ISAQ & DAROOD& HAWEYO is marabaan Sideed luga faa'iidaysan karaa! Khabiir masri ah oo falanqeeyey🇸🇴🤔

  Рет қаралды 8,619

Hanan channel

Hanan channel

Күн бұрын

Пікірлер: 189
@hananchannel1928
@hananchannel1928 9 ай бұрын
Xalaqad khabeerka masriga oo carabi ah.. daawoo daqiiqada 9 kzbin.info/www/bejne/nIjSqZiem9FjZ6Msi=uCQuT1Ul1-lpC7s_
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
Xanaaneey dhulka uu Muuse bixiyeey Samaroon baa leh, Insha'ALLAAH kheyr baa imaan oo Samaroon dhaxalkii awoowgii bixinmaayo.
@Abtigaa
@Abtigaa 9 ай бұрын
Hanan waxaan Egyptia ka ah war kiisa hasii faafinin, wax faida malahan, inkasta anaga halkaas isdhignay
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 9 ай бұрын
isaq iyo darod iyo hawiye wa walalo ninkan in tilabo sharci ah laga qado ushk dadk in hawad laga saro janalkis bliss
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
@@hasnanoordeman5828 aaway hee aqligii intaas ay ku fahmi lahaayeen? Uriso ayaa ka isu saaray.
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
Xanaaneey kuwii abuu qabyaalada ahaa yaabeey kusoo weerarin ee HAWIYE sidan u qor, haday ku dhihi doonaan wax aanad mudneen.
@870mx
@870mx 9 ай бұрын
Wallaahi aadbaan uga xumahay inay maanta dunidu noo fahantay caqli xumada ummadayda wallaahi soomaali qarnigii ugu xumaa bay noolyihiin bahdilaada foolxumada hogaan la'aanta siyaasad xumada maanta ehelbaynu unahay wax sharaf ah iyo wax sumcada adduunka kuma lihin
@Faansahro
@Faansahro 6 ай бұрын
Waa qabyaalad walaal
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 9 ай бұрын
Subhanallah somali aya sida lugu heshiyaya inaguna inaka aya isku maqan 😢
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 ай бұрын
Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊🦁 Somaliya🦁❤🙏✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husseinshire6288
@husseinshire6288 9 ай бұрын
Soomalia Colaad Kama dhaxeyso ee Hogaamitaal doqomo ah ayaa na hogaamiyo
@udgooney
@udgooney 9 ай бұрын
Somaaliyeey sidaan waa ceeb ee aan isbadalno
@popular7493
@popular7493 9 ай бұрын
حفظ الله الصومال ❤🇸🇴
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 9 ай бұрын
Ameen ya Allah
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 9 ай бұрын
Maxaa nadhameen rabi talo saaro maskax fresh ah na kufikir sidaan ooga bixi laheed caqabadahaan nagu gidaaran oo dadkeena intaa wax barikarto bar sida ooguwanaagsan❤
@hafsoibraahim8161
@hafsoibraahim8161 9 ай бұрын
Masha alh wall ilahy haku dhowro maclumad muhima ayad noso guudbisaa
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 9 ай бұрын
Somalia Somali baaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saynabmohamed6493
@saynabmohamed6493 9 ай бұрын
Qeyr allaha ku siiyo hanni geesiyada somaliyeed 100 ragga ayaad la mid tahay sida aad dadka somaliyeed wax uu fahamdiisid maanshaa allah
@halimamohamed9350
@halimamohamed9350 9 ай бұрын
Mara no. Masaari Bisinka.
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 9 ай бұрын
Maxaa dantiisu fiirsanayaa masariga iskudan na waa tigiin ethiopiankana waa cadawgaada
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 9 ай бұрын
Hadaynu dawlad iskadhini cadawga aanu haysan laheen masaarigu muusan imaadeen sooma aha​@@halimamohamed9350
@Faansahro
@Faansahro 8 ай бұрын
Maya lama mid ahan 100 rag hadeey sidaa ahaan laheyd ilaahay ma xisaabin lahayn naagta naagtaan waa naag caqli badan ha odhan sidaa ilaahay caqli buu siiyay ninmanka iyo naagaha ilaahay ka baq walaal sidaa ha odhan maxaa yeelay haduu ninka ka caqli badan yahay naagta ilaahay ma xisaabin lahayn naagaha maalinta qiimaha labadaba ilaahay wuxuu siiyay caqli ay ku fakaraan tusaale hadey naagta ka caqli yaraan laheyd ninka ilaahay ma xisaabin lahayn jannadana ma ka bixin laheyn xaawo maxaa yeelay caqligeedu wuu yaryahay marka ilaahay ka baq waxaan umaleeyaa inaad. Ku nooshahay wadamada carabta iyagaa waxaas aaminsan hadey naagtu ka caqli yaraan laheyd ninka gaari ma wadi laheyn halkii nin wuxuu u dhigmaa caqligiis 1000 naag
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 9 ай бұрын
Masha Allah baarakallah walaashay Hanan noosoo ururi wararkooda
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 ай бұрын
Allah is one🙏🕋🕊
@SR-zj3cs
@SR-zj3cs 9 ай бұрын
Rabi unaxareeso ayoowayashi Somaliyeed oo u halgamay gobonimada umada Somaliyeed. In Somali laga baxay amxaar iyo carab baa ino tashanaya. " yamyam iyo qaadween baa ina baratay" . Shakadi way soo dhafay yaa oo shaga Somali ismoog.
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
😢😢😢 yaa ALLAAH, rag ma heyno walaahi.
@nastehafaroole1217
@nastehafaroole1217 9 ай бұрын
Wnkxumahy wllhi meeshy xladeenu maryso Allah beerkeena burcad hysumariyo😢😢😢😢
@habashhabashy4169
@habashhabashy4169 9 ай бұрын
Mash'Allah wll waad ku mahadsantahay dadalka siiwad Allah ha ku xifdiyo. Somaliyeey midowa
@Fardawsacc
@Fardawsacc 9 ай бұрын
Alla somaliyeeey😢😢😢 Illahyow Adiga Naleh noo hiili
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 ай бұрын
🇸🇴somalia illahaw cadow Allah kaqabto aamiin aamiin yaarabi masar itoobiya abuu dabi niman somalia aqli malah illahaw na caawi somalia illahaw bur cat isku mari aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@WilkaWalan
@WilkaWalan 9 ай бұрын
Xaqida an aniga anfahaminin somaliay lkn hadan midowna anaga somalia ah xaqiqa wan gulesan lkn qabail ay udhimanenaa sorry somalia an ilalalino magac somaliyay plz😢😢 io sharfka dinta islamka😔😭🥺😭😭
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 9 ай бұрын
Qabiil waa ka halkaa ina dhigay, ee Somaliyey ma Tashanaa Mid ma noqonaa
@shorttube507
@shorttube507 9 ай бұрын
Walaashay part 2 waan sugila ahay 😢
@moafro6524
@moafro6524 9 ай бұрын
Finally, qof dadkan noo ilaaliya noo helay
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 9 ай бұрын
Allaha noo naxariisto ayaan laayahay allaan qabnaah musiibo aanaan anagu gacmeheena ku keensan nama heyso😭😭😭
@DaadirAlnaazir
@DaadirAlnaazir 9 ай бұрын
illahow rabiyo umadeena ugargar
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 9 ай бұрын
Thank you abayo🇸🇴🎁💕✅
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 9 ай бұрын
نسيت في في أرض الصومال قبائل اخرى اللي هي القدبرسي. وعيسى. ممتدين من ارض الصومال الى اثيوبيا وجيبوتي. وصوماليا فعلا. انا اتفق معاك بخصوص الصوماليين انهم بيقدسوا القبليه اكثر من الدين والدوله انا اتفق معك ان الصومالين ما عندهم حس وطني ما يعرفوا ما معنى الوطن؟ يقدس القبيله اكثر من الدين. والوطنيه. وهم يتنازعون منذ 30 عاما. في كلام ما منه اي فائده او معنى. بدلا ان يطالبوا بإراضيهم المستعمره في اثيوبيا بل اثيوبيا هي من تطالب بأراضي صوماليه اخرى يا عجباه ! وشكرا لك.
@liban4679
@liban4679 9 ай бұрын
All you see is empty noises Somalis always been united when it comes foreigners particularly Habasha.
@hawoabdullahi3117
@hawoabdullahi3117 9 ай бұрын
Ilaahaw masaari ha no keening hal malin bay dileen 4kun oo qof Modaharaadaya labo Cali isma waydiin oo Isla dadkooda ah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 9 ай бұрын
Hadii ay Soomaali isnacday oo isdishay cadow walba wuu u imaan wixii uu rabana wuu ka sameyn.
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 9 ай бұрын
Ceebeey Tacaal. Ceebteennii oo Cid waliba la Sheekeeyneyso. Yaa Lahweey!!!. Yaa Kharaabeey!!!
@farxaan.somalimedia
@farxaan.somalimedia 9 ай бұрын
Asc walal hanan maqata videw gagan wll ifasax
@popular7493
@popular7493 9 ай бұрын
Yaa allah wadankeena midee
@mohamedabdi6592
@mohamedabdi6592 9 ай бұрын
😢
@hananchannel1928
@hananchannel1928 9 ай бұрын
😔💔
@Cirroole
@Cirroole 3 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@kaderkhamia9493
@kaderkhamia9493 9 ай бұрын
Walaal xanaan inoo soo turjum sidan oo kale
@sheekooyinkasoomaalida9527
@sheekooyinkasoomaalida9527 9 ай бұрын
👍🇸🇴
@fariida6236
@fariida6236 9 ай бұрын
Am sorry Hanaan but that is the sad reality 😢
@saeedessa7372
@saeedessa7372 3 ай бұрын
مصر نفسها ستتفكك وهي ماشية نحو طريق الصومال.
@nuuramoalin2308
@nuuramoalin2308 9 ай бұрын
Cajiib aduunyo waa dhamaad somalina iyadaa halkaas isdhigtay balfiiri ninkan siduu uga hadlaayo masari iyadaa wada dabadhilf gaalaa shartioda iyo gaajadooda inteysan noo imaam ilahayow somalida dhexdoda wanag iyo islaax dhig xabashi iyagaa ka adag oo iska celin karaane carrabka carabka weyna maba nayaqan
@MrAdamaa52
@MrAdamaa52 9 ай бұрын
قاعده يا فرحتي تركيه ، قاعده المصريه يا ويلي.
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 9 ай бұрын
Mahadasanid walaal HANAN Ummaddi marka ay jabto waa sida lagu yaqaan in la barto ciladahooda , maanta aduunka oo dhan ayaa nakala yaqaan oo ajaanib ku sheeganaya qabiil Soomaaliyeed ayaan arkay in badan. waliba magaalo Soomaaliyeed hadaad u sheegto reerkaaga ayay sheegayaan, iNSHA ALLAH ALLE hanaga dhigo kuwa wax ka barta oo dib isugu soo noqda. AAMIIN.
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 9 ай бұрын
Soomaalidu iyagaa iska Celine Xabashida, sidii aan Koonfur iyo Muqdisho uga saarnay baan cashar u digaynaa. Maanta Soomaalidu way u midawday irrintan.
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 9 ай бұрын
War Paranoei intaan Iska Dhaafno Awalba Xabashi ayaan ahayne. Aan Iskaga Biirno. Waayo Maheshiinkarno Dalna Madifaacikarno.
@SomaliPatriote
@SomaliPatriote 9 ай бұрын
Oromo qurmuun ka ahaw arimaha Somalia
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 9 ай бұрын
@@SomaliPatriote Sida loocaytamo waataqaaniin laakin Ficil majiro, Marka iska Suga waxyar baa kadhiman Waqtigii Aad Gumeysi 500 Sano gelilahaydeen. Oromo dheedheel kumasoogaarin Halkan Naf iyo Maalba Weyhureen.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 9 ай бұрын
Ninkaan wuxuu inoo cadeeyey Masar inay dooneyso soomaaliya inay u isticmaasho danaheeda sidoo kale inay cadow ku tahay wadamada Soomaaaliya caawiyo
@fariida6236
@fariida6236 9 ай бұрын
Cidkaste danteede ee fiirsane ila Somalida 😂 ayaga isu maqan
@halimamohamed9350
@halimamohamed9350 9 ай бұрын
Hawl addagg ayaad. Soomaali u Haysaa❤
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waxan arkay nin Ethiopian ah o niman somaliya o doodaya qabiil kayaga ka landheeraysan ay isku leeyihin bu nin ki sogalay sheekadi markasu yidhi reer hebalba iniga baas yab marka wan ooyay
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 9 ай бұрын
Waa yaab wlh somaliya ilahay aya umaqan
@youngboy5293
@youngboy5293 9 ай бұрын
Soomaaliya waa ku deysay
@Abc12345ab
@Abc12345ab 9 ай бұрын
🙏
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 8 ай бұрын
احنا الصوماليين نعرف ان حكومات العرب مو الشعب انهم ما يساعدونا كما كنا نساعدهم ونحبهم في ١٩٥٠ لكن عندنا عقيده دايما نقربكم ما نسينا عندما بعض دول العربيه حاربونا جنب مع الحبشه ودولة السوفيتي اقل لك الآن يا مصر اعرف انك عايز لتدخل بيننا دفاعا لنهر النيل الأزرق وتريد ان خلافنا ما يزول ابدا لتكون دايما المستفيد بعد الآن يكون زمامنا الاتفاق بيننا انشاء الله 🇸🇴🖕💪🇸🇴👍🙏
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 5 ай бұрын
The enemy of our enemy is our ally!!!!
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 2 күн бұрын
Fariid waaye faaarax aaway caqligiisiihee😢
@emric_apthalla624
@emric_apthalla624 9 ай бұрын
😭😭😭🥺
@NourAbdi-y8g
@NourAbdi-y8g 9 ай бұрын
Shaxdena waa la fahmay
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 9 ай бұрын
Cajiib
@daahirdiiriye5353
@daahirdiiriye5353 9 ай бұрын
Carab jarab waloowkaana harab. U hiili walaalaahaa falastiin . Thanks Hanan for translating
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 9 ай бұрын
Ciil badanaa in an u aragno Masar raxmad wali kalam garan cadawgeen iyo gacalkeen. Xasbunallaahi wanicmawakiil .
@FaizaAbdullah-u9i
@FaizaAbdullah-u9i 9 ай бұрын
Ilaahow dad waniyeen noogeen
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 9 ай бұрын
Ilah anomaqan insha Allah yakunu qeeyr😢😢😢😢😢😢
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 9 ай бұрын
Adiga waxan ka yaabay ruux soomaali ah haduu ajanib barto waxa u sheega qabiil ka u ka so jeedo waxu isku dayaa in uu ka dhadhiciyo qabiilkiisa hallka u ajanabiga u sheeganayo gobal ka u ka so jeedo
@liban4679
@liban4679 9 ай бұрын
Ilmo dayuusin dowlad isku sheeg baa masiibo dhan ah Itobiya dalka u saxiixay kumanaanka kun ciidan.
@J.M.0101
@J.M.0101 9 ай бұрын
Alla hoognayeey qabtaladeni qaylo weyni ku tagtagsanaya
@Goofball-i6j
@Goofball-i6j 9 ай бұрын
وليك الوووو xagee u soconaaa😂💔
@Ayuushali-p9c
@Ayuushali-p9c 9 ай бұрын
Bagaa waanku faraxsanahay
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 9 ай бұрын
Very sad 😮😮
@AminaAbdullahi-r1f
@AminaAbdullahi-r1f 25 күн бұрын
Umarabno Wadankayaga Milatary debeda kayimada. Oo kuwa jooga ayaba lasaaraya. Masarey halkaga nagajoog
@mohadno841
@mohadno841 Ай бұрын
ليش احنا ودانا لكل الناس الا الصومالين
@Abn.farah9
@Abn.farah9 9 ай бұрын
Soomaaliyeey hurdada halaga koco caqliyad xumada joojiya oo midooba oo qabyaalada baabi'iya ha lays jeclaado
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 9 ай бұрын
Kkkkkkkk Somalida waa cawaan adiga hadii aad Muslim tahay Walalka Falastin u hiili
@fariida6236
@fariida6236 9 ай бұрын
😂😂 Asba waa nala mid xooga nabadu na dheeryahay
@sareeyemanusqaame8723
@sareeyemanusqaame8723 9 ай бұрын
Maashaa Allah walaal shaqo fiican baad haysaah oo waa loo baahan yahay in aad ogaatid dad ka kale waxay kaa damacsan yihiin iyo waxay kuu qorshaynahayaan marka dowladaha caalam ka oo dhan waxay isku dayaan in ay dad ka ku shaqaystaan oo loo qabto shaqadii ay ayagu qabsan lahaayeen laakiin mid da iswaydiinta mudan waxa weeye sabab ta nin kaan uu fagaare ula soo firiistay daqan kii iyo damicii dowladuhu qarsoonaan ta ku fulin jireen ma caqli xumaa u gaysay mise waa gorgortan uu ku jiroh oo itoobiya maqashiinahayo oo wuxuu rabaaba in hadal kiisa uu itoobiya maqasho oo hadal kaan waa hadal itoobiya la maqashiinahayo?
@smsrlmslk199
@smsrlmslk199 9 ай бұрын
شو مصير صومال ف نهايه
@Goofball-i6j
@Goofball-i6j 9 ай бұрын
Wan dhamaanaynaa iga walla😢
@YaAhay77
@YaAhay77 6 ай бұрын
Sideda ba daad oo wiligooda wax fahmeynin aa nagu jiran. Aqligoda dhan wa qabil. Wa na daad oo uu maleyan iney ba jihadoyan hade qabilkaleto dulmiyan. Daadkas camal cadowga ee dhax dabashan ayaka oo qabilnimo iyo cadowtinimo ee Somalia uu qaban. Daadkas hadey naga dhaxbixin Somalia dhibka ma ka bixidonto.
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 9 ай бұрын
Waa wax laga xumaado in maanta la ogaado somali ineysan is rabin oo ay kala jeedo waa ayaandaro tii abid ugu xumeyd 2004 markii somaliya dowlad loogu soo dhisey Kenya oo mashruuc federal government loogu soo dhextuurey Ethiopia ayaa wadatey qorshahan madax kusheega somalida ayaa kala sheeqeyey Ethiopia waagas muddo in looqabto mashruuca federaleynta oo qabiil walbo meel lagu oodo hadda 20yrs ayaa laga jooga toban sano kadib dalkan inuu kala tago ayey ubadan tahay ilaah kama dhigo lkn madaxda maamul gobaleedyada ayaa Ethiopia kala shaqeynaya Nidaam kan cusub siloo daciifiyo dowlad kasta somaliya ka dhalata ilaah ha u bixiyo somaliya madaxweyne maamul gobaleedyada kataqalusa shacab tiro yar aan israbin xagee lagu arkey oo rabo cadow inuu qeyradkiisa free kusiya wadan kale caqliga meel xun ayuu ka galey kuwa xukuma dowlad gobaleedyada somaliya gumeysi ayey rabaan iney uyeertan hadhow laga qomaameyo umada ha kacdo ha iska qabato daneyste calooshiisa ushaqeyste Iwm.
@ayahmohamed2080
@ayahmohamed2080 9 ай бұрын
Indha adaga dameerka 😂😂😂😂 hooyoda was dheh 🧨⚔️⚰️💣🙌🔫🌊
@simaasma3095
@simaasma3095 9 ай бұрын
Soomali soomaalibaalee waryaadha soomaaliyee kakaca dhulkeenee horor iyo waraabaa qaybsaday waxaasodhan ceebtaa waxaa soo jiiday aqoonxumada siyaasiyiin jooga soomaaliya ila hargaysa ilaa konfur idinkaa halkaa dalkeenii dhigay Dinamo ayaryar oo idin le eg radii somaliyed fayuujarkii umada ayey lumiyeenqaarkood afar jeeblah soomaaliyey gourmand iskaqabanay saan.😢
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 9 ай бұрын
Faarax minja xume ceebtiisa meel kasta taal waa na ceebeeyeen
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
Faarax habaarane dheh, habaar beeyqabaan orgidaan Soomaalida ah.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 9 ай бұрын
Xaliimo xitaa dhibkeeda ma yara,Faarax kaligii dhibka yaa la saarin.
@fariida6236
@fariida6236 9 ай бұрын
In dumar iyo rag laysku adeeyo waa qayb kamida dib u dhaca rag iyo dumar reeraha somali dhan eeda waa wada leenahay hadi Allah laga cabsado
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 9 ай бұрын
Ya Allah please help as we somali need you badly. Take this virus that divide us and the medicine is only in your hand Ya Allah. Even the foreign knows what our weakness is.
@HanadMohamed-x1i
@HanadMohamed-x1i 9 ай бұрын
Askari ban ahay military ah manarabo dhimasho. Masar aqlixumaa o caqli ficana
@fariida6236
@fariida6236 9 ай бұрын
😂😂😂 waa fulay
@BashiirBashka-w2j
@BashiirBashka-w2j 9 ай бұрын
Waa sax somali wey is diiday mana is aamineyso marka in lakala go o maxa diidaaya wax diidaaya majiraan dhibtà ugu badàn hawiye ayey kudhacday Wayo caasimadii bu degan yahay Marka somali waxa halagay qabiil iyo argagaxiso siyaasiyiin tuga ah Mararka qaàŕ kala go u waa xal Sababay daaŕood hawiye iyo isaq Iyo raxanweyn oo hada madaxa so qaaday xalku wa sidas tàshàn weydye walaģu talin
@buraale134
@buraale134 9 ай бұрын
Dawladi iyo dhaqalihi idinka haysta afduubka iska xoreeya kadib waxa rabtid samee
@nuuramoalin2308
@nuuramoalin2308 9 ай бұрын
Masar weligeed lama arkin cid aygargaarto cid eylugoysoymaahee aygaa loo adeegsadaa dhibateyna islamska waidin ogyahiin laso taas kudhe odagan carabka weyn😢😢
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 9 ай бұрын
Kuwa ka sugaya hiil iyo waxtarna ka waran ee carab iyo masartaa haya 😂😂
@fariida6236
@fariida6236 9 ай бұрын
Carab oo dhan waa isku mid Emarat Qatar turkey kuli danahooda ee fiirsanayan
@phprince5153
@phprince5153 5 ай бұрын
He is not only lying, but he authenticates the road map of Melles Zanawi, but in reward, the Nile is under threat today!!!
@MohamedAbdi37-c1u
@MohamedAbdi37-c1u 9 ай бұрын
Walaahay waa dhab, qof qof rabaa majiro maxaa taloah, niyow ninkastaa gobolkiisa hagoosto
@hydragons
@hydragons 9 ай бұрын
somalida waxan ha u sheegin hadii kale beer walba dawlad bay noqonaysaa. Shayga ugu muhiimsan ee ka maqan Soomaalida waa: -Nidaamka. haddii aadan lahayn Nidaam, xataa ma maamuli kartid hal beer.
@cqaadirmaxamedhasan3279
@cqaadirmaxamedhasan3279 9 ай бұрын
Viva isaak iyo hawiye
@mohamudabdullahimohamud3995
@mohamudabdullahimohamud3995 9 ай бұрын
Asc walashey ninkan ma qaldano lkn waxaa qaldan dadka saas lookala saarayo Somali iyadaa meesha isdhigtay
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 9 ай бұрын
Xaqiiqadu waa punland masari imanweyso waayo korkeena laguma dagalamayo
@linakhan331
@linakhan331 9 ай бұрын
very sad for somali people we becoming colonsied in 21first centry by neighbouring country,palastine 2.0 soon for the somali people.
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 9 ай бұрын
Carabkaan wuxuu ka sheekeeyey sida dulligaan hadda jira Soomaaliya ay tahay, ... waxaas oo dhan waxaa ugu wacan qabiilkii oo xargo goostay... ... Dawlado shisheeye ma u baahno qubaro.. soomaalida iyagaa is iibiniya ...
@husseinahmedhalane2629
@husseinahmedhalane2629 3 ай бұрын
Aad umafahmin waxa somalia dhexyaalla oo ah kaliye waa xukunka oo ay iskuhayaan
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 9 ай бұрын
Ninkan eed malee ee waa somalida waxa eedaysan
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 9 ай бұрын
Gabadhan wa Aqon yahan Walashay wa lagu bahanyahay wacyigalin balaadhan balagaga fadhiya walashay qali Aqliga oyo cilmiga uga faidee plz wan ku baryayaa inta ad dhalinta ad tahay
@Ilyas-zd4rv
@Ilyas-zd4rv 9 ай бұрын
w. m'rka 2*aad'E Hadda & xAQiiQ0 Majiraaaan☝️🙂👉wx qarsoon👀wey jiraan baan QABAAyE✍️🧠
@moktarosman8165
@moktarosman8165 Ай бұрын
Hoyadey iyo abahey iyo adigey bu ikala saraya benta isma mecbani e waba isku si jeclena walahi ee hanaku dalina
@thewariah
@thewariah 9 ай бұрын
Somaliye howsha wax halaga badalo. Sidaan waa ceeb
@saeedessa7372
@saeedessa7372 9 ай бұрын
الجيش المصري مهلهل ومصر دولة ضعيفة تتلقى مساعدات خارجية واذا قدموا للصومال وفسيواجهون نفس مصير اليمن
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 9 ай бұрын
Bisinka. suu oga yahay baan la yaabay
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid 9 ай бұрын
Gobolada Bari wuxuu kudoortay hamoodin Ciyaar ciyaar waa Badacas iyo bandar qaasim ama Boosaaso
@said1498ify
@said1498ify 9 ай бұрын
Waa run dani uguma Jirto Badwaynta Hindia waxa dani ugu jirtaa waa bada cas. Waxaanuu rabaa maslaxadiisa inuu ku ilaashado meeshan.
@smsrlmslk199
@smsrlmslk199 9 ай бұрын
اريد افهم مره وحده كلهم يريد صومال الإمارات وتركيا و إثيوبيا و مصر شو سالفه
@hananchannel1928
@hananchannel1928 9 ай бұрын
لأن ما عندنا رؤية للحكومة
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 9 ай бұрын
SAAS HALAGU KALA TAGO BYEEE😢
@shukriiii
@shukriiii 9 ай бұрын
He thinks Ethiopia is a United peaceful country, Ethiopia has many factions and divisions itself, the Tigray republic, the Amhara, the Somalis, the Oromos, the Afar, the southern nations, and each have their own militias and states who constantly kill each other. We shouldn’t allow Egypt, or any foreign base, we should make own military stronger. I’ve seen Somali men say “Egypt will help us” “we need an Egyptian base”, Egyptians are an overpopulated place and they are hungry and want to take our ocean and it’s recourses and use the land in every way they possibly can, and it would be a lot worse then the Turks. Building a foreign base is never good! That’s why Egypt or Ethiopia don’t have any foreign bases and we have too many. We can send our troops to be trained abroad. This guy clearly doesn’t care if Somalis die or we have another war, for him it’s all about Egypt’s prosperity, and this is what I think Somalis who think Arabs or all Muslims are their allied should understand. Each man to his own is how it is today.
@dunka735
@dunka735 3 ай бұрын
Masr ma aha cadogooda ethopia ee waxey doonayaan ineey Israeli caawiyaan dhinaca ee kasoogali karaan waa soomaaliland badeeda dariiq isiritaajiyad ah waaye li ano waxaa laga tuqeenlaa xuutiyiinta
@xasanalturabi6336
@xasanalturabi6336 7 ай бұрын
arinta mamulka waxa ku haboon in reerka qurayshtaa muslimiinta udayaan
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 9 ай бұрын
Khayaali ayuu aaminsan yahay ma qaybkaad ogtahay caqligii fircon ayay aaminsan yihiin masaaridu
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 9 ай бұрын
Lkn fiircoonkii waagaa noolaay somali buu ahaay . Kuwa hada nool waa carab greek iyo roman
@AbukarAbdullahi-o8i
@AbukarAbdullahi-o8i 3 ай бұрын
Kan waa nin asgoo soo jeeda iska riyoonaya Waayo kooxaha intaas ma wada raali gareen karaa
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 9 ай бұрын
qof weliba waa uu iska hadli karaa hadalkiisa wax micno ah kuma fadhiyo
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 138 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,5 МЛН
Markku Ruotsila
1:14:23
Sivullisen lava
Рет қаралды 16 М.
Su'aal iyo jawaab: Soomaalidu ma faraciin baa??🤔😎🍿
10:04
Hanan channel
Рет қаралды 8 М.
Maxa ka taqanaa yahuuda Carabta..!? ✋🏽
9:44
Hanan channel
Рет қаралды 4,2 М.
Xaqiiqo run ah in qof kasta oo Soomaali ah uu ogaado..🤔🥹🫢
10:03
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 138 МЛН