No video

HEES CUSUB XUSUUS NAJIIB ALFA & IQRA YAREY OFFICIAL 4K VIDEO (DIRECTED BY AFLAANTA STUDIO)

  Рет қаралды 3,227,967

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 2 000
@israbbeumuxayaad197
@israbbeumuxayaad197 5 жыл бұрын
Gabdhan ilkacase aya Si jes jes ah io nacayb ku jiro hesay Walibo asago wajigisa laga dhehanayo Inu bahdilayo Balse waxa ka dhaqay Najiib Oo Si gobanimo Ola Heesay fanan Somaliyed Gabar Xumsheyo Cawale iyo najib aanka arkay
@thegalabs
@thegalabs 4 жыл бұрын
Ilkacase waa reer miyi aan waligii dumar arag... ninka dumarka yaqaana ee la dhaqmay wuu xushmeeya, qadariya, kalsooni siiya. Waa astaamaha qofka ilbaxa ah lagu garto. Ilkacase inuu reer baadiye askari ah yahay waa hubaal. Kkkkk
@abdallasuldaan6880
@abdallasuldaan6880 4 жыл бұрын
@@thegalabs ..b
@fadumosiyad5653
@fadumosiyad5653 3 жыл бұрын
@@thegalabs ax CD b
@fadumosiyad5653
@fadumosiyad5653 3 жыл бұрын
@@abdallasuldaan6880 book Asc z a no .o ii I Pcc I.o
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 7 ай бұрын
Hhhh
@aminqalbisafi3363
@aminqalbisafi3363 7 жыл бұрын
*Iqra-yarey* wxey noqotay atariisho actor kasta ku hamiyo inu laso jilo hhhhhh. "Qalbigu wu kula socdaayo adoo isaluugin bbe jaceylka bogaaga seexi "... Aaax romantic! .... *Alfa* $ *iqra* nyc wlhi 👌👌😍😍❤
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Amin qalbisafi alfa ba kama yareesto asbo dumar badn aa ku hamiyo aan anigana indhaheyga ku arkay raga la jecelyahy waaye Labadoodaba alle hadeysto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Amin qalbisafi kkkkkkkk KAJOL ta somalida 😁😀😃😂😂SRK ka somalida noo dhiman
@nimcakay3958
@nimcakay3958 7 жыл бұрын
www
@idilqalanjo
@idilqalanjo 7 жыл бұрын
Amin qalbisafi kkkkllk
@abdirahmanjiimi9825
@abdirahmanjiimi9825 7 жыл бұрын
hdad walalkey tahy ama walshy tahy like ta isi aan Ku duceye wad mahadsan tahin
@hindaali5817
@hindaali5817 7 жыл бұрын
xidiga cadale Anaa walashaa ah
@abdirahmanjiimi9825
@abdirahmanjiimi9825 7 жыл бұрын
wan Ka filaye thanks wlshey
@hedhadumarkawahebadrabi6465
@hedhadumarkawahebadrabi6465 7 жыл бұрын
xidiga cadale hhhhhhhh wllo like MA cafimad ba laga hel
@khadraahmed7209
@khadraahmed7209 7 жыл бұрын
kkkk ma waxa layskugu ducaynaya like
@ifraaxabdulahi1794
@ifraaxabdulahi1794 7 жыл бұрын
aaaaaaaa
@KamalElmi
@KamalElmi Ай бұрын
Who is watching 2024 legend najiib alfa 🔥
@abdullahimohammedibrahim6568
@abdullahimohammedibrahim6568 7 жыл бұрын
Alfa waa Ninka badali doono legend Awaale 👌👌👌👌
@abdirahman2
@abdirahman2 7 жыл бұрын
firts comment halee codeeyo....
@haykamyare7778
@haykamyare7778 7 жыл бұрын
mchallaha axyaa sowaad
@ismaqurux2225
@ismaqurux2225 6 жыл бұрын
Abdirahman Muhudin 😍
@idris_solo5760
@idris_solo5760 4 жыл бұрын
2020 yailadawanayo liek 🙏🏾❤️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Me🤣🙈😔
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 жыл бұрын
Axxxx lakin waan cambareeynaa najiiboow inaad naagta saas iskugu dhajisid i feel maseer 😢
@Asli256
@Asli256 7 жыл бұрын
Intisaar Ahmed hhhhhhhh
@nadiraadam6166
@nadiraadam6166 7 жыл бұрын
Intisaar Ahmed wan kula dareene adigo kaliya maha xbbti😣😣😣😣😣
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 жыл бұрын
nadira adam kkkkk ninka naagta aan kasoo ceshano xbbti 😂
@nadiraadam6166
@nadiraadam6166 7 жыл бұрын
Intisaar Ahmed saa weeyan xbbti
@sayidmohaadam2991
@sayidmohaadam2991 7 жыл бұрын
Intisaar Ahmed ani yaaa iga kaa xigo saas cml maa kuu kla kiciyo peelooy
@loveinaabdiruun9894
@loveinaabdiruun9894 7 жыл бұрын
Aniga waan cusbahay bal isoo dhaweye asxbta like ha Ila dhafin waan Ku baryaaa
@nejmahassan6621
@nejmahassan6621 7 жыл бұрын
Loved ❤️️ it 😭❤️️ but Najib's voice thou danmmmm😭🔥❤️
@tiktokfunclass5062
@tiktokfunclass5062 3 жыл бұрын
Hhhhhhh😅😜 suurahay yare 😏
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
romantic weeyi wlhi heestu xaaaaaaax 😍😍😍😍
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 7 жыл бұрын
Aamiin khadar adi lee ba og inee romantic tahay it's hot😍😍😍
@maxameddauud8894
@maxameddauud8894 7 жыл бұрын
hhh haa nio romantic dhaafty 😂😂😂 hees shidan
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
ishwaq Mohamed hot may gaadhine kada wa romantic uune
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
Maxamed Dauud sow ma aragtid
@fowsiyaabdullahi6495
@fowsiyaabdullahi6495 7 жыл бұрын
Aamiin khadar beeentaa maha runtii jcylkaga bogaaga seexi mcn romantic
@yahyecabdullahi2481
@yahyecabdullahi2481 7 жыл бұрын
macalinka xisaabta baa maalin walba igu dhaha doqon baa tahay xitaa 100 like youtubeka kama heshid marka waxan rabaa inaan tuso isagu inuu doqonyahay
@sihammohamed496
@sihammohamed496 7 жыл бұрын
taan nin kasta ku soo caab baxayo kkkkkkkk
@MoMuslimiano
@MoMuslimiano 7 жыл бұрын
wooooooooooooooooooow waa hees shidan
@mohamudjimale1981
@mohamudjimale1981 6 жыл бұрын
😂😂😂
@adoonalleguuleed800
@adoonalleguuleed800 6 жыл бұрын
Yahye Cabdullahi kkkkkkkkk
@ayanluckyy
@ayanluckyy 6 жыл бұрын
Yahye Cabdullahi hhhhhhhhhhhh
@Hanuuniyamedia
@Hanuuniyamedia 7 жыл бұрын
iQra yarey wala isku heysta baryahan mar iidle marna ilkacase ugu dambeyn Najiib Alfa Garoonka la wareegay Garka ku xog xoga najiibow nijastan😂😂😂
@Hodman-hx2kb
@Hodman-hx2kb 7 жыл бұрын
ismail Adow ilahey dartiis ku qaaado
@yusufadan8779
@yusufadan8779 7 жыл бұрын
ismail Adow hhhh ok
@bahjabatran3710
@bahjabatran3710 7 жыл бұрын
ismail Adow hhhhhh shekadha maa illahey dartisa mey mareysa
@Hanuuniyamedia
@Hanuuniyamedia 7 жыл бұрын
BAHJA BATRAN hhhhhhhhhh
@bahjabatran3710
@bahjabatran3710 7 жыл бұрын
ismail Adow adhige dee illahey dartis waan kugu siyee
@dadkasootahriibmarkayyurub8602
@dadkasootahriibmarkayyurub8602 7 жыл бұрын
iam from D.R.C Congo and i love Somali people elso i like Somali Songs
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Koow.
@ahmettak1
@ahmettak1 2 жыл бұрын
I watching 2022 Aflaanta studio another level always❤️✊
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
iqra Yareey waayahan ayada Champion Hogaamineysa dowlo
@TheSkillFuI
@TheSkillFuI 7 жыл бұрын
KKKKKKKKKK AYADA AYEY SUUQA UU SHIDAN TAHAY
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
aad iyo aad waa tagersanahay kkk
@filsan7722
@filsan7722 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo aad iyo aad😅😅😅😔❤
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
filzan cadey adi lee bareejeyn kara iqra kkkk
@saidcade2368
@saidcade2368 7 жыл бұрын
yurub iyo america loga imada iqra yareey in lala heeso suuqa u shidan
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 7 жыл бұрын
The best song really * hadaan sabab leysku dooran sun buu dhalaya jaceylku* shuf kuso dheh like-da aboowayel-abaayoy
@thegobfilms7101
@thegobfilms7101 7 жыл бұрын
sxbiyal manta waan sodheradaay hee like waa xagiina leee
@ashaahmed3892
@ashaahmed3892 7 жыл бұрын
waa gabar fiican iqra day fiirineeso hor markeed big love this song✔✔✔✅✅✅✅🔥🔥😍😍😍
@mohamedhussein3446
@mohamedhussein3446 7 жыл бұрын
axyaa ereyo miisaaman abwn qli ah ba kufarayareesty xarakaadka labadan fanaan aad bn uladhacy atarishada iqra caadi mhn god job ader
@abdimalikahmed6785
@abdimalikahmed6785 7 жыл бұрын
Abwaan mohamed hussein kkkkk kkkkk mad la dhacday adero
@saidali5400
@saidali5400 5 жыл бұрын
Cameramanka heestan duupay wan dhaliilaya heestaba ma daawan kartid manta dhanba wa bilik blik leh waxaas ka saar sida kle waa bello duupistuye awoowe
@Hawd
@Hawd 5 жыл бұрын
Horrible editing
@liineymohamed3789
@liineymohamed3789 4 жыл бұрын
Said Jaanbiir 😂bilik bilik
@Mukiii123
@Mukiii123 4 жыл бұрын
Cᴀᴍᴇʀᴀ ᴍᴀɴᴋᴀ ᴍᴀᴀʜᴀ ᴇᴇ ᴡᴀᴀ ᴋᴀ ᴇᴅɪɴᴛɪɴɢᴋᴀ
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Noi qofku indhuhu na xanuniyey
@ezmaildrahmn2695
@ezmaildrahmn2695 3 жыл бұрын
Var ta hhhh
@gadiidwardheere6886
@gadiidwardheere6886 7 жыл бұрын
xoog ayaan wataa adiga firi like saar sooo kuma oran 😂😂😂 saar hee like masakinkan wax kale shego waye 😂😂
@haniahmed6456
@haniahmed6456 7 жыл бұрын
gadiid wardheere hhhhh wakusiiye ho hana goosanin le bas hh like ta aymahan xa lgu arkay yapaye
@hajisacad9880
@hajisacad9880 6 жыл бұрын
gadiid wardheere
@faraxj5329
@faraxj5329 2 жыл бұрын
2022 still it's hot 🔥 song Ninkaana quruxdiisu waa wax kale masha allah
@nimcancabdi837
@nimcancabdi837 Жыл бұрын
Waa matankaygii😅😅
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
#Ninkan wan jeclaa lkn #naagtaa iqra la dhoho iga qaaday #waaga 2017 lkn ma jecli #sanadkan uf 28/12/2019 yaa dawan heestan sanadkan #dhamaadkiisa 2020 wixii dawanaya wn #salamayaa DADKAYGII ✋✋
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 3 ай бұрын
Yaah
@farhiyoahmed519
@farhiyoahmed519 7 жыл бұрын
Loved the chemistry between them!😜 Hees quruxbadan well done Alfa N Iqra 👏🙌👏🙌👏👏👏😍
@ahmedrashid5668
@ahmedrashid5668 Жыл бұрын
Wali manoshahay😂
@Calicali-jz9tj
@Calicali-jz9tj Жыл бұрын
AbdlrazaaHassan
@faraxsansidahooyadedfarxiy2185
@faraxsansidahooyadedfarxiy2185 7 жыл бұрын
Inta iga danbeyso like ha isaarto somaalinimo adiga fiirinayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farxiyoahmed9339
@farxiyoahmed9339 7 жыл бұрын
Xasidka heesaha farxiyo good 😊 allah ha edanka qabto 🙏🏿🙏🏿 Hestan waa igu socoda tlhi thnks najiiib and queeen iqro😘🌹🌹👈
@cabdisalaanaden3447
@cabdisalaanaden3447 Жыл бұрын
aduunyooyo xaalka ba 2017 heestan xasus bay iigu ladahy maraam hargysa ka soo wareegay burco imi💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@samsalat9155
@samsalat9155 7 жыл бұрын
Fananinta murusade qurux iyo codba laguma gaaro hanuuniye c/qadir jubba lafoole fiska farxiya kabayare najib alfa nadiira neyrus😍😍😍
@qubqac9913
@qubqac9913 7 жыл бұрын
boqorada galmudug, waxaa ka tagtay kuwo badan, intaad sheegtay in ka badan ayaa Murusade ah oo caan ah
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
ciyaal like maanta wan so dheerade igu yaaca ana 😂😂😂😂😂
@farhioabdihamiid7852
@farhioabdihamiid7852 7 жыл бұрын
Aamiin khadar firi canugoo itâkeskus jooga ma thy oo harqaan ka heesto
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
farhio abdihamiid inader ma fahminba wxd tidhi 😂😂😂
@farhioabdihamiid7852
@farhioabdihamiid7852 7 жыл бұрын
Aamiin khadar canugoo Helsinkida shishe jooga ma thy an ku dhahay oo shalay canbuurada an ka tolanaynay
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 7 жыл бұрын
farhio abdihamiid 😂😂😂😂😂😂 may wll ma ihi
@farhioabdihamiid7852
@farhioabdihamiid7852 7 жыл бұрын
Aamiin khadar hahaha xaa ku qososhe he ma ihi le ma kugu filnoone anyways wxn ka xumahay inan ku mashquliyay
@mustaphecasse4770
@mustaphecasse4770 6 жыл бұрын
I was remembered when i was in addis abba. Me and my wife we are listen this song mansha allah
@ahmed_weliabdulahi4254
@ahmed_weliabdulahi4254 2 жыл бұрын
Now where are you?
@donotraisememoneyraisemepeace
@donotraisememoneyraisemepeace 7 жыл бұрын
like so raadsadey igu deeqa jigjiga, hargeysa jabuuti garrisa muqdisho ❤❤❤
@museyusuf2030
@museyusuf2030 7 жыл бұрын
nasteha queeny kkkkkk like lee miyaa raadineysa
@hanadabdikariin2247
@hanadabdikariin2247 7 жыл бұрын
like doon lee maa eheed
@mariyahassan1910
@mariyahassan1910 6 жыл бұрын
😂😂
@mohamedkulmiye4201
@mohamedkulmiye4201 6 жыл бұрын
muuqalkaan iidle yare halaga qariyo
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Waaaw NAJIIB ALPHA HADAAN SABAB LAYSKU DOORAN SUNBUU DHALAYAA JACAYLKU YAA DIB UDAAWANAYA 2021
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
17.12. 2022 Yaa ila Dawan Caashaqu wa sayma roobad haduu helo saamigiisa 🥀
@garad5158
@garad5158 7 жыл бұрын
Second liketa ha ila dhafina
@amiinadan1080
@amiinadan1080 7 жыл бұрын
ku.soo.yaàca iqra iyo alfa mabruuuk😆😆😆😆😆😆😆
@ilyasyare3479
@ilyasyare3479 7 жыл бұрын
iqra yareey waa nambar sagaal qarsoon tlhi. ciyaal like pls don't hit like waan necbahay.
@ayaanitasweetgirl7978
@ayaanitasweetgirl7978 7 жыл бұрын
walalyalow aniga like darteed Meshen o imadeee bal somalinomadina an arko five hundred like rabaa qofkasta haisi tabto😂😂😥😃😃
@saidudinmahamed3730
@saidudinmahamed3730 4 жыл бұрын
Qalbiga wuu kula socdaaye adoon isaalugin baybi jacylka bogaada seexi Like me
@Shaffimedia
@Shaffimedia 7 жыл бұрын
nabadon najib alfa naga qabo qoftan yan gursanine hadi kale cabdow ayn uyeraya o ka shaqo sanayo kkk waa kaftamayay lkn hestu cadi ma ahan mansha Allah nic super start
@firstnotsecond4572
@firstnotsecond4572 7 жыл бұрын
Ayeydiin cune like ha ila dhafina Rajan ka leye
@aestheticsbody6360
@aestheticsbody6360 7 жыл бұрын
Reer xamar/putland/jubaland/galmudug/hiraan state idin aaway #LIKE maidinka hayo. Idin meeeh?? Like igu sadaqaysta N/b Qawdan like kama rabo🙄
@rramishrramish5625
@rramishrramish5625 4 жыл бұрын
👌👌👌❤❤❤👍mcn wayye histan xaaax
@cabdiraxmaanileeyetv1733
@cabdiraxmaanileeyetv1733 7 жыл бұрын
qofki u imid inu comments akhriyo fadlan like saar comment gan hhhh
@tiinaali5560
@tiinaali5560 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan ileeye aqris kujiray waiga qastay hhhhhhhhh
@cabdiraxmaanileeyetv1733
@cabdiraxmaanileeyetv1733 7 жыл бұрын
hhh
@canabcusman109
@canabcusman109 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan ileeye hhh Wn ku saary
@zalmasaleban9902
@zalmasaleban9902 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan ileeye hhhh comnt akhria usogalayba hadiyad kaga dhigey likta
@cabdiraxmaanileeyetv1733
@cabdiraxmaanileeyetv1733 7 жыл бұрын
zalma zaleeban salan sare
@nadiramadruunadira5643
@nadiramadruunadira5643 7 жыл бұрын
ooh heesta hadal ma karayso so cute wllhi muqalkaa ka daran ani waa ku haysataa heestan
@chuchujaybaz1016
@chuchujaybaz1016 6 жыл бұрын
nadira madruu nadira
@newage1393
@newage1393 7 жыл бұрын
waa heesta kaliya aan la dhacay, la kacay, la kufay in 2017-5-5 iqro yareey sanadkaan dhaxdiis laba fanan waalan isku heshay. dadaalaa wuu hela waxkalana waan kaa sugna. sxpkeey iidle yare alla ka waraabsho. fanaan saan lee haka noqdo hadii kale haka saqiiro......Aflaaanta......Studio thank yu for the upload.
@faizabeela5731
@faizabeela5731 7 жыл бұрын
agaah islaantan beryahan nicki minaj ee bareejeynosa maa is dhahdeen😂😂
@yasminlove9516
@yasminlove9516 7 жыл бұрын
Faiza Filsan hhhhhhhhh aad iyo aad twin ass yartan cadi mahiin 😂😂😂😂
@dhana7566
@dhana7566 7 жыл бұрын
Faiza Filsan heheheh. Nicki Minaj in 2013-2014 camal waye
@dhana7566
@dhana7566 7 жыл бұрын
Faiza Filsan heheheh. Nicki Minaj in 2013-2014 camal waye
@fathiamohamed9448
@fathiamohamed9448 7 жыл бұрын
www💖💞
@dayax1411
@dayax1411 7 жыл бұрын
hees XXX IGA dheh😎 hadaad u soo gashay wax akhris like igu salaan 😂😂😂 bakhayl ha noqon
@dayax1411
@dayax1411 3 жыл бұрын
@Imaan Ahmed waaa iska fahmi hadaad iskaabulo tahay 3 years kadib ina isoo xasuusisay heestan waa mahadsantahay
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
@@dayax1411 ane after 5 months kuso xasuusiye iimahad celi🤣🤣
@pauldenver4319
@pauldenver4319 3 жыл бұрын
A tip : you can watch series at flixzone. Been using them for watching a lot of movies these days.
@cainroberto1173
@cainroberto1173 3 жыл бұрын
@Paul Denver Definitely, I have been using flixzone for since december myself =)
@xawojamac8077
@xawojamac8077 Жыл бұрын
@@farhiaali8967 hi queen
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 жыл бұрын
❤najiib iyo iqra❤
@fggbbsbsbbzd8917
@fggbbsbsbbzd8917 6 жыл бұрын
.
@mohamedcanbur5817
@mohamedcanbur5817 7 жыл бұрын
anigiyo iqra hees soo wadna tu kafican najiib iyo qays. markaa. liketiina anaa iska leh
@mimirow4454
@mimirow4454 7 жыл бұрын
Hadan samir lagu wadeynin wuxu ku dumaa sahaloo... wow beautiful lyrics voice and singers 💙💖
@alaninromanticahjecliyaa1214
@alaninromanticahjecliyaa1214 7 жыл бұрын
maseeyr ayaa igalay waan xinaqay oh sorry najiib saan maxaa ka wadaa ok like
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 7 жыл бұрын
ala nin romantic ah jecliyaa hhhhhhhhhhh kaaalay
@dacuufajaay5856
@dacuufajaay5856 6 жыл бұрын
calosha ihurisay Waxan Wa jiliin Lee
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@diijeyjii4635
@diijeyjii4635 6 жыл бұрын
ala nin romantic ah jecliyaa kkkkkkkkkkkkk
@Shiine-daacad
@Shiine-daacad 6 жыл бұрын
ala nin romantic ah jecliyaa aniga cml sow maaha kaalay ana ku maser tiraaye
@yahyaahmed7947
@yahyaahmed7947 7 жыл бұрын
shalay ilkacase mantah najiib Alfa wallaly tuf aa rabtaah Rix rixow laga gubo waye 😁😁😁😁
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 7 жыл бұрын
Yahya Ahmed hhhhhhhhhhhh
@amiiraahmed1754
@amiiraahmed1754 7 жыл бұрын
Yahya Ahmed 😂😂😂😂😂😂 maka yabtay
@yahyaahmed7947
@yahyaahmed7947 7 жыл бұрын
Amiira Ahmed kal iyo lab weliba 😀😀
@TheSkillFuI
@TheSkillFuI 7 жыл бұрын
KKKKKKKKKK SHEKADA KII KU LEH AYA LEH WAYE
@deeqoqurux5831
@deeqoqurux5831 7 жыл бұрын
Yahya Ahmed kkkkkkkkkkkk yaaaa maxaa tiri
@kalafazii7055
@kalafazii7055 7 жыл бұрын
iqra yareey waa ka baxsate ma isdhahdeen malmahan fanka, Mar ilka case iyo Mar najiib Alfa laba hees best waaaye hadaa igu raacsan tahay like iisaar
@falisyareyismail6870
@falisyareyismail6870 6 жыл бұрын
Hambalyo ilove you
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
romantic❤ar hestan najipow isku arosa❤wabad Nagu kickicizeene😘 agaah agaah awga la janeye❤
@hassanameen3830
@hassanameen3830 5 жыл бұрын
Qalbiga wa kulasocthaa athoo esulugin bbe, jaelku bagatha sii,....waaaaaw ilyk it very nice . Hora usoctha
@mohanor3181
@mohanor3181 7 жыл бұрын
waxa loo wada ordayo waa like iisobaasa ana😂😂😂😂
@amiirliibaan6050
@amiirliibaan6050 6 жыл бұрын
Hadaan sawab lisku dooran sun buu dhalayaa jacylku hadaan samo lagu hashiin waxuu kadhacaa salaamo hadaan samir lagu wadeeynin waxoo ku dumaa sahal hadaan boga lagu sideenin waxaa siga Xaasidkiisa axdiga waan kuula sidaa......❤️❤️❤️ Best song
@inaisse947
@inaisse947 7 жыл бұрын
ayantan Iqro Yarey ay Maqayada u shidan tahay!! Like ta Haila gafin.
@mahamadabdiali7468
@mahamadabdiali7468 6 жыл бұрын
guleed simba
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 5 жыл бұрын
Fanaan Sare Najiib Alfa 😍 iyo Fanaanad qaali ah Iqra yarey ❤️ . Hees iyo bar 😍👏
@xadiyocise6769
@xadiyocise6769 4 жыл бұрын
Najiib.dhaladkii.hawiye
@abdiamericoameriko9435
@abdiamericoameriko9435 7 жыл бұрын
aqrayarey lama kala ayaamkan marba mid lkin waa inaa tagaa nairobi iswaayi maynee kolyba waa hambo eh ,,, waan soo socda kowdheh iqra yarey
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 7 жыл бұрын
the best songs ever walhi cadi mahan labadaan faanan
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
ani in aan comment aqriyo lay u imaaaday like marawo aqra horay u soco berina guuled simba la imaaaw
@naimamohamednaimamohamed4965
@naimamohamednaimamohamed4965 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dawanaya heestan🥰😊
@daadaxznali3080
@daadaxznali3080 7 жыл бұрын
Najiibow ana izku ka wadee wxy nagta sidad izkugu dhadhajineysaa like igu qapta Ilhy ha ina barakeyeee
@bashkajonjo6154
@bashkajonjo6154 7 жыл бұрын
iqra yarey turux tlhi.... intii jirka jclatay like Saar heee ✌✌🔥💯
@wizz1072
@wizz1072 7 жыл бұрын
KZbin wlh kuwa dhex seexdaan shaqo malihidiin miyaa horta igu QBta Like 👊👊👊👊
@TheSkillFuI
@TheSkillFuI 7 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKK
@abdifatahnoor468
@abdifatahnoor468 7 жыл бұрын
please su aal aan qabaa:qof ha ii jawaabo like👍 saan qof kasto ugu saarayay aniga yaa isaarayo👊 oo neh maxaana laga helaa like tan baas oo kii iga danbeyo haa ii saaro😂😂
@hidayamohamudmohamed7278
@hidayamohamudmohamed7278 7 жыл бұрын
abdifatah noor hhhh like aynu wareeriyeen malaha waxbaa loogu shegay yaan lagaaga hormarin😃😃😃😃😃
@gabadhajclwilashasomalida3997
@gabadhajclwilashasomalida3997 7 жыл бұрын
abdifatah noor Kkkkkkkk Maxamed anaa horta yabay bro mxaa laga helaa
@abdifatahnoor468
@abdifatahnoor468 7 жыл бұрын
Hidaayo Maxamuud hhahahahahaah ani xita wanbo yawe
@abdifatahnoor468
@abdifatahnoor468 7 жыл бұрын
Layla Dhahir waxi laga helo ana kuso oganayo iska suug lee
@gabadhajclwilashasomalida3997
@gabadhajclwilashasomalida3997 7 жыл бұрын
abdifatah noor abdii jwb dag dag ah iyo wixi laga helo
@aaminahassan8274
@aaminahassan8274 7 жыл бұрын
woow hees iyo labo wixii laangaaba like isaara😂😂😂
@bashka2771
@bashka2771 7 жыл бұрын
Aamina Hassan
@bashka2771
@bashka2771 7 жыл бұрын
Aamina Hassan jeclel. Walba
@barniarale4253
@barniarale4253 6 жыл бұрын
laandheer iyo laangaab inta undhaxeysa anoo ah waan kuu saaray liketii
@sofiasofia8810
@sofiasofia8810 6 жыл бұрын
Aamina Hassan hhhhh
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 7 жыл бұрын
Axdiga waan kula sidaaye ahoow sidig igu mataana xasuus sawirkeyga heeyso😍😍😢
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 11 ай бұрын
Heestani waa cajiib fahmaya fahmaya❤ ohow waa sahan gobeedo waxa sunta ruux yaqana😮
@rossrays695
@rossrays695 7 жыл бұрын
Quruxlow masha Allah qosol kiisa quruxbadan waa nocaygii wiiil kaan
@rossrays695
@rossrays695 7 жыл бұрын
qaad iska ilaali please yuu afkaas shidan ka noqon qashuush I hate nin ilko jajaban alpha masha Allah afkagaa qurux
@samiiraabdiibraahimmohomed7876
@samiiraabdiibraahimmohomed7876 7 жыл бұрын
Najiiiiiib 😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤
@nessa7926
@nessa7926 7 жыл бұрын
bisinkah hees iga dheh wlyaal liketaan aakuwada walateena bal ana itusa waxa laga faaido mcnha isaara😂😂😂
@engsancaawi2835
@engsancaawi2835 5 жыл бұрын
waxaa nasiib daraha nin iyo naag kala xaarana oo sidaa isku ha sory
@abdihakimsankus617
@abdihakimsankus617 6 жыл бұрын
Rag manoola wlhi iqra yarey Illah waaku arkooya
@Hoodocooking
@Hoodocooking 7 жыл бұрын
Eesh qiyaasak heestan waan uqiray EREYADA,LAXANKA,MUSIGA,CODADKA Kuwan ookale ayaan rajaynaynaa inaad soo duubtaan
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 7 жыл бұрын
waryaa heestu way shidantahee war abti like isaara heesta uma jeede likeba rabaaye
@macanbadaney3823
@macanbadaney3823 7 жыл бұрын
qalbiga wukulasocdayo adon isaluugin bby jclyka boogaga seexi ax cala hees like isaara wllyaloow
@fatmaadan6867
@fatmaadan6867 7 жыл бұрын
somalian queen never seen before Iqra yarey 😍😍😍
@ismacilomar3017
@ismacilomar3017 7 жыл бұрын
aryada iqra yarey wax kale noqotay waxay marey in canada iyo mareykan loga imado masha allah like haligu qabto
@anisa2028
@anisa2028 7 жыл бұрын
Najib alfa waa wiil xiishonaya sidii gabadha sii fiican ula heesayo. Ilkacase iinu daydo najib alfa ayaa wanagsanayn lahayd. Naagtan waxan ku nacay nin walba waay isku dhejinaysey.
@hawiyeboy7997
@hawiyeboy7997 7 жыл бұрын
waraa hawiye bes Lee like haii saaro faqashtu haiska heestan like tooda
@hadraawiomartarabi9176
@hadraawiomartarabi9176 7 жыл бұрын
qofkii ugu danbeeyay ee dawado ahay plz liketa haila dhaafin
@hamdaqueen852
@hamdaqueen852 7 жыл бұрын
Iidle yare disliked this song 😂
@dayurmohmoud7149
@dayurmohmoud7149 7 жыл бұрын
ma najiib alphaaad isku wadey
@young__mali6052
@young__mali6052 6 жыл бұрын
hamda queen Lol 😂😂😂😂😂 meel dhera wax karagta
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@saaramaxmuud3728
@saaramaxmuud3728 2 жыл бұрын
Heestan ano yar 2017 ayaa walaladey dhageysan jiren mantana wa tan ana dhageysan akhiro saman😩😔
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 3 ай бұрын
Heestu waba romantic socon🙂Soo anoo Single ah durba la ima dhex yaacin Lol😂😂
@loverboy-nu7gd
@loverboy-nu7gd 7 жыл бұрын
like isiya ma in dhahayi lkn iska ke siiya😂
@TheSkillFuI
@TheSkillFuI 7 жыл бұрын
WA IGU OGTAHAY ADO SO DAHAY MIYA LIKE SII RABTA
@loverboy-nu7gd
@loverboy-nu7gd 7 жыл бұрын
adi hada i sarenin horay uga soco .warka iskada
@daacadboy9126
@daacadboy9126 7 жыл бұрын
halima 😂😂 wa ogahay
@shanlystedahiralshukri4307
@shanlystedahiralshukri4307 7 жыл бұрын
Daacad Boy intana majoogta lol 😂 daacad
@mohamedhersi8653
@mohamedhersi8653 5 жыл бұрын
Najiib xaguu ka dhacey lama hayee
@ahmedyahya2208
@ahmedyahya2208 7 жыл бұрын
this song fits the concept of the video perfectly. well done najiib alfa and iqra yareey.
@Calicali-jz9tj
@Calicali-jz9tj Жыл бұрын
AbdlrazaaHassan
@somaliangirl150
@somaliangirl150 4 жыл бұрын
Fanaaninta smasliyed madhaliilayo lkn hesahooda mqal ayy kunuuraayn😍😍😍😍😍😍😍
@queenhurrah2762
@queenhurrah2762 7 жыл бұрын
Qalbiga wuu kula socdaayo aado isa luugin mcn jaceylka bogaaga seexi 😇😇👏👏👏👏👏👏 💯
@mohamedabdinour730
@mohamedabdinour730 7 жыл бұрын
Inta iga danbaysa like haila dhafina
@samracaydarus4508
@samracaydarus4508 7 жыл бұрын
Mohamed Abdinour adigana igu qabo hee
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 7 жыл бұрын
Waaaaw nice song 😍❤️
@abdulahiahmed1101
@abdulahiahmed1101 7 жыл бұрын
woow way shidantahay heetan wllo like dhaha plz
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 7 жыл бұрын
runtii saaxiibaday iqra yaray waa sii shidatay dhan kasta hada eeg waxay la soo heestay fanaan badan oo somali ah kan mid uga shidan sxpkay nagiib alfa hambalyo leeyahay jacaylka korkiina wada seexiya iqra iyo nagiib.
@fathielmi4776
@fathielmi4776 7 жыл бұрын
Qatar hees shidan.alf najiib ma ka dheer yahay wiilasha horey ula heestay Iqra yarey,mase anaa mooda.
@xidigtawartanabada3145
@xidigtawartanabada3145 7 жыл бұрын
Qalbiga wu kula socda ado isalugin bbe jecelka bogada sexi ax ax hello bbe ma i maqasha
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 7 жыл бұрын
nayrobi qofki yimadaba bajaqdan wa la hesaya ana wa imana 😂😂👈
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 7 жыл бұрын
mohamed B luetooth bajaqdan waa shidntahy maaha
@sucaadhillowlelajecleey4728
@sucaadhillowlelajecleey4728 7 жыл бұрын
mohamed B luetooth cood ma heysa maraxoow😀😀😀😀😀😂😂
@ccmwaxwalboooshedan5453
@ccmwaxwalboooshedan5453 7 жыл бұрын
heestaan Mar hore miyaa ama way cusubtahay hee
@somaliagirl8731
@somaliagirl8731 7 жыл бұрын
wwww iqro yareey wayahan wee na wax kaleeyneysa horay u soco fanaanada Kaliya ugu shidan Nairobi iqro khaajal iyo najiib alfa heees laga yaaabe Aa lasoo kacdeen cadawgiina u noolaada yaqeey my fanaaniinteena❤❤👏👏👏👌✌
IQRA YARE HEES CUSUB WEHEL OFFICIAL VIDEO 4K 2018 BY AFLAANTA STUDIO
5:53
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 44 МЛН
NAJIIB ALFA - DHISAAY - OFFICIAL VIDEO HD 2017
5:03
TheGobfilms
Рет қаралды 2 МЛН
IQRA YAREY 2016 DHIB OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
7:35
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,8 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Najiib Alfa  l Laafyaha l Official Video l HD l Gob Films
3:11
TheGobfilms
Рет қаралды 1,4 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Halimo Gobaad iyo Safwan Halac | ILA BOGO | (official video) 2018
5:27
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 16 МЛН
IQRA YARE | WAA ADIGA| (Music Video) 2018 BY AFLAANTA STUDIO
6:27
Aflaanta Studio
Рет қаралды 2,9 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН