Wa been arinkan somalia 🇸🇴 ayada dad adonsatay walahi o aniga waxa kaso jeda qoys rer badiya ah waxa beerah iyo xolaha no raaci jiray dad adoma ah hada dadki an adonsa jirnay wa nagu ab tirsadan o wa cureynay dadkasi waxey isugu jiran cadan iyo masow o asal koda carab yahin sas u ogada magacoda waxa la yirah cabdi xurow beerah no fali jiran kuma fanayo lakin wa xaqiqo jirto somaliya ayada wax adonsatay abayo warakani wa been
@IsmahanOmar-t9b Жыл бұрын
Adoonsi wax lagu faano maha lakin ilaa iyo hada ba lays adoonsadaa!. Adoonsigu maha kaliya in laguu shaqeeyo in aad burburto oo ad meel walbo taalo waa adoon nimo!.
@Mohamed-n9s2j Жыл бұрын
Tarikhdaada baro
@JamaluddinAlMuqdishaawi Жыл бұрын
Asalkooda Carab maahan, dadka been ka daaye.
@Aaris236 Жыл бұрын
@@JamaluddinAlMuqdishaawi😂😂
@abdullahihass8936 Жыл бұрын
Waa been cad
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Soomaaliya lama adonsan ee intay isku maqan yihiin ayaa tarikho xun iyo sharaf daraba lagu samaynaya isku maqan lagu maqan yahay soomaaliyey ka kaca hurdada dhibatada waxa idinku noqday ee qabilka iyo qabyalada ah iska daya. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi. ☪️🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲☪️🤲❤️
@salahsaiedm.sudani6617 Жыл бұрын
Maa shaa Allah Dearest hanan, I appreciate the effort you paid for collecting those valuable information and how they are accurate. Most of our people don't know the facts during my childhood. I used to hear the first slave trade marked was located in zanzibar, which was ruled by barqash the omani sultan
@prideisweapon8452 Жыл бұрын
Hanan. You're well educated, articulate and multilingual person. Disprove their fake stories with facts by contacting the museum. Thanks
Somali lama adoonsan weligoo ayagana wax ma adoonsan carabtaan reer tabareedka ah somali ma iyagaa soo haweensan kara ninka somaaliga ah iyo naagta somalida ah waxaay go’aankoodu yahay gumeysi ma ogoli waan dagaalamaa ilaa aan ka dhinto waana wadankii Africa ugu horeeyey ee ingriis diyaarad kula dagaalo🇸🇴❤️
@ShalambeebiAcademy Жыл бұрын
Masha allah wllo alla haku sharfo Somali dad wax akhriya maaha Waa inaan qorno taariikhdeena
@mohamedismael347 Жыл бұрын
Beautiful lady thanks for educated us for owns history
@sahraahmed-9556 Жыл бұрын
خست ..ياقطر يا احفاد الوهابيه نحنو اصل وفصل ابنا شيخ اسحاق بن احمد رضي الله عنه على الصومال ...احرار مند الازل ..الصومال رفضت بريطانيا تحكمها على ارضها ❤❤❤الصومال التى قطعت اعناقهم الامركان ولعبت بهم كره يا جميل ...العصر القديم يحكمون العالم وشكرا ❤❤❤هرجيسه❤❤
@abdulkadiryousuf7395 Жыл бұрын
Mahadsanid Abayo Wax Fiican Aad Umada Somaliyed U Heysaa
@nabilaomar Жыл бұрын
Arintan Xanaan ay ka hadashay yaan meesha looga tagin ,ha la gaarsiiyo dowlada Soomaaliya oo talaabo inay ka qaado , Qadar inay been naga sheegto in Soomaalida la adoonsan jiray waa in dowlada somaliya talaabo degdeg ah ay ka qaado ,gaarsiiya dowlada qofki gaarsiin kara .
@fatimaomar3067 Жыл бұрын
Mashallah Hanan. You are a somali treasure sis. ❤❤ Since you know so much history you need to write a book plus documentary. We need to start telling our story before they tell it to us. Your knowledge shouldnt be only KZbin.
@FaisaDhahir Жыл бұрын
Agreed 💯
@FaisaDhahir Жыл бұрын
Well said
@MohamudMuse-dg5vo2 ай бұрын
Ilaaheey haku sharfo waayo waxaad difaaceysaa waa anigaa oo ah somaali iyo wadankedna me arkasta waan kula jiraa waNa kuu ducey ayaan markasta ilaaheey sharka hakaa xijaabo kheyr badan ilaaheey haku siiyo. Aamiin aamiin aamiin
@abdiazizmawlid8251 Жыл бұрын
Masha Allah xog badan o muhiim ah ayd nala wadaagtay waxd ku darta inad videos ka si qurux badan uduubto si u xiiso usi yeesho
@abdihakimaliguure28136 ай бұрын
great history very intelligent lady thanks queen
@farhansaed6705 Жыл бұрын
Hanaan adeer ilaahay ha ku dhowro howl garan baad haysaa arinta taariikhda waa inaynu ururinaa dadka haya oo dhan mahadsanid
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Dad kaa somaliduu weligood xoolo dhaqatay ahayed. In laa adoon sado wey adagtahay dad xoola dhaqataa
@abdinasirfaluja-lf1lw Жыл бұрын
Historians agree that the Somalis were not enslaved, but rather were slave traders, as our sister Hanan says. Another thing is that people my age and the freedom of their country combined. My age is older than the independence of Qatar in 1971 and I am 55 years old. If these were people, they would take off their armor
@shafkah8809 Жыл бұрын
Maashaa Allah, Allah ha ku xafido walaal waxaatahay Gabar Caqli & cilmi Taariikh Da weyn ugu bayaaniyey ama iftiimiyey Soomaalidan Qabiilka Sakhraamiyey. Kor aab juu sudaa io waan ky aaminsanahay, waati si Schooler ag ayaad tustay una taa siisat Dadkaab ka dgalanay oo Soomaalida Asalka Ah, Hawiye iyo Dir oo ah SAMAALE. Daaeiidna waa la qarameeyey oo DoonBere Direed ayaa lagu daray. Sudaas ayetna ku soonaaliyoobeen .sax walaa La?. Magadsanid markale Halgabka Ummadeena halkaa ka wad. Waxaatahay Dowladd. Jir oo joog , caddiwgaana ha jabo. Qore dr Shaafuci Aw_xuseen Aw_Cabdi oo lagu naaneyso Dr Jey Jey. Maf
Waa run waa dadka daaroodka ladhoho waxa lagumeeysi jiray markii danbane doon ayaa lasoo saaray oo lagu soo celiyey waana sababta iney carabyihiin eey u sheegtaan ayagoon carab eheen
@aliderie4978 Жыл бұрын
Soomaaliya qaar ayaa la adoonsadey hadana waa la adonsada simaskaxiyana ayagana isugu wacan allahayow soomaali u naxariiso wabilaahi towfiiq wll
@Suldanmusseali Жыл бұрын
Tasriikhdii soomaalida Lama teebin oo qorin Oo diiwaanadu tilmaanteen Kamay bixin tusaalayn Manaynaan bal dee tebin Waa se tuuray waa hore Tafaashiiseenii dee hore Tiriigay ku dee idhi Anoo tirawgaad leedahay Tamaam maqal dhegaysani Teeb qoraalna dee raacini Tamaam xaalku weeyee Thank you na kuba idhi Intaan dee iskaba tegay.
@AbdulkadirAbdulle Жыл бұрын
Soomaalidu waa sidii dugaagiii oo kle rabaayad ma noqoto gumeysina ma qaataan taariikh horeba iskadaa Amerikaanka ay carabtu ka kaadiyaan ee shidaalkooda iska dhuuqa 1993 waa kuwii wadooyinka ku jiidey Amxaaradiina Xamar waad qabsan kartaan is yirina ee uu American taakuleynayay waa kuwii xabad ku saarey dharaar cad gabdhaha loo baaahan yahay waa adiga oo kale sumcadda dalkeeda iyo dadkeeda difaaceysa, ee ma ahan kuwa gaalada iyo ajaanibta iska iibiya ee dhaqanka ummadooda suurad xumeeya sida heblaayo Obsiiye oo kle mahadsanid abaayo❤
@omarmohamed-iz1mr Жыл бұрын
Asw Hanan, Bravo 🎉.... Naga dhici oo la tartan oo beeni qolooyinkaan lacagta shidaalka hadda helay oo Raba iney Taariikh iyo soo jireen
@MaidaIbrahim-x7f Жыл бұрын
Wa sheekeynayaan carabta.. Gaajada markay ka baxeen oo aan noolayn jirnay bay sidaas yiraahdeen.... dayuus haddaad maqasho waa sida carabta oo kale..
Thank you wll for looking out for our people and their dignity.
@faizaalhendi1050 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخت حنان اتابع كل جديد في قناتك و اشكرك من القلب على اجتهادك الدائم على الدفاع عن تاريخ الامة الصومالية خاصة في زمن نجهل كثيراً من تاريخنا الطويل واتمنى منك ان تقدمي محتوى هذه الحلقة باللغة العربية والانجليزية ان امكن. اتمنى لك مزيداً من التقدم والنجاح
@hananchannel1928 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله سويت كذا حلقة رد أن سلاطين عمان لم يحكموا الصومال 🇸🇴👑 باللغة العربية ولكن لا حياة لمن تنادى.. الرد هذه المرة يجب أن يكون بشكل دبلوماسي رسمي 🤷🤐
Shukran walal for your informative initiative, keep up the good work, have access to Uk based library willing to share more info so you can expose and highlight InshAllah, ilasoo xirri
@abishuceyb7067 Жыл бұрын
MaashaALLAH Waa dhab.
@misafaa2000 Жыл бұрын
Magacaa ha jiro professor Hanan
@ismailmuse9839 Жыл бұрын
Manchallah I'm so proud to you walalo ❤
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Thanks Wll 🙏🌺🥰
@abdirizakhassandini3625 Жыл бұрын
Thanks hannan
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Carabta waxaa igaga daran kuwa somalida nala ah ee carab sheeganayo
@relaxing1192 Жыл бұрын
Carabta annga ayaa zakada u so diri jirnay hadeerna hadaa sheeganay waxaa inoo geesay inaan u daba nacamleyno faqriga iyo kala faraaruqa qabiilka iyo gaaaajada sababtoo ah wax loo namacleeyo ayaga ayaa ugu dhow muslim kula sheegto haba ku yasaaaane hhh waxay ka roonyihiin aftikaanka ayaga dhibaatada heysato oo ah laba qaaawan isma qaado marka carabta dantaas ayaa inio geysay جوع كلبك يتبع .waxa kle oo jirta فرق تسد عليهم
@jabiye8593 Жыл бұрын
%80 somalidu carab bey sheegtan ku abuubakar galiya iyo ku ciraq ban ka'imid dhaha maxeysa kuu dhibi waa sheegato dadkan ay sheeganaya ka duugsan
@fariida6236 Жыл бұрын
Waa dagaalka dhinaca maskaxda ah ee lagu soo qaaday
@hoshomar2236 ай бұрын
Taajka sharafta iyo karaamada ayaan ku siiyey Mahadsanid
@abdinurfarah1560 Жыл бұрын
Somali is original and one of oldest humanage
@Sylsomalitv Жыл бұрын
Mahadsanid walashay
@haawomohamed4241 Жыл бұрын
Masha Allah habo ❤❤❤❤
@Abdisamad_dirir Жыл бұрын
Gabar qiima badan oo Somali xalaal ah baa tahay
@AliAli-uh5bu Жыл бұрын
Maashaa Allah ilaahay caqliga iyo cilmiga ha kuu xifdiyo, sharaf baad leedahay
@AbdullahiHirsi-jd3gb Жыл бұрын
احسنت
@jiifcaaqildulmidiid4139 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAH WAA GABADH FARIID AH,WALAALLE HALKAAS KASII WAD.
@astaghfirullah4406 Жыл бұрын
Shaqo wacan baadnooheeysaa Insha Allah guulayso huno.
@sarahgawdan22152 ай бұрын
Moi femme Somalie Land .. Djibouti fier de l’être ..
@AbucarNoor Жыл бұрын
Hanan shaqa culus ayeey heysa, aan tageeno. Dowladda Somaliya waa in maalgellin ku sameyso Hanan. Waa tariikh Yahan gaarsiisan Ilaa heer aad u durugsan. Sister Ilaah haku xafido
@MrQawdhan1 Жыл бұрын
You ‘r right
@omarmohamed5120 Жыл бұрын
Ibnu batuta ayaa qoray in laga Dhoofin jirey berbera !!!! Dumarkii ugu quruxda Badnaa Africa !!!!.
@alhijazy1 Жыл бұрын
من هي قطر حتى تدعي انها كانت تستعمر الصومالين! 😳 غريب أمرهم والله
@DeeqAbshir-g6b Жыл бұрын
Maasha Allah
@halazubeyr5615 Жыл бұрын
Walaalo somalida hadii awoowyadeen Wax adoonsadeen waa daalimiin hore hadii la adoonsadayna iyagana waa dad la dulmiyay Oo ilahay haw naxariisto. Taariikhda tagtay ee turxaaanta leh Lama Sheego walaal. dadka islaamkuna waa wada walaalo. Waad mahadsantay
@kadiyeshire9478 Жыл бұрын
Thank you so much awesome 😎😎😎😎👍👍👍👍👍
@fathiaaskar3804 Жыл бұрын
Thanks sister taariikhda somalida aad wax badan ka baratay oo aad difaacayso wlo garabkaagaanu nahay
@AbdiMursal-k8z Жыл бұрын
Aad iyo aad yaad ugumahadsantahy
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
ASC Walaal Hanan Wax jirita magaloyini somaliya ku yaala oo qadiimiya oo aay ka midi TaHAY magalo la dhaho MADUUNA oo ku taala sanag iyo kuwa kale oo ku yaala Barbara aa geeda iyo kuwa kale oo ku yaala Gobalada dhexe ee somaliya cidi taariqidoda haysana majirito ee bal Walaal Sobara
@kharakhara5985 Жыл бұрын
كنت اكل استدت نفسيتي حرفيا 😊
@somalia5019 Жыл бұрын
New subscribed from garacad port
@kamalhussein5603 Жыл бұрын
Hanan abaayo aad iyo aad baad u mahadsan tahay wax badan baad noo faa'ideysay i hope inaad buuga taariikh ah noo qoridoonto❤❤❤❤
@hindanasirshdahir12993 ай бұрын
Muda badan baan wllo ku radinayay i aan kugu xidhnado mantan waan ku helay aad ayan kugu farax sanahay ❤❤ hanan
@amalmohamed928 Жыл бұрын
Mahadsanid abyo ❤❤❤
@abdoulazizdaher7507 Жыл бұрын
Ilahi haa kaa jazai siyo walashai camalkaa ad u qabanaysoo umada somalied ..nucagoo kala Allah haa badiyo.
@OmarOmar-ek6ft Жыл бұрын
m,a. hana. ❤ waa gabar loobaahnaa. hore u soco noosoo gudbi dhamaan waxyalaha sidanookale aynu u ogeyn si aynu beri uga doodno oo laga daba qaato beentooda ay tariikhda beenta ah ku dhoodhoobayaan😂
@mahamudmohamed6624 Жыл бұрын
❤salamula calayk umadan tariqda ayaan labaran sababtas ayaken tay in nalabobo allaha kuxafido walashay ❤❤❤❤❤
@ismailabdiahmed9011 Жыл бұрын
Walaaley wà run somaliada ayagana gedijiray dadka Arabta udhoofin jireeen, daalaalin ahaayen
@saynebboersma6635 Жыл бұрын
Masha Allah Hanan❤❤❤❤❤❤
@QodarAbdulahi3 ай бұрын
Asc Hanan wada socod wanagsan mahad sanid Tack
@fartuunsharif2443 Жыл бұрын
Masha alaah habo
@siciidali4034 Жыл бұрын
Cidna inama adoonsan oo allah oo kali ah ayaan adoomo u nahay ee maanta iyagaa adoomo ka xun yuhuud ayayna u yihiin adoon liidata falastiin waad aragtaa sida loo galayo iyo sida xaal yahay !!!!
@yassinadan1455 Жыл бұрын
Shukran
@Nuursaciid-qb4yy Жыл бұрын
Gabadhaay, wlle cawrada asturo, dhuunta , qarso , waayo waa cawro marka loo fiirsho dumarka.
Ayaka ladoonsada ilaa 2023 subhanallah, heerka ay nolosha kagaarayn cunto cunis iyo casiir waaye,aqas dadnimo ay kushaqaystaan maleh , waa dad nafta ILahay iska galiyay , Somali magaaran
@phprince5153 Жыл бұрын
Safaaradaha soomaaliyeed waxay mashquulsan yihiin in ay ka baryaan lacag qadariyiinta
@FaisaDhahir Жыл бұрын
Mashallah sis u are genius ❤❤ n pure heart no qabiil mind set but standing for Somali ppl I'm proud young lady mashallah I love your mind beautiful mind n may bless your parents who's raised u right ❤❤❤❤❤❤ I love you my baby sister from other mother 💋 inshallah one day Somali one n remove qabiil from our heart 💕 ❤️❤️❤️ my parents raised me without qabiil but I learned qabiil age 25 yrs old as joke from Somalian chat line 😱 but I'm abgaal daud n My kids not hawiyo but other qabiil of Somali mashallah 🇸🇴 I'm raise without qabiil too mashallah 🇸🇴🇺🇸 qabiil is good tool to know where you come from but qabiil become bad when use to reject group ppl because of qabiil. Qabiil how u use it . Qabiil good tool to have but it becomes bad if qabiil if you help others who are Muslims because of qabiil... Same is gun 🔫 gun good tool to have to protect your family ❤️ gun becomes bad tool if hurt innocent people mashallah I'm gun n my uncle teach me how by age 10 yrs n teacher my kids by 7 yrs so my kids knows how dangerous gun not to play with 😮 most Somali American teenager learned gun on street not by parents that's mistake that's reason we have so many teenagers in jail one mistake because they didn't how dangerous gun is ... Growing up my mother also said never knife because to fight or if u mad to scare of your enemies because devil 👿 well take advantage of you n make easy to do wrong things 🗡️ knife 🔪 🔪🔪🔪🔪
@AbdillahiFarah-y4h Жыл бұрын
ASA. Waad mahad santahay walaal. Taariikhda ad sheegtay waa run. Taariikh qoran baa taala Adal sultanate inay dhoofin jireen dad adoonsi loogayey waxana ka qaadan jiray zeilac Rurkey iyo carab.
@wiilohassan3646 Жыл бұрын
Carab inaan weerarno ayay rabaan
@mohriyale4167 Жыл бұрын
Madxafyada Carabta qaarkood ayaa la bilaabay. In la qoro taariikhda cibaadada Soomaalida.... cad. ❤❤❤. Muuziyeemii Arabaa tokko tokko jalqabamaniiru. Seenaa waaqeffannaa Somaalee barreessuuf....
@abdirashidbareali6780 Жыл бұрын
Soomaalida weligeed lama adoonsan Weiland carabta weligeen anagaa ka xoog badneyn