ISIIR-RAACA SOOMAALIGA 20 05 2012 SOMALI CHANNEL

  Рет қаралды 31,707

Somali Channel TV

Somali Channel TV

12 жыл бұрын

SOMALI CHANNEL

Пікірлер: 82
@raxmaxusen9042
@raxmaxusen9042 8 жыл бұрын
viva ajuurun masha Allah
@osmandubane4961
@osmandubane4961 Жыл бұрын
Masha Allah, "Allah ku dhowro walaale" ❤❤❤❤
@aishaqamar1989
@aishaqamar1989 6 жыл бұрын
maashallah Ajuuraan waxay ahaayeen Somali sax ah, maskax iyo qalbi fiyoob, dad Islamnimada wax ku xukumo ayey ahaayeen. I love Ajuuraan. Ilaahay ha noo soo celiyo.
@cabdirsaqgaywarowccy2211
@cabdirsaqgaywarowccy2211 8 жыл бұрын
wa dadka kaliya ee soomaali ugu tarikh weyn waxan maqli jiray 99 qof oo hal il isla la gesnimadi ajuuran aya maqli jiray
@isaxaqcmadoobe1726
@isaxaqcmadoobe1726 Жыл бұрын
Bulawayo qadar oo burglar layidha hada
@caashoceyni3872
@caashoceyni3872 8 жыл бұрын
via ajuraan boqortoyo magac leh
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Жыл бұрын
Soomaalida inta badan waxey yaqaaniin sida loo burburiyo boqortooyooyinkooda iyo dowladahooda. Walina waan garan la'nahey sidaan u dhisilaheyn dowlad fiican aana u dhowri laheyn.
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 8 жыл бұрын
Maasha alaah cabdi good qof taariikhda u yaqaano ayaad taariikhdiisuna eexasho aysan ku jirin si sax ayaadna uga hadashay boqortooyadani magac weynka leh ee Ajuuraan
@abdurahmandinle2422
@abdurahmandinle2422 6 жыл бұрын
Khaalid Faraj
@raaseeye
@raaseeye 12 жыл бұрын
dhul ogaden la dhaho ma jiro dhulku waa somali galbeed halkaas aad buu ugu qaldamay
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
abdi good it's true si sax ah ayad u shegtay Tarikhda Somalida hada jogta waxay Tarikhda ka yaqanan 100 years lkn ajuran 3500 years ego eyey daganyen mogdisho history book;montien Aqriso
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711 6 жыл бұрын
isehasan hasan sxb waxaan ku leeyahay waxaan ahay fiqishini Soo ma ogid inaanu isku taariikh nahay oo fiqshini yahay niman ajuuraan
@muhdinshrif4431
@muhdinshrif4431 8 жыл бұрын
Ajuuraan state hanoolaato
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
UJUURAAN wa boqortooyadii ugu horeysay ee dadka afka somaaliga ku hala. Waxsyna talinayeen mudo ka badan 500 oo sano.
@farhiyoali5589
@farhiyoali5589 8 жыл бұрын
masha allah waa boqortoyo tariiq dheer
@Moviesandafricarent
@Moviesandafricarent 10 жыл бұрын
the mother of abgal and duduble are ajuran and also you wil find bah garen withi marehan and majerten especially {osman mohmud} ok for those who dont know da history of somalis,infact most somalis trace their geneology to da royal AJUURAANs
@BoboBulac
@BoboBulac 8 жыл бұрын
viva ajuuran
@Moviesandafricarent
@Moviesandafricarent 10 жыл бұрын
Ajuuraan was asomali muslim empire that ruled somalia and part of ethiopia from 10/17CE
@sajokal20
@sajokal20 11 жыл бұрын
Yuutubka ka daawo filinka taariikhda horre ee soomaalida ku dhufo weedhan saad u hesho: "Somali Civilisation:Ancient-Egypt & The Land of Punt. The Rebirth .By Rageedii Films 2012"
@sajokal20
@sajokal20 11 жыл бұрын
waa Dir Irir Samaale Warid Ajji
@Murjale89officialchannel
@Murjale89officialchannel 10 жыл бұрын
mashallah what a history
@sultaanyare5215
@sultaanyare5215 10 жыл бұрын
Runtii waxaa xaqiiq ah dadka ugu tira badnaa berigii hore ee baqortooyo heestaan hada waa laga tira badan yahay sida Jambeele Hawiye (Ajuuraan) Iyo Jiide Direed
@sajokal20
@sajokal20 11 жыл бұрын
War Beenta Jooji ciise, cisaaq, Dir Irir Samaale ayey ka soo jeedaan ee carab ma aha , waad gaftay halkaas taariikhda soo baro
@osmandubane4961
@osmandubane4961 Жыл бұрын
@hamzaidress
@hamzaidress 2 жыл бұрын
Taariikhda Samaroon gadabuursi❤❤❤
@cabdilaahixeefoow9056
@cabdilaahixeefoow9056 8 жыл бұрын
Masha allaah
@ibra_loyza
@ibra_loyza 3 жыл бұрын
Walaal taariikhdaan xagee laga soo diyaariyay ma heli karaa buugag ay ku qorantahay
@isaxaqcmadoobe1726
@isaxaqcmadoobe1726 Жыл бұрын
Dhaka 99kasamesa suufa gacanata yaa lagu sameness jira sharaxad daahaya Gurayah oo sawiro cajayiba lagu sameeyo Ayeeyadeya ayaan ka sogadha dharak caruurata dhaladat ga can teedeya ku sameness jir ilaa srabadak inadhahaga ayaan saaray
@Dhegayste
@Dhegayste 12 жыл бұрын
War ninkani waaba belo ,mar haduu waxaas oo taariikh ah ka sheekeeyay ,anigu waan u qirayaa kolay inay jirto waayo cadaymo iyo taariikho badan ayaan haynaa.
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
viva ajuuraan boqortoyadi irir samaale.
@warsameyare4046
@warsameyare4046 8 жыл бұрын
jambeele hawiye waa gabar ama naag
@abukarbarre510
@abukarbarre510 11 жыл бұрын
sxb waa qaldan tahay ee isasax
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
ajuran wa dad Tarikh leh ee warsame adiga is weydii meshi aad ka timid
@PuntHornofSomalia
@PuntHornofSomalia 11 жыл бұрын
Soomaalidii Soomaalida ahayd waa faraaciin waana dadkii uu fircoon ka dhashay, dadkaas waa absame,mareexaan, iyo dhulbahante. qashinka kale ee xeebaha dega waa kuwii isa-soomaaliyeeyey amaba la soomaaliyeeyey waxayna badankood ka yimaadeen carab iyo yemen sida (isaaq,ciise,majeerteen,warsengeliga,banaadiriga). oromada iyo ajuuraanka iyaguna waa reer yemen oo waa amxaaro/south-semitic.
@ayannur9480
@ayannur9480 6 жыл бұрын
Afgooye boqortooyada joogtay waxay ahayeen Hawiyo wacdan suldamdiii qabilay ibnu batuuu to oo aheed taarida ibnu batuutu booqday 1350kii . Ibnu batuutu yiri laygu soo dhaweeyey mogdisho hadiyo lagu sii yeey dhar xareer ah iyo janbal!
@nasiribrahim6738
@nasiribrahim6738 10 жыл бұрын
mashalah thats true
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Daarood tariikh iyo sooyaal ma lahan Sababto ah waxay sheegteen carab iyagoo madmadow qaarkoodna wa zinsibar tansaniyan Qaarna wa sab.
@abukarbarre510
@abukarbarre510 11 жыл бұрын
soomaaladii soomaalida ahayd waa hiraab iyo dir
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 7 жыл бұрын
aniga kollayba ma aqaan waxad sheegoysid
@sajokal20
@sajokal20 11 жыл бұрын
Carabta Horteed ayey Soomaalidu noolayd , faraaciin weeyaan , waligiinba carab iyo hindi is mooda , war Dad Madow ah ayey ahaayeen oo firin iyo shanlo timaha afrooga ku sidan jiray !
@yakubfarah6185
@yakubfarah6185 5 жыл бұрын
Ajuran waa boqortoyada rasmiga ah
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
gorme somali horteda carab noleed carab nabi ismacil xlga somali ma jrtey nabi scw ka hor
@mmjiile8278
@mmjiile8278 Жыл бұрын
Hawiye maxa loogu diidaa hormar kiisa loona inkira Taariikh diisa 😅 Taariikh kasta hawiye raad so galeeso waa la duugaa sabab?????
@sahrasalaad5052
@sahrasalaad5052 4 жыл бұрын
Aadbaan ulayaabanahay dadka sheeganaya dad aysan ahaan ama guushii lasheego ajuuran waa irir samaali waana 6 hawiye ee libaantay waxaa kale oo jiray boqordoyadii dame oo ilaa iladareya katalinasay iyaduna waa dame dorgade hawiye
@sagal227
@sagal227 11 жыл бұрын
ajuuran run miya hawiye me galaan u lahobo
@hassanibrahim9702
@hassanibrahim9702 9 жыл бұрын
mashallah
@ghboy2914
@ghboy2914 9 жыл бұрын
AJUURAANKU WAA BEELKAMID AH BEELAHA HAWIYE BOQORTOOYADAANA CIIDANKEEDU WUXUU KA KOOBNAA CAALAMKOO DHAN LKN MADEXDA BAA AHAYD QEYSKA AJUURAAN
@ghboy2914
@ghboy2914 9 жыл бұрын
TAARIIQDU MARNA MAQARSOONTO AADBAAD UMAHADSANTAHAY
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Ajuuraanka waxay ahaayeen boqortoyo hub casriya heysatay waagaa hubkaas o u ka mid ahaa Gumac dable oo ahaa qori afka dab ku wata iyo baaruud , Waxay na bortaqiska ka gubeen 21 donyood waxayna ka qantee 6sarkaal iyo 380 askari. Waxayna aheyd boqortooyo balaaran o bariga africa taliskeeda gaarsisanyahay wagaa.
@najmaali5413
@najmaali5413 11 жыл бұрын
@ Cabiira1 aan kuu sheege Gareenka laga hadlayo waa Aajuuraan ee orginalka ah ee maahan midka majeerteen taariikhda laga hadlayo waa taariikhda boqortooyadii ajuuraan fahanka waa muhiim marwalba ty
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
Najma Ali wlle Tarikhda ma qarsomto
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Daaroodku ayago madmadow O waliba la ogyahay qaarkood in Zinzibar laga keenay Ayey waxay sheegteen jabarti o adooma ka ah yeman
@sergiokunaguero7389
@sergiokunaguero7389 3 жыл бұрын
Ajura hawiye boqortoyo
@gacmadheere4815
@gacmadheere4815 10 жыл бұрын
ajuuraan wuxuu kamid ahaa boqortooyooyinkii katalin jirey soomaaliya saameyn aad u ballaarana kulahaa guud ahaan geeska afrika hadaba su,aasha is weydiinta leh ayaa waxay tahay.. maxaa keeney in taariikhdaas faca weyn leh loogu soo dari waayo buugaagta taariikhda soomaalida ama kuwa manaahijta waxbarshada mise taariikhda soomaaliya ayaa bilaabatey xiligii gumeystaha ama dowladii kacaanka?
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 7 жыл бұрын
qabyaalad awgeed balse ogow matàaxiifta Aduunka taariikhda soomaaliya ka hali maysid waxad ka helaysaa boqortooyadii Ajuuraan
@abdifatah222
@abdifatah222 5 жыл бұрын
Somalida aqoonta waykuyartahay mid walbo kabilkisu ayuu kufana runta inay baran madonayan.
@adenabdulleabdirahman4676
@adenabdulleabdirahman4676 8 жыл бұрын
viva ajuraan
@adenabdulleabdirahman4676
@adenabdulleabdirahman4676 8 жыл бұрын
dadka nasabka usgu shigaye nabad nokeena
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 12 жыл бұрын
jawaari ka daayoo kaasi waa somaliye kkkkkkkkkkkk
@abukarbarre510
@abukarbarre510 11 жыл бұрын
adeer wax baro miskiin ayaa tahay
@ahmedmohamed-nc5kl
@ahmedmohamed-nc5kl Жыл бұрын
Xanuunka ku haayo waa maxay adigo
@PuntHornofSomalia
@PuntHornofSomalia 12 жыл бұрын
dadku waa labo qaybood. Soomaalidii Soomaalida ahayd (waa Faraaciintii uu fircoon ka yimid ee illaa iyo ciidda masar u talinayey oo afafka qalaad loo yaqaanno HEMETIC, waxaana hoos yimaada reeraha: Absame, Dhulbahante, Samaroon iyo Mareexaan) iyo kuwii la Soomaaliyeeyey amaba isa-Soomaaliyeeyey oo afafka qalaad loo yaqaanno South-Semetic, waxaana ka mida reeraha: isaaq/ciise, majeerteen, warsengeli, kuwa banaadiriga). kuwa isa-soomaaliyeeyey waxaa ay badankood yihiin yemen iyo carab = tigree
@abdirahmansheeqdoon1347
@abdirahmansheeqdoon1347 7 жыл бұрын
Fircoonniga viva ajuuran
@nuurhassan7105
@nuurhassan7105 7 жыл бұрын
Fircoonniga Somalia war naga Aamus soomalidu waa Samaale iyo in yar oo wadanka Ladagtee
@gjbvncv5567
@gjbvncv5567 7 жыл бұрын
ajuuran wagob gesilo gurmado mellagaliwa yi ayuugul kasodhal she garado saxixan ayugar uleyahay mahatsanit cabdigod
@PuntHornofSomalia
@PuntHornofSomalia 12 жыл бұрын
Soomaalidii Soomaalida ahayd ama faraaciintii uu fircoon ka dhashay ee reer Hemetic iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey amaba la soomaaliyeeyey ee reer south-semetic (oo ah dad carabta iyo yemen ka yimid baa loo kala safan yahay).Soomaalidii Soomaalida ahayd waa: absame, dhulbahante, samaroon, mareexaan. kuwii la soomaaliyeeyey waa: isaaq/ciise, majeerteen,warsengeliga,banaadiriga,waana dad tigreega la dhiig ah.kuwo 3aad oo kushitic/cushitic ah ayaa jira: booraan,oromo,ajuuraan,bantu iyo maacuun kale
@mustafamohammed6661
@mustafamohammed6661 11 жыл бұрын
Beentii ugu waynay aya ka socoto somalichannel. bal ninkan nuugu sheegaya inay somali dawlad lahayd 12 aad. waa iska seexo habeen maad jirin. somali waxa dawlad ugu horaysay markii england, france iyo italy yimaaden inti ka horaysay marna ethiopia aya u talin jirtay marna ugaadh ayey ahaayeen.
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 7 жыл бұрын
naga tag xilligaasi waa xilligii koytadaa taariikhda soo baro wax Marin habaabay baad tahee
@abdifatah222
@abdifatah222 6 жыл бұрын
Jahil
@warsameyare4046
@warsameyare4046 8 жыл бұрын
waar waxaas waa been ajuuraan waa qabiil ka mid ah qoomiyada oromada qalafe ayay joogi jireen somalina ma ahayn waa dadkii laga xoog batay jambeele hawiye waa naag waxaana guursadaynin oromo ah maanta qabiil oromo ayaa habar ahaan u sheegto
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 7 жыл бұрын
warsame yare . Ma is tiri xayawaankaa kaa garaad roon dmt!
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 7 жыл бұрын
+warsame yare wax liito waaba tahee ma ogtahay adoontii ajuuraan inaad ka mid tahay oodna kasoo jeedid waxad sheegaysid xoolayow xayawaanka ah
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
warsame yare ajuuraan ethopia Iyo kenya midna taariiq uma lahayn ee juboyinka ilaa muqdisho bay asal ahaan daganaayeen xiligii boqortooyadoodi jirtay xiligii ay burburaysana waxay ladagaalameen qabiilo somaliyeed qabiiladii kaga xoog badnaadey dhulkoodina waa kasoo qaxeen hadda ethopia Iyo kenya bay u badanyihiin inkastoo qaarkood juboyinka wali dagaan Baladweyn hadda waxaa ku yaal qabuuro layiraah qabuuro ajuuraan oo ah dadki dagaalka ku dhintay
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
warsame yare jawab ajuuran waxad ishegtay inadan loda waxba dhamin yadagana mogdisho 3500 years ago ajuran wa dadka kaliya e Somali aha
ISIIR-RAAC SOOMAALIGA 13 05 2012 SOMALI CHANNEL
41:43
Somali Channel TV
Рет қаралды 10 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
Diraasaadka Soomaalida | Taariikhda boqortooyadii Ajuuraan.
21:26
Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida   Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE
1:03:16
SOOMAALIDU MA FARAACIIN  BAA?  Bare. AAR NABAD, EGYPT-PUNT CULTURE,2017
55:28
BANDHIGA SOMALI CHANNEL Waa Maxay Midgaan 03 05 2014
43:35
Somali Channel TV
Рет қаралды 71 М.
tom and Jerry 😱🆕 #trending
0:23
Nemi Shorts
Рет қаралды 20 МЛН
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 24 МЛН
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 18 МЛН