Maasha,alaah. Alaah Somali madax wanaagsan oo naxariis iyo Caddaalad ah ugu badalo . Gadhadhan saas fiican u fikiraysa, alaah ha Barakeeyo. Somali waa walaalo. Qabyaalad naar beey ina galalin ee aan ka fogaano '
@sulemanali2019Күн бұрын
Waa runteed, fariid
@hilwa-r2sКүн бұрын
That's true masha Allah
@abdalakeynaan4294Күн бұрын
Asc wali kuma arag isaq waxa habartan sida ay runta u sheegtay waa masha allaha masha allaha waalahi waa runta habartii adana adan aqligii galada waado oo kafirada ah dadka isaq aqli ma lahaan inta illahay u naxsirtay mooye waxa la raba in isaq la babiiyo celka ay u qabto Ethiopia odaayga waxa u ka naxaayo ma jiro waa in aduunka u ka dhamaday wuxu raba reerkisa iyo wiilashisa iyo gabdhisa in u kaga taago dhaqaalo iyo lacag muuse bixi iyo waxa la midka ah isaq isma ceeshato soomaalidii ka ceeli leeheda waa lagu diray Ethiopia waxa rabta waxa isaq la dhoho danbe in la babiiyo
@hassanyussuf6957Күн бұрын
Boqolaal nin oo soomaali ah ama kumayaal nin ayay ka garashada dheeri tahay guulayso walaal
Isaaqa kuwii caqliga lahaa wadanka waa inay ku noqdaan oo cawaantan isaaq ka qabta. Isaaq waa somali waalida hargaysa waa in ay soo afjarantaa 33 sano ka badan looma adkaysan karo shacabkii waa baaba’ayaa.
@fouzianuura2327Күн бұрын
Walee waa mrkii iigu horeysey muddo bdan Iidoor oo wax runa ku hadlaaya... Arintaasi wey idiin fiican tahy hdii kale waad dabar go , aysaan walahi.
@Soofehirre11MaxamedКүн бұрын
Waa gabadh run sheegaysa War isaaqoow jooga😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamedCismaan-mc6jdКүн бұрын
Guul
@ahmedabdisalad7056Күн бұрын
Waa saas markay ugu yartahay waa inaad lafahaaga u nabad gashaa caqli ma aha sida aad ku socotaan si ma aha isaaqow
@Afrah-j9wКүн бұрын
Gabadhan waa geesiyad waxabadan fahamasan somali makala maranato
@zhugocrazyКүн бұрын
Somali ma kala maranto waa runted
@Mahmeedahmed-b5zКүн бұрын
cadwga somali w iidorka w argagxiso al shbab wa in lxasoqa wajhad
@OmerMohamed-r5eКүн бұрын
Nimanka soomaaliyeed ilaahay caqliga gabadhaasoo kale hageliyo nimanka war ummadani caqli caafimaad qabay ubaahanyihin
@abdullahihersi5394Күн бұрын
Toolmoon walaalle Laga waa soomaali oo dhan iyo Isaaq gaar ahaanba sida aad wax u aragtid ee ah meesha ay somaliyi joogto maanta. Khayr baan kùu rahaynayaa.
@luulhussein1736Күн бұрын
Manshaalah hadaan san u fakari lahay ismaba dagaalnen
@balqeesyousif379122 сағат бұрын
Oo isaaq manta runtii bad isu sheegteni 😂😂😂😂😂
@fosiyakamil2008Күн бұрын
Bal waxa kasta iska daayo bal eeg dhalinyarta yar yar eeg dhimanaysa just wax loo sheegay waa la in dilay bal dhulbahante eeg way isdafacayaan lakiin waxaba naga dhintay ma sheegaan inta kale ee xaqa ah iyo wax waanagsan raga gRan waayaye Yada sheektay mashallah asc
@KaltunAbdilleКүн бұрын
horta run baad sheegtay walaalkayow laakiin walaahay dadka dds ciidan iyo shacab ciday dooni oo soomaliya ha ahaatee waa la yaabanyahay colaada intaa la eg ee ka timid soomalilan waa. lagu argagaxay aad iyo aad mida kale soomalilan iyo dds way isaga dhawayeen somalida kale ciidankan ay leeyihiin nayuu way yaaban yihiin waxa dhacay iyo shirqolka loo maleegay xuduuda somalilan hal ciidana ma joogin way iska furayd isku halayn darteed ciidamadu waxay jireen canfar iyo xadka soomaliya hadabo nimankan nayuuga la yiraa waa ciidan itoobiya leedahay ciidamada itoobiya burhanu jula ayay ka amar qaataan ogaadeen iyo isaaqna isma dagaalayaan isaaq ciidankii itoobiya ayuu laayay si foolxun ee ha iska celiyen itoobiya walaahay nayuu hada waa la hortaganyahee oo ha dhaqaaqina la leeyahee mar horay wax kharibi lahaayeen lamana hadhadleen ee mw daganka ku maran oo leh suga
Gabadh fariida ayaad tahay sidaas oo kale ayaa looga baahanyahay raga somaliyeed, caruurtoodii iyo haweenka ayaa la laynayaa guryo yaa la gubayaa waxaa ma arkayaan rageenii, sidaa u waani khayr badan la haku siiyo.
@ZahraIbrahim-vp2ezКүн бұрын
Mantaa jabuti baa xirsi khalif xasan jogaan marka waa logutalinaya issak ow mantaa gobolbaad tahay mw xasan talada ka suug
@Yedo25254Күн бұрын
Mu,amaradan odhan waxaa ka danbeeya Muse Juudan waana qorshe lagu fashilinaya madaxweynaha cusub Ee somaliland
@Hodan-l5mКүн бұрын
Daarood iyo isaaq dalku mawada qaado mikood meesh haka baxo si ay soomaali u dagto oo ay u noolaato. Ama daaroodka hala waayo ama isaaq hala waayo.
@MaleykaGabaneКүн бұрын
Waa riyo reseve eriya xata hafi lakale jaro hartibaa lagoayo ogden ba la goayo oroma la g,ayso. Xarshinwa dhul jidwaq goormayelateb qaxba ku timaaden. War reseve eriya wa fhul itopya hada goortu dhulkan xornoqdo halagaro hada itopiya leh dhulsomali ma ahan still under colonies bey ku jirta. Dhulkan xata hadu xornoqdo wa ogdenya olisaq dhulkuma leh.
@rijaalm8060Күн бұрын
Masha Allah she is a legend ❤toomoon ❤❤❤
@goojacade24Күн бұрын
WAA naag Caqli badan
@hassanyussuf6957Күн бұрын
Ascwr
@AliAli-uh5buКүн бұрын
Caqliga gabadhaas oo kale ayey Soomaali u baahantay
@roodamahamed6138Күн бұрын
Wax kasta wax ka horwwya in nadlahelo
@AbdiNasir-n5hКүн бұрын
wallahi wa caqilad mudan malyun hambalyo hambalyo walal ada mudan madaxwayne Somali land...
War waa wax Ciro lagu wanjalayo Si usan ugu guulaysan sidaa darteed waa in uu la wareegaa mamul dhamaysteran degdeg meel kasta Ceergaabo isaga aburay si uu meel Cusub muumaamusho lugaha garxajis ku qabto power waxa siin wali mamul kii bay joogan ciusamavugu horayn Ha la wareego iyo dowlada hoose tan debada ethopia somali waa isugu mid ama ogaadeen ahow ama isaaq xudeeda beenta bay ilashan shacabkidu xataa ogaadeen ma haystaan hub kaliya policeka marka marabaan in shacab hubaysan Dudu daga ethpoia kasoo gudban waxa iman oo asn cidna unaxayn xataa kudaraya shacabka ogaaden doelada dhexe taas yeysan idin iman ha is barina xudufka bay kerning askar dowlada dhexe dad xoolaha way dhamayn ee somaliyey yaan la afin dhex imaan sheekadan fadhilantsyvoo muse wado ka degtoonafa xataa nu yuu police baana yahay shacab ka dagaal badan adkartii oo laayey waa xiudamadii uu rabo baran jiray muysevuu shacab ka dhigay buu badh ceergabo Arbusha yiri baahna dacawsle faham muuse gamekii ee dadka nabadeeya arabna muuse ha la xisaabtanen iyo wiilkisa oo la yiri meeshuu tagi jiray horay
@MaleykaGabaneКүн бұрын
Gashamo rer osaqba leh xarshina jidwaq ader cago dhigta itopya dhul idinkama heysato hadey heysanlaheyd oo reseve eriya ledihin ingriis marku qeybinayet ayuu idin sinlaha ama isaw eriya ku qori lah a ogdenya kuma qoren wuxu oga in dhulkan dafka degan 99/100 ogden yihin.kuna dagalameyn idoor askar uu ku shaqesto gumeysiga ayu aha jajus bey ahayen dushooda ayey ku qadi jiren .marka isaqow dhul ma heleysane xabada axmarka yeey idin tirtirin illahey wa ogyahy in dhul ad itopiya ka qaden in aaydan heleynin wali itopiya wa sii jeda ha isku soo jedinina. Waxwalbo hadad suubisan lyuuboolis dhul idinma siinkaro wa dhamaneysan moye marka ugu danbeyso itopya sidii tigre ayey idin xasuuqi maad joogtan tii maanta idinqabsatey ku quusta.
@abdiiidaani104022 сағат бұрын
adeer kilalka anagu lama dagaalansanin kilalka idinkaa daaroodism iyo qabyaalad colaad ku galinaaya maa horeba aanu ula dagaalano sawtii madaxwayne mustafe cagjar yimi hargaysa dhaartii cirro
@saidmuse69048 сағат бұрын
Tolmoon waa gabar gob ah an cuqdad qabin
@MahamedDaauud-n8sКүн бұрын
War gabadhan goobsanaa waa gabdhaha loo baahan yahay in la sii dhiiri galiyo cimriga iyo caafimaadka rabi ha kuu siyaadiyo walaasheen tolmoon
@adansamale5613Күн бұрын
Anigo isaaq ah wax Somali la dhaho la igu Unsan mayo beesha dir na ka wayn ciise iyo gadabuursi iyo isaaq. Beesha cise oo dhijbuuty gosatay aya Somaliwayn uu hadlaya wa Muush Macaquul ciise aya isaaq uu taliya wa Damer oo Dawaco uu talijay😂😂😂😂
@samewadasamewadaКүн бұрын
Waxa makuu sheegaa hareeyi dadka nabada diidani EE waxa aanayi la hayiin uwaashayi EE hinaasuhu madx markayi eelayidhaahdo daarood isagaa hadha dheh isaaq hada nabad doonyisaan
Idoor deriskina wa darood hadad isku dirtan gajo ayaa u dhamaneysan. Qof daneysanayo ayaa dagal geliyo.
@MaleykaGabaneКүн бұрын
Gabadhan wa aqilad waxgarad ah.idoorka dafka noocan ah kunkiba 1 qofba ku jiro mase maqlan dadka idoor 99/100 juhalaa Cawana wa illiterate now write no read .