QEYBIHII HORE HALKAANN KA DAAWO PART 1 kzbin.info/www/bejne/nJzCZp14d8ymp68 PART 2 kzbin.info/www/bejne/rGnIY5WLma2ibZI PART 3 kzbin.info/www/bejne/pJinn5espLGWibc PART 4 kzbin.info/www/bejne/bGKmfYWfZa6pnqc PART 5 kzbin.info/www/bejne/nYrakJmlipKdras PART 6 kzbin.info/www/bejne/homviptjqKiXidk PART 7 kzbin.info/www/bejne/eqLFq4ikmal0ras PART 8 kzbin.info/www/bejne/iqbTkIyLl8SiitU PART 9 kzbin.info/www/bejne/pmizoZtuq5Z-fJI PART 10 kzbin.info/www/bejne/iJqvY3eKm5Wtd7M PART 11 kzbin.info/www/bejne/iJqvY3eKm5Wtd7M PART 12 kzbin.info/www/bejne/gHeTfYmIdp1pl5o PART 13 kzbin.info/www/bejne/h3zFhWR-n6djbdk PART 14 kzbin.info/www/bejne/hYqWYYWFndSjnZo PART 15 kzbin.info/www/bejne/nJfQkKeIaqt0rMU PART 16 kzbin.info/www/bejne/gKuuaIisadakd80 PART 17 kzbin.info/www/bejne/f3_NfYN7h7eKf5I PART 18 kzbin.info/www/bejne/Z6PbZo2qjqx5bdk PART 19 kzbin.info/www/bejne/oanPmXd8q6hqZ6M PART 20 kzbin.info/www/bejne/eIbZi3l-Z8apd6M
@ayanbadan38453 жыл бұрын
Suaal ayann qabaa mishankan halku ruunta ka keenay?
Inta uxiiste ani camal ismujiya 😭😭 walaal sida ad noga fikireyso adoo hergabeysan xitaa wad noso dubta video we love you bro 😎
@sihaammuhiim36033 жыл бұрын
Sbcribe isar walal
@rashkaboy9413 жыл бұрын
Dantisa Aya kujiro asiga lacag ku helaayo
@haliishqaali25943 жыл бұрын
@@rashkaboy941 Lacag maa lagu siina sxb hhhhhh
@rashkaboy9413 жыл бұрын
@@haliishqaali2594 meherka meeqo weye
@aftahkaramah53683 жыл бұрын
Walal hooyo mcn hadey ku nooshahay alxd dheh like na isaar👍🏿❤🙏
@sihaammuhiim36033 жыл бұрын
Sbcribe isar
@aftahkaramah53683 жыл бұрын
@@sihaammuhiim3603 DONE:
@sihaammuhiim36033 жыл бұрын
@@aftahkaramah5368 abowe wakusaray adina
@pinkgirl89692 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@SacdiyoMxmee10 ай бұрын
Alxmd
@Suhuur13 жыл бұрын
Is fashil lacag darteed ilaa qabtii 21 intii sidayada la socotay✌👍
@sihaammuhiim36033 жыл бұрын
Ku sali nabaiga scw sbcribe isar kheyrka fafiya walaal
@istaralimahamed27213 жыл бұрын
waan yaabay somalida dadka faidada leh een xasarada iyo buqa is qab qabsiga aan marna ku saqajamin maba tix giliyan sababta oo ah will kan wali ma arkin isaga ka hadlaya wax aan faido laheyn inta aan u jeedo waa qof faido iyo aqlaq leh wax caadi ah oo la daawadana keena mexeey tahay sababta aan xita 300 k ugaarsin la nahay cajiib koley anigu kama caajiso waaba suga malin walba
Hosow in aan tagero weyn aan u ahey legend Runti adban uga helaa Barnamijyadda tayada leh Iyo xirfada aad u ledahy #Social_Media Mar wan ku hanweynahy inan wada kulano
@xayaadmohamed28893 жыл бұрын
Mansha allh waanku haysta nosbadi abowe thnks
@abuukarseeko42223 жыл бұрын
Keep going pr ku aminsanahy🙏
@bilanomar99893 жыл бұрын
Hhh waa ku heestaa kashifaadaan😂
@falastinshieqsaalah32633 жыл бұрын
Bilaaw ilaahada wan lasocda👏 horey usoco bro😊
@anabosman77223 жыл бұрын
Masha allaha keep going walkey
@najmaahmed523 жыл бұрын
I like barnaamkan waa mirkii labaad een daawanayo lkn hada ayuu xiise badan ila laayahay hore soco wllo 😍
@footballgoals84103 жыл бұрын
Bro love isaac. Hasaw 🙏🙏🙏🙏
@FadumoHas3 жыл бұрын
asc barnamij ki qoor gaab aaway waan sugeeynee
@Umofficial31913 жыл бұрын
Ar galaa wakanaa wajigooda ilaahow Adigaa mahad iska leh o muslim naga dhigey Alhamdulilaah