Yaabka yaabkiisa soomaaliyeey aan ducaysanno in ilaahay noo dambi dhaafo oo jahawareerka ummaddii soomaaliyeed ku dhacay in ilaahay naga bixiyo oo naga dhigo kuwii midoobo, is cafiyo, ku dhaqmo diinta islaamka kuna dhinto ilahayna uu u dambi dhaafo.aamiin