Inaan dib kuugu hiloobo waxbaa iga hortaagan-Somaliland guul iyo gobanimo

  Рет қаралды 8,956

BAHDA MAREEGAHA FARSHAXAN

BAHDA MAREEGAHA FARSHAXAN

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@Zara1168
@Zara1168 Ай бұрын
Guul somaliland in shaa Allah💚🤍❤️ program kan wa important pls wllo geesiyada xoreeyey dalka somaliland eenool ama dhintay hala xuso wa history of the country ✌️❤️
@ahaiban1
@ahaiban1 Ай бұрын
It was our mistake to wait 34 years, in 1991 we should take our case to ICJ, Hague!!!.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
NEVER, NEVER, NEVER AGAIN. GUUL WALAALAHA ETHIOPIA 🇪🇹
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Sax
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
@@halilmamohamed4493 👏👏👏👏🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
GUUL WALAALAHA QAALIGA AH EE ETHIOPIA ♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹🇪🇹🇪🇹♥️♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️🇪🇹♥️ REMEMBER 1988KII MARKII REER SOMALIA QALANAYEEN CARUURTA REER SOMALILAND WALAALAHA QAALIGA AH EE ETHIOPIA 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 Ай бұрын
Guul somaliland
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax Ай бұрын
Guul.somaaliland
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
waxaa layidhahaada sidee wax looqabtaa ee lamayidhahaado see wax udhaceen waa inaan dib u cawarmin careful anymore and move on with your life and Guul Guul Guul Somali land ❤❤❤❤bithmillahi kareem
@adanelmi
@adanelmi Ай бұрын
Ninkani xaguu ku qarsonaa❤
@adanelmi
@adanelmi Ай бұрын
Ahmed Keysaa.ugu horeyey wasiirkii is casilay.
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
No more somali weyn guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Ай бұрын
Beri horeba wxy ahayd inaynu si adag ula dhaqano aduunka iyo cadawgeena Viva Jamhuriyada Somaliland 🦾🦾
@Shamuure-k6e
@Shamuure-k6e Ай бұрын
Ethiopian ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 ♥️ somaliland
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np Ай бұрын
Jasaakallaahu khayr adeer Waa barmaamuj aad u qoimo iyo qaayo badan Ha illoobin mujaahidkii ugu horreeyay ee u dhinta qaranimada JSL kaas oo ahaa mujaahidkii lagu dilay Inqilaabkii 1961kii. Wuxuuna ahaa mujaahidkaasi Muj. Ina Caabbi Faarax haddii asnan qaldabayn
@khadarelmi9787
@khadarelmi9787 Ай бұрын
Hanbalyo fu aad saxiib , Mar here ayay ahayd
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea Ай бұрын
لا معبود بحق الا الله،هدا من فضل الا الله.
@halyey
@halyey Ай бұрын
Waa gorfeeyn xeeldheer.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
IAM SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND???? NAC NAC IYO. SHEEKO RAQIISA. REER. KA. SHEEGTA. ISAAQA. YAY. U SHEEGI KARAAN. KKKKKKKK. NAC NAC. LIIDATA. IDONT. YOU LOVE
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamayusufelmi9630
@jamayusufelmi9630 Ай бұрын
Somaliland had never been a colony of Britain, but a British protectorate for a period less than a century. It has always been a free country before the illfound illegal union with Somalia
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Moorayaan. Aan. Imaan. Lahaan. Oo. Qofaka. Le. Eegaay. Waxiusa. Oo. Aan. Even. Waxooda
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
Yakuyiri warkaa ad akhrininayso xabashi waa xabashi waxaa laga hadlayaa darood
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Maada. Saal. Leh. Soomaalida. Isaku. Xiiraan. Waa. Tuuma
@ahaiban1
@ahaiban1 Ай бұрын
Garaad C/qani buu ahaa ninkii yidhi waar 6 bilood inoo kaadiya!!!.
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
Utartanka xabashida yanay p/land kaagadheeren kilinka 6 iyo kilinka 7 hambalyo
@kl8650
@kl8650 Ай бұрын
Bye bye Somalia bye bye
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
Baaweelo caaruur maarkan yaarah maaweeladah waan rumeysanyiiray cuuntadah laaguh siin jiiray iidoor.waah qaabil Somali laabah goobol kaa daagan buurco boorween iyo hargeysah waxay kuuh gosh waah laagh yaabah I. SOMALI kuusiiso laakin haa kaa yaabin goboladah waaqoyih iinad aaduguh leedahay beentah iskuh.maaweeli
@qardho7720
@qardho7720 Ай бұрын
Xagee ugu darsatay sawirka dhulka ssckhatume state of somaliya
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 Ай бұрын
Caalamka khariidad cusub ka soo samayso oo dhulka haysku yarayn ilaa walwaal wardheer ku soo darso
@qardho7720
@qardho7720 Ай бұрын
@@mohamedahmed9928 calamka gaalo iyo islamba khatirada somaliya Aya laga yaqanaa ma ooyeysaa Maxa sameen
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Ай бұрын
Wax khaatumo la dhahaa ma jiro laascaanood waa somaliland sohdinta caalamiga ah koox ,qabiil,ma badali karaan ,Hadaa is qarxin lahayd iyo hadii is toogan lahayd,
@qardho7720
@qardho7720 Ай бұрын
@@ahmeddaud5075 Rer sheekh isxaaaq cid an aheyn o aqonsan I sheeg? Mar bey ahanjirtay sohdin Lkin isku darsigi Aya tirtiray Hadi dib lo so celinayona wa in isla ogoladaan dadki wax isku darsaday Calamka warer uma bahna midnima la isla ogolyahy ayey diwangaliyeen Hadi wax ka badeleysan isku so raaca intaas Aya fahmiladihiin o ila Hada la idin aqonsanlayahay
@burco688
@burco688 Ай бұрын
Waa saxa awowgaa baa ogaa qariradan somaliland guul iyo gobanimo ❤🎉
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np Ай бұрын
Fadlan heesta ku soo celi inta muhiimka ah ee ka maqan oo ah haddii garateen in aad Xamar israacdaan waa ka arki doonee idinkoo itaal daran. Waana ea wrjay waxa uu ja hadlayay avwasnkii heesta samayay iyo kaleba
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
Isaaq ma waxay sheegtaan dhulkii ingiriis gumaystay? Waalli uun bay dhex maquuraan.
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 Ай бұрын
Mulkiga iyo maamulka alle ayaa iskale
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Waar ma qofbaa u hilooba kayn habardugaag isku cunaan Hadii Somalia Italiana oo dawlad magaalo ah, oo lamadegaan ah oo aan biyo iyo khayraad kale lahayn, haday taasi diidey in ay wax ku darsato dhulka jinka ee Somaalia, maxaa anigoo janada Beri Somaal haysta ii geenaya Wenleweyn iyo Qadaadweyn habeen iyo maalin jin ku soo dego oo iscunaya oo ciddii u soo dhowaata cunaya !
@nellyglittery356
@nellyglittery356 Ай бұрын
Mishkiladu ma aha midnimada iyo kala go’a midnaba, mishkiladu waa sida wax loo maamulaayo. Adigoo Somaliland ah oo aan cidna eersanaynn ayaad dhooqo faraha kula jirtaa maanta oo dadkaagii is cunayaan midnimadiina la mid bay ahayd oo ayana waa tii la is qalqashay Hadaba ilaa caqliyadeenu is bedesho oo wacyigeenu koro waxba tari maayo gooni isutaag aan nuxur kale ka hoosayni
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Waar waa mujaahid Idress waa halgamaa qaaliya oo halgankii SNM qayb weyn kasoo qaatay.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Oo yaa ku baryaya aduun baa idla ka buuqeee Hilowba yaa kaaga baahan buuqna ady sugu filan Beentuna waa masaariftaada Noo calaacal
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Farid ilahay kuma cadabo
@saidahmed5502
@saidahmed5502 Ай бұрын
Yaa raba in si aadan raali ku ahayn in aad ku timaado Khaatumo state, Awdal state Oromagan wax badan ayaa ka qaldan
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Ай бұрын
Ku biir Ethiopia ama Somali 🇸🇴 meel u dhaxeyso ma jirto ila meereyso way dhamatay
@abdicaweli9214
@abdicaweli9214 Ай бұрын
Hada sida noqoti Ethiopia dhanta Amisoon Somalia
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Dadka page kan la socda waxaan leeyahay doorashada sanadkan maaha doorasho waa Afti ee yaan loo codayn xisbiga huwanta Wadani ee kala doorta labada xisbi ee Somalilander ka ah Kulmiye iyo Ucid.
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Ай бұрын
idinkiibaa qadaadweyneey. ethiopia bilaashkubaryaayabadina laakiin wey d’iodées marooadilaac miyaad asqowdeen. kkkk
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Nin daad qaadey xumbo cusjey Ninkaas hadlaaya oo reer soomaaliland buun-buuninayaan waa nin caadi ah oo adiga oo kale wax gacantiisa ku jira malahan Fakirkiisa ayuu ka hadley 1janaayo waa maalin ayaan daran oo wadankeenii lasoo hunguriyeeyey
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
wadankaagii mee iswaydii halku marayo
@Shamuure-k6e
@Shamuure-k6e Ай бұрын
Ethiopian ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹 somaliland
Jaamac Gallad oo Doorashada Somaliland Bogaadiyay.
26:16
Qarri Jiqood
Рет қаралды 19 М.
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 119 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maxay Guusha Trump uga dhigantay Somaliland, Somalia iyo Itoobiya?
15:15
isbadalka Ololaha Doorashada Somaliland, iyo warar xasaasi ah
35:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 24 М.
War Ka Soo Dhacay Ethiopia Aqoonsigi Somaliland Falnqayn Podcast HN....
2:57:33