𝗙𝗔𝗟𝗟𝗔𝗡𝗤𝗔𝗬𝗡: ISBAHAYSIGII IIRAAN MA BURBURAY? | MAXEEYSE IIRAAN ILLAA IYO HADDA KA QARACSAN TAHAY?

  Рет қаралды 19,725

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Күн бұрын
Inshaallah raafidadaasi suuriya kusoo laaban mayso oo iyadana jundiga Ilaahay baa milatarigooda iyo hubkoodaba burburin.
@hooskasii486
@hooskasii486 8 сағат бұрын
Suuriya bis maahane insha'Allah iran iyo dunidoo dhan ayaa laga ciribtiraa shayaadiintaan Raafidada waa waran caalamul islaami wadnaha kaga taagan
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali Күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 16 сағат бұрын
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@ajkagaming3314
@ajkagaming3314 Күн бұрын
Like saara asxaabta simeelfog ugaaro video ga 🎉❤
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 Күн бұрын
Wax Walba Waxay Leeyihiin Waqti Waxaad Moodda Waqtigii Iraan Inuu Hadda Soo Dhowaadey. Sababtunna Waxey. Sameysatey Cadaw Fara Badan. =Mahadsanidin=
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Күн бұрын
Allahu yaclam
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Күн бұрын
Guul guul guul. Muslimiinta
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm Күн бұрын
Xulafada reer galbeedka iyo Xulafada iiraan kuwa iiraan ayaa guulaysan doonta inshallah
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 20 сағат бұрын
Xulafada iiran iyo reer galbeed xagee ukala wadaa waxay shuraako ku yihiin naceybka dunida islaamka xaquna waa islaamka isagaana guuleysan bi, idnillaah balse haa uqabtid iiran wax fiican wali wali waxbaa kaa dhiman
@hooskasii486
@hooskasii486 8 сағат бұрын
Ooy hee 😢😂😂 Xulafo xulafo meshan ma taalo adeer AK-47 lagaaga shaqeynaa 😁
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Күн бұрын
Dantu waxay ku jirtaa suuriya nabad dhinacya wada danaysta Shiico sune dhamaan
@hooskasii486
@hooskasii486 8 сағат бұрын
Dantu waxey ku jirtaa in shiicada dulmiga badan liska dhiciyo 😁
@JamacSalax-f8g
@JamacSalax-f8g Күн бұрын
Osmanow fikirkeyga ilama aha iiran iney awod ku yelan donto seyria walaga yaba 2bo wadno heshis iska cadiya oow dhex maro safrdeeda furato lkn awood danbe ilama aha
@gurhanabdigurhan5313
@gurhanabdigurhan5313 Күн бұрын
Wad mahadsantahay wall
@mubarakcali6754
@mubarakcali6754 Күн бұрын
Iraan riyo yay ku jirtaa
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm Күн бұрын
Iloohoow iiraan suni kadhig
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 Күн бұрын
ok
@mohamednoor303
@mohamednoor303 22 сағат бұрын
Asc ogaw in dad aqoon leh ku dhageesan taa lasoco waxaan fahmi waayay in aad war noo sheegayso in aad fikirjaaga aad cabirayso
@CabdisugeNuuh
@CabdisugeNuuh Күн бұрын
Keep going blonxby
@MohamedTaajir-tp1tq
@MohamedTaajir-tp1tq Күн бұрын
Asc
@mdiinshmuse5369
@mdiinshmuse5369 Күн бұрын
Xitaa makala yaqaan الخامنئي iyo الخميني hada wuxuu iska dhisayaa nin Shiinaha wax kayaqaan ma aha
@ConfusedMansion-pv7vd
@ConfusedMansion-pv7vd 21 сағат бұрын
Suriyanka iyo kurdida so sunni maha
@hooskasii486
@hooskasii486 7 сағат бұрын
Kurdida qowmiyad ahaan waa Muslimiin suniyiin ah lkn kooxahan kurdida ee Syria ka dagaalamayo loona yaqaano Syrian democracy forces waa malaaxido aan diin laheyn uu mareekanka isku soo aruuriyay hooshiisana ku fushado Goboladee Syria ka heystaana waa halku shidaalka Syria dhan ku jiro mareekan ayaana iska dhuuqo
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Күн бұрын
WCWRWB
@mdiinshmuse5369
@mdiinshmuse5369 Күн бұрын
Waa luqaddii takfiirka iyo khawaarijta...Kahadli maayo qabashada Israaiil ay qabsatay kalabadh Suuriya mashkilada dhibaysaa waa iran الجمهورية الإسلامية الإران وراية آل البيت
@khaliddayib-r1d
@khaliddayib-r1d Күн бұрын
😂😂 kolay shiici baa tahay waadiga xanaaqaye waxaad tidhaahdaa يا علي يا عباس
@halisbookh708
@halisbookh708 Күн бұрын
Kani ma shiicibaa nacalaa iiraan ku yaal iyo adigaba
@MaxamedAxmed-i1c
@MaxamedAxmed-i1c 11 сағат бұрын
Shiico iyagaa ka xun gaala kasta oo ka cadawsan waan gaalada ugu gaalnimada badan aduunka ma jirto cid ka gaalsan shiicada nacdalbaa kutaala iyaga iyo wixii taageeraba
@hooskasii486
@hooskasii486 8 сағат бұрын
Kala bar 😂😂😂 Xuduuda ayee xoogaa soo dhaafeyn maantana wee laabteen oo magaloyin badan ka baxeyn 😅 Adeer Syria majuusiyiinta iran wey uga dhamaatay iyo guud ahaan dhulka shaam ee barakeysan waa laga tirtiraa kadib Israel loo jeesanaa hal shiico oo ku nool dhulka shaam intoo jiro Israel in lala dagaalamo waa qalad
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Күн бұрын
Waxay beeniyeen 10 aayadood oo quraana oo Rabbi ku bariyeelay umunaa caa'isha!waxay hadh iyl habeen aflagaadeeyaan kuwii dhiigooda daahirka ee udgoona u huray iyagoo qorraxda caabuda oo cawaana ! Marnaba damacoodu uma suurtagali doono oo yuhuuda iyo trump ayaa cagta marin doona!
@alphakatun7878
@alphakatun7878 15 сағат бұрын
Khiyaanadii ordukhan ku sameeyay falstiin ayaa waxlaga qaracmo ah
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b Күн бұрын
Wararka Aad Soo tebisaan 90% waa been sababtoo ah waxaad kasoo xigataan wargeysyada reer galbeedka ee yuhuuda taageera
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 20 сағат бұрын
qofka shega xaqiiqda iiran mabeenlowbaa iiran waa dhibaato loo isticmaalo dunida islaamka
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 19 сағат бұрын
@laqlaajisnugal2756 Cid dhaanta ama ka islaamsan maheysaa?
@hooskasii486
@hooskasii486 8 сағат бұрын
​​@@AhmedHassan-f9w2b Horta ayaga islam ma yihiin kadib ayee imaanee suasha ah cid ka islamsan ma jirtaa
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm
@AbdinasirBurhanyassin-kx1nm Күн бұрын
Sikastoo uu xaafid alasad utaageeray iiraan dagaalkii ciraaq hadana khumayni xaafid alasad umuusan aqoonsanayn muslim wuxuu uarakay khumayni in xaafid alasad uu yahay gaal shuyuuci bacsi ah
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 20 сағат бұрын
Khumeyni isagu ma,islasmba ?
@hooskasii486
@hooskasii486 8 сағат бұрын
​@@laqlaajisnugal2756waa laba gaaloo dhaga waa weyn lkn wey kala gaalsan yihiin oo xafid ayaa gaalsan
@Alaabtaydaiiuruursha
@Alaabtaydaiiuruursha Күн бұрын
IIRAAN SUURIYA abaal umay hayn ee Reer Asad bay uhaysay Suuriyana Iiraan abaal uma hayso ee Calawiyiintaa iyo Reer asad baa abaal uhaya
@alhamduliilaa6758
@alhamduliilaa6758 20 сағат бұрын
𝑨𝒔 𝒘𝒓 𝒘𝒃
Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ku wada-hadlay Asmara | Qubanaha VOA
29:40
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН