"Intii Muuse ka xanaaqday ee Waddani tagtay waxa hadana ka daba tagtay "Guddoomiye Xisbiga UCID

  Рет қаралды 14,104

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 56
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 2 ай бұрын
Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef 2 ай бұрын
Waa runta geesi qaraan Gulayso Gudomiye faysal
@MUKHTAARSDAHIR
@MUKHTAARSDAHIR 2 ай бұрын
ENG FAYSAL CALI XUSEN WAA NIN RUUN SHEEG BADAN WALHI WAA XAQIIQ WEYAN
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 ай бұрын
Kuwa Muse ka yaabay aya wadaniya maanta😅
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 ай бұрын
Hhhhhhh guuulayso Abti Ucid iyo Kulmiye ayanu doranaynaa❤❤❤🎉🎉soomaliland ha noolato 🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉
@mdh8066
@mdh8066 2 ай бұрын
Faysal sharing true facts!!
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Reer sland ninka u danaynaya mayaqaanaan tuugta iyo qashakinka ayay ka helaan
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 2 ай бұрын
Waxgarad faysal wuxuu istAhilaa madaxweyne
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Faysal Waan Wataa Walle
@AbdikadirOmer
@AbdikadirOmer 2 ай бұрын
Faysal cali waraabe runta ayuu ku adimaa ragii hore u fashilmay ayaa maanta naleh is badal ayaanu samaynayna Allaw Waadna aragta 😂 Wadankan cid Madaxwayne muuse u dhaanta Horeysa iyo Dambaysaba ❤❤❤
@Ragiihore
@Ragiihore 2 ай бұрын
Ciidagalahan maxaa ka siya waar ninka horta nafta u hura dadka kalana way idin raaciye
@MaxmedWarfaa
@MaxmedWarfaa 2 ай бұрын
Waa hadal taariikhda gaiay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Hadaad aragtaan Faysal oo Madaxwayne la heshiis ah waxa dib loo dhigayaa doorashada.
@MaxmedCabdi-x4x
@MaxmedCabdi-x4x 2 ай бұрын
Waaruntaa geesi dhalayi gull somaliland guul somaliland guul somaliland
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 ай бұрын
Faysal UCID cidlo ayaa ku dishay, waar reer Waddaniyo inyar ku sadaqaysta.
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalay
@Sinoy21
@Sinoy21 2 ай бұрын
Réer Somaliland waan ni salamaay suaal faycal maa ucid baa mise kulmiye iyo kaa tiirsanyahay, mise oodaaygu marki in badaan ku dhacaay doorashadi iyu hada kulmiye tageera , anu waxaan odhaan la haa faycal Waax meshaa ku ma haye uciid guudomiye kala haa so doorteen
@KhadarMuxumed-h8y
@KhadarMuxumed-h8y 2 ай бұрын
Wanu ka maqalay faysaloow adogoole garxajinimo ayaa nalogudiidanyahay ninka garab cararayay ee halka gaadhsiyay faysaloow waa adiga
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 intii MMBC uu ka yaabay baa waddani ku xaroootay waa cadho ururtay fariid geesi geesi dhalay Allah haku siiyo guusha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaxmedWarfaa
@MaxmedWarfaa 2 ай бұрын
Faysal waaruntii
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
ADEERKAY QOF KA DOQONSAN MAAN ARKIN . MAXAA MARKA U DANBAYSA UUN TOLKII LOOGU DIRAA IIMAANKA ALLE KAA QAAD
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 2 ай бұрын
Faysal please chanceka banee musharax Tayo leh oo reer awdala soo sharax distoorka Dalka hala furo somaliland lawada leeyahay hala helo hubaal qarankan waa la aqoonsanayaa. somaliland guul ilaahow dalkayaga noo ilaali cadaalad wanaagsanna naga sii
@cumarYuusuf-f1r
@cumarYuusuf-f1r 2 ай бұрын
Wa tuugti sisada Ku Gaban Jirtay Ayaa Shadh wadaniya so xidhay
@ibrahimabdalle2088
@ibrahimabdalle2088 2 ай бұрын
Markaan waa markii faysal Cali waraabe 13 November 2024 Wadanka wuu u samray runtii
@SamsamCabdi-gz5rp
@SamsamCabdi-gz5rp 2 ай бұрын
(Ilaahay baan idinku dhaariyeee) war ninkan waa cambayner
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 2 ай бұрын
Waakaa maalinta doorashada la soo istaadho ! Pre paid ! Ogow in 3 bilood kaddib aanad shir iyo madal dambe lagaa soo casual doonin waayo ma livid shay lagugu qaato ! Waa ninkii bixiyey waxan MOU lagu soo dhisay ee "Itoopiyan baa Soomaaliga iiga dhow !" You're gone mate
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Jawaabihii Hawadalaysu Marinjirey Miyaa?😂
@xabaalocasodaadmadhedh9
@xabaalocasodaadmadhedh9 2 ай бұрын
Afhayeenka kulmiye
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalaaay lakin maintain boqontaa iska goysaay somaliland ka goysaay waa markad ciroo no kentaay tasaaa ku seegtaaay silanyana xirsi bu kenaaay oo dalki hoos geyaay somaliland labadinubaa idinko qaranka jeceeel labada raaag baaad ku khaldanten inad saxadaa siyasadaa kenten lakin muse wixu ku ficanyihaahy loma dhuban karoo xitaa ki hunguri kula socdaay marki horeee ee somaliland qanjihisa dhafsanayn wu iska kartay ooo wakuwa cadowga la saftaaay .
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 ай бұрын
kow waxa la gaadhay xilligii uu Wadani ku wallici jiray ayaa la gaadhay
@HRU20
@HRU20 2 ай бұрын
CAAQIL, SULDAAN, GUDOOMIYE FAYSAL SHACTIROOLE..
@AbdirahmanHassanMohamed-l9l
@AbdirahmanHassanMohamed-l9l 2 ай бұрын
Wuxu hadal xumaa kan yaaa taageeri rabo
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 ай бұрын
Mr Raila yaanu war kudilin naso
@AbdihakiimAhmed-us4pq
@AbdihakiimAhmed-us4pq 2 ай бұрын
Adigu muuse maxa kudaba dhigey😅😂
@munirkh
@munirkh 2 ай бұрын
Faysal 😂 wuu fahmey Somaliland ta 😂😂
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 2 ай бұрын
Waarunta qabyaladu hadhado somaliland guul
@mohamedfirdhiye8119
@mohamedfirdhiye8119 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 aawe ragiii mesha dumarbaba iskugu yimid malaha rer halgesysa dumarka raga matala cajiib
@KhadarMuxumed-h8y
@KhadarMuxumed-h8y 2 ай бұрын
Faysaloow adogu bal dib isudhagauso
@abdifarhan8979
@abdifarhan8979 2 ай бұрын
Adeer imisa ayaad xisibkan hortaagnayd oo aad ka ahayd kaligii musharax😂😂😂😂
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 ай бұрын
Dee waa bahala galeen faysalow awoowe
@HuhaleWabeye
@HuhaleWabeye 2 ай бұрын
Caade qaate
@HamzeAbdilahi-q3j
@HamzeAbdilahi-q3j 2 ай бұрын
Geeeesi geeesi dhalay
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 2 ай бұрын
Ucid waa Qudhmiye yar
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 ай бұрын
G36 aya la kala furfuraya
@AxmedCuuyia
@AxmedCuuyia 2 ай бұрын
Dadka kaxishood
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 ай бұрын
Waar manta faycaaal wu cibadaystaay wadaani kabaha ayu la dul maraaay caadi bu u qawiyaaay
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv 2 ай бұрын
Fariid faysal cali waraabe wadaaani dhaba
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Maxaa ka hadal wanaagsan kaaaa
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 2 ай бұрын
Geesi
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Run sheeg badthy muwaadin mr faysal cali warabe waa madax waynaha next president muse bixi bulshada Reer Somaliland ha siinyaan codka sanadkani wadani runta Ayuu kasheegay ururka wadani warkisu ma cada wlee
@museomer9306
@museomer9306 2 ай бұрын
munaafaqaddu dhib badanaa
@Saajac2024
@Saajac2024 2 ай бұрын
CIROO WAA SIYAASII DEGEEN . ADIGUNAA DABEEL XAAGA AYAAD TAHAAY.
@HamseKhalid-xz2gs
@HamseKhalid-xz2gs 2 ай бұрын
Fayzalow adeer maso baxayside inaderka ciro uu haane isaga imika ugu cad cade
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Aabahaa bacaacda ka was doqonkii ugu horreeyey ee ilaahay abuuray
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
Wararkii u dambeeeyey ee Doorashadda Somaliland.
15:30
MM Somali TV
Рет қаралды 15 М.
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/2aad
56:08
MM Somali TV
Рет қаралды 95 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН