бұрын
Alle haunaxariisto Qabriga alle haunuuro
@muhanadyusuf84877 сағат бұрын
Somalida takfiir iyo shabab ubadantahy iyo shiico
@fartunnur75907 сағат бұрын
Allah ha u naxariisto
@shamsoali45407 сағат бұрын
Illaahay ha unaxariisto
@shaxshaxlowgaxafada9 сағат бұрын
aamiin Yaa Rabi
@AbdulqadirAdan-d4m9 сағат бұрын
WAA NASIIB DARO AAD U WEYN
@AxmedCabdirahman-v1l9 сағат бұрын
Raxmatullaahi calayhaa
@adammohamed53399 сағат бұрын
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
@SahalAbdirahmanMohamed7 сағат бұрын
Aamiin
@canabciise65939 сағат бұрын
Aamin🤲🤲
@KaltunAbdirahman-m1p8 сағат бұрын
Thank you shielh
@JIMCAALE__108 сағат бұрын
Kacbada iyadaaba xoreyn u baahan maantay dhismaheedu ha dambeeyo.
@Xalad.degdeg.ahmedia7 сағат бұрын
SALAWATU RABII WASALAMUHU CALAYHI
@KaltunAbdirahman-m1p8 сағат бұрын
Scw ❤❤❤❤
@Shamsocayni16677 сағат бұрын
Allaha ka badbaadiya oo ka xifdiyo wiilka Sheik Qadraawi Allaha dib turkiga ama qadar loo geeya
Allah gay jannah fardawsa bari wa jimca god u hoyatay
@MichelleEvans-p3m7 сағат бұрын
Thanks for the forecast! Could you help me with something unrelated: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (mistake turkey blossom warfare blade until bachelor fall squeeze today flee guitar). Could you explain how to move them to Binance?
@FaizaJamaAli8 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Fanaaniitu ma gaalaa?????
@abdihakimmohameddiriyesank17308 сағат бұрын
Wll wadmahadsanthy
@KaltunAbdirahman-m1p8 сағат бұрын
Subxana Allah barta please
@Shin-wu4mi8 сағат бұрын
scw❤️💎🌴🕋Scw❤️❤️🌺💎🌴🕋
@AbiweliKhadar8 сағат бұрын
Meeshu waa roob tarayd
@kaad_imooday_maihi8 сағат бұрын
Sheikh maalinkasta boqolalba dhimate horay uga soco wixi awalba so gudbinaysay soo gudbi
@NajiibMuuseaxmed8 сағат бұрын
ربنا اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
@adammohamed53399 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@axmeddadaal96538 сағат бұрын
اللهم.صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد صلى الله عليه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@axmeddadaal96538 сағат бұрын
استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه عدد ما كان وما يكون
@ishakmohamed967 сағат бұрын
Faanaanimadu danbi maaha
@hanadyare47358 сағат бұрын
Somalidu waa jahiliin diina magasayon😢
@abdifatahyarow19717 сағат бұрын
Uduce dipmlhn ,hesta qofka kumagalabo o wa loducen kara.lkn waxad yesha khadarawi hadalkiisa nagadaaf.