INTA ADAN RADIN WAXA AAD TABEE . MAATHY RUUX NAFTISA AQBALSAN ?

  Рет қаралды 8,420

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@Fad-p4i
@Fad-p4i 5 ай бұрын
Masha alah tabaraka raxman shugran qalbi wanku gulysty taloyinkada nosobadi walhi xiligan kubahna ayad icawisay alow ya dumar badan fahansiiya San dantyda ufahmy maso kobikaro waxanka faiday shugran 🎉❤
@AsiaYusuf-hv4it
@AsiaYusuf-hv4it 5 ай бұрын
Walaley mad noshegtid
@AsmaJamal-ks2nb
@AsmaJamal-ks2nb 5 ай бұрын
Wlhi gbdhan wax badn k faaidy ilahy ha ku barkeeyo aaduun iyo aakhiraba wll mcn 🥰
@canabmuktar102
@canabmuktar102 5 ай бұрын
Mashaallah self acceptance waa shay muhiim ah
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 5 ай бұрын
👌❤✅️ waad ku mahadsan tahay abyo dhiiragelintaada. 🤗😊
@Xamda-vf1ir
@Xamda-vf1ir 5 ай бұрын
Masha allah xamdiyey dhiirigalisa thy waxbadanban kafaiday alle abalkaga jano hakadhigo❤
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 5 ай бұрын
Important point Ka hadashay wll hamdi warsame thnks
@FaadumiinMaxamednur
@FaadumiinMaxamednur 5 ай бұрын
Strong women from dumarland ❤
@HothoEsse-cg9pb
@HothoEsse-cg9pb 5 ай бұрын
Manshallah wlshy qali qof aad ucaqli badan ayaa tahay walahi alle ha ku xifdiyo wllo mcn
@ShukriShacni-x1p
@ShukriShacni-x1p 5 ай бұрын
Xamdiyeey kuuleeysoo dhirigilintaada waanjeclahay Wana.qaataaa inoolow macanto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdijama1984
@abdijama1984 5 ай бұрын
Maashaa allaah runtaa sheegtey waad aragtey ❤❤❤❤❤
@hodoali5714
@hodoali5714 5 ай бұрын
Mahadsanid Walaahi ka dhoolo cadeyta ah waa in anfacaya
@maryamaalahisiid5051
@maryamaalahisiid5051 5 ай бұрын
Masha allaah tabaaraka allaah ❤
@drsmariyaabdi6011
@drsmariyaabdi6011 5 ай бұрын
Mnshaallh mawduuc aad u muhiim ah aya kahadashay qofka noloshisa oo uu been isku qanciyo wa waxa qofka halagaa hormarna magarikaro qofkas in cid kala khiyantana wa usahlantahay qofkas dad badan oo sidas ah ayaan arkay naftoda aan aqoon isna xisabin
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 5 ай бұрын
C
@HodandahirYusuf
@HodandahirYusuf 5 ай бұрын
Alx kali socod ban ahay waligey sxp iyo Mel isku rac ma samen durka xita wan ku nolan kara Alx waxan u modi jiray ina ahay qof xun Blse 2 sano ka hor ayan fahmay😊
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 5 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH TABAARAKALLAAH XABIIBTI ILLAAHEEY HAKUU BARAKEEYO AQLIGA ALLAAHUMA AAMIIN ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉saxiix abaayo WALLEE aniga Waan isku kalsoonahay kale socodan Waan ahay ALLAH AA IIDOORAY ALXAMDULLILAAH
@salwajamal9371
@salwajamal9371 5 ай бұрын
Very motivating❤❤
@arafodjama2604
@arafodjama2604 5 ай бұрын
Gulayso mcnto❤
@maariyamaxamuud3831
@maariyamaxamuud3831 5 ай бұрын
Asc abyo mcn xamdiyey mcnto allha kubarakeyo waxatahy qof an si shaqsiyaan an ujeclahay una plz wlhi amal badan kuhaaya allha jano kuku awalmariyo abyo mcn❤ waxasa rabaaa qisa teyda ah ila kula wadaaago abyo anigo og inadan janis badan heysanin hadana waxan rajeynayaa ina idhageysa dontid dhanka watisupka
@Muzdaliafah
@Muzdaliafah 5 ай бұрын
Waa ku jacalahay habo ❤❤
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 5 ай бұрын
Thanks Boqorada eydii Allaha ka xafldo 💋❤️🥰
@Navaaabdi
@Navaaabdi 5 ай бұрын
Wxbadan faidey thanks❤❤
@Muniish-g9p
@Muniish-g9p 5 ай бұрын
M.a xamda qurux taladaada jecliyaa❤❤❤❤❤
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 5 ай бұрын
Wllaahi keli socod ahay mana ka faaiido dadka badan Waayo arrinkaaga ayaa farahaaga ka baxaya runtii Mahadsanid xamdiyey
@AyaanQaali-os6gq
@AyaanQaali-os6gq 5 ай бұрын
Wllo guulayso markasta wlhi waanku tagaare waxyaabo badana waanka faaiday qaali
@user-cd1to3ze3c
@user-cd1to3ze3c 5 ай бұрын
Shukran
@UbahAbdiwali-jw2ci
@UbahAbdiwali-jw2ci 5 ай бұрын
Maaanshlh gbdh wa,iska jeclhy ilhy dartis❤❤❤❤❤🎉
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 5 ай бұрын
Sax waye Abyo😘😘😘
@ZaynabAbdi-b3s
@ZaynabAbdi-b3s 5 ай бұрын
Wlhi aniga saxib dhan malahi 1 xitaa galigay aa socodo❤
@duduabdi309
@duduabdi309 5 ай бұрын
Maashallah habo
@AliyoAli-rj4cr
@AliyoAli-rj4cr 4 ай бұрын
Sax 2 wadaba
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 5 ай бұрын
Kuxisay in badan kumandawan Mel aan rabay ayaan jidkii xaqanayey alx hada bejkagaa imi mahad sanid waxbadan. Nabartay
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 5 ай бұрын
Hamdiyy keep going xppt cadowga u nolow ❤
@AlNb-df9wj
@AlNb-df9wj 5 ай бұрын
Xamda hadda dhow kugusoo biirey abyo from Saudi Arabia waku wataa waxa tahy gabr kartin bdn m.a oo ku dayasho horey usoco abayo guuleeyso🖤🖤🖤
@muharoble1234
@muharoble1234 5 ай бұрын
strong mom❤❤❤
@muniiroali
@muniiroali 5 ай бұрын
Masha alah abayo ❤
@MaryamomohamedMahamuud
@MaryamomohamedMahamuud 4 ай бұрын
Abyo please inaa kula hadlo aa rabaa intee kaala so xariiraa❤❤
@aaminoyasin1556
@aaminoyasin1556 5 ай бұрын
Hamday waad mahadsan tahay lkn noso badi❤
@shamsodaahir7147
@shamsodaahir7147 5 ай бұрын
Boqorada istelka kartideeda kasohadal dhiiragalin nonoqonee xamday
@IqramohamedhasanIqriina
@IqramohamedhasanIqriina 5 ай бұрын
@shukriaxmedshukriaxmed3806
@shukriaxmedshukriaxmed3806 5 ай бұрын
Hamda boqran
@umuakram-yp8vn
@umuakram-yp8vn 5 ай бұрын
Dhiira galiso❤❤❤
@ayanqurux01
@ayanqurux01 5 ай бұрын
Plz🙏Hbbti Number kaaga isodir aad ba kuugu baxanahy Qiso igu dacdhey aya raba ina kula wadago adhiga iyO asxapta kuugu xiran😢😢
@happyali5541
@happyali5541 5 ай бұрын
Xamdi abayo sual collagen hoyo 4bilood urleh ma cabi karta
@rushqurux905qurux4
@rushqurux905qurux4 5 ай бұрын
abayo urkagaa oo yaryahay wax dawaa haaa is tacmaliin .....ellaaa ad kadaleee.....
@shukriaxmedshukriaxmed3806
@shukriaxmedshukriaxmed3806 5 ай бұрын
Sigaaraa kuu rabay xagee kaala sooxoriiraa
@AraweeloAli-qx1mt
@AraweeloAli-qx1mt 5 ай бұрын
Xamdi arintaaa luul ka soo hdal😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 ай бұрын
Wcs Beautiful ❤🎉😘🥧🍰
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 5 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😢😮😅😊
@AliyoAli-rj4cr
@AliyoAli-rj4cr 4 ай бұрын
Abaa horta waa kutaa geera
@Muzdaliafah
@Muzdaliafah 5 ай бұрын
I'm first 🎉
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 5 ай бұрын
War badana oo bilaa micno badana isma dawooto miyaa horta waxaan loo jeedin ayey intasa la hadale cid u jeedana maleh walee waxaba ku soo riixaayo buufis iyo stress iyo kalsooni daro a ka badatey naagtan isuman jeedo intasa qaaq ku hey 😂😂
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 5 ай бұрын
marka adiga maxaa kukenay hadaab ogtagay❤🎉
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 5 ай бұрын
Naa wllo ma cafimad qabta adiga horta meqa comment ka bixisey halkan video adba is ilowsan inaad wax qortey io inkale fikirkaga walga hadla lkn qof si shaqsiyn ina ucaayso wa jahilnimo maxa yeelay laguma wacan talana laguma weydiin adaa yimi mesha boskaga garo xppti runta fcne
@AsiaYusuf-hv4it
@AsiaYusuf-hv4it 5 ай бұрын
Hadad waxbo kafaiden iskaga bax anagu nagu socda warkse o rabne waxad qoresona kafiirao walalo wax ad jeclan lahayn adbo in lagu dhaho qofkalo loma quuro
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 5 ай бұрын
Aduunka waxaa ugu xun qof asag maran oo asag waano iyo waxa sheeg u bahaan hadne inuu yira dad an waxa u sheeg oo jadwal u dajina cajiib bal hada Qofkan muxuu sheeg e heysa naag iyda qiyaali iyo istus tus ku nool oo hadne leh dad baan waanina tiisa darteel a tukale ku daro, hora loo yiri hada daabal tahay amuusnan ayaa lagu kabaa lakin ma og in iyda dadka la yaabanyahiin naagtan warka badana ee nafteda beenta u sheegtey na baxa waxaba ha noo sheegine adiga waano u bahaan
@hafsaahmed7420
@hafsaahmed7420 5 ай бұрын
Us us us dhagax tuurtooy😆😆
@fardusabdi9996
@fardusabdi9996 5 ай бұрын
Qali aan kulataliyee dantaada garo oo waxbaro hadaad waxbaranlahayd naag nolosheeda wadata kumaad mashquusheen markaa dadaal cuqdadana iskadaa markaad aragto naag facaayo waxqabsatay waa loo haneeyaa hadaad kasaraysana noo faaiidee aduu meelahaa lagama qayliyo kolba komanti lama Truro waa ceeb wllhi naag aan gaadhi waayay inaanan daba ooyaaa
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 5 ай бұрын
Tii dhagx tuuri jirty miyaa 😂😂 dhagax tuurtooy waligaa saas u ciilnow naagtaan nag hormarty wayee mashquulka badan iska dhaaf dantada raaco lkn comments is kaga nafis waa ka qaleyee😂😂
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي 5 ай бұрын
❤❤❤
TALADAN NAFYEYDA SIIN LAHAY MANTA KU SINA.
13:33
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,5 МЛН
WAR BAL ILA ARKA DHAQAN XUMADAN GUURKA AYEY QALAD KA FAHMEN DUMARKAN 🥲
18:14
WAQTIGA KUGO BADAN MAXAD KU BIXISA. WAA KAN MUQALKADA WADA SUGEYSEEN.
12:07
SHAQA ADAG AYAAN MANTA QABTAY .
13:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
Sidee Loo Barta Naftaada? Muqaal aad Ubahan tahay | Salim Omer
14:40
ALAABTA AAN TEMU KA DALBADAY IYO SIDEE NOQDEEN
22:43
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 139 М.
JIRKADA WAA QABKEE. MIDABKADA KALARKA KU SOO BAXA MATAQAN
17:09
Hamda Home Decor
Рет қаралды 16 М.
DHIRIGALIN. NOLASHADA GORME BADALI KARTA
15:19
Hamda Home Decor
Рет қаралды 9 М.
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН