Jazklh dr ism iyo teamkiisa waliga noolow waxbadn kabarney
@hamdaaden22468 ай бұрын
Dr aad baa loogu baahan yahay Masha allah ❤❤ wll noo soo badi caafimadkan iyo barnaamijka oo kale fadlan. Dr iyo Adigaba waad mahadsantihiin
@sadiohassan48286 ай бұрын
Maansha Allah dr isim Waxbadan aan kaa faaiiday Jazaakilaah khayr.
@ayanayanabdi47008 ай бұрын
masha allah walal khayrbadan allaha kusiyo
@haboonmohamed64948 ай бұрын
mansha Allah tabaarka Allah illaahoow cimigaga aad noogu soo gudbineeyso iyo caafimaadka iyo caligaba kuu barakee oo irsaaqad xalaala aad ku kasbato Allah yaa xafidukum noolow
@fadumafarah21468 ай бұрын
Maansha Allah Dr waan raadinayey caawa waan helay Alxdulh
@sadiaabdalla61078 ай бұрын
Dr Isim jasakallaah khayr jasaa aduun iyo aakhiro liiibaan yaarabi noo xafid wllhi hooyaday mcn intaa oo sano iga xanuunsayd ayaaba fahmay xanuunkeeda allaah haidin barakeeyo
Hi Badriya, could you please let me know the next live stream with Dr Isim. Thank you
@badriyalifestyle6 ай бұрын
hi, pls subscribe and put on your bell .. we plan according to our time schedule we dont have a set schedule.
@Sumaya-ii7xl2 күн бұрын
Khayr allaha kusiiyo hadal Muhiimada kasheeg ileen Hal kalmad baa 4jer kuso celin marka dadka si aysan kaga caajisid warkagu xayi kadhig muhiimada na saar ado baruurujinta katehin thnks
@maymuuncisman4049Ай бұрын
Dr asc telka rabey abye bahjo iga caawi telka bahjo wllo ii soo jwb alah ka ajar kaa siiye wll qli bahjo
@SabiriinAxmedcaliАй бұрын
Asc badriya walaal waxaan rabi lahaa dhaqtarka tel aan kala xariiro fallen wll
@fowziyamaxamud92788 ай бұрын
Asc wll badriyo adiga iyo dr isim wan idin salaamayA Allaah ha idin barakeyo Faaidada aad umadiina ufaaidaynaysan Jizakallaah khayran jizaa Wllo ironka cuntadee laga heli karaa Dr ka ha noo sheego
@Sumaya-ii7xlКүн бұрын
Ilaa xaba bartaraafka iyo tuunta?
@ummidiris45367 ай бұрын
Asc aboowe mahad sanad
@haniahmed75344 ай бұрын
Sc walal premenopausal yan ahay hadana low Iron ma isticmali kara iron tablets Jizakilah
@SadoHoussein-g7g2 ай бұрын
Markaan isku dhiftay waxa iso baxay=24,44 itaas waa imiso litre water 🌊 biyo
@RaxmoMaxamed-r5z5 ай бұрын
asc wllo isim makaanka a yaburabiyod igatalaa dhigbax banleyahay e cilmigaga i gucawi
@JamhuriyaSalah-xo8un7 ай бұрын
geedahan afsomaali nogu sheeg
@jidlejoker5 ай бұрын
Asc wr wb walaal telfoonkaada ma ii soo diri kartaa adoo mahadsan
@AbshiroSiraad-j2y2 ай бұрын
Anig qabo waxaso dhan maxan kudaweya
@iqlassalad88743 ай бұрын
Anigu calamadahan oo dhan wan haysata dhaqtar walbo aan tagana waxay ileyihii iron kagu waa ok
Ana kulamida padriya qaali dhakhtarka nowaydi adugo mahadsan ❤
@khadigiamohamud99386 ай бұрын
Asago qooral geedka uu horeeysa
@khadigiamohamud99386 ай бұрын
Shuuran walalaha wlh wa cawiiseen intaa Somalidda aduunka ku nool midka ku nool madsaniid,dottore Isim ad iyo aad , cadawgu kuma arko ishoodiye.
@suubanaliquwaax35168 ай бұрын
ASC Su’aal aan Qabaa Xabiibtii xagee Dr Isim Kala xiriiri karaa. Emailkiisa ma heli karaa Abaayo. Suasha kale waxaa waaye Hadaad qabto iron kaaga hadii uu yahay Too high ama aad u badan yahay maxuu keenaa???? Mahadsanid
@caaqilaxmadsaxne17238 ай бұрын
Saz
@JamacHirsi5 ай бұрын
Dr qofka suuxa ma bilaa iron baa
@hawoali35212 ай бұрын
❤❤❤
@Umu-aya8 ай бұрын
Timirta iron ma ika cawin karta
@khadramohamed825Ай бұрын
❤
@AbshiroSiraad-j2y2 ай бұрын
Waxas Orhan ana qabaa maxa uron
@FatimaNor-o5w2 ай бұрын
Wll thyme somali mxa lagu dhahaa mise lga helaa
@fahiimaisseabdiisseabdi40302 ай бұрын
Wll somali ma leh lkn af cariga waad ku helee somalina wey taqanaa waxana la dhahaa sactar
@CabdiraxmanNuurcabdi8 ай бұрын
Drs group lambarkiisa Aawe
@halimasharif45698 ай бұрын
Thyme afsomali waa sactar
@halimasharif45698 ай бұрын
Jasaka Allah labadinabaacluumasdka aad nagu baraarujiseen
@afraalasow75118 ай бұрын
Sactar waa dhowr shey la isku daray thyme waa mid ka mid ah
@DuniyomaxameddhirsheDuniyo-g2vАй бұрын
Ditoor isim telkaaga ayaam u baah nahey
@rocky40667 ай бұрын
Ugu wac doctor isim
@fardosamahamed35407 ай бұрын
Sooqor walal Erin ya sacs ah waxa lagu garto 1:05:23
@ugasoelmi2138Ай бұрын
Waxtarka maad noo soo gaabisaan dadka jaamacad lagjar kama bixinayside soomaalidu dulqaad kaas nalahee
@MulkiALI-sy3rb7 ай бұрын
Asc wallo
@fartuunally47834 ай бұрын
3:32
@fadumoshukri6736 ай бұрын
qofki alarji ku ah thyme
@badriyalifestyle6 ай бұрын
cuntooyinka kale cun
@haboonmohamed64948 ай бұрын
waa arin aad iyo aad loogu bahaan yahay Allah maxaa Somali badan oo caruur iyo waayeel iyo dumarka dhalaayo ay aqontaan u baahan yihiin Allah show maxaa qof badan oo Somali u dhiban arinkaan illaahoow umad u gargaar yaa Rabi
@fadumoshukri6736 ай бұрын
isbedal nololeed ayaad noo samaysay ilaahay ha dheereyo vumrigaaga akhirana janada fardowsa ilahay ha ku geeyo eedo