Yacquub waa runtaa giusha waa dhawdahay faan lama rabo waa saad sheegtay hadeey wax qabten mar horeey la soo niiki lahaayeen guul geeysha yagaan leenay CXDS 🎉🎉🎉🎉
@RedspittingcobraАй бұрын
Miyaad lahadashid labada doqon ee Hawiye ee dawladda kasoo horjeeda. Waa Cabdulahi Aftahan iyo Abwaan Kabayare.
@FardowsaMohamed-j1cАй бұрын
Cabdullahi balwan iyo abwan ka mawaxano kalaa waa runsheg xata hadii laga guulaysto cadeeya
@moa.9902Ай бұрын
Sidaas ku soco, halkudheggennu waa SOOMAALIYA HA IS RAACDO, ma shaqayn karaan agtayda waryaa Daarooodeheeeey ama waryaa Hawiye aheeeeeey, labaduba waa isaga kay mid. Ciidamada Allah ha guuleeyo, Soomaaliya waa mid, ma jirto wax la yiraahdo land-land iyo dawlad goboleedyo, midnimada dalka way dhantaaleen.
@ismailmohamed2735Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdurahmanmohamed1293Ай бұрын
ahmed baraha bulshada ayuu ka leeyahay raaskambooni anigaa qabsadey wuxuu moodaa dadku iney yihiin xoolo sidee cidan dowladeed ay jabhad nin wato isugu bir dhigi karaan?
@waasugeguuremedia8115Ай бұрын
Arinkaa baan la yaabay waa beentis ayan filiyaa Axmed madowbe waa cadaga dalka
@Iqromoha393Ай бұрын
War waxaa lashegayaa wlhi inee raskombooni inuu qabsaday ahmed madoowe warkaas socdo
@abdurahmanmohamed1293Ай бұрын
@Iqromoha393 sxb maalin cad lama riyoodo ninkan leh diyaaradaa naloo isticmaaley?
@YusufxasannАй бұрын
BEESHA HARTI HANTIDII AY LAHEYD WAXAA LUGU BILILEQEYSTAY KISMAAYO. AXMAD MADOOBE TAA HA OGAADO. GUUL BEESHA HARTI
Ama calaacal ama ha calaacalin Raaskambooni jubbaland baa gacanta ku haya 😂😂😂
@Daaygauser-vz6uy8ck2rАй бұрын
Marqaatiga nool yacqub siyaad
@osmanadenshukri9351Ай бұрын
xayawaan af daanyeer saaqid laaluush qaatr hiraab ha ku wasto
@AhmedM.A-j3yАй бұрын
😂😂😢 walahi waan qoslay. Adeer Hassan tuug in uu ahmed madoobe ka celiyo ha sugin. Jabhaddi hassan wax dhintay, wax dhawac ah iyo wax kenya ku cararay, iyo wax firiray oo ila hada loo gacan haadinayo ayeey noqdeen. 😂😂
@Zeina-w8dАй бұрын
Yacquub Siyaad Beenloow Siyad Axmed Maxamed Islaam Waa Guuleystey Maan Shaa Allaah Cadowgiiisa Allaha Jabiyo Inshaa Allaah
@Mukhtaar2004Ай бұрын
Axmed Madoobe waa la so qabanaaa 😂😂😂😂 alshabaab waaye