Odeygan waalanow dhumahante ma rabno markii horena ayaga asagoo garad cawar wato noo yimi hadeerna ayaga io ina jabuutaawi hor boodaayo tagay waa sidaa ay u tageen sheeg sheegayow hadhan cirka ha u baxaan ama Hasan ha adaan iyaga ayey u taal anagu hotoodna waanu jirnay dabadoodna waa jireynaa ee orod waalida meel kale la aad.
@AadanAbdi-e1d21 күн бұрын
Reerkan ha ku daalina ! Annagaa miyirka ku soo celinayna, Iidoor garqaadanmaayee, Xaqiiqdaanu soo taabsiinaynaa.