INANTI SHAQAAALAHA AHAYD

  Рет қаралды 142,059

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

Пікірлер
@JawaahirAbdi-m6e
@JawaahirAbdi-m6e Жыл бұрын
Dar illahy ayn ku jaceylahy wllo mcn
@Yasmiin733
@Yasmiin733 Жыл бұрын
Ruweyda waaa kuxiisnay baaayo ku aaawey manooshay kuu xiisnayeee❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriafrax6962
@shukriafrax6962 Жыл бұрын
Abaayo sidee tahay ma nabad qabtaa waa kuu xiisnay . Intee jeera soo booqday chanelkaaha soo booqday ma qiuaasi kartid. Miss u so much. Allaha noo soo kaa nabad celiyo❤
@Saami.1
@Saami.1 Жыл бұрын
Ruweyda aniga iyo asxaabtaba waan kuu xiisnayee noosoo laabo
@maxamedhanadofficial8181
@maxamedhanadofficial8181 Жыл бұрын
Abaayo gaari gaari gaan kabadal ❤❤cuno cuno 😢😢 ka dhig
@ifrahmaxmed_.123
@ifrahmaxmed_.123 8 ай бұрын
Inaad baahi dareento ayey diideysa ruweydi😂
@lailaahmed2058
@lailaahmed2058 Жыл бұрын
Ruwayda xbbty wxaa rjaynayaa inaad cfimaad qabtd ❤ wakuu xiisnay
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Sheekoyinkagu waa wada top xooga kaliya maqnaanshaha naga yaree😊Thank you ruweydow
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Жыл бұрын
Wax walbow oo xul ah waqtiye qadane sabarka
@Saami.1
@Saami.1 Жыл бұрын
Ruweeydaay ku aawey waan kuu xiisayee plz soo gali video
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 Жыл бұрын
M.a wlhi qiso cajiib markasta Ahow qof xaqa ku daagan
@FilsanCabdiraxmaan
@FilsanCabdiraxmaan Жыл бұрын
Ruwayda kumee videoyadaadii waanu u xiisnee pleaze soo dhaqso❤❤❤❤
@cudon143
@cudon143 Жыл бұрын
Xageeee aaday lagu waye Malin kasta ku wiii hore baan fiirinaaa inaa wax soo dhigtay
@IfrahIftin-xy1yt
@IfrahIftin-xy1yt Жыл бұрын
Shekadii iigu horesay oo nabad galyo ku bilabata kuna dhamaato😮😮🎉🎉❤ Ruweydoow shekoyinkan cml inoo soo badi oo inaga daa cabsi cabsida wxbaa la dilay sidaa baa ka dhacy 😂
@fatimamohammed8526
@fatimamohammed8526 Жыл бұрын
Soo maha walwal baa ihayay adaa iga fujiyay 😂😂
@NajmaCalascali-ej4nd
@NajmaCalascali-ej4nd Жыл бұрын
😂😂😂
@fatxicali8235
@fatxicali8235 Жыл бұрын
Ruweydo inte ka dhacday wllo❤
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 Жыл бұрын
Masha allah wiilka iyo gabadha aduunka jano rabi hawga dhigo iyo aakhiro
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 Жыл бұрын
Xiliga qadada jeceliyaa sidaad ugu soo beegto 😂😂❤one love hppti
@Urr__fvv__hanaanozz
@Urr__fvv__hanaanozz 8 ай бұрын
Qisadi nabi yusuf soo xasuustey ❤😭
@FartuunRuush-t6w
@FartuunRuush-t6w 5 ай бұрын
Aba halkeee ka helaa❤️‍🩹
@MaxamudMaxamed-e8i
@MaxamudMaxamed-e8i Жыл бұрын
Wlhi qof sidaado kale waan waayey soo dhaqso abaayo inta waa iga codsi
@hamthaahmet
@hamthaahmet Жыл бұрын
Ruwydoyyy sheekoyinka cabsida io dilalka barista noosoo badi wll alle haku sharfe ❤😊
@abdirahman1281
@abdirahman1281 Жыл бұрын
Wax yar ka hor ayaan chanalkaaga fiiriyay in aad wax soo dhigtay balse ma dhicin hada ayaad soo dhigtay keep going
@AdnaHassancilmi-ow5yh
@AdnaHassancilmi-ow5yh Жыл бұрын
Waa ka helay m.a keep going sister
@alirobleh1226
@alirobleh1226 Жыл бұрын
Waa sheeko aad u macaan, iyo cod aad iyo aad u macaan...JIZAAKA ALLAH.
@abdulkadir_mohamud
@abdulkadir_mohamud Жыл бұрын
Aniga sheekada ma xiiseeyo lkn codka dahabiga ayaan dhagta u tagaa Alle haku barakeeyo
@faraxcali1740
@faraxcali1740 3 ай бұрын
Waryaa maxaa kawadaa
@RamloMaxamed-zn4gw
@RamloMaxamed-zn4gw Жыл бұрын
Shekooyinka jinka noso badi 😂❤...anyway keep going sister 😎🔥
@abdinajahsiyad4385
@abdinajahsiyad4385 Жыл бұрын
Maasha ALAAH TABAARAKA ALLAAH walaashay LILAAHIYA aad baad u mahadsan tahay waa sheeko cajiiba oo qiso iyo xikmadba leh ILAAHAY Carabka iyo Caqliga iyo Caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr Жыл бұрын
I like it 👌 Mansha allh wacalaykuma salaam Bayo mcn Golden Voice ilahow kuxafid walashay mcney👸♥️🦁
@Saalima_
@Saalima_ Жыл бұрын
Masha allah gabadh balaaqo leh baad tahay waar gabadha masha allah udhaha I like your voice af somaali maahe 😂
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Allah ha udaysto xirfadeda❤
@cowlhaaji4568
@cowlhaaji4568 Жыл бұрын
Mansha Allah 😅
@hoygamuwadinka480
@hoygamuwadinka480 Жыл бұрын
Waa big tageradadi wanba kusugaa ruweyday❤❤ qisooyinkaga
@Xaalbaraf-ds2sl
@Xaalbaraf-ds2sl Жыл бұрын
Sheekadan waxaan ku qiyaaso waa garan waayey hurdadii ihaysay xaataa way iga kala yaacday ❤soo diyaarint aadka uwacn waad ku mahadsantahy❤
@aishamohamettcadey6278
@aishamohamettcadey6278 Жыл бұрын
Ruweydayy kumee dee bil dhan bd maQan tahee Vedio ydii mesha ku jirey dhman wn wada daawadee sheeko kaloo dheer o keen Qli wn ku sugyaa intano dhanee 😢❤
@umufaaiz1571
@umufaaiz1571 Жыл бұрын
Msha allaah qisada bilowgeda wn yar baqay oo inanta dayac ama kufsi ama dil ama loo maleega ayan isdhahy lkn axsan sheko wye dacadnimada mahungowda maqli jiry wliga dacad ah rabiga wa mid un kuu gargaaro
@asuutaqurux1587
@asuutaqurux1587 Жыл бұрын
Ala ruwaydooy Saan kuu taageero maalin walbo bage kaga Waan soo booqdaa si aan u ogaado inaad wax soo dhigtay iyo I kle ee wax naga soo dhig Tobin Cisho wax nomad soo dhigine😢💔
@iskafiiriwixiifoolbilaayo9838
@iskafiiriwixiifoolbilaayo9838 Жыл бұрын
Waa ku salame waxa ku wedina shakadii wilkiyamani aha ayman 😢
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 Жыл бұрын
Ilaahay amarkiis xataa hadii ay sheeko aan xiiso badan lahayn ay gabdhaani ka sheekayso siday u xarakadaynayso ayadaa xiiso u yeesha ❤
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Ruwayday inamo waxaa loo yaqaan Wiilasha
@yurubmaxamed9945
@yurubmaxamed9945 Жыл бұрын
​@@daawadkanaal uf 😂😂😂
@Mzz_lovelyyy0822
@Mzz_lovelyyy0822 Жыл бұрын
maashallah u dheh
@naciimowarsame4158
@naciimowarsame4158 Жыл бұрын
​@@daawadkanaalgabdho badana mxa lo yaqana? Wa isku mid inamo wa w Gabdho wadartod & niman wadartod
@MaxamudMaxamed-e8i
@MaxamudMaxamed-e8i Жыл бұрын
Beenta maahin allah noo daayo
@maxamedamiin7415
@maxamedamiin7415 Жыл бұрын
I like it wlhi sheeko absolutely noga sheekysay abyo Allah yacisag ❤
@Shayma122
@Shayma122 Жыл бұрын
Waa sheekadii u horaysaye buuq la’aan dhamatay 😂😂😂 I love you xbbti❤
@aliahmad1723
@aliahmad1723 Жыл бұрын
Ruweyda walal waan ku barya waan ku salamay
@hamdasalax
@hamdasalax Жыл бұрын
Horta wll Maaxad in oo soo dhigijirtey sheko kasugaya wll ruweyda
@user-salsabiil
@user-salsabiil Жыл бұрын
thanks sister. really am happy to listen your very nice story and your voice and explanation
@shakramoha3074
@shakramoha3074 Жыл бұрын
Shekoyin danbiyada ino so badi my sister ruwayda ❤❤🎉🎉🎉
@bashiiradan3572
@bashiiradan3572 Жыл бұрын
I miss you more ruwaydaaay xgee ku liqdayn😢
@Darinelamar22
@Darinelamar22 Жыл бұрын
Masha allah gabadhan way igu baaxdaa runtii waxay ka mid tahay youtuberska aan daily u booqdo chanelkoda bal inay wax soo dhigen❤
@barkhadjordanpogba4583
@barkhadjordanpogba4583 Жыл бұрын
Alleh ha ku Xafido Ruwayd Style ❤🎉
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS Жыл бұрын
Golden voice🎉😊
@nimcosagal955
@nimcosagal955 Жыл бұрын
Ruwayda cadey miss you sister cod lagu farxo wa kagaaa ilahay haku xafido qlpi 🎉❤😊
@CaqilXamari
@CaqilXamari Жыл бұрын
Gabadha kaliya aan kaliya dhsagaysto ❤ abayo hormar wacan
@umaahmed9584
@umaahmed9584 Жыл бұрын
Markan is iraahdo ugu horee Waxaan arkaya iyadoo 100 qof iga horeeyn
@marwokhalid1402
@marwokhalid1402 Жыл бұрын
Mashallah shekoyin an laga xiso dhic ayad noso gudbisa Mashallah walalo horay u soco😊😊❤❤❤
@Sumæ_.0
@Sumæ_.0 Жыл бұрын
Mss Golden Vioce😍💙 yrey naga so dhaqso war ya kaaga dcwooda 😢 lkin wa ku jeclahay wlah ❤😍
@KaafiyaAden
@KaafiyaAden Жыл бұрын
😢wlhie wn qoliirooday apayo soo dhakhso ilhy haku parakeeye
@saladoahmedomar8549
@saladoahmedomar8549 Жыл бұрын
M.a queen of voice ❤❤
@Adoontiialle950
@Adoontiialle950 Жыл бұрын
Madax weynadda ubaneeya hi ruweyday sthy xuppi ay qofta kaliya aan youtube kataageero❤😊😊
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 Жыл бұрын
RABI Hays kubara keyo Masha'Allah Anina Mid tacamala Allow kuway distay🤲🏽 Ruwayda Adna Midkoo Kacama kurajayn insha'Allah🤲🏽😅❤️
@aasiyanuur7820
@aasiyanuur7820 Жыл бұрын
Masha allah Ruweyda Wxad inoo keentaa Sheeko cabsi cabsi iyo jiniyo
@idil5758
@idil5758 Жыл бұрын
Welcome back ruwayda style❤❤❤❤golden voice😂😂😂
@aminaabdilahi8720
@aminaabdilahi8720 Жыл бұрын
Golden voice noo soo badi wllo 😂😂🎉🎉🎉
@Hamdasry
@Hamdasry Жыл бұрын
Golden voice 👸🏼
@feysal17
@feysal17 Жыл бұрын
Waliga dulmi cidna haku taagerin 👏
@makkadagan876
@makkadagan876 Жыл бұрын
😂😂😂 ALLAAH ku jaceliya Marka Hanjabad iyo dhaar isku Darto funny tahy ❤
@bishaaroabdullehasanbushri5700
@bishaaroabdullehasanbushri5700 Жыл бұрын
😂😂
@makkadagan876
@makkadagan876 Жыл бұрын
@@bishaaroabdullehasanbushri5700 😂😂
@FNBRotile
@FNBRotile 11 ай бұрын
Horay usoco wlashey❤😢 200k baankurajaynayaa ramadanka kahor
@Rahmayy7
@Rahmayy7 Жыл бұрын
Sidan caadi maahe ruwayda gacmaha nadaalay saan maalin walba ku radineyey hada cafimaad qabto oo wax ku helin soo dhaqso noh😮
@bushracali8449
@bushracali8449 Жыл бұрын
Ruwayda allha ku xifdiyo balsesheekadu waa aabe ubadkiisabarbaarin fcn kubarbaarshay
@safiaahmed6047-cm2ku
@safiaahmed6047-cm2ku Жыл бұрын
Abyo wan ku xisnay max kuhelay😢❤
@kingmomalik2042
@kingmomalik2042 Жыл бұрын
Rafadka lagamare anaa arkaye videoga wax la,aan hadhigina pls 🙏🙏🙏 🥰🥰🥰
@FilsankayseMahomed
@FilsankayseMahomed Жыл бұрын
WllaHi xapiipteeeey Said baaaan ku xiiseeey❤😢
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 Жыл бұрын
Ruweydaaay aaad baa sheeka yaqaan uthy wakuheestaa shokoyinka carabta io codkaaga mcn❤
@suhaybabdillahi5120
@suhaybabdillahi5120 Жыл бұрын
Niyada kun caan diiday qadhaadana raacday ban qalad yeelan ruweydayyyy😂😂❤
@Rahmayy7
@Rahmayy7 Жыл бұрын
Ruwayda lasoo dhaqso xataa hada sheeko no waydo wax uun na dhe wllhi gabadh fcnthy😮❤
@NeyrusAbdullahI
@NeyrusAbdullahI Жыл бұрын
Sheeko qurux badan baad noo soo badhiktay mahadsanid walashe❤❤
@ummuabullah1
@ummuabullah1 Жыл бұрын
Wan ku salamay qaaliyey shekoyin kaga wan jeclahay inoo so dhaqso xapipti wan dareemaya video diyaarintu iney howl badan tahaye❤❤❤
@nimcohassan6948
@nimcohassan6948 Жыл бұрын
Wll Masha.allh aad ayay umacaneed sheekadu wll waxaan kaacodsanayaa sheeko kawaramis dulmiga wllo adoo mahadsan 😇😇🙏🙏
@AnfacNuur-t7t
@AnfacNuur-t7t Жыл бұрын
Haaa sàaa.aafiicn mcnto❤
@MuniiroSalah-zy8og
@MuniiroSalah-zy8og Жыл бұрын
Golden voice m.a keep going ❤❤❤
@HamdaSayid-z2e
@HamdaSayid-z2e Жыл бұрын
M.a ruweydo illahay haku deyo ❤😊
@hanaansanyaremaxamedcabdi7539
@hanaansanyaremaxamedcabdi7539 Жыл бұрын
Ruwayday ma dhimatay walaalo kume
@IskudesFalaq
@IskudesFalaq Жыл бұрын
3bid sheeko ugu ficned dulmiga ka hadleso oo aan dhagesto ruweyday thanks 🙏🙏 sister
@SaabiriinCaliXasan-gp3ed
@SaabiriinCaliXasan-gp3ed Жыл бұрын
Golden voice 🥰🥰🥰❤
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 Жыл бұрын
Walal gabadhan ma cafimaad qabta. Xageebey kadhacda xata 100k inay gartay waabay hilmaamta show😂😂
@احبالقرآن-ب5د
@احبالقرآن-ب5د Жыл бұрын
Kuuxiiisnay ruweyda ❤❤❤❤❤
@amiishaahmed4755
@amiishaahmed4755 Жыл бұрын
I love your voice ruweydo ❤❤
@aishaaom2796
@aishaaom2796 Жыл бұрын
Waxaaa layabay dumarka qaaar maxee xasid isugu yihiin wlh darka qaar waaaa xasidiin 😢
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 Жыл бұрын
Waa runta walhi
@maxameddeeq4350
@maxameddeeq4350 Жыл бұрын
Masha allah golden voice ❤❤
@yuuyuuababal
@yuuyuuababal Жыл бұрын
Ruweyda stly walhi aad baan kuu tageyraa Walsheyda❤🎉
@AsmaMohamedAhmed-ud2wb
@AsmaMohamedAhmed-ud2wb Жыл бұрын
110k😘😍 masha Allah noso Badi Sxpy
@MiskiShekh
@MiskiShekh Жыл бұрын
Ruweydaay maad fcn tahay waan ku la'nahee
@sheiqada
@sheiqada Жыл бұрын
Jinni kasoo dhig nh caaneey❤😂🎉
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ruwaydo gabadhaas armaad adigu tahay kk waaban shakiyaye
@fatimasiciit351
@fatimasiciit351 Жыл бұрын
🥰❤️‍🔥horumar wacan baan kugu duceeya walaashayeeyyy
@niciimaomer-ei3sg
@niciimaomer-ei3sg Жыл бұрын
Ruwaydaaay walshy maxaankugh dhacay marwalba waa soo firinayaa qolka ruwayda style lkn maba joogtidba noo soo dhig sheeko cusub oo yayna gaa gaabnananin san kuu sugyno sheko gaban hanoo soo dhigin. Ruwayda style lasoo dhaqso keep going wllshy
@ShukriCabdisalaan
@ShukriCabdisalaan Жыл бұрын
Ilike you and your voice❤😊
@Amiirizze
@Amiirizze Жыл бұрын
Mashallh ilaahay haku barakeeyo walshy❤🥰
@SucdiMaxamed-hx3cl
@SucdiMaxamed-hx3cl Жыл бұрын
Golden voice 🥺😫❤️
@magidamuse2436
@magidamuse2436 Жыл бұрын
Asc hooyo waxaan ahay hooyo kutaageerta maxaa dhacay ayaantan aad ayaad noga raagtaa wayo sheekooyinkaaga aad ayaan uxiiseeyaa ilahay haku xafido ee noosoo badi❤❤❤❤❤❤
@Naske14
@Naske14 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤🎉❤ Ruwaydo Cod Dahaboy ❤❤🎉
@MaxamedAbduqadir-sr5nk
@MaxamedAbduqadir-sr5nk 10 ай бұрын
Waa sheeko qurux badan waana ka helay m.a❤
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 Жыл бұрын
Keep goin❤ wllshey😊
@MalyuunAxmad-se1rv
@MalyuunAxmad-se1rv Жыл бұрын
Geep going 200k in sha alllah
@AyuuubJaamac-zd4zs
@AyuuubJaamac-zd4zs Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay
@MaqsuudSahal
@MaqsuudSahal Жыл бұрын
Quruxeey waad nagu soo daahday inoo soo dhaqso waanu cidlone
@fadumoqasim2980
@fadumoqasim2980 Жыл бұрын
Masha Allah wallo guleso ❤️😍😘💕
@dahabzaafi7044
@dahabzaafi7044 Жыл бұрын
Naa wllo ruweydaay saan usoo laa laabaneynay waan daalnee maad wax noo soo dhigtid🥺
@farxiyosulemanjamac3785
@farxiyosulemanjamac3785 Жыл бұрын
Masha allh welcome back Queen
JACAYLKII DHAGAHA ADKAA
17:32
Ruweyda Style
Рет қаралды 135 М.
FURO AYUU IS YIRI LAKIIN MAXA QABSADAY||sheeko yaab leh||
17:06
Ruweyda Style
Рет қаралды 131 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
FASAXII KA DIB DIB DANBE LOO MA ARAG XAGEY AADEY INANTI?
15:29
Ruweyda Style
Рет қаралды 111 М.
FARGALKII KIISKA XALIYEY
34:36
Ruweyda Style
Рет қаралды 156 М.
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 62 М.
QISADA BURHAAN WAXAAN NOQDAY DILAA HOOYADAY SABABTEEDA @Nasibaaye
48:32
SAFARKII GABADHAHA IYO JINNKA👹QISO CABSI BADAN @_Xismaal
25:43
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 260 М.
WAX U GEYSEY IS LAHAYD LAAKIIN MAXA KA RAACAY!!
21:51
Ruweyda Style
Рет қаралды 162 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН