Subxanallaah😭Walahi dhibaato weyn in an Nabadgalyo la haysanin.Taleefan banaanka lala fariisto iyo adigoo boorso Wato wa cabsi.Meesha amni maahan.Mahadsanid Munasar inad so gudbiso waxay duuben cameroyinka Wa in taaso la aqoonsado insha allah.
Maalinkasta mawaxaad Kawakami ceebta soomaalida waan kaalanoqonay falawga from awdal
@deqawarsame-ml7fm2 ай бұрын
Muqdisho inkaarba ku dhacdey shiid
@marimhaschi54782 ай бұрын
aniga waxan kaaga shakiyay adiga iyo kuwa motada wato tugada ah inaad shirko waayo lagugu soo diray fidiyowga ma joogtid muqdisho waxan dhihi lahaa munasar hala soo baaro qarixina waxad waday nin sawirkiis ka jooji dadka aad niyada ka dilayso oo ledahay nabad ma jogtan alle nabad ha uga dhigo yaa raxmaan
Isma Qarinayaan Nimankan Caadi maha waa badheedheen
@yaxyemaxamed78782 ай бұрын
Xmar wa qustay wlhi naxdin le anga dhan caag nqonay maba ka naxno dhibatoyinka ayu nuuc
@ChoukriAbdo2 ай бұрын
Gessi 😊munasar
@nastehafanah58052 ай бұрын
Muqdisho kaliya ma ahn ee melwalibo Aya saas dadka talefonada loga dafa aniga magalada an joogo Somali ma ahn saas ay tahayne Malin walibo wax un Aya dadka laga dafa walibo kuwa mootada wato marka wadan Malin walibo waxa kanaxno un haso deynine wax fican Aya jiro ee sodey maxa wax an lagu farxin un usodeysa 30 iyo kabadan Ayan dowlad la'aan nahay marka side Amni daqso lagu Hela waxwalibo tartiib ayeey u imaanayan 2012 sidow wadanka aha manta ma ahn insha Allah 2028 wow Kasi ficnaa doona
@nawaalraage35712 ай бұрын
War nikaan waa nin lacag ku qaata suurad xumeynta caasimada mana ah jecel uu qabo dadka dhibku gaaro ee bariiskisa ka galey bal dadka nabada iyo horumarku dhibayo waaye
@fadumoselemennjjhkkkkjh73392 ай бұрын
Hadi wax lagu sheegay wa in lagula rabo inad heer garto iska qabato dadka xun tano kale wa lagu awaal mariya adunka wana geesi maqalo raac waxu ku sheegayo
@fadumoselemennjjhkkkkjh73392 ай бұрын
Wax walbo jiro hadi la sheego dowlaada la shaqeesay meeqey idin laheed dowlad shacabow nala shaqeya barta shaqadi bey ka mid tahay👍
@AF-soomaali2 ай бұрын
Cctv is a good option 😮
@HussainAwisAbdi2 ай бұрын
Subxaallh war kuwaan waa tuug
@Nima.Mahmoud2 ай бұрын
cct camera is blessing 🥹❤❤ ilaahay gabadaan qalbigeedo u dajiyo 😢😢😢😢😢😢
@adonallah2 ай бұрын
Argabdhow moobilada sawiradina kasara Hana gashanina
@XafsaKhadar-f9c2 ай бұрын
Waayo lknse 😮
@kiinnuur66052 ай бұрын
oo weigaa u xidhane yaaba arkaaya😮😮
@HUSSEINMOHAMMED-p6q2 ай бұрын
xaa noogu jiro
@Habonali-fu6cn2 ай бұрын
Subxanlh 😂😂😂😂
@siman1112 ай бұрын
Munasar garoowe tagay xafadi ku degnay police station ku dhegan waxa dhacay nin fakaday xaafada dhan baacsatay police xabad ku u riden ka hara caruurtaydi xita wa baacsaden xafadi dhan waso baxen maa la baacsado Mogadishu allah culeeska ka qado next summer taga xafadaydi waaberi Inshallah aamin
@MohamedSharif-bn3rr2 ай бұрын
Waa shabaab kuwa wax dhacayo. Aaway Munassarow kuwa aad caabudo ee ku sheegtid laamaha amniga. Munassarow Allah ka baq beenta umada Ka dhaaf. Adiga jaasuus maa tahay waa yaabnayee???
@SaabiriinHassan-iu9kq2 ай бұрын
😭😭😭😭
@faraxcabdiraxmaan75752 ай бұрын
Mee reer somaliland nabadaan ku daasha daashoono hadana dawladan caynaa alxm maad tidhahdaan ilove somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤
Haye reer oowxaasid ciilanyahey cilantu dhashey video yada 5sano ka hor miyee irsaaqadu kaa dhashey war hooyadii wasahaan ha dhageeysanina waa reer oowxasan ciilan
@adonallah2 ай бұрын
Argabdhow moobilada sawiradina kasara Hana gashanina sawir
@Ikismn1232 ай бұрын
Hawiye ayagaa alshabaab dawladiina HAYSTA bal dhinac uraaca waa yaab
@anascali63792 ай бұрын
Adi maxa u dhagaxe waysay😢
@MaymunaMukhtar2 ай бұрын
Adc dadkaan ayaga cidlada waa maxaay
@geenyodila90952 ай бұрын
Wiilasha gurguurte soo diray waaye
@fuaaddaahir74622 ай бұрын
😢😢
@FjrjrAsr2 ай бұрын
Kuwaan mahad ayey naga ceebeeyeen noocaan hala soo af karo wasaqd
Muqdishow waxay ka amaan fiican tahay New York daqiiqad kasto qof baa kagu dilaa😮😮😮lakin aan dadaalno😊😊
@TogdheerBurco-x3p2 ай бұрын
xagay uga Amaan fiicantahay New york taanuarag nay miyaanay ahayn Amerka taanu aragnay miyaanay ahayn muqdisho ee qaraxa lagu dhamaaday
@mahdimohamed70562 ай бұрын
Lkn new York oo qarax Ka dhaco gorma ugu danbeesay
@degan42 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p kaa lay daadah dibada soo baro
@degan42 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p il biriqsi Kaso New York qof baa lagu dilated, rumayso ama ha rumaysan
@degan42 ай бұрын
@@mahdimohamed7056 New York dilkeeda Qarax maaaho si Kaso dadka waa loo dilaa
@AyaanWaano2 ай бұрын
Waar beeeenle nace
@adeerknoor48782 ай бұрын
Muqdisho ami malaha wa u jedan sida lo galay gabdha wey iska calisey ragi mota bajaka saran
@aarboy23052 ай бұрын
HADIIBA LAGU DHACO AMA QOF LA DHACAAYO AAD ARAGTO FADLAN TAARGADA QORO SIKASTAY AHAATO KUDADAAL IN AAD TAARGADA QORTO.
@HUSSEINMOHAMMED-p6q2 ай бұрын
Goorba xilligi farmaajo ayay amni eheed eydi ku dhashay was indho wayne
@khadragelle78012 ай бұрын
Waxaa la sheegay siyaad bare ka hor in maqribka kadib gabadha baxda la kufsan jiray markaasaa la odhanjiray gabartii xalaa la dhacsaday waa wareey ayada lee moofo raadinaysay
@Tasniim12 ай бұрын
Waar meeshan Amni iyo xasilooni toona kama jirto. Kuwa xukunka haya iyo kuwa wax dhacayaa waa isku mid.
@khadragelle78012 ай бұрын
Waa dad ay u dhamaatay waxani maaha wax cusub maanta media ha ayaa kashifaye xamar oo .aan dagaal ka dhicin ayey gabdhaha masarka iyo garba saarka kala carari jireen waa dadka googarad aan dhaafiayn aabayaashood shaqaday samzyn jireen ayey ka dhaxleen askariguba isagaa tuuga
@FarxiyaAbdi-e9w2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@guledguledmustaf2 ай бұрын
DADKAN WAXA QAWAN KARO SHACAB TUUG IYO SHABAAB SHACAB LEE QAWAN KARAAN HADEE SHACABKA DAD DIYAARSAN OO FOJIGNAADAAN TUUG IYO SHABAAB WA LA DILAA LAMA CAFIYO
@user-j2i9d2 ай бұрын
Maalin walba saan.. dadka wax maka bartaan miyaa tuugadaan maalin ilaahay keeno qof aa la xaddaa uff
@ShamisAli-r3u2 ай бұрын
Motadas magalada halaga mam nuuco
@geenyodila90952 ай бұрын
Wax soo socda allaha mootiyo meel sidas la isugu dhacayo maalin cad nabad ma ahan waxas musuqaa keenay xasan xaraash aya ka mas uul ah alaha ka jaro 💔
@munasarguled95372 ай бұрын
DOQONKAAN CHANNEL KA IS KALEH WAA IIDIISA IN MUQDISHO WAX KADHACAAN WARYAA NACASYAHOW CINWAANKAAGA DIB UGU LAABO DUNIDA MEELWALBO WAXBAA KADHACE
@ZakariyeMohamed-e4b2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ZaharaabdalaZahru2 ай бұрын
? Where is al shabab or governments ✍️🤏
@AbdirisaqMahamud-lc4gw2 ай бұрын
Sanbaloolshe siduu uyimid cameroyinka dib looma raaco waxeey duubaan
@AishaAli-p5v2 ай бұрын
Motorynkan hala helo targedoda halaso xiro
@NajiibYare-zz7oc2 ай бұрын
I.a m.a
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
hadee shacabki ba wadadi iskugooyay ee gaadhigu see udhaaqi kara horta wadada kaleexda shacabow
Soomaaliya hal dhib kaliya ayaa haysta oo xalkeedu fog yahay waana; QABYAALADDA. Sabab; haddii TUUG ama askari laaluush QAATE ama nin xil haya loo soo qabto dulmiga, wuxuu yeelanaayaa QABIIL xabadka u tuma, yiraahdana lama xiri karo ama lama dili kari asagoo reer hebel ah.
@SomalianTime2 ай бұрын
illahow dalka amaaan inooga dhig juma wangsan ❤❤
@HakimaAli-o9q2 ай бұрын
Dharbaaxshada ilahay haku dhacdo bi.idnillah
@IsmailMowliid-ip7kw2 ай бұрын
War Kani wa benale away dowladi Marka from hargeisa waligay waxano kale ma arag War dadka benta kada nio
@ahmednuur1972 ай бұрын
Waa run zxp xamar imow adaa arki doone😂😂
@LaylaAxmed-wl6hi2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedmohammoudyusuf46382 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@MubashirAbdullahiMubashir2 ай бұрын
😂😂😂
@JacfarNur2 ай бұрын
Mxaa ku qoslee nacasyahey hadee wllsha ahan laheyd kwrn
@user-yr2ey5qw8e2 ай бұрын
😢😢😢😢
@adonallah2 ай бұрын
Argabdhow moobilada sawiradina kasara Hana gashanina sawir