Magaalada marbay la dhihi doona magaalo weyn ayay ahan jirtay ayaa la dhihi doona dhulka ayaa la dhigaya gebigedaba sida ay ku socoto hada bal an ka war sugno boqor baara madow wuxu ka Helo ayuu leyahay xiligii hadalka. Iyo nabada way dhaaftay ee isku wada ayan leyahay
@Shabcaan-n6w2 сағат бұрын
Nacasbaad tabaye hadii la dagaalamo sariir baad ka hadlaysaaye nafo ayaa la wayaa
@AlleyaqanMtaani3 сағат бұрын
Waxa fiican waxad baahinaysaan inay mudlaq leyihiin ciidamada SSC sabab maamul ayey magalada uga baxen wayna dul Jogan contrilka ciidanka