inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajucuun wixii xalay dhacay iyo qasaaraha guud

  Рет қаралды 10,279

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 39
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Inalilaahi rajacuun ale hawnaxariisto intii dhimatay inta bugta hacaagiyo from burco
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 Ай бұрын
Maraka hore inalilahi waa inahi rajacuun allah unaxarisato inatii dhimatay inata dhawacana allaha uboga dhayo yarabi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO LAGUMA JIRAYO SOMALIAYA WEY KALA TAGTEY WA HAWIYE KUWA AN DHULKODA ILASHAN O BAHAL KASTO KUSO DHUNTO DHULKOODA INEY KA DHIGAAN DHIIG DHAC KUFSI QOOMU LUUD
@Wardhere77
@Wardhere77 Ай бұрын
Rabi swt janadiisa ha ugu bishaareeyo inta halkaas ku shihiidey- Allow waaxaan ka baryaynaa in dab halaag ah ku samayso kuw dhagarta umada masakiintaa u maleegaya meel aad gashaan aaqiro iyo aduunba ka oo halaag idin ku yaa rabi .
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 Ай бұрын
Ilaahey naxariis hasiiyo kuwiidhintey kuwo dhaawacmey alaha caafiyo
@user-dq8zc3rt3l
@user-dq8zc3rt3l Ай бұрын
Allaha unaxariisto ehelladoodiiba samir allaha siiyo dowlad halqabiil isku koobtay oo dhaqaala raadis ah waataas ciribteedu
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Ай бұрын
marekanka ayaa kadanbeya iyo kuwa xalena jooga iyagaa ufududeeya shacabka banabax hasuubiyaa inta xalena kujirta hanaga baxaan ineey kumudaharadan ayaa fiican
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
alaaha uu naxaristo iinta kale dhawaaca alaa caafiyo
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Horta inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun laakiin kantaroolada waxaa jooga askare Yaa Soo daayey Sow ma aha Askarta la aamu ay
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
inaalilaahi waa in laayhu r
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
sey ku Soo weraaraayan cirka waa laa ilaaliya
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WAXA KA DANBEYA XERADA XALANE MAREKANKA ITOPIANKA AMASSON WA IN WASHAMSI LAGU QADO
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
نسأل الله عز وجل أن يتغمد الراحلين بواسع رحمته ويسكنهم فسيح جناته، ويمن على المصابين بالشفاء العاجل😢😢😢😢😢😢😢🇮🇷
@tratraijonache5050
@tratraijonache5050 Ай бұрын
Soubhanallah que dieu accueille son paradis éternel inchallah DIEU grand puissance
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
Waa kaxumahay geeridam xamar ka dhscdry😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
CIIDANKA ITOPUANKA IYO MAREKANKA YAHUUDA O JOGA HA LAGA SARO DHULKA HAWIYE AYAGA KENA QARAXYADA KU XIRA WIILASHA EY KU DUREEN MANDORIYAHA
@Fadumo383
@Fadumo383 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mounaabdi145
@mounaabdi145 Ай бұрын
Inalilah waina olayhi rajucun sorry alahnaristo
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 Ай бұрын
THETOPIYA AYAA SIISAYAN U MALEYNAYAA ALLAHA UMAXARISTO
@Wardhere77
@Wardhere77 Ай бұрын
Abwan garad xalanaha waxa looga soo diraa wadamada sababtoo diyaarado hawada ku jira oo aan la arkirin baa hadalada lagu dhagayistaa so way maqlan waxa ay ku wadaa hadlayan shay adiinta naarta qawaariijta deg deg ku soo afjarma allaan idiin barinaye
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
See cml Shacab baasuuke lagu furaaayo. Inkaar AY qabaan askartaan iyakaa shacabkii dilaayey
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu Ай бұрын
Hadii xamar nabad loo rabo 1 mahad salaad hala soo celiyo 2 qof kasta oo eelaay ah ama dir ah waa in si gaar ah loolasocdaa 3 Amisom& nimanka xalane jooga halabixiyo, waxaa laqaatay in aan qabiil isuleyno inti qabiil gaar ah laleyn lahaa(hawiyoow dhul boob, bur dhacay &daawa dhacday ayaad horey dadkiina uguleyseen inta hartana Dir &eelaay ayey ka go.antahay in ey laayaan)caqli majiraaaaa?
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Ай бұрын
madax weynaha waa inuu dadka khabilsan xaga amaanka waa in shaqada laga eryaa
@Wardhere77
@Wardhere77 Ай бұрын
Dagaalka ceelbuur oo ah kii lagu soo af jari lahaa iyo kan koofurta oo lagu baabiyey ayey ka baqayaan ee bootadooda ha u nixina illaahe intuu geeri u qoray way dhimane ee halagu jihaado nacalad ku dhacdaayga
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
War Askartaan. Badawda Ah. Aan Tababarka Lahayn. Aa shacabkii xabado baasuuke kufuray
@user-qq9dz2ex5z
@user-qq9dz2ex5z Ай бұрын
Xalane-hadaan-laqaban-oo-dawldu-maamulin-qarax-kamdhamaanayo-dadkaas-isqsrxiya-iyo-shabaabka-waasaldhigood-1-1aad
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Qabiil hebel qabiil hebe caaaaac maxuu qabiilku dad kaas u badbaadin waayeey maxuu dadka halkaajooga qabiilkee ayed ahaayeen yaahuuuu
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Xaar weyne beena waasa maada raba dadka muqdisho inay amaan helaan Qabyaaladi may ilaaliao dalka Dadka dawlidnimo iyo midnima u dana dadka muqdiaho iyo soomaliuo dhan nin kastoo qabyaaladyste ahina wuxu ka xun yahay al shabab Ka mid baDna tahY inta dumisa dawldninada umad iyo wada jirka
@user-lw9ww5qu7l
@user-lw9ww5qu7l Ай бұрын
Ciidanka.halbaro.saidalogahortago.argagixisada.wayo.iyagasalbabakhay.xabdiina dhicwalbauraday.wanasiibdaro
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 Ай бұрын
Waxan lahadalaya dadaka degan gobalaka Banadira siba dhalina yarada dhalinayaro waa hurudin ee huradada kakaca lana shaqeya dowalada ee isaka sobixiya ninaka malina walaba idin qaraxinayo waa taqanin hadu melakale kayimidane isaka ilaliya oo lashaqeya dowalada iyo ciidamada dalaka adinaka leh waxa laqaraxi nayana waa adinaka oo loso adegasanayo khawarijata ama al shabaab inatada dagamo dagamo isu qeyabisan isaka sara cadawaga khawarijata oo adinakale idin dhameyanayo oo idinaka imananayo bunatulan .bayadhabo. jubalan. Somalilanad.intaso qaraxa kadhacayo ma aragaten maxa adinakale la idiin dila maxa yelay dhalina yarooy waa hurudin ee huradada kakaca waxa la idinaku mashaquliyey tigatoga iyo meel isataga iyo xebaha la isiku sawiro sasa talo idinama noqoneyaso ee dowalada lashaqeya oo isaka ilaliya khawarijata qaraxayada idiin wado iyo ku idina dilayo fadalan wiil iyo gabaraba huradada kakaca wataqanine isaka soo qabata kuwa idin dhameyanayo fadala hadiikale malina walaba baroradiqa kujira hadadan dowalada lashaqeyan gurayaha ugu gala kuwa araxanaka daran iyo kuwalashaqeyo soo bixiya oo badabadasada nafatina dhalina yarada iyo dalaka iyo dadaka iyo hooyoyinaka aabo yasha dhalinayaro hiradada kakaca isakana daya mawelada benata huradayow waa lagu tashaday adigaa tasho
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Maxaa dadka loo la wadaagi waayey digniinta la sheegay Siiba meelaha la isugu yimaado.
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Ай бұрын
Dhowr mar baa looga digay EE dhimanaaya lama Celin Karo
@Mideye157
@Mideye157 Ай бұрын
Doqonka police ka u halayey wuxu yidh 32 dimasho iyo 63 dhawac ah. Sow been mu sheegayn
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Ай бұрын
marekanka ayaa kadanbeya iyo kuwa xalena jooga iyagaa ufududeeya shacabka banabax hasuubiyaa inta xalena kujirta hanaga baxaan ineey kumudaharadan ayaa fiican
KALIGEY LEYMA TARXIILAAYO AYUU YIRI REACTION BUUQIISA WATA
10:10
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 101 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 100 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 838 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
DHOOF PART 6
21:49
Family Sagal Channel
Рет қаралды 62 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 100 МЛН