Isaias Afwerki, Abdifatah Alsisi Iyo Hassan Sh Maxamud ba Xaalada Geeska Africa way ku Fashilmeen...

  Рет қаралды 27,495

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 155
@MaxamedYuusuf-v6f
@MaxamedYuusuf-v6f 14 күн бұрын
Walee Mw xassen sheekh maxamed iyo Rw xamse cabdi barre waxay laf dhuun gashay ku noqden dadka aragtida gaban ee qabyalada ku dheer ee kaso hor jeeda dowladnimada soomaaliyed.Soomaaliya hanolaato.👍👍👍👍👍
@HassanMoussa-v3s
@HassanMoussa-v3s 14 күн бұрын
Sxb wlh waa ruunta anigu Djibouti ayan joga lakin marwalba waxan jeqlahay somaliya oh mid noqday qabyaladey halaiskadayo samaliyey
@MaxamedYuusuf-v6f
@MaxamedYuusuf-v6f 9 күн бұрын
@@HassanMoussa-v3s Wa runta sxb dowladu wey dhaqaqday adduunka ayey ka qeyb noqotay Carta ilaa U.N.Soomaaliya hanolaato.
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 14 күн бұрын
Kkķkk wàa runtii waa. ceeb shaar iyo surwaal loo galiyay
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 14 күн бұрын
War Hassan PHD ma haysto ee macalin bb ayuu ahaa! Shaadooyinka Nairobi ka iibsaday.
@XawaLiban
@XawaLiban 9 күн бұрын
Adidas B B. Xataa ma heysatid ,Hassan B B haystaa waana Mwnaha Ummada Somaliyeed ,maxaa ka tari kartaa.
@jmperson
@jmperson 14 күн бұрын
Soomaalida waxaan kula yaabay, Turkey waa dawlad aan walaalo nahay, ayay ku lee yihiin, iyaguna waa ay is neceb yihiin. Turkeydu waa dadmeel walba u gala dantooda , wax diin ah, shaqo kuma laha.
@MohamedOsman-u1u
@MohamedOsman-u1u 14 күн бұрын
Wll wn kugu raacsanahay arinkaa
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 14 күн бұрын
Turkey danteeda ayaye taqaana dowladii aye iska faaidaysan karaan ayaye wax la wadi Somaliya danteeda ayadaa garan waye saye oona ka faa’idaysan waye saye turkey
@Amira_lul
@Amira_lul 14 күн бұрын
Waa runtaa glad xasan waa mooryaan isbaaro iyo dhuliibso ayuu ka bixi layahey. Waa tuug xasan mooryaan. Kan ilaah ha ka qsbto umada somaaliyeed.
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 14 күн бұрын
Hadii in uun cadaali jirto oday xasan hala xidho khaainu wadan weeye
@abdisalanali6346
@abdisalanali6346 14 күн бұрын
Ma sida qabilka kaa dhax guxaayo miyaa u fiirinaa 😂😂😂😂😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 14 күн бұрын
Xabsi iyo Maxkamad Gudaha iyo Dibada ba Waa Loodiyaariyey Ma Umaleenesaa In Uu Kabaxsan Doono Dambiyada lagu Haayo Xassan Xabaalo Qote
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 14 күн бұрын
ISMACIL C. GELLE WAA CADOW SOMALIYED WUXU U SAMAYNAYO MA GARAN XOLAHA SOMALIYA DALLAL BAY ASAGA IYO XASANBA MAXAA YEELAY CARABKU JABUTI BUU DEGANYAHAY ASAGOO OG IN AY SOMALIYA KU TIIRSANTAHAY
@Salamin77
@Salamin77 14 күн бұрын
Afwerki iyo Sissi badoodii lama qaaday. Ninka khasaaray waa Xasan Sheekh. Wuxuu isleeyahay qof iyo cod been been ah ku khasab Jubbaland iyo Puntland oo Itoobiya u adeegso laakiin Abiye wuu kaa caqli badan yahay doqonow.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
XASANOW BERI ITOBIA UMA NOQONAYNO ADOON SIDA GUDHEEL KA AMXAARKA CAGAHA U DHAQA 😡‼️
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 14 күн бұрын
Waa yaabe ( Itoobiya oo aan bad lahayn Maxaa soomaaliya dusha ka saaray? Inay bad Itoobiya siiso, xasan shiikh halaga qabto dalka xilkana halaga qaado sidaan kuma caafimaad qabee.
@TayoTiigsi
@TayoTiigsi 14 күн бұрын
Nuur wax badan ma fahan sana turkida waaa dad noocee ah bal marka hore soo baro hadalada jamac galad waa dhaxal gal wax badan ayuu fahan san yahay dee koleey dadkuna isku aragti maaha.
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 14 күн бұрын
Acwb hada m/weynihii ayaaba tagay Itoobiya ( isagaa banaanka u soo wada baxay ), maxaan ku badalanay bada iyo sii joogista ciidanka Itoobiya?, su,aashaas ayaa jawaab u baahan, mida kale turkiga masiirka ummadda soomaaliyeed mar dambe malagu aamini karaa?
@MohamedRoble-s1u
@MohamedRoble-s1u 14 күн бұрын
Hhh jaamac 😅😅tayuub biya kuma qarqaroh. Xasan waa waji bir😂😂😂😂
@Nia2tt1
@Nia2tt1 14 күн бұрын
Hasha lilaah 😢😅😊😂 Hasaan wax lakarbaasho waa yahay halkas kaga sii wadha 😊😮😂
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 14 күн бұрын
Ordu duqan wa ey ey dhalay 😢😢😢
@The_Observer0000
@The_Observer0000 13 күн бұрын
Marka indho la'aan wax lagu taageero waa noocan oo kale. Turki Bada Somalia kuwareeji, shidaal ku wareeji si ay Somalia u difaacan. Sheekadi waxay kusoo dhammatay adeer anigu hadii aan Turki ahay dantaydii gaadhay, Itoobiyana dan baan ka leeyahay markaa ka maarmi karee bad sii.
@Abwaansalan
@Abwaansalan 14 күн бұрын
Magaca omada somaliyed waa ceebey xasan dhiqa 😢
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
Sax😂. Xasan ayax wax dhergiy12 ma jiraa😂😂😂😂❤
@hassandaher3563
@hassandaher3563 14 күн бұрын
Xasan sheekh. wadanga in laka badbaadiyo waye wadanka waxaa u gacan galiyay .cadawki somaliyed ee ETHIOPIA. shacabku waa in mudaharaad la kaga horyimaado. Wadanga labad baadiyo.bada xarash maha.dhalinyarada somaliyed mustaqbalkoda in laka badbaadiyo cadawka somaliyed ETHIOPIA..
@maxmedxasen
@maxmedxasen 14 күн бұрын
Darod wa kansalka somali kuyala walahi
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 13 күн бұрын
Walahi markaad leedahay horta ilahay mataqaanaa garacoow🖕
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 14 күн бұрын
Xasan duufle oo qoslaya hadad aragto xooga lacaga loo sheegay
@abukarmohamudamey3684
@abukarmohamudamey3684 14 күн бұрын
Qabyaalad,Dabaqoodhinimo iya jaajuusnimo wax an ahayn amad haysan qaranimadu haydin deeqdo qurunyehey
@monahashi8068
@monahashi8068 14 күн бұрын
Masibo hakudhaco madaxweynaha turkiga wadankayagi god bukuridey
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 14 күн бұрын
Madaxweynaha waa Madaxweynaha abgaasha 😅😅😅
@maxamuudqorane1937
@maxamuudqorane1937 14 күн бұрын
Annagu hadanu somaliland nahay masar iyo ereterian la xidhanaynaa waxba nagama xumadan😂😂
@seynabmahdi1820
@seynabmahdi1820 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa. Bahaan yahayi
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 14 күн бұрын
Jamac nnkaan Daaroodkaa soo xambaaray Xasan shiekh
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 14 күн бұрын
KAALMEEYA yaa Alle wax siiyay 😂😂😂😂😂
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 14 күн бұрын
Xasan shilinliqe
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 күн бұрын
Masar markii horeba argagixisada ayey taagyereysey waligedba lkn iney somaliya qabsadan waxaa kadhow in madaxba naanida iyo dalnimada ba lagaqado oo Ethiopian lagu warejiyo taas bakadhow qofkasta oo masar soraco waa argagixiso cadow ah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 күн бұрын
Jamacow argagixisada khawarij ta ah aa masar Egypt ledahey intii ay Somalia qabsan lahed Ethiopian haqabsato taas badhanta
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 14 күн бұрын
Jaamac ordgen waa rakishly islwam Qaladkiisa usheeg laakiin Naga habaarin
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 14 күн бұрын
shalay wadigii Tageerayay jajuuska xasan shekh iyo ismaciil cumar geele jajuuska geska Africa maxakamaqan manta jamac galad matihid somali waxatahay amxar afsomali kuhadla
@Mideye157
@Mideye157 14 күн бұрын
Waa run Jamacow Somali dhib weyn bu ninkasi ku haya
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 14 күн бұрын
Waa wakigii dalka iyo dadka soomaaliyeed waa run
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 14 күн бұрын
Amiin urdugan waa nadhibey waa qiyaanoole
@MunaAdan-x7s
@MunaAdan-x7s 14 күн бұрын
Waa sax xasan sheeq waa surreal ceeb xiran😂😂
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 14 күн бұрын
Tigree waa Daarood miyaa tiraahdeen; Mise waa idinka fakatay😂😂😂😂😂😂😂
@II-vd4ih
@II-vd4ih 13 күн бұрын
Waaba Tigree awoowgood Abdirahman Jabarti waxuu ku ag duugan yahay najaasha aksum ayuu ku aasan yahay 😂😂😂
@mohamedguedi3661
@mohamedguedi3661 14 күн бұрын
Anu waxaan aminsanahay in uu xasan sheekh uu madaxwayne xun uu ahayn balse soomaalidii sodooratay ay yihiin kuwa xun
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 14 күн бұрын
Daaroodnimada naga yareeya DEEEEEEEEE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@pharah01
@pharah01 14 күн бұрын
Jamaca galad run ugu imow fullstop.
@calishaakir1
@calishaakir1 14 күн бұрын
ALAYLEHE ANIGA AYAA NECEBAA ERDOGAAN ILAA IYO INTII UU SUURIYA WEERARAY OO UU WAHAABIYA KUSOO HUBEEYEY SANADKII 2011... HADEERNA Y4AH4UUDA GACANTA U GELIYEY.!
@calishaakir1
@calishaakir1 14 күн бұрын
XASAN OO SIISI IYO AFAWEEKI DHUNKANAYA ARMAA LA ARKAA?
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 14 күн бұрын
Comments kayga waxaan ujeedaa in ay dad badan ay ku ceeboo baayan in uu madaxwayne Xasan Sheekh uu salaal ja,qaatay ciidamada bada Itoobiye hub siimo hal dhan ayaa la siistaa pgaada Jaamac Galad oo cuqdad qabiil ka buuxo oo cudur kiisu u maleeyo Axmed Madoobe in la haysato war ka xishooda dadka jaalle Ogaadeen.
@maxamadcusman6171
@maxamadcusman6171 14 күн бұрын
Xasan sheeq waji malahn 2 isbuuc kadib qaahiro kafiiriya😂
@MohamednuurYussuf
@MohamednuurYussuf 14 күн бұрын
Nimanyahow madaxweynaha aan uqaaraano, baahi iyo gaajo aana ogayn ayaa haysatee😂
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 5 күн бұрын
SOOMAALIYEEY DOWLADNIMADA AAN SHEEGANAYNO MAXAY TAHAY HADII MAANTAY OROM ABY AXMED UU RABO BADDEENA UU RABO INUU XOOG KU QAATO AMA XEEL ASAGOO OGAADAY KALA DAADSANAANTA IYO MAAMUL XUMIDA MADAXDA DALKA 🥵🥵
@abdikarimahmed628
@abdikarimahmed628 14 күн бұрын
Well done
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 14 күн бұрын
Galadow wax badan xasan xasan xasan waa ku hey doontaa 😂😂😂😂
@Dagan721
@Dagan721 14 күн бұрын
Ordugan ha harin jacelna Cid kaga bahan
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 14 күн бұрын
Godka maanta ay somalia dhacdey waxaa sabab ah xasan shiikh.xasan waa madaxweynaha somalia wuxuu awood u lahaa inuu iska diido waxaney somaliya dani ugu jirin..ordagan talo ayuu ku leeyahay xasan.maadaama turkiye uu dani ka leeyahay somalia iyo itoobiya.
@II-vd4ih
@II-vd4ih 13 күн бұрын
Daaroodka dad ka doqonsan waligeey ma arag markeey madaxweyne dalka ka yihiin waa wadaniyaal marka Hawiye dadka madax ka noqdane dalka waa burburay 😂😂😂 waaba hadii la idinka yeelo iska ciya
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 14 күн бұрын
Nuur waxaa tahay fuley oo daciif ah ninka hadalka udaa.
@HasanHanad-q2u
@HasanHanad-q2u 14 күн бұрын
Xasan sheekh caano booro kuma soo korin!
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 14 күн бұрын
Waa runtii jamac
@AhmedEsa-h1z
@AhmedEsa-h1z 14 күн бұрын
Afkaaga caano lagu qabay
@AbdullahiAbukar-uo7jg
@AbdullahiAbukar-uo7jg 12 күн бұрын
Cidii gumeysan jiray awoogii iyo asagaba ayuu guusha siiyay
@hageabdihage1058
@hageabdihage1058 14 күн бұрын
Waa runtii xasan safarada uu galo ee tirada badan waa Qaab uu dhaqaalaha dalka Ku boobo.
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 13 күн бұрын
Hawiye kuu tali habaar waaye indhoole malaganyoodo xasan baa beeniyay waa ileen xasan sheekh malaqanyoodo
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 14 күн бұрын
Turkiiad maa taqanii dadka kaliaya Masaliaxad okaliyaa shaqa Ethiopian waxaya kaliayga waa shaqadoo iyo masalixad Somaliada waa wade tuuga farahooda kalaa xadaayeay😂
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u 14 күн бұрын
Aɓibi Ahmed shacbiga Ethiopia ayuu u Carab u lalinaya waa boots lakinse shacabiga somalia ma yaqaano waxaa ku tirahadiin(loogow hadaat loogo jirtey waa loo jooga)انا وانت والزمن طويل يا اثوبيا
@calishaakir1
@calishaakir1 14 күн бұрын
XASAN GOORMA AYEY DIYAARADI LA DHACAYSAA? WAYNU SUGAYNAA...!!!!
@MohamednorNaqabe
@MohamednorNaqabe 14 күн бұрын
Itobia 33 Marakibah Ayay HORAY Oolahet 1987
@MaryanAbdi-fr4hc
@MaryanAbdi-fr4hc 14 күн бұрын
Waa run anigaba sidoo kale ayaan qaba
@abdinur9475
@abdinur9475 14 күн бұрын
asc jamac ku seeda xassan ,
@cilmiyool8241
@cilmiyool8241 14 күн бұрын
Jaamac gallad wax walba waa isla diidannahay lkn daalinimada ordogaan waa ka midaysanahay hhh
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 14 күн бұрын
Markabka Shabeelle dheh Shabeelle yaa ladhaa Markabka Ethiopia nagu (DDS) xustay dds.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 14 күн бұрын
Doqonimada daaroodka = Kaligood aqoonyahan; dadka kale wax ma aqriyaan. War Abiy iyo Hawiye waa Irir. Sakiin laqa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 14 күн бұрын
Masar waxaytiri uunba shaqaynaya
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 14 күн бұрын
Qofka diin baa hogamisa xasan diin islaam ma aminsao
@abdidiirye
@abdidiirye 14 күн бұрын
WARIYE JAMAAL WAA KUSAXAN TAHAY IN MADAXWAAYNE HASSAN SHIIKH WAX LAGA SHEEGO ,INTA UU TALADA DALKA HAYO HADII WAX UU FIICAN QABTO WAA IN SHEEGAA HADII QALAD DALKA IYO DADKA KAGALANA WAA IN LASHEEGO OO WALIBA RUNTA LOOSHEEGO JIRITAANKA DALKEENA BAA KUJIRTA.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 14 күн бұрын
Waar afka qadhmuun sidaa oo kale ayuu u caayijiray Formaajo. Waaa wasakh aad u neceb qabiilada Somaliyeed. Abiye iyo Ruto ayay hoos joogaan Ogaadeenku. Ma rabo inuu Xasan Sheekh ama Formaajo hoos joogo. Cawaan uraya.
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 12 күн бұрын
Erdogan waa cadawga muslimiinta,waligiina dad muslim ah waxba muu tarin in uu ka gamacsado mooye.
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 14 күн бұрын
xasan sheikh dalka somaliyeed yu ibsadey taasi wey cadahey riyadi oromada yurumeyey hadu Ethiopie tagey 😢😢😢😢 wanka humahey nin mindidi u isku qalilaha cadowgisa ula tagey
@NadiirCabdi-m2c
@NadiirCabdi-m2c 14 күн бұрын
Macaayin eerunbuusheegay jaamacwaa nin fog
@j.jilani4535
@j.jilani4535 14 күн бұрын
Danaha NATO iyo Isra-il ayuu Turkigu ka shaqaynayaa. Dowlada Turkigu waa cadaw, dalka ha laga caydhiyo Soomaaliya.
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 14 күн бұрын
Idinka ayaan dalka maxaa iidiin tala ah.
@XawaLiban
@XawaLiban 9 күн бұрын
Jamac Galadow waxaad u egtahay nin qaraar hayo ,oo Hassan aad ka maseersan tahay, waxase kuu rooneyd inaad wariye dhexdhexaad ah ,hadse waxaad u egtahay nin u shaqeeyo .
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 11 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay xaq u leedahay inay tegto badda eriteria? 2.0. Waxay xaq u leedahay inay adeegsato dekadaha Assap iyo Musawac oo kelliyaatta. 3.0. Waxa maal gelliyey xaille salaase xilligii 1954 -1960. 4.0. Haddaba waxa qaaab ku ah inay tacriifadda bixiyaan dekedda djibouti iyo dekedda berbera. 5.0. Ujeedka dawladda ethiopia waxay tahay inay werrarto xuutiyiinta xidhay baabul mandab ee badda cas kana hesho dhaqaale aad u fara badan. 6.0. Haddaba dawladda ethiopia haka soo weerarto dalka eriteria iyo dekedda assap iyo musawac. 7.0. Dawladda ethiopia waxanu xasuusineynaa inay somalida ka haysato killilka 5aad oo dhamaystiran. 8.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxa lagu qaadi doonaa dagaalka lagu xorreynayo killilka 5aad ee xabashido haysato. 9.0. Waxana ka qayb qaadan doona dawladda masar iyo dawladda eriteria iyo dawladda sudan iyo dhammaan dawladaha carabta oo dhan. 10.0. Waxa xaqiiqada ah in laga burburin doono dhaamka Abbey ee lagu xidhay biyaha masar iyo Sudan. 11.0. Waxan dhahayaa ninka waallan ee abbii ahmed ali waxa lagu dhufan doonaa dhirbaaxo aanu welligiiba hore u arag oonu maqal. 12.0. Wuxuu ku waashay badda ayaan doonayaa. Haddaba badda uu sheegayo ma hooyadiisii ugu riyoottey bowornimada yaa siisay?
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 11 күн бұрын
Wuxuu yahay uunbaa la sheegay qoslaye
@abdinur9475
@abdinur9475 14 күн бұрын
saxeeb daa jamac runta ayuu sheega
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 14 күн бұрын
😂😂😂 jamac waa riwaayad
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 14 күн бұрын
Jaamac galadow farmaajo waadigii ku mucaaradi jiray e masiibo madaxa ma ula gashay
@MissAustralia-m8q
@MissAustralia-m8q 14 күн бұрын
Xasan miskiin waa baal dabayli sidato oo sida kubadda ayaa loogu ciyaraya a illeen qof wareersan oo meel uu U socdo Iyo meel uu ka socdo aan is ogayn weeyaan Xassan miskiin
@bmismail1299
@bmismail1299 14 күн бұрын
Kkkkk 🎉🎉🎉 viva Jaamac galad
@mrali3601
@mrali3601 14 күн бұрын
Saldhig ciidan bada yan raba balse bad ma lihi, wa mowqif dad arkay hanti dayacan
@AbdulkadirAli-uj1nu
@AbdulkadirAli-uj1nu 14 күн бұрын
Muuse Suudi ayaa madax weyni loo dooranaa.isagaa idin yaqaane
@abanemohamed6103
@abanemohamed6103 14 күн бұрын
Jamacay manta cay owaliba cay dhandhan ka
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 күн бұрын
Jamacow baddan baas horta 34sano na dhaaftey yaa hastey oo leh 34sano gobalkeyga waa bad land dekad kasta oo somaliya ah waxbo kalama sodego dhaqale kayimadey na nama sogaro oo reer qabiil ah baa sigoni ah ugu tasafuro aa maxaad ugu diideysaa Ethiopia iney qabsato Ethiopian iyo Ciidanke daba waxan leyahey marka aad usocotan badda inaad qabsatan caano barax baan idin sineynaa aa kusocda qabsada idinkuna kanolada anagana naga noleya
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 14 күн бұрын
Erdogane waa Danayste iska Ilaaliya
@abanemohamed6103
@abanemohamed6103 14 күн бұрын
Hanki somalidu lahayd mantu jabah ilahay hanaxafido
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 14 күн бұрын
Kkkkkkkkkk jaamcd gald waa runtii ordugaan waan jeclaa lkn hda aad baan unacy waayo dhulkeena ayuu itoobiya siiinaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 14 күн бұрын
Jaamac! Ina adeerka farmaajo wu siyaaran jiray etiobiya oo u qabuurta ciidamada etiobiya dagaalkii 1977 ku dhintay uwaxa, rukuucda iyo sujuudda wu ku sharfay, marka maxaad isaga iyo Hassan ugu kala eexaneysaa?
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 14 күн бұрын
War Waxaa Daarood Nasab Weeye Dhaqanka Maleh katag Meesha
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 14 күн бұрын
Jaamac waa runtiis Erdoğan waa qaain somaliya god dheer ku wada
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 14 күн бұрын
IAllah Nurow Tuuga HSM munafaqa Hantidi Maatida midii Qaranka wada liqay Heshisyo badan oo calamka 6da qaradood ah ayaa waxbo kafulin Dhul Somali leedahay in lagado gudaha iyo Dibedaba Gelle Cadowga Somaliyeyd ah horay ayuu u soo bilabay beshisi uu gadhashay Ayuu dhiigooda wada iibsaday,Halista khiyanada uu gali doono waa Immaradka oo qaan Heshis Degedd lagu heshin waayay in uu Djibouti kadiso oo uu ka joojiyay ayaa malayin Dollar Ingriska kuxukumay Gelle,Lacagta zeylac loyacade ayuu rabaa in bar kubixiyo balse Imnaradka waxa kagoan in Gelle Djibouti eey kaqabtaan.
@tahliilj
@tahliilj 14 күн бұрын
Jaamac adigu soomaali maahid ee amxaarnimadaada ku ekoow
@j.jilani4535
@j.jilani4535 14 күн бұрын
Xasan Sheikh waa tuug.
@farahaadan5187
@farahaadan5187 14 күн бұрын
Wallhi jaamacow turki somalidu walaalahod bay moodi jireen haddase aniga ahaan aaaaad ban u necbanahay waliba sidaad tiri baan leeyahay erdogan kabtuu xirtaba balaayo hala xirato
@AbdulkadirAli-uj1nu
@AbdulkadirAli-uj1nu 14 күн бұрын
Ka hadal Abdilahi Yusuf markuu Itoopiya Muqdishu soo gashay. Lacag intee dhan ka qaatey ? Dagaalkii lala galey Imisa wiil oo Soomaali ah ayaa bilaa sabab ku dhintey. Yaa sabab u ahaa? Ka hadal markii Gabre wadanka aad gacanta u galiseen. ilaa Cabdilaahina la dhirbaaxey. Munaafaq baad tahay laba wajiile ah. Waxaa fiican in Xasan idinka iyo geeliinaba iibiyo.
@abukarmohamudamey3684
@abukarmohamudamey3684 14 күн бұрын
Daarood wa qurun Daba dhilif ahmxaaro kulligood wa isku wada Caqli illa awowyashod ayay sidaas Xabashida dabadhilif ugu ahayen
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 14 күн бұрын
Aderka Xassan Qaainul Wadan baa Gacmaha Oromka ka shuminayo Daarood Maxa ugu Eedeen Aderka Xassan Xabaale Qote yaa hada ay Ku Cadahay Inu 2days ag fadhiyo oo Baddii Somalia Gacanta ugeliyey sow kuguma Cada?
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 14 күн бұрын
Jaamac waa legend
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 14 күн бұрын
Ceeb weeyn
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
MAXAMED CADDOOW : WAXAAN JABNAY KADIB HESHIISKI CARUSHA
1:21:49
HANOOLAATO
Рет қаралды 279 М.
Dowladdii oo Qiratay Musuq & Dowlad Xumo!
13:40
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 68 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН