No video

IQRA INDHO DEEQ | FARTUUN MAANTA IYO ANISA ARAGSAN | GUURKII RUNTA AHAA WAA LAGU RAFAADAY | 2022

  Рет қаралды 286,350

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

GUURKII RUNTA AHAA WAA LAGU RAFAADOO
REER LAMABA DHAQAN KARO
RAALLI YAA KU NOQON KARA
QAYRKAA LAGAA REEB
----------------------------
XUSUUSTI U DAMBEYSAY HOBOLLADA WAABERI
SAADO CALI WARSAME
QAMAR CABDULLAAHI
HIBO NUURA
--------------------- -
CODADKA CUSUB
IQRA INDHO DEEQ
ANIISA ARAGSAN
FARTUUN MAANTA
===
MUSIC: USTAAD SUBXAANYO
VR: SAALAX XASAN
CAMERA AND EDIT BY : KABACADDE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
---------------------------------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter : / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok : / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 123
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 жыл бұрын
Dookhaaga soo qor.. Maxaa kula roon?
@ibraahinmaxamad8032
@ibraahinmaxamad8032 2 жыл бұрын
Si kaste oo ay ahataba Gabdhehena Somaliyeed in lagu ciyaro sharaf maha Lkn hadii uu ninku Afarta isku dhaqi karo koleey oo uu xaqa simo waa ok in kasoo hableheena masayr jiro😎
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wow amazing keep going abdi Askari
@mohaaxedelta4040
@mohaaxedelta4040 2 жыл бұрын
HAL aya fiican
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Raaskii awoowyaageen. No 3
@najmoyussuf3841
@najmoyussuf3841 2 жыл бұрын
Raga tajirinta ila roon😌
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Inta badan dadka la xumeeyo waxa ay ubadan yihiin dadka wanaagsan waa sababta qalbiyada dadkaas mar walba uu dhaawac usoo gaaro lkn ogow ugu dambeyn wey guuleystaan daacadnimadoda awgeed, horay waxa loo yiri:daacadi ma hungowdo" Soo dhww wllyl ❣❣🙏
@deeqsandeeqsan2137
@deeqsandeeqsan2137 2 жыл бұрын
Waa run anigaa ka mida dadka dhibti ka gudbay ee guulaystay alxm
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
​@@deeqsandeeqsan2137 Masha Allah guul wllo
@xidighassan6222
@xidighassan6222 2 жыл бұрын
Saado cali labis iyo ciyaar kuma gaadhan iska daya saado cali Aun way xudukeeda wa xidhaday mar hore
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Woooow gabadha hibo nuura bajkeeda qaaday
@nimahassan6258
@nimahassan6258 2 жыл бұрын
Masha allah ❤ hesti macan iQra indho iyo anisa aragsan makala dacan labada fananinta
@cismaancabdixasan3741
@cismaancabdixasan3741 2 жыл бұрын
Labiskooda ka arkey inaysa Qayr sowadin fartuun manta wataa🥰🥰
@hibako872
@hibako872 2 жыл бұрын
😂😂💯
@fartunhajiabdi8701
@fartunhajiabdi8701 2 жыл бұрын
Qofta u horeesa wataa yaa ila mida 🤞💖
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 11 ай бұрын
Weli ismaad badlin miyaa sanad kadib 😂
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 жыл бұрын
Yaasalaam ku dhaqataa run.rabbina ku gu daro qayr.
@MaslaxinahXaamud
@MaslaxinahXaamud 10 ай бұрын
Heesti hoboladii waaberi walahi waa lagu ciyaaray heesaha sidan ka daaya
@haakimziyech1004
@haakimziyech1004 Жыл бұрын
Another leval gabadha saddexaad ♥️
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 жыл бұрын
Xishodka Rabi aya bixiyo walee . Hada Fartum manta xagey la'ada qurux , asturnan iyo wanag mogii.
@rahmaruuxii5777
@rahmaruuxii5777 2 жыл бұрын
Ma iydaa asturan nafteeda asturnaanata maba taqaanid tinteeda muuqto isku mid waaye iyga dhan
@nasraabdinuurnasraabdinuur4894
@nasraabdinuurnasraabdinuur4894 2 жыл бұрын
Ani wxan wataa fartuun🥰🥰💖
@salmamaxamuud3559
@salmamaxamuud3559 2 жыл бұрын
Xasuustii sada cali Iyo hibo nuura M.a si fican bey ukeneyn Sidi mamoyinkii hore
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
I still support the last words of the song and the great of what we have in our culture and deen Alhamdulillah
@copysulting
@copysulting 2 жыл бұрын
There's no culture or deen in this video
@muniishasharaf8855
@muniishasharaf8855 2 жыл бұрын
wow heesta barteda aye dhigen horay usocda
@sadiqjabey705
@sadiqjabey705 2 жыл бұрын
heestaan waxay kujirtay ruwaayadii Hablayow Hamaad Guursan doontaan
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Жыл бұрын
Kumay Kirin sxb waxay ku jirtay faladagan iyo kooxaha cusub hada ee cabaada .
@yusufabdillahigulled292
@yusufabdillahigulled292 2 жыл бұрын
Amazing style - keeping going sisters.
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 жыл бұрын
Anisa aragsan is the best😋😍 Labada kale xata uma dhowa originalka Xususta AHUN Saado Cali warsame, Qamar cali harawo iyo Hibo nuura❤
@foziamohamed7525
@foziamohamed7525 2 жыл бұрын
Inanta ugu horay ugu cod macan inkastoy kala dhicin Lkn iyada ka helay 😍🥰
@alimohamud1251
@alimohamud1251 2 жыл бұрын
Gabadha koowaad mageceed Saado wayla keeentay
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 2 жыл бұрын
Anigu Iqro ciyarteda kuheystaa 😂❤️
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Mashallah wa gabar cod mcn
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 жыл бұрын
hhhhhh heestan waxa lahaa team fayruus sheekh daahir hobaldi waberi hibo nuura harawo iyo saado cali
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 2 жыл бұрын
Iqra yarey Cod 100 💯 Jilinka 100 Barteeda dhigatay Keep going sister More so same heesahii Hore
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 2 жыл бұрын
Somaliya hanolato My Dhiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💟
@rayaanmohamed4730
@rayaanmohamed4730 2 жыл бұрын
gabadha dheexe qurux iyo cood wad ihaysaaa macanto hada laga bilaawo dageere ku ahy xageed kujiri jirty raga dajirintaa
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Cabdi askari wallo waxa fiican heesa hore marka soo cusboonay siinaysaan fanaaniin codkii keeneysa ina udhiibtaan iminka 3 dan hablood iqra mooye labada kale idaa faytay la adeen ayaan wadani baa halkeeda dhigi lahayd hadad kuso dari lahayd 3 marka dhib sassa may yeelateen
@hargeisabigboy4775
@hargeisabigboy4775 2 жыл бұрын
3da heesaya iyo taad soo waddo intaba, magaca fanaaninimada meel bay kaga dhaceenee xaal halooga soo qaado!
@najmaizmael
@najmaizmael 2 жыл бұрын
Ragg ma jiran Money 💴 waaye dookhu😂😂
@baskilyare
@baskilyare 2 жыл бұрын
Ta ogu fican wa ta danbe kana cod macan dhamantod
@nawaalqueen6433
@nawaalqueen6433 2 жыл бұрын
Iqra indho deeq 😙😙
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Another level 💯
@ikraancumar3203
@ikraancumar3203 2 жыл бұрын
Masha allah gabdha cidaha qabta kuleh ❤❤❤❤❤
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 жыл бұрын
Respec the song of old. ..
@izabela2633
@izabela2633 2 жыл бұрын
Hees cajiib ah waaye runti
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 2 жыл бұрын
Xasuusti 1 saada ali warsame 2 qamar c/laahi harawa 3 hiba nuuura Ruwaayadi hablow hadmad guursan doontan? ❤🇸🇴
@love_nature9606
@love_nature9606 2 жыл бұрын
Ani tii original kaan kuheesta 😍✨
@qoraneafrah5672
@qoraneafrah5672 Жыл бұрын
Iqro indha deeq❤
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 2 жыл бұрын
Naga xishoo Awoowe waan kaa xishonaaa mise waan kaa tagnaa deee
@abdikariimcawil9904
@abdikariimcawil9904 2 жыл бұрын
1=qomar harawo , 2=saado cali, 3=hibo nuura ruwaayadii hablayahow hadmaa guur San xasuus waaye
@Muudeboy
@Muudeboy 2 жыл бұрын
Waa heestii hibo nuura iyo maryan mursal & fadumo nakruuma
@Tayasiir
@Tayasiir 2 жыл бұрын
Maryan Mursal Qamar Harawo Hibo Nuura. Those were the original singers
@mm-ds5jd
@mm-ds5jd 2 жыл бұрын
Iqro waxa ay ku leedahay saameyn badan. Gabadha si fiican ha loo dhaqaaleeyo ABDI ASKARI TUBE family
@nastehaadan
@nastehaadan 2 жыл бұрын
Anisa aragsan is the best 👍🏽😍
@muusecumar2629
@muusecumar2629 2 жыл бұрын
Iqro indho deeq mooye labada kale uma haayo wax coda ama waabari so dhaweyo hatee maleh marka waxan leyahy hanaga cebeynaha hobaladii wacnaa
@geellesam
@geellesam 2 жыл бұрын
wajiyo xun
@sumaycadey2747
@sumaycadey2747 2 жыл бұрын
wlhi waa cajiib ilaahayow ooceeb astur wllayaal waxaan waa fadeexad eehalaga hortago please
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 2 жыл бұрын
Iqra please isdeji
@fardowsahanshi2855
@fardowsahanshi2855 2 жыл бұрын
Raas weyn kugeyo ayey aheyd maha raar weyn
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 2 жыл бұрын
Indha deeq meeshay joogto caajis maleh🙊
@boqaradarerbukeofficial
@boqaradarerbukeofficial 2 жыл бұрын
Mashaa alaah
@Medvictor1
@Medvictor1 2 жыл бұрын
wawww hees macan
@idrissabdillahi876
@idrissabdillahi876 2 жыл бұрын
Maha Allah cod macan oo dhaba
@rich9233
@rich9233 2 жыл бұрын
Heestii waa inacsiiyeen
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 жыл бұрын
MAANSHAA ALLAAH WALOW AYSAN CODKII GOLDENKA AHAA AYSAN KEENIN, HADDANA MAHADSANIDIIN OO XASUUS BAA DIB NALOOGU CELSHAY MAANSHAA ALLAAH!! IYO MARKAAN ANIGOO TEENAGE AH AAN KU GALAY RUWAAYADDAN XARUNTII SHANEEMA AYAAN EE MAGAALADAYDII KISMAAYO OO LAGU DHIGI JIRAY RUWAAYADAHA HOBOLLADA WAABARI EE MUQDISHA KA YIMAAD ABSULETLY GOLDEN TIME WILL COME BACK IA🤲🏾🤲🏾🤲🏾🙏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯✍🏽💪🏾✅🤩😍🥰😘💖❤️
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 жыл бұрын
Xasusto. Sado cali warsame. Qamar cabdilahi. Harawo. Iyo. Hibo nura. Riwayadi. Hablayahow hadmad guursan donta xasus. Hore. 🥺
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 2 жыл бұрын
Wow 🤩 download ka ufur plz
@kingbudeeye5202
@kingbudeeye5202 2 жыл бұрын
Iska sineyso waayahaye
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 2 жыл бұрын
WAALAGU RAFTAY HEESTAAN RUNTII. QAAB DARO. LAXANKA BAA LOOGA CIYAARAY. SADEXDOODABA WEY CEEBEEYEEN HEESTA.
@zamiyasm1920
@zamiyasm1920 Жыл бұрын
3 woowo.wlhi
@saciidmataanofficial
@saciidmataanofficial 2 жыл бұрын
Inaba caadi maaha
@keysomkeysom1187
@keysomkeysom1187 2 жыл бұрын
MAXAAN CAADI AHEEN MA WAXAAN MIYAAD KUQANACSANTAHAY KKKKKKKKKK CAJIIB
@fhfggfgl
@fhfggfgl 2 жыл бұрын
Wllom.a
@anigawaaye5739
@anigawaaye5739 2 жыл бұрын
War kuwaan wlh heesta wakufaadeen😃🤣
@muqtaarmuhudiin7493
@muqtaarmuhudiin7493 2 жыл бұрын
Runta marki laga hadlo gabadhahaan barteeri bey dhigeen wllhi heesta ee ka xishoo gabadha
@anigawaaye5739
@anigawaaye5739 2 жыл бұрын
@@muqtaarmuhudiin7493 ereyada 3daba way qaldeen heesta erayadeeda ayay qaldeen 3doodaba
@abdalakush8683
@abdalakush8683 2 жыл бұрын
@@anigawaaye5739 ok
@abdalakush8683
@abdalakush8683 2 жыл бұрын
Shuran
@nasrinabdirashid7787
@nasrinabdirashid7787 2 жыл бұрын
Xasuustii Sado cali warsame Qamar harawo Hibo nuura Ruwayadii hablayahow hadmad guursan doontan.
@fartunabdi5050
@fartunabdi5050 2 жыл бұрын
Walaaley heesta copyda naga cuna saado cali& hibo nuura
@arafatahmed2435
@arafatahmed2435 2 жыл бұрын
Reere badiye braq😂
@ubahsicid349
@ubahsicid349 2 жыл бұрын
Waad dadaasheen maansha Allah
@inasanyare3998
@inasanyare3998 2 жыл бұрын
Wlhi waa runtood hablaha
@calanlemedia7821
@calanlemedia7821 2 жыл бұрын
Wawo
@abdirisak31
@abdirisak31 2 жыл бұрын
Yeah ¡
@abdirahmanrossdorf1382
@abdirahmanrossdorf1382 2 жыл бұрын
Kuwan ifkana foolxumo iyo qaabdro Aakhirana illaahay bay isku direen
@kaysemuuse1268
@kaysemuuse1268 2 жыл бұрын
heesta iqara maxaa kalaso donteen
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
Is walaaqaa wax walba iiga daran balaayo idiin raaxeeysatay 😹😹
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 2 жыл бұрын
Last girl 👧👸
@hindaqaaali7458
@hindaqaaali7458 2 жыл бұрын
Hayaaay heestii way ku ciyareeen kuwan 🤨
@Youngmoha77
@Youngmoha77 2 жыл бұрын
Hamplyo 26-june ❤️🤚
@Boqorad333
@Boqorad333 2 жыл бұрын
waar heestii sawtaa la kufsaday
@deeqomohammed9322
@deeqomohammed9322 Жыл бұрын
Ar kuwan labis xuma oo hadana warle mesha la.imaden away mutide😂😂😂
@yossefsaidyossef5393
@yossefsaidyossef5393 2 жыл бұрын
Waxa aniga ila roon Hidaha yaan la dhalan rogin
@bilanstl8979
@bilanstl8979 2 жыл бұрын
Waaw
@saidahmed9791
@saidahmed9791 2 жыл бұрын
a cudu bilahi sawasa keep going ila narta ghabdow okay
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
Run mise riyo😉😊🤣🤣🤣🤣
@studioinaalioday6889
@studioinaalioday6889 2 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE WAR NINYAHAW GABADHA DANBI CODKA WAN KU HEYSTA SXB
@ahmedzackychannel2688
@ahmedzackychannel2688 2 жыл бұрын
Saxiiip saxiiip ayay kaga dheraynysaa Bila bill Bil Hinase Bila ciyaal Bila Maher ❤❤❤❤❤ Sida ma rabta Zaxiip zaxiip Ina ku wada nolano😁😁😁😁
@kasimhashi9959
@kasimhashi9959 2 жыл бұрын
Fanka qalad ayaa laga fahmey waxaan hees ma ahan ee waa madadaalo waxa ayna ku jirtey ruwaayaddii hablayohow hadmaad guursan doontaan marka waxa ay ku habooneed in ruwaayadda dhan la cusboonaysiiyo lkn ma ahayn in qaybtaan oo da'yartu aysan fahmi karin aad kaligeed la soo baxdaan
@ladanxaaji6671
@ladanxaaji6671 2 жыл бұрын
Wa runtaaa wallhi
@mushtaqabdinasirdahir314
@mushtaqabdinasirdahir314 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂waxan ma heesa hada
@nasrahirsi1798
@nasrahirsi1798 2 жыл бұрын
Mxy sheegysaa🤣
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
Waxa qalbigaaga kujiro oo ah nin taajir ah😂😂
@osmanibraahiim6523
@osmanibraahiim6523 2 жыл бұрын
Dhaqanka oo qofka aad is rawootaan in aan la idin kala reebin Not beeso
@farxaabdi7664
@farxaabdi7664 2 жыл бұрын
Iqro nocas mathy hhhhhh
@nasriaxmed9519
@nasriaxmed9519 2 жыл бұрын
waxay ila tahy in mid walba halki la roonayd lagaga dhawaajay hhh
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
Naag dhuuban oo surwaal xidhan lol Kuma soo baxayso.
@ahmedzackychannel2688
@ahmedzackychannel2688 2 жыл бұрын
Hayaay doliga🐀🐀🐁🐁🐁
@yowjii2804
@yowjii2804 2 жыл бұрын
iyado saan uqaawan ninkay rabto inuu gursado oo xaas unoqoto kuma ahaa tolow suasha ayan nafteyda isweydiye
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 жыл бұрын
Oo hadda tan kale diinta ka muuqata maxay tahay 😂 kuligood waa futo xumayaal
@zahradaher331
@zahradaher331 2 жыл бұрын
Fananitii heesta laha ma. Cood garaysiin sorry heesta wa bahdisheen
@abdullahiwarsame8322
@abdullahiwarsame8322 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@keysomkeysom1187
@keysomkeysom1187 2 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKK RAGA TAAJIRIINTA AH KUUMA BAAHNA ILEEN GUUR DHAB AH MAJIRO AYAAD KUHEESTAY HALABAASHAALO AYAAD KUQANACSANTAHAY MARKA WAXA ADIGA KULAROON RAG TAAJIIRIN AH LAMA ROONE GABDHAHA YAR YARKA IYO WIILASHA YAR YAR EE SOOBAXAAYA HANAGA DULEEN EE DHINAC INOODHAAF WANAAG SOOMAWADIDE (((( ALLE KACABSO OO DAMBIDHAAF WEYDIISO SURWAALKAAS AAD MOODO HADII AAD GASHATO I DEYMO BADAN LAGUGU LEEYAHAY ISKA DHIG EE ALLE CAFIS WEYDIISO ))))
@queennimcoqueen6286
@queennimcoqueen6286 2 жыл бұрын
Guur xalaala sootii lagu duceysan jirey🤔
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,8 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
IQRO INDHADEEQ FT NAJMA NASHAAD | NEW HIT KUN JEER KU XAMDI | MUSIC VIDEO 2022
7:02
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 15 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
ROODA KEYF WAAN DAREEMAY MAQNAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН